Luukos 4 ~ От Луки 4

picture

1 C iise waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo Webi Urdun ayuu ka noqday, oo Ruuxii baa cidlada u kaxeeyey.

Иисус, исполненный Святого Духа, возвратился с Иордана, и Дух повел Его в пустыню.

2 A fartan maalmood ayaa Ibliisku jirrabayay. Maalmahaasna waxba ma cunin. Goortay maalmihii dhammaadeen ayuu gaajooday.

Там Его сорок дней искушал дьявол. Все это время Иисус ничего не ел и под конец почувствовал голод.

3 M arkaasaa Ibliisku wuxuu ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah ku dheh dhagaxan, Kibis noqo.

Тогда дьявол сказал Ему: – Если Ты Сын Бога, то прикажи этому камню стать хлебом.

4 C iise baa u jawaabay oo ku yidhi, Waa qoran tahay, Dadku waa inaanu kibis oo keliya ku noolaan.

Иисус ответил ему: – Написано: «Не одним хлебом живет человек, но каждым словом Божьим ».

5 O o markuu kor u kaxeeyey wuxuu wakhti yar ku tusay quruumaha dunida oo dhan.

Приведя Его на высокое место, он показал Ему в один миг все царства мира.

6 M arkaasaa Ibliisku wuxuu ku yidhi, Amarkan oo dhan waan ku siinayaa iyo ammaantoodaba, waayo, waa lay siiyey; oo kii aan doonayo ayaan siiyaa.

И сказал Ему: – Я передам Тебе всю их власть и славу, потому что они отданы мне, и я даю их кому захочу.

7 H addaba haddaad hortayda i caabuddid, kulli adaa lahaan doona.

Итак, если Ты поклонишься мне, все это будет Твоим.

8 M arkaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Waa qoran tahay, Waa inaad caabuddo Rabbiga Ilaahaaga ah oo waa inaad isagoo keliya u adeegto.

Иисус ответил: – Написано: «Поклоняйся Господу, Богу твоему, и служи Ему одному!».

9 M arkaasuu Yeruusaalem geeyey, wuxuuna saaray munaaraddii macbudka oo ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah, halkan hoos iskaga tuur;

После этого дьявол привел Его в Иерусалим и поставил Его на самый верх храма. – Если Ты Сын Бога, – сказал он, – то бросься отсюда вниз.

10 w aayo, waa qoran tahay, Malaa'igihiisa ayuu ku amri doonaa inay ku ilaaliyaan,

Ведь написано же: «Своим ангелам повелит о Тебе охранять Тебя»,

11 i yo, Inay gacmahooda sare kuugu qabtaan inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin.

и «они понесут Тебя на руках, чтобы ноги Твои не ударились о камень».

12 C iise baa u jawaabay oo ku yidhi, Waa la yidhi, Rabbiga Ilaahaaga ah waa inaanad jirrabin.

Иисус ответил ему: – Сказано: «Не испытывай Господа, Бога твоего».

13 I bliiskiina markuu jirrabaad walba dhammeeyey ayuu ka tegey intii wakhti ah. Bilowgii Wacdiga Ciise

Когда дьявол окончил все искушения, он оставил Его на время. Иисус начинает Свое служение (Мат. 4: 12-17; Мк. 1: 14-15)

14 M arkaasaa Ciise wuxuu xooggii Ruuxa kula noqday Galili, warkiisuna wuxuu gaadhay dhulka ku wareegsan oo dhan.

Иисус возвратился в Галилею, исполненный силой Духа. Молва о Нем распространилась по всей округе.

15 S unagogyadoodana ayuu wax ku baray, dhammaanna waa la wada ammaanay isaga. Ciise Waa Laga Celiyey Naasared

Он учил в синагогах, и все прославляли Его. Назарет не принимает Иисуса (Мат. 13: 54-58; Мк. 6: 1-6)

16 M arkaasuu wuxuu yimid Naasared oo ahayd meeshuu ku koray, oo maalintii sabtida sida caadadiisu ahayd ayuu sunagogga galay, wuuna istaagay inuu wax akhriyo.

Однажды Иисус пришел в Назарет, в город, где Он вырос, и в субботу, как обычно, Он отправился в синагогу. Там Иисус встал, чтобы читать.

17 W axaa loo dhiibay kitaabkii Nebi Isayos, oo goortuu kitaabkii furay ayuu helay meeshii lagu qoray,

Ему подали свиток пророка Исаии, Он развернул его и нашел место, где было написано:

18 R uuxii Rabbiga ayaa i dul jooga, Waayo, wuxuu ii subkay inaan war wanaagsan masaakiinta ku wacdiyo, Wuxuuna ii soo diray inaan kuwa xidhan furriinnimada ogeysiiyo Iyo kuwa indhaha la' soo celinta araggooda Iyo inaan kuwa nabaraysan soo furfuro,

«Дух Господа на Мне, потому что Он помазал Меня возвещать бедным Радостную Весть. Он послал Меня провозглашать свободу пленникам, прозрение слепым, освободить угнетенных,

19 I yo inaan dadka ogeysiiyo sannadda qaabbilaadda ah ee Rabbiga.

возвещать год милости Господней».

20 I ntuu kitaabkii duudduubay ayuu midiidinka u dhiibay oo fadhiistay; oo dadkii sunagoggii ku jiray oo dhan ayaa indhaha ku taagay.

Иисус свернул свиток, отдал его служителю и сел. Глаза всех в синагоге были прикованы к Нему.

21 M arkaasuu bilaabay inuu ku yidhaahdo, Maanta Qorniinkan dhegihiinnu maqlay waa rumoobay.

Он начал говорить: – Сегодня, когда вы слушали, исполнились эти слова Писания.

22 K ulligood markhaati bay ahaayeen, wayna ka yaabeen hadallada nimcada leh oo afkiisa ka soo baxay, markaasay yidhaahdeen, Kanu miyaanu ahayn wiilkii Yuusuf?

Все хвалили Его и удивлялись силе Его слов. – Но разве Он не сын Иосифа? – спрашивали они.

23 K olkaasuu ku yidhi, Shakila'aan waxaad masaalkan igu odhan doontaan, Dhakhtarow, isbogsii. Wax kastoo aannu maqalnay oo Kafarna'um lagu sameeyey, halkan dhulkaagana ku samee.

Иисус сказал им: – Вы Мне, конечно, напомните пословицу: «Врач, исцели самого себя!» И скажете Мне: «Мы слышали, что Ты сотворил много чудес в Капернауме, сотвори же и здесь, у Себя на родине, что-либо подобное».

24 M arkaasuu ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Nebina dalkiisa laguma aqbalo.

Но говорю вам истину, ни одного пророка не принимают на его родине.

25 L aakiin runtii waxaan idinku leeyahay, Wakhtigii Eliyaas waxaa Israa'iil ku jiray carmallo badan oo nimankoodii ka dhinteen markii cirku saddex sannadood iyo lix bilood xidhmay oo abaar weyni dhulka oo dhan ka dhacday.

Уверяю вас, что во времена Илии, когда три с половиной года не было дождя и по всей стране был ужасный голод, в Израиле было много вдов,

26 L aakiin middoodna Eliyaas looma dirin, naag carmal ah oo magaalada Sarefta oo dalka Siidoon ku jirtay maahee.

однако Илия не был послан ни к одной из них, а лишь ко вдове в Сарепту близ Сидона.

27 W akhtigii Nebi Eliishaana waxaa Israa'iil ku jiray dad badan oo baras leh, midkoodna lama daahirin Nacamaan reer Suuriya maahee.

Много было в Израиле прокаженных во времена пророка Елисея, однако ни один из них не был очищен, кроме сирийца Наамана.

28 M arkii kuwii sunagogga ku jiray oo dhan waxaas maqleen ayay aad u cadhoodeen.

Все в синагоге пришли в ярость, когда услышали это.

29 M arkaasay kaceen oo magaaladii ka saareen, waxayna u kaxeeyeen buurtii magaaladoodii ka dhisnayd qarkeedii inay ka tuuraan.

Они вскочили, вытащили Иисуса за пределы города и привели к обрыву горы, на которой был построен город, чтобы сбросить Его вниз.

30 L aakiin isagu intuu dhex maray ayuu iska tegey. Jinnoolihii La Bogsiiyey

Но Иисус прошел сквозь толпу и ушел. Иисус учит изгоняет нечистого духа (Мк. 1: 21-28)

31 W uxuuna u degay Kafarna'um oo magaalada Galili ah. Oo maalmihii sabtida ayuu dadka wax barayay.

Он пошел в галилейский город Капернаум и в субботу учил там народ.

32 W axbariddiisiina way la yaabeen, waayo, hadalkiisu amar buu lahaa.

Все изумлялись Его учению, потому что в Его словах ощущалась власть.

33 W axaana sunagogga joogay nin jinni wasakh leh qaba. Cod weyn ayuu ku qayliyey, oo wuxuu yidhi,

В синагоге был человек, одержимый демоном, нечистым духом, и вдруг он громко закричал:

34 N a daa! Maxaa inoo dhexaya, Ciise reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabbi'iso? Anigu waa ku garanayaa kii aad tahay, Kan Quduuska ah ee Ilaah.

– Ааа..! Что Ты хочешь от нас, Иисус из Назарета? Ты пришел, чтобы погубить нас? Я знаю, Кто Ты! Ты – Святой Божий!

35 C iise baa canaantay oo ku yidhi, Aamus oo ka soo bax. Jinniguna goortuu ninkii dhexda ku tuuray ayuu ka soo baxay, waxbana ma uu yeelin.

– Замолчи! – строго приказал Иисус. – Выйди из него! Бросив человека перед всеми на землю, демон вышел из него, не причинив ему вреда.

36 Y aab weyn ayaa ku wada dhacay; wayna isla wada hadleen oo yidhaahdeen, Waa maxay hadalkan? waayo, jinniyada wasakhda leh ayuu amar iyo xoog ku xukumaa, wayna ka baxaan.

Все изумлялись и говорили друг другу: – Что это такое? С такой властью и силой Он приказывает нечистым духам, и они выходят!

37 M eel kasta oo dalka ku wareegsan ayaa warka isaga ku saabsan gaadhay. Ciise Wuxuu Bogsiiyey Simoon Soddohdiis Iyo Qaar Kale Oo Badan

Слух об Иисусе распространялся по всей округе. Иисус исцеляет других (Мат. 8: 14-16; Мк. 1: 29-34)

38 M arkaasuu sunagoggi ka soo kacay, oo wuxuu galay gurigii Simoon. Simoon soddohdiisna qandho weyn ayay qabtay, markaasay isaga u baryeen aawadeed,

Покинув синагогу, Иисус пошел в дом Симона. У тещи же Симона в это время был сильный жар, и Иисуса попросили помочь ей.

39 o o intuu isa soo dul taagay ayuu qandhadii canaantay, wayna daysay. Kolkiiba way kacday oo u adeegtay iyagii.

Наклонившись над ней, Иисус приказал горячке покинуть женщину, и та оставила ее. Она сразу же встала и начала накрывать им на стол.

40 M arkii qorraxdu sii dhacaysay, dadkii oo dhan oo lahaa dad cudurro kala cayncayn ah qabay ayay isaga u keeneen; mid kastaba gacmihiisuu saaray oo bogsiiyey.

Когда же солнце стало клониться к закату, все, у кого были больные различными болезнями, начали приносить их к Иисусу, и Он возлагал на каждого руки и исцелял их.

41 J inniyona dad badan ayay ka soo baxeen, iyagoo qaylinaya oo leh, Adigu waxaad tahay Wiilka Ilaah. Isaguse waa canaantay oo uma oggolaanin inay hadlaan, waayo, waxay garanayeen inuu Masiixa yahay.

Также и демоны выходили из многих людей с криком: – Ты – Сын Бога! Но Иисус запрещал им и не разрешал говорить, потому что они знали, что Он – Христос. Иисус проповедует в Иудее (Мк. 1: 35-38)

42 G oortii ay maalintii noqotay, ayuu baxay oo meel cidla ah tegey; dadkii badnaana way doondooneen oo u yimaadeen. Wayna qabteen si aanu uga tegin.

На рассвете Иисус вышел из города и пошел в безлюдное место. Люди стали искать Его, и когда нашли, то уговаривали остаться у них.

43 L aakiin wuxuu iyagii ku yidhi, Waa inaan magaalooyinka kalena injiilka boqortooyada Ilaah ku wacdiyo, waayo, sidaa darteeda waa la ii soo diray.

Но Иисус сказал: – Я должен возвещать Радостную Весть о Царстве Бога и в других городах, ведь для этого Я и послан.

44 S unagogyada Galilina ayuu dadka ka dhex wacdiyi jiray.

И Он проповедовал в синагогах Иудеи.