1 M arkaasaa waxaa lay siiyey cawsduur ul u eg, oo waxaa laygu yidhi, Sara joogso, oo qiyaas macbudka Ilaah, iyo meesha allabariga, iyo kuwa Ilaah ku caabuda meeshaas.
Мне была дана трость, наподобие посоха, и сказано: – Встань и измерь ею храм Божий, жертвенник и посчитай тех, кто пришел туда на поклонение.
2 O o barxadda macbudka dibaddiisa ku taal iska daa, oo ha qiyaasin; waayo, iyada waxaa la siiyey quruumaha; oo magaalada quduuska ahna waxay ku tuman doonaan intii laba iyo afartan bilood ah.
Но внешний двор храма не включай и не измеряй, потому что он отдан язычникам, они будут топтать святой город сорок два месяца.
3 O o labadayda markhaati waxaan siin doonaa xoog ay wax ku sii sheegaan kun iyo laba boqol iyo lixdan maalmood, iyagoo jawaanno qaba.
Я дам Моим двум свидетелям силу, и они будут пророчествовать тысячу двести шестьдесят дней, одетые в рубище.
4 O o kuwanu waa labada geed oo saytuunka ah iyo labada laambadood oo hor taagan Rabbiga dhulka.
Это две маслины и два светильника, стоящие перед Господом земли.
5 O o haddii nin damco inuu wax yeelo, dab baa afkooda ka soo bixi doona oo gubi doona cadaawayaashooda; oo haddii nin damco inuu wax yeelo, waa in saas loo dilo.
Если кто-то пытается причинить им вред, то изо рта этих свидетелей выходит огонь и поглощает их врагов. Так погибает каждый, кто хочет причинить им вред.
6 K uwanu waxay leeyihiin amar ay samada ku xidhaan, si aan roob u di'in inta ay wax sii sheegayaan, oo waxay kaloo leeyihiin amar ay biyaha dhiig kaga dhigaan oo ay dhulkana ugu soo dejiyaan belaayo kasta mar alla markii ay doonayaan.
Им дана власть затворить небеса, чтобы в дни, когда они пророчествуют, на землю не шел дождь, а также власть превращать воду в кровь и поражать землю всевозможными бедствиями столько раз, сколько они захотят.
7 O o markii ay dhammeeyaan markhaatifuridda waxaa la diriri doonaa bahalka yamayska ka soo bixi doona, oo wuu ka adkaan doonaa, wuuna dili doonaa iyaga.
Когда они полностью окончат свое свидетельство, тогда зверь, выходящий из бездны, нападет на них, победит их и умертвит.
8 O o meydadkoodu waxay oolli doonaan jidka magaalada weyn oo xagga ruuxa laga yidhaahdo Sodom iyo Masar, halkaasoo Rabbigooda iskutallaabta lagu qodbay.
Их трупы будут лежать на улице великого города, где и их Господь был распят, города, который символически назван Содомом и Египтом.
9 O o saddex maalmood iyo badh ayaa waxaa meydadkooda daawan doona dad ka yimid dadadka iyo qabiilooyinka iyo afafka iyo quruumaha; oo umana ay oggolaan doonaan in meydadkooda qabri la geliyo.
Три с половиной дня на их трупы смотрит множество людей из всех народов, языков, родов и племен, и трупы их не разрешают похоронить.
10 O o kuwa dhulka degganuna way ku farxi doonaan oo rayrayn doonaan, oo midkoodba midka kale wuxuu u diri doonaa hadiyado; maxaa yeelay, labadan nebi waxay saxariiriyeen kuwa dhulka deggan.
Жители земли радуются их гибели, устраивают праздники и посылают друг другу подарки, потому что присутствие этих пророков было мучительно для жителей земли.
11 O o saddex maalmood iyo badh dabadeed waxaa iyaga soo gashay neeftii nolosha oo xagga Ilaah ka timid, markaasay cagahoodii ku istaageen; oo kuwii iyaga daawadayna waxaa ku soo degtay cabsi weyn.
Но через три с половиной дня в них вошел дух жизни от Бога, и они встали на ноги. Все, кто это видел, пришли в ужас.
12 O o waxay samada ka maqleen cod weyn oo ku leh, Halkan soo fuula. Markaasay samada tegeen iyagoo daruur ku dhex jira, oo cadaawayaashoodiina way arkeen.
Два свидетеля услышали с небес громкий голос: – Поднимитесь сюда. Они поднялись в облаке на небеса, и их враги это видели.
13 O o saacaddaasna waxaa dhacay dhulgariir weyn, oo magaaladii toban meelood oo meel ayaa duntay; oo dhulgariirkii wuxuu dilay toddoba kun oo qof, oo intoodii kalena way cabsadeen, oo waxay ammaaneen Ilaaha samada.
В тот же час произошло сильное землетрясение, и десятая часть города разрушилась. Во время землетрясения погибли семь тысяч человек, остальных охватил ужас, и они прославили Бога небесного.
14 O o hooggii labaadna wuu dhammaaday; oo bal eeg, hooggii saddexaadna dhaqsuu u imanayaa. Buunka Toddobaad
Второе горе окончилось, но приближалось еще третье. Седьмая труба
15 M arkaasaa waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii toddobaad, oo waxaa samada ka yeedhay codad waaweyn, oo waxay yidhaahdeen, Boqortooyadii dunidu waxay noqotay boqortooyadii Rabbigeenna iyo Masiixiisa, oo isna boqor buu ahaan doonaa weligiis iyo weligiis.
Затрубил седьмой ангел, и в небесах громко прозвучали слова: – Царство мира стало Царством нашего Господа и Его Христа! Он будет царствовать вечно!
16 O o afar iyo labaatankii oday oo carshiyadooda ku fadhiyey Ilaah hortiisa way dhaceen, oo intay wejigooda dhulka saareen, ayay Ilaah caabudeen, iyagoo leh,
Двадцать четыре старца, которые сидят на своих тронах перед Богом, пали на лица свои и поклонились Богу,
17 R abbiyow Ilaaha Qaadirkaa oo jira oo jirayow, mahad baannu kuu naqaynaa; maxaa yeelay, waxaad qaadatay xooggaagii weynaa, oo wax baad xukuntay.
говоря: – Мы благодарим Тебя, Господь, Бог Вседержитель, Кто есть и Кто был, за то, что Ты взял великую власть в Свои руки и начал царствовать.
18 O o quruumihiina way cadhoodeen, oo waxaa yimid cadhadaadii iyo wakhtigii kuwii dhintay la xukumi lahaa iyo wakhtigii abaalgudkooda la siin lahaa nebiyada addoommadaada ah iyo quduusiinta iyo kuwa magacaaga ka cabsada, yaryar iyo waaweynba, oo la baabbi'in lahaa kuwa dhulka baabbi'iya.
Народы разъярились, но сейчас настал черед Твоему гневу. Настал час суда над мертвыми, час раздачи наград Твоим слугам пророкам и святым, благоговеющим перед Твоим Именем, как малым, так и великим, и час истребления тех, кто растлевает землю.
19 M arkaasaa waxaa samada laga furay macbudkii Ilaah; oo waxaa macbudkiisa gudihiisa ka muuqday sanduuqii axdigiisa; markaasaa waxaa soo dhacay hillaac, iyo codad, iyo onkod, iyo dhulgariir, iyo roob dhagaxyaale oo weyn.
Тогда на небесах открылся храм Божий, а в храме был явлен ковчег завета Его. Засверкали молнии, раздались голоса, загремел гром, произошло землетрясение, и пошел сильный град.