Sabuurradii 23 ~ Псалтирь 23

picture

1 R abbigu waa adhijirka i jira; waxba u baahan maayo.

Господь – Пастырь мой; я ни в чем не буду нуждаться.

2 W uxuu i fadhiisiyaa doog qoyan dhexdiis, Oo wuxuu ii hoggaamiyaa biyaha deggan dhinacooda.

Он покоит меня на зеленых пастбищах и водит меня к тихим водам.

3 N aftayda wuu soo celiyaa. Oo magiciisa aawadiis wuxuu igu hor kacaa waddooyinka xaqnimada.

Он душу мою оживляет и ведет меня по путям праведности ради Имени Своего.

4 I n kastoo aan ku dhex socdo dooxada hooska dhimashada, Sharna ka baqi maayo, waayo, waad ila jirtaa, Ushaada iyo hangoolkaaga ayaa ii raaxeeya.

Пусть пойду в темноте долины смерти, не устрашусь я зла, потому что Ты со мной; Твой жезл и Твой посох – они успокаивают меня.

5 C adaawayaashayda hortooda waxaad iigu diyaarisaa miis, Oo saliid baad madaxayga ku subagtaa, koobkayguna waa buuxdhaafaa.

Ты приготовил мне пир на виду у моих врагов, умастил мне голову маслом, и чаша моя полна.

6 H ubaal cimrigayga oo dhan waxaa i raaci doona wanaag iyo naxariis, Oo weligay guriga Rabbiga ayaan degganaan doonaa.

Так, благо и милость да будут со мною все дни моей жизни, и пребуду я в доме Господнем многие дни.