1 W akhtigaas qudhiisa waxaa joogay qaar wax uga sheegay dadka reer Galili oo Bilaatos dhiiggooda ku daray allabarigooda.
Некоторые из тех, кто слушал Иисуса, рассказали Ему о галилеянах, которых Пилат приказал убить в храме в то время, когда они совершали жертвоприношение.
2 K olkaasaa Ciise u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Ma waxay idinla tahay in kuwii reer Galili ahaa ay ka dembi badnaayeen kuwii kale oo reer Galili oo dhan waxyaalahaas ay ku silceen aawadood?
Иисус ответил: – Вы думаете, что эти галилеяне так пострадали, потому что они были грешнее всех других галилеян?
3 W axaan idinku leeyahay, Maya, laakiin haddaanad toobadkeenin, kulligiin sidaas oo kale ayaad u lumi doontaan.
Нет! Но говорю вам, если вы не раскаетесь, вы тоже погибнете, как они.
4 A ma siddeed iyo tobankii oo munaaradda Siloo'am ay ku soo dhacday oo ay dishay, ma waxay idinla tahay, inay ka gef badnaayeen dadka Yeruusaalem joogay oo dhan?
Или взять тех восемнадцать человек, которые погибли, когда на них упала Силоамская башня. Вы думаете, они были хуже всех других жителей Иерусалима?
5 W axaan idinku leeyahay, Maya, laakiin haddaydnan toobadkeenin, kulligiin sidaas oo kale ayaad u lumi doontaan. Masaalka Ku Saabsan Geedkii Berdaha Ahaa Oo Aan Waxba Dhalin
Нет, но говорю вам: если вы не раскаетесь, то тоже погибнете, как они.
6 M arkaasuu masaalkan ku hadlay, Nin baa wuxuu lahaa geed berde ah oo beertiisii canabka ahayd lagu beeray. Waa u yimid isagoo midho ka doonaya, waxbana kama uu helin.
Затем Иисус рассказал им притчу: – У одного человека в винограднике рос инжир. Однажды он пошел посмотреть, нет ли на нем плодов, но ничего не нашел.
7 W uxuu beer-ka-shaqeeyihii ku yidhi, Bal eeg, saddex sannadood ayaan imanayay oo berdahan midho ka doonayay, kamana helin. Jar, muxuu dhulka u khasaarinayaa?
Тогда он сказал виноградарю: «Вот уже три года я прихожу смотреть, нет ли на этом инжире плодов, и ничего не нахожу. Сруби его, зачем он без пользы занимает место?»
8 M arkaasuu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Sayidow, sannaddanna daa ilaa aan hareerihiisa qodqodo oo aan digeeyo.
«Господин, – ответил работник, – оставь его еще на один год. Я его окопаю, положу удобрение,
9 D abadeed hadduu midhaysto, wanaag; haddii kalese waad jari doontaa. Maalin Sabti Ah Naag Baa La Bogsiiyey
и если в следующем году будут плоды – хорошо, а если нет, тогда ты срубишь его». Иисус исцеляет женщину в субботу
10 M aalin sabti ah sunagogyada midkood ayuu wax ku barayay.
В субботу Иисус учил в одной из синагог.
11 O o bal eeg, waxaa joogtay naag siddeed iyo toban sannadood cudur qabtay, wayna isku soo jabnayd, mana ay kari karin inay istoosiso.
Там была женщина, скорченная духом болезни. Она не могла выпрямиться вот уже восемнадцать лет.
12 C iise goortuu arkay, ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haweentoy, cudurkaaga waad ka furan tahay.
Увидев ее, Иисус вызвал ее вперед и сказал: – Женщина! Ты свободна от своей болезни!
13 K olkaasuu gacmihiisa saaray, oo kolkiiba way toosnaatay, oo Ilaah bay ammaantay.
Он положил на нее руки, и она сразу выпрямилась и стала славить Бога.
14 K ii sunagogga u sarreeyey ayaa cadho ku jawaabay, waayo, Ciise maalintii sabtida ahayd ayuu wax bogsiiyey, wuxuuna dadkii badnaa ku yidhi, Waxaa jira lix maalmood oo dadkii leeyihiin inay shaqeeyaan. Maalmahaas haddaba kaalaya, ha laydin bogsiiye, ee ha imanina maalinta sabtida ah.
Но начальника синагоги разозлило, что Иисус исцелил в субботу, и он обратился к присутствующим: – Есть шесть дней для работы, вот и приходите для исцеления не в субботу, а в один из этих дней.
15 L aakiin Sayidka ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Labawejiilayaal yahow, mid kasta oo idinka mid ah miyaanu sabtida dibigiisa ama dameerkiisa ka soo furin golaha oo u wadin inuu soo waraabiyo?
На это Господь ответил ему: – Лицемеры! Разве в субботу вы не отвязываете в стойле вола или осла и не ведете его поить?
16 O o naagtan oo ina Ibraahim ah oo Shayddaanku siddeed iyo toban sannadood xidhay, miyaanay lahayn in maalinta sabtida ah laga fura xidhmaddaas?
Так не нужно ли было освободить в субботу и эту женщину, одну из дочерей Авраама, вот уже восемнадцать лет связанную сатаной?
17 G oortuu waxaas yidhi cadaawayaashiisii oo dhan way wada ceeboobeen, dadkii oo dhanna ayaa ku reyreeyey wax walba oo ammaanta lahaa oo uu falay.
Когда Он это сказал, всем Его противникам стало стыдно, а весь народ радовался чудесным делам, которые Он совершал. Притча о горчичном зерне и о закваске (Мат. 13: 31-33; Мк. 4: 30-32)
18 H addaba wuxuu yidhi, Boqortooyada Ilaah maxay u eg tahay oo maxaan u ekaysiiyaa? Masaalka Ku Saabsan Iniin Khardal Ah Iyo Masaalka Ku Saabsan Khamiir
Затем Иисус сказал: – На что похоже Божье Царство? С чем можно его сравнить?
19 W axay u eg tahay iniin khardal ah, oo nin qaaday oo beertiisii ku riday, oo ay baxday oo geed dheer noqotay, shimbirraha cirkuna laamaheeday ku degeen.
Оно как горчичное зерно, которое человек взял и посеял в своем саду. Зерно выросло и превратилось в дерево, так что даже птицы небесные свили гнезда в его ветвях.
20 H addana wuxuu yidhi, Maxaan boqortooyada Ilaah u ekaysiiyaa?
И еще Он сказал: – На что похоже Божье Царство?
21 W axay u eg tahay khamiir naag intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen. Iridda Cidhiidhiga Ah Ee Nolosha Laga Galo
Оно как закваска, которую женщина смешала в три больших меры муки, чтобы вскисло все тесто. Узкие ворота (Мат. 7: 13-14, 22-23; 8: 11-12)
22 O o wuxuu dhex marayay magaalooyin iyo tuulooyin isagoo wax baraya, Yeruusaalemna ayuu ku socday.
Направляясь в Иерусалим, Иисус проходил через города и селения, повсюду уча народ.
23 M id baa wuxuu ku yidhi, Sayidow, ma yar yihiin kuwa badbaadayaa?
Кто-то спросил Его: – Господи, разве только немногие будут спасены? Иисус ответил:
24 W uxuuna ku yidhi, Aad u dadaala inaad iridda cidhiidhsan ka gashaan, waayo, waxaan idinku leeyahay, Qaar badan ayaa dooni doona inay galaan, mana kari doonaan.
– Старайтесь войти через узкую дверь, потому что многие будут пытаться войти, но не смогут.
25 G oortii ninkii guriga lahaa kaco oo albaabka xidho, oo aad bilowdaan inaad dibadda istaagtaan oo aad albaabka garaacdaan, idinkoo leh, Sayidow, naga fur; isaguna waa u jawaabi doonaa oo idinku odhan doonaa, Garan maayo meeshaad ka timaadeen.
Когда хозяин дома встанет и закроет дверь, вы будете стоять снаружи и стучать, умоляя: «Господин наш, открой нам!» Но Он ответит: «Не знаю вас, откуда вы».
26 M arkaasaad bilaabi doontaan inaad tidhaahdaan, Hortaada ayaannu wax ku cuni jirnay oo ku cabbi jirnay, oo jidadkayaga ayaad wax ku bari jirtay.
Тогда вы скажете: «Мы ели и пили с Тобой, и Ты учил на наших улицах».
27 M arkaasuu odhan doonaa, Waxaan idinku leeyahay, Garan maayo meeshaad ka timaadeen; iga taga kulligiin oo xaqdarrada ka shaqeeya.
Но Он ответит: «Я не знаю вас, откуда вы, отойдите от Меня все, делающие зло!»
28 H alkaa waxaa jiri doonta baroor iyo ilko jirriqsi goortaad boqortooyada Ilaah ku aragtaan Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub iyo nebiyada oo dhan, oo idinkana dibadda laydiin tuuray.
Там будет плач и скрежет зубов, когда вы увидите Авраама, Исаака, Иакова и всех пророков в Божьем Царстве, а сами вы будете изгнаны вон.
29 W axay ka iman doonaan bari iyo galbeed iyo woqooyi iyo koonfur, waxayna dhex fadhiisan doonaan boqortooyada Ilaah.
Придут люди с востока и с запада, с севера и с юга и возлягут на пиру в Божьем Царстве.
30 O gaada, kuwa ugu dambeeya ayaa ugu horrayn doona, kuwa ugu horreeyaana way ugu dambayn doonaan. Herodos Cadownimadiisii
И последние будут первыми, а первые – последними. Иисус оплакивает Иерусалим (Мат. 23: 37-39)
31 M arkaas qudhiisa ayaa waxaa yimid qaar Farrisiin ah iyagoo ku leh, Bax oo ka tag meeshan, waayo, Herodos ayaa doonaya inuu ku dilo.
Тогда же к Иисусу подошли несколько фарисеев и сказали: – Уходи, оставь это место, потому что Ирод хочет Тебя убить.
32 W uxuu iyaga ku yidhi, Idinku u taga oo dawacaas u sheega, Bal eeg, maanta iyo berriba ayaan jinniyo saarayaa oo dad bogsiinayaa, maalinta saddexaadna ayaan kaamilmayaa.
Иисус ответил: – Пойдите и передайте этой лисице: «Я буду изгонять демонов и исцелять людей сегодня и завтра, а на третий день Я закончу Свое дело».
33 L aakiin waa inaan socdo maanta iyo berri iyo maalinta ku xigtaba, waayo, ma noqon karto nebi inuu ku dhinto Yeruusaalem dibaddeeda. Ciise Waa U Ooyay Yeruusaalem
Но сегодня, завтра и послезавтра Я должен идти дальше, потому что пророк не может погибнуть вне Иерусалима!
34 Y eruusaalemay, Yeruusaalemay, tan nebiyada dishoy, oo kuwa loo soo diray dhagxisoy! Intee baan marar badan jeclaaday inaan carruurtaada u soo ururiyo xataa sida dooradu carruurteeda baalasheeda hoostooda ugu ururiso, laakiin idinku ma aydnaan jeclayn.
О Иерусалим, Иерусалим, убивающий пророков и побивающий камнями посланных к тебе! Сколько раз Я хотел собрать твоих детей, как птица собирает своих птенцов под крылья, но вы не захотели!
35 O gaada, gurigiinnii waa laydiin daayay, isagoo cidla ah. Waxaan idinku leeyahay, Ima arki doontaan ilaa aad tidhaahdaan, Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya.
А теперь ваш дом оставляется вам пустым. Говорю вам, что вы уже не увидите Меня до тех пор, пока не скажете: «Благословен Тот, Кто приходит во Имя Господа!»