1 W axyaalahaas dabadeed Ateenay ayuu ka tegey, oo wuxuu yimid Korintos.
После этого Павел покинул Афины и отправился в Коринф.
2 M eeshaasna wuxuu ka helay Yuhuudi Akula la odhan jiray, oo reer Bontos ah, oo mar dhow haweenaydiisa Bariskilla kala yimid Itaaliya, maxaa yeelay, Kalawdiyos baa ku amray Yuhuudda oo dhan inay Rooma ka tagaan; wuuna u yimid iyagii.
Там он встретил иудея по имени Акила, уроженца Понта. Тот недавно прибыл из Италии со своей женой Прискиллой (потому что кесарь Клавдий приказал всем иудеям покинуть Рим), и Павел пришел навестить их.
3 I saguna la shuqul buu ahaa, sidaas darteed ayuu ula joogay iyagii, wayna shaqeeyeen; waayo, xagga shuqulkooda waxay ahaayeen taambuug-sameeyayaal.
У них было одно ремесло с Павлом: они изготавливали палатки, и поэтому Павел остался работать с ними.
4 O o wuxuu sabti walba sunagogga kula doodi jiray oo soo jeedin jiray Yuhuud iyo Gariigba.
Каждую субботу он рассуждал в синагоге с иудеями и греками, пытаясь их убедить.
5 L aakiin markii Silas iyo Timoteyos Makedoniya ka yimaadeen, hadalka ayaa haystay Bawlos isagoo Yuhuudda hortooda ka sheegaya in Ciise yahay Masiixa.
Когда из Македонии пришли Сила и Тимофей, то Павел посвятил все свое время возвещению слова, свидетельствуя иудеям о том, что Иисус – Христос.
6 O o markay is hor taageen oo caytameen, isagu dharkiisuu hurgufay oo ku yidhi iyagii, Dhiiggiinnu madaxiinna ha dul ahaado; anigu nadiif baan ahay, hadda ka dib waxaan u tegi doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn.
Когда же они стали препятствовать ему и оскорблять его, он отряхнул пыль с одежды и сказал им: – Вы сами повинны в своей гибели! Я чист, и теперь я иду к язычникам.
7 M arkaasuu meeshaas ka tegey, oo wuxuu galay gurigii ninka Tiitos Yuustos la odhan jiray, kaasoo Ilaah caabudi jiray, oo gurigiisu ku xigay sunagogga.
Павел вышел из синагоги и пошел в дом, стоявший рядом, в котором жил Титий Иуст, человек, чтущий Бога.
8 M arkaasaa Kirisbos oo sunagogga u sarreeyey baa Rabbiga rumaystay, isaga iyo kuwii gurigiisa oo dhanba; kuwo badan oo reer Korintos ahna ayaa markay maqleen rumaystay, oo waa la baabtiisay.
Начальник синагоги Крисп и все его домашние поверили в Господа. И многие из коринфян, слышавших Павла, уверовали и были крещены.
9 H addaba Rabbiga ayaa wuxuu Bawlos habeennimo riyo ku yidhi, Ha cabsanin, laakiin hadal, hana aamusin;
Однажды ночью Господь сказал Павлу в видении: – Не бойся! Продолжай говорить и не умолкай.
10 m axaa yeelay, anaa kula jooga, ninnana kuma dhici doono inuu wax ku yeelo, waayo, dad badan baan magaaladan ku leeyahay.
Я с тобой, и никто не причинит тебе вреда. В этом городе есть много принадлежащих Мне людей.
11 M eeshaasna sannad iyo lix bilood ayuu joogay, oo wuxuu dhexdooda barayay ereyga Ilaah. Galliyo Iyo Bawlos
И Павел провел там полтора года, уча их слову Божьему.
12 L aakiin kolkii Galliyo ahaa taliyaha Akhaya, Yuhuuddii oo isku qalbi ah baa ku kacday Bawlos, oo waxay hor keeneen kursigii xukumaadda iyagoo leh,
В то время, когда Галлион был правителем провинции Ахаия, иудеи, собравшись, напали на Павла и привели его на суд.
13 N inkanu wuxuu dadka yeelsiiyaa inay Ilaah u caabudaan si sharciga ka gees ah.
Они стали обвинять его: – Этот человек убеждает людей чтить Бога не так, как учит наш Закон.
14 L aakiin kolkii Bawlos u dhowaa inuu afkiisa kala qaado ayaa Galliyo Yuhuuddii ku yidhi, Kuwiinnan Yuhuudda ahow, xaajadii hadday tahay xaqdarro ama xumaan shar ah, sababtaas waan idiinku dulqaadan lahaa;
Павел не успел еще ничего сказать, когда Галлион обратился к обвинителям: – Иудеи, если бы вы обвиняли его в каком-либо правонарушении или же серьезном преступлении, то у меня было бы основание принять вашу жалобу.
15 l aakiin hadday yihiin su'aalo ku saabsan hadallo iyo magacyo iyo sharcigiinna, idinka qudhiinnu fiiriya, maxaa yeelay, anigu dooni maayo inaan waxyaalahaas xaakin u ahaado.
Но так как здесь идет спор об учении, именах и вашем Законе, то решайте эти вопросы сами. Я не желаю быть судьей в подобных делах.
16 M arkaasuu iyagii ka eryay kursigii xukumaadda.
И он прогнал их из суда.
17 K olkaasay kulligood waxay qabteen Sostenees oo sunagogga u sarreeyey, wayna ku garaaceen isagii kursigii xukumaadda hortiisa. Galliyona dan kama gelin waxyaalahaas. Bawlos Baa Suuriya Ku Noqday
Тогда все схватили начальника синагоги Сосфена и избили его перед зданием суда, но Галлион не проявил к этому никакого интереса. Возвращение Павла в Антиохию
18 M arkaasaa Bawlos maalmo badan sii joogay, dabadeed ayuu walaalihii ka tegey, oo wuxuu u dhoofay Suuriya, isagoo ay la socdaan Bariskilla iyo Akula, wuxuuna Kenekhreya hore ugu xiirtay madaxa, maxaa yeelay, nidar buu galay.
Павел пробыл еще много дней в Коринфе. Затем он простился с братьями и вместе с Прискиллой и Акилой отплыл в Сирию. Перед отплытием Павел остриг волосы в Кенхреях, потому что некогда дал обет Богу.
19 M arkaasay waxay yimaadeen Efesos, oo halkaasuu iyagii kaga tegey; laakiin isagu wuxuu galay sunagogga oo la dooday Yuhuuddii.
Они прибыли в Эфес, где Павел оставил Прискиллу и Акилу, а сам пошел в синагогу и рассуждал там с иудеями.
20 O o markay weyddiisteen inuu wakhti ka sii dheer joogo, ma uu oggolaan;
Они просили его остаться у них еще на некоторое время, но он отказался.
21 l aakiin markuu ka tegey ayuu ku yidhi, Mar kalaan idiin soo noqon doonaa haddii Ilaah doonayo, markaasuu Efesos ka dhoofay.
– Я вернусь, если на то будет Божья воля, – пообещал Павел на прощание и отплыл из Эфеса.
22 O o markuu Kaysariya ku soo degay, ayuu wuxuu u aaday oo salaamay kiniisadda, markaasuu Antiyokh aaday.
Он сошел с корабля в Кесарии, пришел в Иерусалим и, поприветствовав местную церковь, отправился в Антиохию.
23 M arkuu intii mudda ah meeshaas joogayna, wuu ka tegey, markaasuu meel meel u sii dhex maray dalalka Galatiya iyo Farugiya isagoo xertii adkaynaya. Abolloos Oo Efesos Jooga
Проведя некоторое время в Антиохии, Павел отправился оттуда в путь через галатийскую область и Фригию, укрепляя всех учеников. Служение Аполлоса в Эфесе
24 H addaba waxaa Efesos yimid Yuhuudi Abolloos la odhan jiray oo reer Iskanderiya ahaa, oo wuxuu ahaa nin hadalyaqaan ah, oo Qorniinka garasho xoog leh u leh.
В Эфес тем временем пришел иудей по имени Аполлос, родом из Александрии, человек образованный и хорошо знающий Писания.
25 N inkaas jidka Rabbiga hore baa loo baray; oo isagoo ruuxa ku kulul ayuu ku hadlay oo hagaag u baray waxyaalihii Ciise ku saabsanaa, isagoo garanaya baabtiiskii Yooxanaa oo keliya;
Он был научен Пути Господа и говорил очень горячо и убедительно, правильно уча об Иисусе, хотя сам он знал только крещение Иоанна.
26 o o wuxuu bilaabay inuu geesinimo kaga dhex hadlo sunagogga. Laakiin Bariskilla iyo Akula, markay maqleen isagii, ayay kaxaysteen, kolkaasay aad ugu sii caddeeyeen jidka Ilaah.
Аполлос начал смело говорил в синагоге, и когда Прискилла и Акила его услышали, они пригласили его к себе и точнее объяснили ему Путь Божий.
27 O o markuu damcay inuu u sii dhaafo Akhaya, ayaa walaalihii dhiiro geliyeen, oo waxay xerta u qoreen inay soo dhoweeyaan isagii; markuu yimidna aad buu u caawiyey iyagii, kuwaasoo nimco ku rumaystay,
Аполлос хотел идти в Ахаию, и братья, поощряя его, написали письмо ученикам, живущим там, с просьбой принять Аполлоса. Когда он пришел туда, то оказал большую помощь тем, кто по Божьей благодати уверовал.
28 m axaa yeelay, si xoog leh ayuu Yuhuuddii u garansiiyey oo caddaan ugu tusay Qorniinka in Ciise yahay Masiixa.
Аполлос убедительно опровергал иудеев в открытых диспутах, доказывая Писаниями, что Христос – это и есть Иисус.