Baroorashadii Yeremyaah 4 ~ Плач Иеремии 4

picture

1 D ahabkii sidee buu u dhalaal beelay! Dahabkii ugu wada saafiyaysnaase sidee buu u beddelmay! Dhagxantii meesha quduuska ahna waxaa lagu daadshay rukunka jid kasta.

О, как поблекло золото! Как потускнело золото наилучшее! Драгоценные камни святилища разбросаны по всем перекресткам улиц.

2 W iilashii Siyoon ee qaaliga ahaa oo dahabka saafiga ah la mid ahaa Sidee baa loogu tiriyey dheryo dhoobo ah oo uu dheryasameeyuhu gacmaha ku sameeyey oo kale!

Драгоценные сыны Сиона, некогда равноценные чистейшему золоту, теперь приравниваются к глиняной посуде, изделию рук горшечника.

3 X ataa dawacooyinku naasahay soo bixiyaan, oo dhallaankooda way nuujiyaan, Laakiinse dadkaygu way u naxariis darnaadeen sida gorayada cidlada joogta.

Даже шакалы сосцы дают, чтобы кормить своих детенышей, но мой народ стал жесток, подобно страусам в пустыне.

4 C aanonuugga carrabkiisu wuxuu dhabxanagga ugu dhegaa oon daraaddiis Carruurta yaryaruna kibis bay baryaan, laakiinse ciduna uma gooyso.

От жажды язык младенца прилипает к нёбу его, дети просят хлеба, но никто им его не дает.

5 K uwii cunto macaan cuni jiray jidadkay ku baabba'aan. Kuwii dharka cas ku soo korayna meesha digaday ku dhegaan.

Кто привык к изысканным яствам, выброшен на улицу, кто в роскоши воспитан копается в кучах мусора.

6 C iqaabta xumaanta dadkaygu way ka sii weyn tahay ciqaabtii dembigii Sodom, Taasoo daqiiqad qudha lagu afgembiyey iyadoo aan ciduna far saarin.

Наказание народа моего превышает наказание Содома, который был разрушен мгновенно, и руки человеческие даже не коснулись его.

7 K uweedii ahaa Nadiir Ilaah loo soocay barafka cad way ka sii daahirsanaayeen, oo caanahana way ka sii caddaayeen, Oo jidhkooduna murjaanta cas wuu ka sii guduudnaa, oo midabkooduna wuxuu ahaa sidii safayr oo kale.

Вожди Иерусалима были чище снега, белее молока, тела их были румянее кораллов, на вид были подобны сапфирам.

8 J aahoodu dhuxul wuu ka sii madow yahay, oo markay jidadka marayaanna lama garto. Haraggoodii lafuhuu ku dhegaa oo waa engegay, oo wuxuu noqday sidii qori oo kale.

А сейчас они чернее копоти, их не узнают на улицах, кожа их сморщилась на костях их, иссохла, словно дерево.

9 K uwa seefta lagu laayo waa ka roon yihiin kuwa gaajada u le'da, Waayo, kuwanu way caatoobaan oo abaar bay u bakhtiyayaan iyagoo midhihii beeraha waayay.

Те, кто погиб от меча, счастливее умирающих от голода. Испытывая муки голода, изнемогают они от недостатка полевых плодов.

10 N aagihii raxiimka ahaa gacmahoodii waxay kariyeen carruurtoodii, Oo waxay iyagu u noqdeen cuntadoodii markii la baabbi'iyey dadkayga.

Своими руками любящие матери варили собственных детей; младенцы стали пищей во время гибели моего народа.

11 R abbigu cadhadiisii buu sii daayay, oo xanaaqiisii kululaa wuu daadiyey. Siyoonna dab buu ka dhex shiday oo aasaaskeedii wuu baabbi'iyey.

Господь выплеснул все негодование Свое, Он излил пылающий гнев Свой и зажег в Сионе огонь, который пожрал основания его.

12 B oqorrada dhulka iyo dadka dunida deggan oo dhammuba ma ay rumaysteen In cadowga iyo nacabku ay irdaha Yeruusaalem geli doonaan.

Не верили ни цари земные, ни все жители мира, что неприятель войдет в ворота Иерусалима.

13 S ababteeduna waxay ahayd dembiyadii nebiyadeeda iyo xumaatooyinkii wadaaddadeeda Kuwaasoo dhexdeeda dhiiggii kuwa xaqa ah ku daadshay.

Но это случилось из-за грехов его пророков и беззаконий его священников, которые проливали в нем кровь праведников.

14 S idii iyagoo indha la' ayay jidadka iska daba wareegaan oo dhiig bay ku nijaasaysan yihiin, Sidaas daraaddeed dharkooda lama taaban karo.

Теперь они, как слепые, бродят по улицам, оскверненные кровью, так что никто не осмеливается прикоснуться к ним.

15 W axaa iyaga loogu qayliyey, War taga, nijaas yahay! Taga, taga, oo hana taabanina. Markay carareen oo ay iska daba wareegeen ayaa quruumaha waxaa laga dhex yidhi, Iyagu halkan innaba sii degganaan maayaan.

«Уходите, нечистые! – кричат им, – уходите прочь, не прикасайтесь!» И тогда они исчезают и начинают скитаться между народами, а им и там говорят: «Вы не можете здесь оставаться».

16 R abbigu cadhadiisuu ku kala firdhiyey, oo mar dambe fiiro u lahaan maayo. Wadaaddadii lama sharfin, oo odayaashiina looma nixin.

Господь Сам рассеял их, Он больше не смотрит за ними. Священникам не оказывают уважение, и старцам – милости.

17 I ntaannu waxtarla'aan caawimaad u fiirinaynay ayaa indhihii na daaleen. Quruuntii aannu fiirinaynay waxay ahayd quruun aan na badbaadin karin.

Глаза наши утомились, напрасно ожидая помощи; с наших башен мы ожидали народ, который не мог спасти нас.

18 W ay na raadraadiyaan, oo jidadkayagana ma mari karno. Ugudambaystayadii way soo dhowaatay. Cimrigayagii wuu dhammaaday, waayo, ugudambaystayadii way timid.

На каждом шагу подстерегали нас, так что мы не могли ходить по улицам нашим. Приблизился наш конец, число наших дней сочтено: пришел наш конец.

19 K uwii na eryanayay gorgorka samada way ka sii dheereeyeen. Waxay nagu eryadeen buuraha dushooda, oo cidlada dhexdeeda way noogu gabbadeen.

Наши преследователи были быстрее орлов в небе. Они гонялись за нами по горам, подкарауливали нас в пустыне.

20 K ii sankayaga neefta u ahaa oo ahaa kii Rabbigu subkay ayaa godadkoodii lagu qabtay, Kaasoo aannu nidhi, Quruumaha dhexdooda ayaannu hooskiisa ku sii degganaanaynaa.

Дыхание нашей жизни – царь наш, помазанник Господа, – пойман в их ловушки. А мы говорили, что под его тенью мы будем жить среди народов.

21 R eer Edom oo dalka Cuus degganow, farax oo reyree. Koobku adiguu kuu soo gudbi doonaa, waanad sakhraami doontaa, oo waad isqaawin doontaa.

Радуйся пока и веселись, дочь Эдома, живущая в земле Уц! Но и до тебя дойдет чаша, напьешься допьяна и обнажишься.

22 M agaalada Siyoonay, ciqaabtii xumaantaadu way dhammaatay. Isagu innaba mar dambe maxaabiis ahaan kuu kaxaysan maayo. Reer Edomow, xumaantaada wuu soo ciqaabi doonaa, Oo dembiyadaadana daahuu ka qaadi doonaa.

О дочь Сиона! Наказание твое скоро закончится, Он не продлит изгнание твое. А тебя, дочь Эдома, Он накажет за беззакония твои и откроет все грехи твои.