H addaba midho toobad istaahila soo bixiya, hana bilaabina inaad isku tidhaahdaan, Waxaannu leennahay Ibraahim oo aabbe noo ah. Waayo, waxaan idinku leeyahay, Ilaah waa karaa inuu dhagaxyadan carruur uga kiciyo Ibraahim.
Делами докажите искренность вашего покаяния. Не успокаивайте себя словами: «Наш отец Авраам!» Говорю вам, что Бог может и из этих камней сотворить детей Аврааму.
Continue reading Report error