1 O o reer binu Israa'iil, xataa shirkii oo dhammu waxay cidladii Sin yimaadeen bishii kowaad. Markaasaa dadkii waxay degeen Qaadeesh, oo Maryanna halkaasay ku dhimatay, oo halkaasaa lagu aasay.
В первом месяце народ израильский пришел в пустыню Цин и остановился в Кадеше. Там умерла и была похоронена Мирьям.
2 O o shirkiina biyo ma haysan, oo markaasay Muuse iyo Haaruun u wada shireen.
У народа не было воды, и они собрались против Моисея и Аарона.
3 K olkaasaa dadkii Muuse la dirireen, wayna la hadleen oo ku yidhaahdeen, Waxaa noo roonayd inaannu walaalahayo iskala dhimanno markay Rabbiga hortiisa ku dhinteen!
Они стали обвинять Моисея и говорить: – Почему мы не умерли тогда, когда умерли перед Господом наши братья!
4 B al maxaad shirka Rabbiga cidladan u keenteen si aan annaga iyo lo'dayaduba halkan ugu wada dhimanno?
Зачем вы привели народ Господа в эту пустыню? Чтобы мы и наш скот умерли здесь?
5 O o maxaadse dalkii Masar nooga soo bixiseen, oo aad meeshan sharka ah noo keenteen? Waayo, meeshanu ma aha meel laga helo midho, ama berde, ama geedcanab, amase rummaanno; oo biyo la cabbona laguma arko.
Зачем вы вывели нас из Египта и привели в это ужасное место? Здесь не растут ни зерно, ни инжир, ни виноград, ни гранаты. Здесь даже нет воды для питья!
6 M arkaasay Muuse iyo Haaruun ururka hortiisii uga tageen iriddii teendhadii shirka, kolkaasay wejiga dhulka dhigeen, oo waxaa iyagii u muuqatay ammaantii Rabbiga.
Моисей и Аарон пошли от народа ко входу в шатер собрания, пали ниц, и им явилась слава Господа.
7 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi,
Господь сказал Моисею:
8 U sha qaado, oo adiga iyo walaalkaa Haaruun dadka shirka ah oo dhan soo shiriya, oo iyagoo arkaya dhagaxa la hadla, biyo ha soo daayee; oo waa inaad iyaga dhagaxa biyo uga keentaa, si aad u wada waraabisid shirka iyo lo'doodaba.
– Возьми посох и вместе со своим братом Аароном собери народ. У них на глазах скажи скале, и она изольет свою воду. Ты дашь народу воду из скалы, чтобы они и их скот утолили жажду.
9 M arkaasaa Muuse ushii ka qaatay Rabbiga hortiisa, siduu isaga ugu amray.
Моисей взял посох, который был перед Господом, как Он повелел ему.
10 K olkaasay Muuse iyo Haaruun ururkii oo dhan ku soo ururiyeen dhagaxa hortiisii, oo wuxuu iyagii ku yidhi, War bal maqla, caasiyiin yahay. Dhagaxan biyo ma idiinka soo daynaa?
Они с Аароном собрали народ перед скалой, и Моисей сказал им: – Послушайте, мятежники, неужели мы дадим вам воду из этой скалы?
11 K olkaasaa Muuse gacanta kor u qaaday, oo dhagaxii ayuu ushiisii laba jeer ku dhuftay; oo waxaa ka soo baxay biyo aad u badan, oo shirkii iyo lo'doodiiba way wada cabbeen.
Моисей поднял руку и дважды ударил по скале своим посохом. Оттуда хлынула вода, и общество и его скот напились.
12 M arkaasaa Rabbigu Muuse iyo Haaruun ku yidhi, Idinku ima aydaan rumaysan, oo quduusna igama aydaan dhigin reer binu Israa'iil hortooda, haddaba sidaas daraaddeed idinku shirkan geeyn maysaan dalkii aan iyaga siiyey.
Но Господь сказал Моисею и Аарону: – За то, что у вас не хватило веры, чтобы доказать израильтянам Мою святость, вы не приведете этот народ в землю, которую Я им даю.
13 K uwanu waa biyihii Meriibaah, maxaa yeelay, reer binu Israa'iil way la dirireen Rabbiga, oo wuxuu iyaga tusay inuu quduus yahay. Boqorkii Edom Oo Diiday Dhex Mariddii Dalkiisa
Израильтяне ссорились с Господом, и Он показал им Свою святость у вод Меривы. Эдом отказывается пропустить Израиль
14 M arkaasaa Muuse kuwa farriin wada Qaadeesh uga diray boqorkii reer Edom, oo wuxuu ku yidhi, Annagoo ah walaalahaa ilma Israa'iil waxaannu kugu leennahay, Waad garanaysaa dhibkii nagu soo dhacay oo dhan,
Моисей послал вестников из Кадеша к царю Эдома, говоря: – Говорит твой брат Израиль: ты знаешь о всех тяготах, которые выпали на нашу долю.
15 i yo sida awowayaashayo dalkii Masar u tageen, iyo inaannu Masar wakhti dheer degganayn. Masriyiintu aad iyo aad bay noo xumeeyeen annaga iyo awowayaashayoba.
Наши отцы пришли в Египет, и мы жили там много лет. Египтяне плохо обращались и с нами, и с нашими отцами,
16 O o markaannu Rabbiga u qayshannay, codkayagii wuu maqlay, oo wuxuu noo soo diray malaa'ig, oo Masarna wuu naga soo bixiyey, oo haddana waxaannu joognaa Qaadeesh oo ah magaalo ku taal soohdintaada darafkeeda.
но когда мы воззвали к Господу, Он услышал нас, послал Ангела и вывел нас из Египта. И вот, мы в Кадеше, городе на краю твоей земли.
17 W aan ku baryayaaye, na daa aan dalkaaga dhex marnee. Kaa dhex mari mayno berrin ama beercanab, oo ceelasha biyahoodana ka cabbi mayno. Waxaannu iska maraynaa boqorka waddadiisa oo ugu leexan mayno xagga midigta ama xagga bidixda jeeraannu soohdintaada ka baxno.
Прошу, пропусти нас через твою страну. Мы не пойдем ни полями, ни виноградниками, и не будем пить воду из колодцев. Мы будем идти Царской дорогой, мы не свернем ни вправо, ни влево, пока не пройдем твою землю.
18 M arkaasaa boqorkii Edom wuxuu ku yidhi, Dalkayga waa inaanad soo dhex marin yaanan seef kuula soo bixine.
Но Эдом ответил: – Вам нельзя здесь пройти. Если вы попытаетесь сделать это, мы выйдем против вас с мечом.
19 M arkaasaa reer binu Israa'iil waxay ku yidhaahdeen, Annagu waddada weyn baannu iska maraynaa, oo annaga iyo lo'dayaduba haddaannu biyo kaa cabno qiimahooda waannu ku siinaynaa, haddaba annagoo aan innaba wax kale samayn aan dalkaaga cagaha ku dhex marno.
Израильтяне сказали: – Мы пройдем главной дорогой, и если мы или наш скот будем пить воду из ваших колодцев, то мы за нее заплатим. Мы хотим лишь пройти пешком – ничего больше.
20 O o isna wuxuu yidhi, Dalkayga soo dhex mari maysaan. Markaasaa boqorkii Edom wuxuu u soo baxay reer binu Israa'iil isagoo gacan xoog leh dad badan ku wata.
Те ответили: – Вы не можете пройти. И Эдом выступил против них с большим и сильным войском.
21 O o sidaasuu boqorkii Edom ugu diiday reer binu Israa'iil inay soohdintiisa soo dhex maraan, oo saas aawadeed reer binu Israa'iil isagii way ka leexdeen. Dhimashadii Haaruun
Эдом не пропустил их через свою землю, и Израиль обошел его.
22 O o Qaadeesh way ka guureen, oo reer binu Israa'iil xataa shirkii oo dhammu waxay yimaadeen Buur Xor.
Народ израильский тронулся в путь из Кадеша и пришел к горе Ор. Смерть Аарона
23 M arkaasaa Rabbigu Muuse iyo Haaruun kula hadlay Buur Xor oo ku ag taal soohdinta dalka Edom oo wuxuu ku yidhi,
У горы Ор, что у границы Эдома, Господь сказал Моисею и Аарону:
24 H aaruun wuxuu ku darman doonaa dadkiisii, waayo, isagu geli maayo dalkii aan siiyey reer binu Israa'iil, maxaa yeelay, hadalkaygii waad ku caasideen markaad biyihii Meriibaah ag joogteen.
– Аарон упокоится и присоединится к своим предкам. Он не войдет в землю, которую Я даю израильтянам, потому что вы оба ослушались Моего повеления у вод Меривы.
25 H addaba Haaruun iyo wiilkiisa Elecaasaar soo wad, oo waxaad iyaga keentaa Buur Xor.
Позови Аарона и его сына Элеазара, и возьми их на гору Ор.
26 O o markaas Haaruun dharkiisa ka bixi oo waxaad u gelisaa wiilkiisa Elecaasaar, oo Haaruun dadkiisa wuu ku darman doonaa, oo halkaasuu ku dhiman doonaa.
Сними с Аарона его одежды и надень их на его сына Элеазара, потому что Аарон упокоится и присоединится к своим предкам – он умрет там.
27 M arkaasaa Muuse sameeyey sidii Rabbigu ku amray, oo waxay fuuleen Buur Xor iyadoo shirkii oo dhammu ay u jeedaan.
Моисей сделал, как повелел Господь: на глазах у народа они поднялись на гору Ор.
28 M arkaasaa Muuse Haaruun ka bixiyey dharkiisii, oo wuxuu u geliyey wiilkiisii Elecaasaar, markaasaa Haaruun ku dhintay halkaas oo ahaa buurtii dhaladeeda; kolkaasay Muuse iyo Elecaasaar buurtii ka soo degeen.
Моисей снял с Аарона его одежды и надел их на его сына Элеазара. И Аарон умер там на вершине горы. Моисей и Элеазар спустились с горы,
29 O o markii shirkii oo dhammu ay arkeen in Haaruun dhintay ayaa reer binu Israa'iil oo dhammu waxay Haaruun u ooyeen intii soddon maalmood ah.
и когда народ узнал, что Аарон умер, дом Израиля оплакивал его тридцать дней.