Luukos 3 ~ От Луки 3

picture

1 W axay ahayd sannaddii shan iyo tobnaad oo Tiberiyas Kaysar boqranaa, markii Bontiyos Bilaatos xukumi jiray Yahuudiya, oo Herodos taliye u ahaa Galili, walaalkiis Filibosna taliye u ahaa Ituraya iyo dalkii Tarakhoonitis, oo Lusaniyas taliye u ahaa Abilene,

В пятнадцатый год правления кесаря Тиберия, когда Иудеей управлял Понтий Пилат, Ирод был правителем Галилеи, его брат Филипп – правителем Итуреи и Трахонитской области, Лисаний – правителем Авилинеи,

2 o o Annas iyo Kayafas wadaaddadii sare ahaan jireen, markaasaa ereygii Ilaah cidlada ugu yimid Yooxanaa ina Sakariyas.

а первосвященниками были Анна и Кайафа, слово Бога было к Иоанну, сыну Захарии, в пустыне.

3 W uxuu yimid Webi Urdun hareerihiis oo dhan isagoo dadka ku wacdiyeya baabtiiskii toobadda dembidhaafka aawadiis,

После этого Иоанн пошел по всем областям, прилегающим к Иордану, и проповедовал крещение покаяния для прощения грехов.

4 s iday ugu qoran tahay kitaabkii hadallada Nebi Isayos, Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya, Jidka Rabbiga hagaajiya, Waddooyinkiisa toosiya.

Как написано в книге пророка Исаии: «Голос раздается в пустыне: “Приготовьте путь Господу; сделайте прямыми дороги Его!

5 D ooxo walba waa la buuxin doonaa, Qar iyo buur walbana waa la gaabin doonaa, Wixii qalloocanna waa la toosin doonaa, Jidadka xunxunna waa la simi doonaa,

Всякий овраг пусть будет засыпан, а всякая гора и холм – опустятся; извилистые пути пусть станут прямыми, и неровные – пусть станут ровными,

6 U unka oo dhammuna badbaadinta Ilaah ayay arki doonaan.

чтобы все человечество увидело Божье спасение”».

7 H addaba wuxuu ku yidhi dadkii badnaa oo u soo baxay inuu baabtiiso iyaga, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa?

Иоанн говорил толпам, которые приходили принять крещение от него: – Вы, змеиное отродье! Кто предупредил вас, чтобы вы бежали от грядущего гнева?

8 H addaba midho toobad istaahila soo bixiya, hana bilaabina inaad isku tidhaahdaan, Waxaannu leennahay Ibraahim oo aabbe noo ah. Waayo, waxaan idinku leeyahay, Ilaah waa karaa inuu dhagaxyadan carruur uga kiciyo Ibraahim.

Делами докажите искренность вашего покаяния. Не успокаивайте себя словами: «Наш отец Авраам!» Говорю вам, что Бог может и из этих камней сотворить детей Аврааму.

9 H addeer weliba faaska waxaa la dhigay geedaha guntooda. Sidaa darteed geed walba oo aan midho wanaagsan soo bixin waa la gooyaa oo dabka lagu tuuraa.

Уже и топор лежит у корня деревьев, и всякое дерево, не приносящее хорошего плода, будет срублено и брошено в огонь.

10 M arkaasaa dadkii badnaa weyddiiyeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Haddaba maxaannu samaynaa?

– Что же нам делать? – спрашивал народ.

11 K olkaasuu u jawaabay oo iyagii ku yidhi, Kii laba khamiis qabaa, ha siiyo kii aan waxba qabin; kii cunto qabaana, sidaas oo kale ha yeelo.

Иоанн отвечал: – Тот, у кого две рубахи, пусть даст одну тому, у кого нет вообще, и тот, у кого есть еда, пусть сделает то же самое.

12 M arkaasaa waxaa u yimid cashuurqaadayaal in la baabtiiso, waxayna ku yidhaahdeen, Macallimow, annaguna maxaannu samaynaa?

Сборщики податей тоже приходили принять крещение. – Учитель, – спрашивали они, – что нам делать?

13 I saguna wuxuu ku yidhi, Waxaa laydiin amray wax ka badan ha qaadanina.

– Не требуйте с людей больше, чем положено, – говорил он им.

14 M arkaasaa askarna weyddiisay oo ku tidhi, Annaguna maxaannu samaynaa? Wuxuu iyagii ku yidhi, Ninna ha dulmina, oo ninna ha masabidina; mushahaaradiinnana raalli ku ahaada.

Спрашивали его и солдаты: – А что делать нам? Иоанн ответил: – Не вымогайте у людей денег силой и угрозами, никого ложно не обвиняйте и довольствуйтесь своим жалованьем.

15 I ntii dadku filanayeen oo kulligoodna qalbiyadooda kaga fikirayeen Yooxanaa inuu yahay Masiixii iyo in kale,

Народ был в напряженном ожидании, и всех интересовало, не Иоанн ли Христос.

16 a yaa Yooxanaa kulligood u jawaabay oo ku yidhi, Anigu waxaan idinku baabtiisaa biyo, laakiin waxaa imanaya ku iga itaal weyn, kan aanan istaahilin inaan yeelmihii kabihiisa furo. Isagu wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.

На это Иоанн отвечал им всем: – Я крещу вас водой, но придет Тот, Кто могущественнее меня, я даже не достоин развязать ремни Его сандалий. Он будет крестить вас Святым Духом и огнем.

17 M asaftiisu gacantiisay ku jirtaa inuu goobtiisa wax lagu tumo aad u safeeyo oo sarreenkana maqsinkiisa ku soo ururiyo, laakiin buunshaha ayuu dab aan demeyn ku gubi doonaa.

У Него в руках лопата, чтобы провеять зерно на току; пшеницу Он соберет в Свое хранилище, а мякину сожжет в неугасимом огне.

18 D igniin badan oo kale ayuu dadka ku wacdiyey.

И много другого говорил Иоанн, убеждая народ и возвещая ему Радостную Весть.

19 L aakiin kolkuu taliye Herodos u canaantay walaalkiis Filibos naagtiisii Herodiya aawadeed, iyo waxyaalaha xunxun oo Herodos sameeyey oo dhan aawadood,

Когда же он стал упрекать правителя Ирода за женитьбу на Иродиаде, жене его брата, и за все другое зло, которое тот совершил,

20 a yaa Herodos waxan oo dhan weliba ku daray inuu Yooxanaa ku xidho xabsigii. Ciise Waa La Baabtiisay

Ирод ко всему злу добавил еще одно, заключив Иоанна в темницу. Иоанн крестит Иисуса (Мат. 3: 13-17; Мк. 1: 9-11; Ин. 1: 32-34)

21 M arkii dadkii oo dhan la baabtiisay, waxaa dhacay in Ciisena la baabtiisay, oo intuu tukanayay ayaa samadu furantay,

Когда весь народ крестился, был крещен и Иисус, и когда после крещения Он молился, раскрылись небеса,

22 o o Ruuxa Quduuska ah ayaa dushiisa ku soo degay isagoo muuqasho jidh leh oo qoolley u eg, waxaana samada ka yimid cod leh, Adigu waxaad tahay Wiilkayga aan jeclahay; ee waan kugu faraxsanahay. Abtirsiinta Ciise

и на Него спустился Святой Дух в телесном виде, в образе голубя. И с небес прозвучал голос: – Ты Мой любимый Сын! В Тебе Моя радость! Родословие Иисуса (Мат. 1: 1-17)

23 O o Ciise markuu bilaabay inuu wax baro, wuxuu ahaa qiyaas soddon jir, isagoo ahaa (sida loo moodayay) ina Yuusuf, kan ahaa ina Heli,

Иисусу было около тридцати лет, когда Он начал Свое служение. Он был, как все думали, сыном Иосифа, предками которого были Илия,

24 k an ahaa ina Matad, kan ahaa ina Laawi, kan ahaa ina Malki, kan ahaa ina Yanna,

Матфат, Левий, Мелхий, Ианнай, Иосиф,

25 k an ahaa ina Yuusuf, kan ahaa ina Matatiyas, kan ahaa ina Caamoos, kan ahaa ina Na'uum, kan ahaa ina Esli, kan ahaa ina Naggay,

Маттафия, Амос, Наум, Еслий, Наггей,

26 k an ahaa ina Ma'ad, kan ahaa ina Matatiyas, kan ahaa ina Semey, kan ahaa ina Yuusuf, kan ahaa ina Yuuda,

Мааф, Маттафия, Семеий, Иосиф, Иодай,

27 k an ahaa ina Yo'anna, kan ahaa ina Reesa, kan ahaa ina Serubaabel, kan ahaa ina Salaatii'eel, kan ahaa ina Neeri,

Иоханан, Рисай, Зоровавель, Шеалтиил, Нирий,

28 k an ahaa ina Malki, kan ahaa ina Addi, kan ahaa ina Koosam, kan ahaa ina Elmoodam, kan ahaa ina Ceer,

Мелхий, Аддий, Косам, Елмадам, Ир,

29 k an ahaa ina Yooses, kan ahaa ina Eliiceser, kan ahaa ina Yoorim, kan ahaa ina Matad, kan ahaa ina Laawi,

Иосий, Элиезер, Иорим, Матфат, Левий,

30 k an ahaa ina Simecoon, kan ahaa ina Yuuda, kan ahaa ina Yuusuf, kan ahaa ina Yoonam, kan ahaa ina Eliyaqiim,

Симеон, Иуда, Иосиф, Ионам, Элиаким,

31 k an ahaa ina Mele'as, kan ahaa ina Menna, kan ahaa ina Matata, kan ahaa ina Naataan, kan ahaa ina Daa'uud,

Мелеай, Маинай, Маттафай, Нафан, Давид,

32 k an ahaa ina Yesay, kan ahaa ina Coobeed, kan ahaa ina Bocas, kan ahaa ina Salmoon, kan ahaa ina Naasoon,

Иессей, Овид, Боаз, Сала, Нахшон,

33 k an ahaa ina Caminadaab, kan ahaa ina Araam, kan ahaa ina Esroom, kan ahaa ina Feres, kan ahaa ina Yahuudah,

Аминадав, Админ, Арний, Хецрон, Парец, Иуда,

34 k an ahaa ina Yacquub, kan ahaa ina Isxaaq, kan ahaa ina Ibraahim, kan ahaa ina Tara, kan ahaa ina Naakoor,

Иаков, Исаак, Авраам, Терах, Нахор,

35 k an ahaa ina Seruukh, kan ahaa ina Ragaw, kan ahaa ina Faleg, kan ahaa ina Xeber, kan ahaa ina Salah,

Серуг, Реу, Пелег, Евер, Шелах,

36 k an ahaa ina Qaynaan, kan ahaa ina Arfaksad, kan ahaa ina Sheem, kan ahaa ina Nuux, kan ahaa ina Lameg,

Каинан, Арпахшад, Сим, Ной, Ламех,

37 k an ahaa ina Metushelax, kan ahaa ina Enoog, kan ahaa ina Yaared, kan ahaa ina Mahalaleel, kan ahaa ina Qaynaan,

Мафусал, Енох, Иаред, Малелеил, Каинан,

38 k an ahaa ina Enoos, kan ahaa ina Seed, kan ahaa ina Aadan, kan ahaa ina Ilaah.

Енос, Сиф, Адам, Бог.