Laawiyiintii 22 ~ Левит 22

picture

1 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,

Господь сказал Моисею:

2 L a hadal Haaruun iyo wiilashiisa, oo waxaad iyaga u sheegtaa inay iska soocaan waxyaalaha quduuska ah oo reer binu Israa'iil, oo ay ii daahiriyaan, iyo inayan wax nijaas ah ka sheegin magacayga quduuska ah, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

– Скажи Аарону и его сыновьям, что они должны бережно обращаться со священными приношениями, которые посвящают Мне израильтяне, чтобы не бесчестить Мое святое Имя. Я – Господь.

3 O o waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Ku alla kii ka mid ah farcankiinna oo dhan tan iyo ab ka ab, hadduu isagoo nijaas qaba u soo dhowaado waxyaalaha quduuska ah oo reer binu Israa'iil ay Rabbiga u daahiriyeen, qofkaas hortayda waa in laga gooyaa, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Скажи им: «Если кто-то из ваших потомков в грядущих поколениях, будучи нечист, приблизится к священным приношениям, которые израильтяне посвящают Господу, он будет отторгнут от Меня. Я – Господь.

4 O o ku alla kii farcanka Haaruun ka mid ah oo baras qaba, ama dheecaan ka daadanayaa, waa inuusan wax ka cunin waxyaalaha quduuska ah jeeruu daahir noqdo. Oo ku alla kii taabta wax meyd ku nijaasoobay, ama uu taabta nin shahwaddiisu ka daadatay,

Если у потомка Аарона будет заразная кожная болезнь или выделения, ему нельзя есть священные приношения, пока он не очистится. Он будет нечист и тогда, когда коснется чего-либо, оскверненного трупом или человеком, у которого было излияние семени,

5 a ma ku alla kii taabta wax gurguurta oo uu isagu ku nijaasoobo, amase qof isaga nijaaso qabadsiin kara, wax kastoo ay nijaastiisu tahayba,

или когда он коснется пресмыкающегося, которое осквернит его, или человека, который так или иначе его осквернит.

6 q of alla qofkii waxyaalaha caynkaas ah taabtaa wuxuu nijaas ahaan doonaa tan iyo fiidkii, oo waa inuusan wax ka cunin waxyaalaha quduuska ah, inuu jidhkiisa biyo ku maydho mooyaane.

Тот, кто коснется этого, будет нечист до вечера. Ему нельзя есть священных приношений, пока он не вымоется.

7 O o isna markii qorraxdu dhacdo ayuu daahir noqon doonaa, oo markaas dabadeedna isagu wax ha ka cuno waxyaalaha quduuska ah, maxaa yeelay, taasu waa cuntadiisii.

Когда солнце сядет, он будет чист. Теперь он может есть священные приношения, потому что это – его пища.

8 O o isagu si uusan ugu nijaasoobin waa inuusan innaba cunin wax iska bakhtiyey amase dugaagu bakhtiistay, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Ему нельзя есть павшее животное или животное, растерзанное дикими зверями, оскверняясь этим. Я – Господь.

9 O o sidaas daraaddeed iyagu waa inay amarkayga xajiyaan, waaba intaasoo ay dembi u qaataan taas aawadeed oo ay ku dhintaan haddii ay nijaaseeyaan, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga iyaga quduus ka dhiga.

Пусть священники исполняют Мои повеления, чтобы не провиниться и не умереть за пренебрежение ими. Я – Господь, Который освящает их.

10 O o qof qalaadu waa inuusan waxba ka cunin waxa quduuska ah, oo qofkii wadaadka la deggan, amase shaqaalihii la soo kiraystay waa inuusan waxba ka cunin waxa quduuska ah.

Никому постороннему нельзя есть священное приношение. Его нельзя есть ни гостю священника, ни его наемному слуге.

11 L aakiinse haddii wadaad qof soo iibsado, kii uu lacagtiisa ku soo iibsaday wax ha ka cuno, oo intii isaga gurigiisa ku dhalatayna cuntadiisa wax ha ka cuneen.

Но если священник купит раба или раб родится у него в доме, раб может есть его пищу.

12 O o wadaad gabadhiis hadday nin qalaad guursato, iyadu waa inayan wax ka cunin qurbaanka sare loo qaado ee waxyaalaha quduuska ah.

Если дочь священника выйдет замуж не за священника, ей нельзя есть священных даров.

13 L aakiinse wadaad gabadhiis hadday carmal tahay, ama la soo furay, oo ayan carruur lahayn, oo ay ku soo noqoto gurigii aabbaheed, oo ay halkaas u joogto sidii waagii ay yarayd, markaas iyadu wax ha ka cunto cuntada aabbaheed, laakiinse qof qalaadu yuusan wax ka cunin.

Но если дочь священника овдовеет или разведется и, оставшись бездетной, вернется, чтобы как в юности жить в отцовском доме – она может есть пищу отца. Но никому постороннему есть ее нельзя.

14 O o waxa quduuska ah haddii nin kama' ku cuno, intii uu cunay oo shan meelood loo dhigay meesheed ha ku sii daro, oo waxa quduuska ah wadaadka ha u dhiibo.

Если кто-нибудь съест священное приношение по ошибке, пусть возместит священнику за приношение, прибавив к этому пятую часть от его стоимости.

15 O o iyagu waa inayan nijaasayn waxyaalaha quduuska ah ee reer binu Israa'iil oo ay Rabbiga u bixiyaan,

Пусть священники не оскверняют священных даров, которые израильтяне приносят Господу,

16 s i ayan uga dhigin inay iyagu qaataan xumaanta eedda keenta, markay cunaan waxyaalahooda quduuska ah, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga iyaga quduus ka dhiga. Qurbaannada Aan La Aqbalaynin

позволяя чужим есть священные дары и вводя их в грех, требующий выплату. Я – Господь, Который освящает их». Неугодные жертвы

17 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,

Господь сказал Моисею:

18 W axaad la hadashaa Haaruun iyo wiilashiisa iyo dadka reer binu Israa'iil oo dhan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Ku alla kii reer binu Israa'iil ka mid ah, ama dadka shisheeyayaasha ah ee reer binu Israa'iil dhex deggan, markay keenaan qurbaankooda ay Rabbiga ugu bixinayaan qurbaan la gubo aawadiis, hadduu yahay nidarradooda midkood amase qurbaannadooda ikhtiyaarka ah,

– Говори с Аароном и его сыновьями и со всеми израильтянами и скажи им: «Если кто-то из израильтян или живущих в Израиле чужеземцев принесет дар для всесожжения Господу по обету или в пожертвование,

19 s i laydiinka aqbalo aawadeed waa inaad bixisaan neef lab oo aan iin lahayn, kaasoo ka mid ah lo'da, ama idaha, ama orgida.

пусть это будет самец без изъяна из крупного скота, овец или коз, чтобы жертва была принята вам во благо.

20 L aakiinse waa inaydaan bixin wax alla wixii iin leh, waayo, waxaas laydinka aqbali maayo.

Не приводите животных с изъяном, потому что они не будут приняты вам во благо.

21 O o ku alla kii Rabbiga u bixiyo allabari qurbaanno nabaadiino ah, si uu ku oofiyo nidar amase qurbaan ikhtiyaar ah, si looga aqbalo aawadeed waa inuu ka bixiyaa lo'da ama idaha neef dhan oo aan innaba iin lahayn.

Если кто-то приносит из крупного или мелкого скота жертву примирения Господу по обету или в пожертвование, пусть она будет безупречной, без единого изъяна, чтобы быть угодной.

22 W aa inaydaan Rabbiga u bixin ama aydaan ka dhigin qurbaan dab lagu sameeyo oo meesha allabariga loo saaro Rabbiga aawadiis neef indha la', ama mid jaban, ama mid naafo ah, ama mid qoon leh, ama mid cambaar qaba, ama mid cadho qaba.

Не приносите Господу слепых, покалеченных или уродливых животных, или животных с наростами, коростой или паршой. Не кладите таких животных на жертвенник как огненную жертву Господу.

23 O o dibi yar ama wan yar miduu yahayba neefkii jidhkiisu wax dheeraad ah leeyahay ama xubnihiisa wax ka dhiman yihiin, kaas qurbaan ikhtiyaar ah waad u bixin kartaa, laakiinse nidar daraaddiis loo aqbali maayo.

Вы можете приносить в добровольное пожертвование вола или ягненка, у которых чересчур длинные или короткие члены тела, но для исполнения обета они не пригодны.

24 W aa inaydaan Rabbiga u bixin neef xiniinyihiisa la burburiyey, ama la tumay, ama la jejebiyey, ama laga gooyay, oo waa inaydaan dalkiinna sidaasoo kale ku dhex samayn.

Не приносите Господу животное, яички которого повреждены, раздавлены, вырваны или отрезаны. Не делайте этого на вашей земле,

25 O o kuwaas waa inaydaan ka guddoomin qof shisheeye ah gacantiis oo aydaan ku bixin cuntada Ilaahiinna, maxaa yeelay, iyagu wax kharriban bay leeyihiin, oo iin baa ku taal. Sidaas daraaddeed iyaga innaba laydinka aqbali maayo.

и не принимайте таких животных из рук чужеземцев, чтобы приносить их как пищу вашего Бога. Они не будут приняты вам во благо, потому что они изуродованы и имеют изъяны».

26 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi,

Господь сказал Моисею:

27 M arkii uu dhasho dibi ama wan ama orgi intii toddoba maalmood ah waa inuu hooyadiis ku hoos jiraa, oo maalinta siddeedaad iyo intii ka dambaysana waa loo aqbali doonaa in Rabbiga loogu bixiyo qurbaan dab lagu sameeyo.

– Когда рождается теленок, ягненок или козленок, пусть он семь дней остается при матери. Начиная с восьмого дня он будет пригоден для огненной жертвы Господу.

28 O o sac iyo lax toona waa inaydaan ilmaheeda iyo iyada isku maalin gowracin.

Не закалывайте корову или овцу в один день с ее детенышем.

29 O o markaad Rabbiga u bixinaysaan allabari mahadnaqid ah, waa inaad kaas u bixisaan si laydiinka aqbalo.

Когда вы будете приносить Господу жертву примирения, приносите ее так, чтобы она была принята вам во благо.

30 O o isla maalintaas waa in la wada cunaa, oo waa inaydaan waxba ka reebin tan iyo subaxda dambe, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Ее нужно съесть в тот же день: ничего не оставляйте до утра. Я – Господь.

31 H addaba sidaas daraaddeed waa inaad xajisaan oo yeeshaan amarradayda, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Исполняйте Мои повеления и соблюдайте их. Я – Господь.

32 W aa inaydaan wax nijaas ah ka sheegin magacayga quduuska ah, laakiinse quduus baan ku dhex ahaan doonaa dadka reer binu Israa'iil, waayo, anigu waxaan ahay Rabbiga quduus idinka dhiga,

Не бесчестите Моего святого Имени. Пусть израильтяне почитают Меня святым. Я – Господь, Который освящает вас,

33 o o dalkii Masar idiinka soo bixiyey inuu Ilaah idiin ahaado aawadeed, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Который вывел вас из Египта, чтобы быть вашим Богом. Я – Господь.