1 H addaba reer Falastiin waxay la dirireen reer binu Israa'iil, oo raggii reer binu Israa'iilna way ka carareen reer Falastiin, oo Buur Gilboca ayay ku daateen iyagoo la laayay.
Филистимляне воевали с Израилем, и израильтяне бежали от них и падали на горе Гильбоа.
2 O o reer Falastiinna aad bay u eryadeen Saa'uul iyo wiilashiisii, markaasaa reer Falastiin waxay dileen Yoonaataan, iyo Abiinaadaab, iyo Melkiishuuca oo ahaa Saa'uul wiilashiisii.
Филистимляне нагнали Саула и его сыновей и убили его сыновей Ионафана, Авинадава и Малхи-Шуа.
3 O o dagaalkiina aad buu ugu sii kululaaday Saa'uul, oo waxaa isagii gaadhay qaansoleydii, oo isna qaansoleydii aawadeed ayuu dhib badan ula kulmay.
Вокруг Саула разгорелась жестокая битва. Лучники нашли его и тяжело ранили.
4 M arkaasaa Saa'uul wuxuu kii hubka u siday ku yidhi, War seeftaada la soo bax oo iga mudhbixi, waaba intaasoo buuryoqabyadanu yimaadaan oo ay intay seef iga mudhbixiyaan i caayaane. Laakiinse kii hubka u siday wuu diiday, waayo, aad buu u cabsaday. Sidaas daraaddeed Saa'uul wuxuu qaatay seeftiisii, markaasuu ku dul dhacay.
Саул сказал своему оруженосцу: − Обнажи меч и заколи меня, иначе эти необрезанные придут, станут глумиться надо мной и убьют меня. Но оруженосец не решился сделать это, потому что очень испугался. Тогда Саул взял свой собственный меч и бросился на него.
5 O o kii hubka u sidayna markuu arkay in Saa'uul dhintay, isna wuxuu ku dul dhacay seeftiisii, wuuna la dhintay.
Когда оруженосец увидел, что Саул мертв, он тоже бросился на свой меч и умер вместе с ним.
6 S idaas daraaddeed maalintaas waxaa wada dhintay Saa'uul, iyo saddexdiisii wiil, iyo kii hubka u siday, iyo raggiisii oo dhan.
Так погибли Саул и его три сына, оруженосец и все его люди погибли в тот же день.
7 O o raggii reer binu Israa'iil oo dooxadii dhankeeda kale joogay, iyo kuwii Webi Urdun shishadiisa joogay, markay arkeen in raggii reer binu Israa'iil carareen oo Saa'uul iyo wiilashiisii ay dhinteen ayay magaalooyinkii ka tageen oo carareen; markaasaa reer Falastiin yimaadeen oo iska degeen.
Увидев, что израильское войско разбежалось, а Саул и его сыновья погибли, израильтяне, которые жили на другой стороне долины и за Иорданом, покинули свои города и тоже бежали. А филистимляне пришли и заняли их.
8 O o maalintii dambe markay reer Falastiin u yimaadeen inay dharka ka furtaan kuwii la dilay waxay heleen Saa'uul iyo saddexdiisii wiil oo Buur Gilboca ku dhintay.
На следующий день, когда филистимляне пришли грабить мертвых, они нашли Саула и трех его сыновей, павших на горе Гильбоа.
9 M arkaasay madaxii ka gooyeen, oo hubkiisiina way ka furteen, oo waxay u cid direen dalkii reer Falastiin oo ku wareegsanaa inay u wargeeyaan gurigii sanamyadooda iyo dadkiiba.
Они отсекли ему голову, сняли оружие и послали вестников по всей филистимской земле, чтобы возвестить об этом в храме своих идолов и народу.
10 O o hubkiisiina gurigii Cashtarod ayay dhigeen, meydkiisiina derbigii Beytshaan bay ku xidheen.
Они положили его оружие в храме Астарты и повесили его тело на стене Бет-Шеана.
11 O o dadkii Yaabeesh Gilecaad degganaa markay maqleen waxyaalihii ay reer Falastiin Saa'uul ku sameeyeen,
Когда жители Иавеша Галаадского услышали о том, что филистимляне сделали с Саулом,
12 w axaa kacay raggii xoogga lahaa oo dhan, oo habeenkii oo dhan ayay sii guuraynayeen, markaasay Beytshaan derbigiisii ka soo qaadeen Saa'uul meydkiisii iyo meydadkii wiilashiisa, kolkaasay yimaadeen Yaabeesh, oo halkaasay ku gubeen.
то все их храбрые воины отправились в путь, шли всю ночь и взяли тела Саула и его сыновей со стены Бет-Шеана. Они пришли в Иавеш и сожгли их там.
13 M arkaasay lafahoodii qaadeen oo ku aaseen geed Yaabeesh ku yiil hoostiisa, toddoba maalmoodna way soomeen.
Потом они взяли их кости, похоронили под тамариском в Иавеше и постились семь дней.