Sharciga Kunoqoshadiisa 15 ~ Второзаконие 15

picture

1 O o toddoba sannadood oo kastaa markay dhammaadaan waa inaad saamaxaad samaysaan.

Раз в семь лет ты должен прощать долги.

2 O o sidaad saamaxaad u samaynaysaan waa sidatan: mid kasta oo deyn baxshayba ha saamaxo wixii uu deriskiisa deynshay, oo waa inuusan ka qaadan deriskiisa iyo walaalkiis toona, maxaa yeelay, waxaa la naadiyey Rabbiga saamaxaaddiisii.

Вот как это следует делать: каждый заимодавец пусть простит долг, который он дал ближнему. Пусть он не требует уплаты долга со своего друга или брата, потому что провозглашено Господнее время для прощения долгов.

3 K ii shisheeye ah waad ka qaadan karaysaan, laakiinse wax alla wixii aad leedihiin oo gacanta walaalkiin ku jira waa inaad saamaxdaan.

Ты можешь требовать уплаты с чужеземца, но должен простить все, что должен тебе твой брат.

4 S i kastaba ha ahaatee mid miskiin ah waa inaan dhexdiinna laga helin, (maxaa yeelay, hubaal Rabbigu waa idinku barakayn doonaa dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhaxalka idiin siinayo inaad hantidaan,)

Среди вас не должно быть бедняка, ведь в земле, которую Господь, твой Бог, отдает тебе во владение как твое наследие, Он щедро благословит тебя.

5 h addii keliyahoo aad aad u dhegaysataan codka Rabbiga Ilaahiinna ah, oo aad dhawrtaan oo yeeshaan amarkiisa aan maanta idinku amrayo oo dhan.

Но только если ты будешь полностью послушен Господу, своему Богу, и будешь прилежно следовать всем этим повелениям, которые я даю тебе сегодня.

6 M axaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa idiin barakayn doonaa siduu idiin ballanqaaday, oo wax baad deymin doontaan quruumo badan, laakiinse waxba kama amaahan doontaan, oo quruumo badan baad u talin doontaan, laakiinse iyagu idiinma ay talin doonaan.

И тогда Господь, твой Бог, благословит тебя, как и обещал, и ты будешь давать в долг многим народам, но ни у кого не будешь брать взаймы. Ты будешь править многими народами, но ни один из них не будет править тобой.

7 H adduu kula joogo nin miskiin ah oo walaalahaa midkood ah ee ku jira irdahaaga middood ee dalka Rabbiga Ilaahaaga ahu ku siinayo, waa inaadan qalbiga ka qallafin, gacantana ka xidhin walaalkaaga miskiinka ah.

Если среди твоих братьев в каком-либо из городов земли, которую дает тебе Господь, твой Бог, окажется бедняк, то не будь жестоким и скаредным к нуждающемуся брату.

8 L aakiinse hubaal waa inaad gacanta u furtaa oo hubaal waa inaad deymisaa intii baahidiisa ku filan.

Будь щедрым и охотно дай ему взаймы все, в чем бы он ни нуждался.

9 D igtoonow, oo yaan fikir xun qalbigaaga gelin adoo isku leh, Sannaddii toddobaad ee saamaxaaddu waa soo dhow dahay. Walaalkaaga miskiinka ah si aan naxariis lahayn ha u eegin inaadan waxba siin. Haddii kalese Rabbiguu kaaga caban doonaa, oo taasuna dembi bay kugu noqon doontaa.

Берегись, чтобы не затаить подлую мысль: «Седьмой год, год прощения долгов, близок», не озлобься на своего нуждающегося брата и не откажи ему. Иначе он взмолится к Господу против тебя, и ты окажешься виновным в грехе.

10 H ubaal waa inaad isaga wax siisaa, oo markaad wax siisona qalbigaagu yuusan xumaan, maxaa yeelay, taas daraaddeed ayaa Rabbiga Ilaahaaga ahu kugu barakayn doonaa shuqulkaaga oo dhan iyo wax alla wixii aad gacanta ku qabatoba.

Дай ему щедро и сделай это без злобы в сердце – ведь за это Господь, твой Бог, благословит тебя во всех твоих делах и во всем, что ты делаешь своими руками.

11 W aayo, masaakiintu weligood dalka kama ay dhammaan doonaan, haddaba waxaan kugu amrayaa oo kugu leeyahay, Hubaal waa inaad gacanta u furtaa walaalkaa iyo kaaga baahan iyo masaakiintaada dalkaaga joogta. Xorreynta Addoommada

В этой земле всегда будут бедняки. Поэтому я повелеваю тебе быть щедрым к братьям и к бедным и нуждающимся в твоей земле. Освобождение слуг (Исх. 21: 2-6)

12 O o haddii qof walaalkaa ah oo ah nin Cibraani ah amase naag Cibraaniyad ah lagaa iibiyo oo uu lix sannadood kuu adeego, sannadda toddobaad waa inaad xoraysaa.

Если твой соплеменник-еврей, мужчина или женщина, продаст себя тебе и прослужит у тебя шесть лет, то в седьмой год ты должен отпустить его на свободу.

13 O o markaad xorayso waa inaadan dirin isagoo faro madhan.

А отпуская на свободу, не отсылай его с пустыми руками.

14 W aa inaad si deeqsinimo ah isaga uga xoolagooysaa idahaaga iyo hadhuudhka goobtaada lagu tumo iyo waxa macsarada canabkaaga ku jira, oo sidii Rabbiga Ilaahaaga ahu uu kuu barakeeyey waa inaad isaga wax u siisid.

Дай ему долю от своего мелкого рогатого скота, от своего гумна и винного пресса. Дай ему то, чем благословил тебя Господь, твой Бог.

15 O o waa inaad xusuusataa inaad dalkii Masar addoon ku ahaan jirtay oo Rabbiga Ilaahaaga ahu ku soo furtay, oo sidaas daraaddeed baan maanta waxan kuugu amrayaa.

Помни, что ты сам был рабом в Египте, а Господь, твой Бог, избавил тебя от рабства. Поэтому я и даю тебе сегодня такое повеление.

16 O o hadduu kugu yidhaahdo, Dooni maayo inaan kaa baxo, oo sababtuna ay tahay jacayl uu u qabo adiga iyo reerkaaga, iyo nabdoonaan uu kugu qabo,

Но если слуга скажет тебе: «Я не хочу уходить от тебя», – потому что он любит тебя и твою семью, и у тебя ему хорошо,

17 k olkaas waa inaad mudac qaaddaa oo aad dhegtiisa albaabka kula daloolisaa, oo isna weligiis addoon buu kuu ahaan doonaa. Oo weliba addoontaadana sidaas oo kale ku samee.

то возьми шило и приколи им его ухо к двери, и он останется твоим слугой на всю жизнь. Сделай то же самое и со служанкой.

18 O o markaad xoraysid yaanay kula ahaan wax adag, waayo, isagu lixdaas sannadood wuxuu kuugu adeegay sidii shaqaale la kiraysto laba jibbaarkiis. Oo Rabbiga Ilaahaaga ahuna wuu kugu barakayn doonaa wax alla wixii aad samaysidba. Curaddada Xoolaha

Не считай для себя убытком освободить слугу, ведь он прослужил тебе шесть лет за половину стоимости наемника. Господь, твой Бог, благословит тебя во всем, что бы ты ни делал. О первородном скота

19 K ulli curadyada labka ah oo ka dhasho lo'daada iyo adhigaagaba waa inaad quduus uga dhigtid Rabbiga Ilaahaaga ah, oo waa inaadan ku shaqaysan curadka lo'daada, oo aadan dhogortana ka xiirin curadka idahaaga.

Отделяй для Господа, своего Бога, всех первородных самцов из стад и отар. Не работай на первородном воле и не стриги первородного барана.

20 S annad kasta adiga iyo reerkaaguba waa inaad kuwaas ku cuntaan Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbigu dooranayo.

Каждый год ты и твоя семья должны есть их в присутствии Господа, твоего Бога, в месте, которое Он выберет.

21 O o haddii curadku leeyahay iin ah addinla'aan ama indhala'aan, ama hadduu leeyahay iin xun wax kasta ha ahaatee, waa inaadan Rabbiga Ilaahaaga ah allabari ugu bixin.

Если у животного есть изъян, если оно хромое или слепое, или у него есть какой-либо серьезный недостаток, ты не должен приносить его в жертву Господу, твоему Богу.

22 W aa inaad irdahaaga gudahooda ku cuntaa, oo qofkii daahir ah iyo kii aan daahir ahaynuba isku si ha u cuneen sida cawsha iyo deerada oo kale.

Ты должен съесть его в своем городе. И ритуально нечистый, и чистый человек может есть его мясо, как если бы это была газель или олень.

23 L aakiinse waa inaadan dhiiggiisa cunin, waxaadse dhulka ugu daadisaa sida biyo oo kale.

Но ты не должен есть кровь. Выливай ее на землю, как воду.