Baxniintii 31 ~ Исход 31

picture

1 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi,

Господь сказал Моисею:

2 B al eeg, magac baan ugu yeedhay Besaleel ina Uurii, oo ah ina Xuur, qabiilkiisuna yahay Yahuudah;

– Я избрал Веселеила, сына Ури, внука Хура, из рода Иуды,

3 o o waxaan isaga ka buuxiyey Ruuxa Ilaah, xagga xigmadda, iyo waxgarashada, iyo aqoonta, iyo sancada cayn kasta ah,

и исполнил его Духом Божьим, мудростью, разумением, знанием и всяким мастерством,

4 i nuu shuqullo yaab leh hindiso, oo uu ka shaqeeyo dahabka, iyo lacagta, iyo naxaasta,

чтобы работать по золоту, серебру и бронзе,

5 i yo inuu qoro dhagaxyada saldhigyo lagu dhejiyo oo uu looxyada xardho, iyo inuu ka shaqeeyo sanco cayn kasta ah.

гранить и оправлять камни, резать по дереву и заниматься всяким ремеслом.

6 O o bal eeg, waxaan isaga la doortay Aaholii'aab oo ah ina Axiisaamaag, oo qabiilkiisu yahay Daan; oo inta xigmadda leh oo dhan waxaan qalbigooda geliyey xigmad, inay sameeyaan wixii aan kugu amray oo dhan;

Еще Я дал Оголиава, сына Ахисамаха, из рода Дана, ему в помощники. Я наделил мастерством всех ремесленников, чтобы они сделали все, что Я повелел тебе:

7 k uwaasoo ah taambuugga shirka, iyo sanduuqa maragga, iyo daboolka dul saaran, iyo alaabta Taambuugga oo dhan,

шатер собрания, ковчег свидетельства с его крышкой и прочую утварь шатра

8 i yo miiska iyo alaabtiisa, iyo laambadaha saafiga ah, iyo alaabtooda oo dhan, iyo meesha allabariga oo fooxa,

стол с его утварью и светильник из чистого золота со всей его утварью, жертвенник для сожжения благовоний,

9 i yo meesha allabariga lagu gubo, iyo alaabteeda oo dhan, iyo berkedda weysada iyo salkeeda,

жертвенник для всесожжений со всей его утварью, умывальник с его основанием,

10 i yo dharka adeegidda, iyo dharka quduuska ah oo wadaadka Haaruun ah, iyo dharka wiilashiisaba, inay ka adeegaan hawsha wadaadnimada,

тканые одеяния – священные одеяния для священника Аарона и его сыновей, чтобы они служили в них как священники,

11 i yo saliidda lagu subkado, iyo fooxa uunsiga udgoon ah oo meesha quduuska ah, oo wax walba sidii aan kugu amray waa inay u sameeyaan. Sabtida

масло для помазания и благовония для святилища. Пусть они сделают их в точности так, как Я повелел тебе. Соблюдение субботы

12 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi,

Господь сказал Моисею:

13 W axaad la hadashaa reer binu Israa'iil, oo waxaad ku tidhaahdaa, Sida runta ah waa inaad dhawrtaan ayaamahayga sabtiyaasha ah: waayo, waa calaamo ina dhex taal aniga iyo idinka ka ab ka ab; si aad u ogaataan inaan anigu ahay Rabbiga quduus idinka dhigaya.

– Скажи израильтянам: «Соблюдайте Мои субботы. Это будет знаком между Мной и вами в грядущих поколениях, чтобы вы знали, что Я – Господь, Который освящает вас.

14 H addaba waa inaad dhawrtaan sabtida, waayo, waa idiin quduus, oo mid kasta oo ka dhiga wax aan quduus ahayn hubaal waa in la dilaa, waayo, ku alla kii maalintaas shaqeeya, de qofkaas waa in laga gooyaa dadkiisa.

Соблюдайте субботу: она свята для вас. Всякий, кто осквернит ее, будет предан смерти. Всякий, кто станет в этот день заниматься делами, будет исторгнут из своего народа.

15 L ix maalmood waa in shuqul la qabtaa, laakiinse maalinta toddobaad waa sabti nasasho ah oo Rabbiga quduus u ah; oo ku alla kii maalinta sabtidaa shuqul qabta hubaal waa in la dilaa.

Заниматься делами следует шесть дней, а седьмой день – это суббота покоя, святыня Господа. Всякий, кто станет в субботу заниматься делами, будет предан смерти.

16 S idaas daraaddeed reer binu Israa'iil waa inay sabtida dhawraan, iyagoo ka ab ka ab sabtida u dhawra axdi weligiis ah aawadiis.

Израильтяне должны соблюдать субботу, празднуя ее в грядущих поколениях – это вечный завет.

17 W aa calaamo weligeed ina dhex taal aniga iyo reer binu Israa'iil; waayo, Rabbigu lix maalmood buu ku sameeyey samada iyo dhulka, oo maalintii toddobaadna wuu nastay, wuuna qabowsaday.

Это останется знаком между Мной и израильтянами навеки. Ведь за шесть дней Господь создал небеса и землю, а на седьмой день отошел от трудов и дал Себе отдых».

18 O o markii uu dhammeeyey hadalkii uu kula hadlayay Buur Siinay dusheeda, ayuu Muuse siiyey labadii loox ee maragga iyagoo ah looxyo dhagaxyo ah, oo fartii Ilaah lagu qoray.

Когда Господь закончил говорить с Моисеем на горе Синай, Он дал ему две каменные плитки свидетельства, на которых было написано перстом Божьим.