1 H addana wuxuu xertii ku yidhi, Waxaa jiri jiray nin hodan ah oo wakiil lahaa, kan loogu ashtakeeyey inuu alaabtiisa khasaarinayay.
Иисус сказал Своим ученикам: – Управляющий одного богатого человека был обвинен в растрате имущества своего хозяина.
2 M arkaasuu u yeedhay oo ku yidhi, Waa maxay waxan kugu saabsan ee aan maqlayo? I sii xisaabtii wakiilnimadaada, waayo, hadda ka dib wakiil sii ahaan kari maysid.
Хозяин вызвал его к себе и сказал: «Что это я слышу о тебе? Предоставь мне отчет о своем управлении, потому что ты больше не можешь занимать эту должность».
3 M arkaasaa wakiilkii isku yidhi, Maxaan sameeyaa, waayo, sayidkayga ayaa wakiilnimadii iga qaadaya? Itaal aan wax ku qodo ma lihi, inaan dawarsadona waan ka xishoonayaa.
Управляющий подумал: «Что же мне теперь делать? Хозяин увольняет меня. Идти копать у меня нет сил, просить милостыню – стыдно...
4 W aan garanayaa waxaan samaynayo, in goortii wakiilnimada layga saaro ay dadku guryahooda iigu dhowayn doonaan.
Но я знаю, что мне сделать, чтобы, когда меня отсюда уволят, нашлись люди, которые бы приняли меня к себе».
5 M arkaasuu u yeedhay mid walba oo sayidkiisu dayn ku lahaa. Kii hore ayuu ku yidhi, Sayidkaygu immisuu kugu leeyahay?
И он стал звать одного за другим должников своего хозяина. Первого он спросил: «Сколько ты должен моему хозяину?»
6 W uxuu yidhi, Boqol qiyaasood oo saliid ah. Markaasuu ku yidhi, Wixii laguu qoray soo qaad, oo dhaqso u fadhiiso oo qor, Konton.
«Сто бочек оливкового масла», – ответил тот. Управляющий сказал ему: «Возьми свою расписку, садись быстро и переделай на пятьдесят».
7 M arkaasuu wuxuu mid kale ku yidhi, Immisuu kugu leeyahay? Isaguna wuxuu yidhi, Boqol qiyaasood oo sarreen ah. Markaasuu ku yidhi. Wixii laguu qoray soo qaad, oo qor, Siddeetan.
Затем он спросил второго должника: «А ты сколько должен?» «Сто мешков пшеницы», – ответил тот. Управляющий говорит ему: «Возьми свою расписку и переделай на восемьдесят».
8 S ayidkiisii ayaa wakiilkii xaqa darnaa faaniyey, waayo, si caqli leh ayuu u sameeyey, waayo, wiilashii wakhtigan waxay wiilasha iftiinka kaga caqli badan yihiin waxa qarnigooda ku saabsan. Sida Qumman Oo Maalka Loo Isticmaalo
И хозяин похвалил нечестного управляющего за его находчивость, ведь дети этого мира сообразительнее в делах с себе подобными, чем дети света в своем поколении.
9 O o waxaan idinku leeyahay, Saaxiibbo ku samaysta maalka xaqdarrada in goortuu dhammaado ay idiinku dhoweeyaan degmooyinka weligood ah.
И Я говорю вам, приобретайте себе друзей с помощью богатства этого неправедного мира, чтобы, когда оно иссякнет, вы были приняты в вечные обители.
10 K an waxa u yar aamin ku ah, ayaa weliba wax badan aamin ku ah. Kan waxa u yar ku xaqdaran, ayaa waxa badanna ku xaqdaran.
Кто верен в малом, тот верен и в большом, и кто не верен в малом, тот не верен и в большом.
11 H addii aydnaan maalka xaqdaran aamin ku ahayn, waxa run ah yaa idinku aaminaya?
Поэтому, если вы не были честными в обращении с земным богатством, то кто доверит вам истинное?
12 H addii aydnaan wixii qof kale leeyahay aamin ku ahayn, yaa idin siinaya wixiinna?
Если вы не были честными с имуществом другого, то кто доверит вам ваше собственное?
13 M idiidinna laba sayid uma shaqayn karo, waayo, mid buu nacayaa, kan kalena wuu jeclaanayaa, ama mid buu la jirayaa, kan kalena wuu quudhsanayaa. Uma wada shaqayn kartaan Ilaah iyo maal. Farrisiintii Waa La Canaantay
Ни один слуга не может служить двум господам. Он или одного будет ненавидеть, а другого любить, или же одному будет предан, а другим станет пренебрегать. Вы не можете служить одновременно и Богу, и богатству.
14 F arrisiintii lacagta jeclayd ayaa waxaas oo dhan maqashay, wayna ku qosleen.
Фарисеи, которые любили деньги, слышали все это и посмеивались над Иисусом.
15 M arkaasuu wuxuu ku yidhi, Idinku waxaad tihiin kuwa dadka hortooda isku soo caddeeya inaad xaq tihiin, laakiin Ilaah waa garanayaa qalbiyadiinna, waayo, wixii dadka dhexdooda lagu sarraysiiyaa, Ilaah hortiisa waa ka karaahiyo.
Иисус же сказал им: – Вы умеете изображать себя праведными перед людьми, но Бог знает ваши сердца. То, что ценят люди, – мерзость в глазах Бога. Закон Божий еще в силе (Мат. 5: 31-32; Мат. 11: 12-13; 5: 18)
16 S harciga iyo nebiyadu waxay jireen ilaa Yooxanaa; tan iyo wakhtigaas injiilka boqortooyada Ilaah waa lagu wacdiyey, oo mid walbaba xoog buu ku galaa.
Время Закона и пророков было до Иоанна, сейчас же возвещается Радостная Весть о Божьем Царстве, и каждый прилагает усилия, чтобы попасть в него.
17 L aakiin in sharciga dhibic keliya ka dhacdo waxaa ka hawl yar in cirka iyo dhulku ay idlaadaan.
Но скорее небо и земля прейдут, чем из Закона пропадет хотя бы одна черточка!
18 M id walba oo naagtiisa fura oo mid kale guursadaa wuu sinaystaa, oo kii guursadaa mid nin laga furay wuu sinaystaa. Ninkii Hodanka Ahaa Iyo Miskiinkii Laasaros La Odhan Jiray
Каждый, кто разводится со своей женой и женится на другой, нарушает супружескую верность, и тот, кто женится на женщине, разведенной со своим мужем, также нарушает супружескую верность. Притча о богаче и нищем Лазаре
19 W axaa jiri jiray nin hodan ah oo dhar gududan oo jilicsan sidan jiray, maalin walbana barwaaqo aad buu ugu farxi jiray.
– Жил один богатый человек. Он одевался в самую дорогую и изысканную одежду и каждый день устраивал великолепные пиры.
20 O o waxaa albaabkiisa la dhigi jiray miskiin Laasaros la odhan jiray, isagoo boogo miidhan leh,
А у его ворот лежал нищий по имени Лазарь. Он был весь покрыт язвами
21 o o doonaya in la siiyo jajabkii miiska ninkii hodanka ahaa ka dhacay. Eeyduna way iman jireen oo boogihiisa leefleefi jireen.
и был бы рад даже объедкам, падающим со стола богача. Собаки подходили и лизали его язвы.
22 W axaa dhacay inuu miskiinkii dhintay, oo malaa'igahu waxay u qaadeen laabtii Ibraahim. Ninkii hodanka ahaana waa dhintay, waana la aasay.
Но вот нищий умер, и ангелы отнесли его к Аврааму. Умер и богач, и его похоронили.
23 I ntuu Haadees ku jiray ayuu indhihiisa kor u qaaday isagoo aad u silcaya; wuxuuna meel fog ka arkay Ibraahim, iyo Laasaros oo laabtiisa ku tiirsan.
В аду, где богач терпел мучения, он как-то поднял глаза и увидел вдали Авраама, а рядом с ним Лазаря.
24 M arkaasuu qayliyey oo yidhi, Aabbe Ibraahimow, ii naxariiso, oo Laasaros ii soo dir inuu fartiisa caaraddeeda biyo ku tiinbiyo oo carrabkayga ku qabowjiyo, waayo, anigu ololkan ayaan ku silcayaa.
Он позвал: «Отец мой Авраам, сжалься надо мной и пошли Лазаря, чтобы тот обмакнул в воду кончик пальца и охладил мой язык, потому что я ужасно мучаюсь в этом огне».
25 L aakiin Ibraahim wuxuu ku yidhi, Wiil yahow, xusuuso inaad waxaagii wanaagsanaa heshay intii aad noolayd, si la mid ah ayuu Laasaros waxa xun helay, laakiin haddeer isaga halkan ayaa lagu raaxaysiiyey, adiguse waad silcaysaa.
Но Авраам ответил: «Дитя, вспомни, что ты получил в своей жизни доброе, а Лазарь получал только плохое. Сейчас же он здесь получает утешение, а ты страдаешь.
26 W eliba annaga iyo idinka waxaa layna dhex dhigay bohol aad u weyn, si kuwa doonaya inay halkan ka sii tallaabaan inay idiin yimaadaan aanay u karin, oo kuwa xaggaasna ayna noogu soo tallaabin.
И кроме того, между нами и вами – огромная пропасть, так что даже если бы кто и захотел отсюда пойти к вам, он не смог бы, и никто оттуда не может перейти к нам».
27 M arkaasuu wuxuu ku yidhi, Aabbow, waxaan kaa baryayaa haddaba inaad guriga aabbahay isaga u dirtid,
Богач сказал: «Тогда прошу тебя, отец, пошли Лазаря в дом моего отца.
28 w aayo, shan walaalo ah baan leeyahay, si uu ugu warramo inaanay iyaguna meeshan silaca leh iman.
Ведь у меня пятеро братьев, пусть он предупредит их, чтобы и они не попали в это место мучений».
29 L aakiin Ibraahim wuxuu ku yidhi, Waxay leeyihiin Muuse iyo nebiyada ee ha maqleen.
Авраам ответил: «У них есть Моисей и пророки, пусть их слушают».
30 M arkaasuu wuxuu ku yidhi, Maya, Aabbe Ibraahimow, laakiin haddii qof kuwii dhintay uga tago, way toobadkeeni doonaan.
«Нет, отец Авраам, – сказал богач, – вот если бы кто-то из мертвых пришел к ним, тогда бы они покаялись».
31 W uxuuse ku yidhi, Haddii ay maqli waayaan Muuse iyo nebiyada, in kastoo qof kuwii dhintay ka soo sara kaco, la oggolaysiin kari maayo inay rumaystaan.
На это Авраам ему ответил: «Если они Моисея и других пророков не слушают, то даже если кто-то воскреснет из мертвых, их и это не убедит».