1 A an gacaliyahayga ugu gabyo gacaliyahayga gabaygiisa oo ku saabsan beertiisa canabka ah. Gacaliyahaygu wuxuu beer canab ah ku lahaa kur barwaaqaysan.
Я спою Любимому моему песню о Его винограднике: Виноградник был у Любимого моего на плодородном холме.
2 O o wuxuu hareereheeda ka qoday god, oo dagaxyadii ku jirayna wuu ka saaray, markaasuu ku dhex beeray geedcanabka ugu wanaagsan, oo dhexdeedana wuxuu ka dhisay munaarad, oo weliba wuxuu dhexdeeda ka sameeyey god macsareed, oo wuxuu ka sugayay in midho canab ka soo baxaan, laakiinse waxaa ka soo baxay kuwa xunxun.
Он окопал его, от камней очистил и засадил лучшими лозами. Он построил в нем сторожевую башню и вытесал давильный пресс. Он ждал от него хороших ягод – но принес он дикие плоды.
3 H addaba, dadka Yeruusaalem deggan iyo dadka Yahuudahow, waxaan idinka baryayaa inaad aniga iyo beertayda canabka ah noo kala gar qaybisaan.
– Теперь вы, жители Иерусалима и народ Иудеи, рассудите Меня с Моим виноградником.
4 B al maxaa kaloo beertayda loo samayn karay oo aanan u samayn? Maxayse markaan ka sugayay inay midho canab ka soo baxaan kuwa xunxun uga soo baxeen?
Что еще можно было сделать для него, чего Я еще не сделал? Когда ждал Я хороших плодов, почему он принес дикие?
5 H addaba waxaan idiin sheegayaa waxaan beertayda canabka ah ku samayn doono: heeraarkeeda waan ka qaadi doonaa, oo dhammaanteed way baabbi'i doontaa, oo deyrkeedana waan dumin doonaa, oo waa lagu joogjoogsan doonaa,
Теперь Я скажу вам, что Я сделаю с Моим виноградником: отниму у него ограду, и он будет опустошен; разрушу его стену, и он будет вытоптан.
6 o o iyada waxaan ka dhigi doonaa baabba' oo lama gooyn doono, lamana xagaafi doono, laakiinse waxaa ka soo bixi doona yamaarug iyo qodxan, oo weliba daruurahana waan ku amri doonaa inayan roob ku soo dayn.
Я сделаю его пустошью, не будут его ни подрезать, ни вскапывать; зарастет он терновником и колючками. Я повелю облакам не проливаться на него дождем.
7 W aayo, Rabbiga ciidammada beercanabkiisu waa dadka Israa'iil, oo dadka Yahuudahna waa geedkuu ku farxo, oo wuxuu ka sugayay caddaalad, laakiinse bal eega, waxaa ka soo baxay dhiigdaadasho oo wuxuu ka sugayay xaqnimo, laakiinse bal eega, waxaa ka soo baxay qaylo. Hoogag Iyo Xukun
Виноградник Господа Сил есть дом Израиля, и народ Иудеи – Его любимый сад. Он ждал правосудия, но увидел кровопролитие, ждал праведности, но услышал горестный крик. Шестикратное горе и суд
8 H oog waxaa leh kuwa guriba guri ku dhejiya oo beerna beer kale ku dara ilaa meel la waayo oo ay keli ahaantood dhulka dhexdiisa degaan.
Горе вам, прибавляющие дом к дому и поле к полю, пока не останется больше места, словно на земле живете вы одни!
9 R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, oo aan anigu dhegahayga ku maqlay, Sida runta ah guryo badan baa cidloobi doona, oo xataa kuwa waaweyn oo quruxda badanina waxay ahaan doonaan cidla aan qofna degganayn.
Господь Сил сказал мне вслух: – Большие дома будут опустошены, прекрасные особняки останутся без жителей.
10 O o weliba toban tacab oo beer canab ahu waxay dhali doonaan qiyaas bad la yidhaahdo oo keliya, oo xomeer muggiis oo iniino ahuna wuxuu dhali doonaa in eefaah qaadi karo.
Виноградник в десять участков принесет только бат вина, хомер семян – лишь ефу зерна.
11 H oog waxaa leh kuwa aroor hore u kaca si ay wax lagu sakhraamo u daba galaan, oo haddana ilaa habeenkii ku sii raaga ilaa uu khamrigu ololiyo!
Горе тем, кто встает ранним утром и идет за хмельным питьем, кто до самого вечера разгорячается вином!
12 D iyaafadahooda waxaa yaal kataarad iyo shareerad, iyo daf iyo biibiile, iyo khamri, laakiinse iyagu kama fiirsadaan shuqulka Rabbiga, kamana fikiraan waxyaalihii ay gacmihiisu sameeyeen.
На пирах у них арфы и лиры, бубны, свирели, вино, но о делах Господа они не думают, не вникают в деяния Его рук.
13 H addaba sidaas daraaddeed dadkaygii waxaa loo kaxaystay maxaabbiis ahaan, maxaa yeelay, aqoon ma laha, oo raggoodii sharafta lahaa way gaajoodeen, dadkoodii badnaana oon bay la gubteen.
Поэтому мой народ пойдет в плен из-за недостатка ведения; его знать умрет от голода, его чернь будет томиться жаждой.
14 H addaba sidaas daraaddeed She'ool calooshiisii buu isballaadhiyey, oo afkiisiina qiyaasla'aan buu u kala qaaday, oo kuwooda haybadda leh, iyo dadkooda badan, iyo kuwooda buuqa, iyo ku alla koodii reyreeyaba isagay hoos ugu dhaadhacaan.
Расширится мир мертвых и без меры разверзнет пасть; сойдет туда и знать, и чернь, все крикуны и бражники.
15 O o ninka hoose baa la soo dejin doonaa, oo ninka weynna waa la hoosaysiin doonaa, oo kuwa isla weyn indhahooda waa la hoosaysiin doonaa,
Унижены будут люди, смирится всякий, и глаза надменных потупятся.
16 l aakiinse Rabbiga ciidammada caddaalad baa lagu sarraysiin doonaa, oo Ilaaha quduuska ahna waxaa quduus loogu tirin doonaa xaqnimo.
Но Господь Сил Своим правосудием возвысится, святой Бог Своей праведностью явит Свою святость.
17 O o markaasay baraarku daaqsintooda ikhtiyaar u daaqi doonaan, oo kuwii barwaaqaysnaana meelahooda baabba'ay waxaa cuni doona shisheeyayaal.
И овцы будут пастись, как на своих пастбищах, ягнята будут кормиться среди разоренных домов богачей.
18 H oog waxaa leh kuwa xumaanta ku soo jiita xadhkaha aan waxba tarayn, oo dembigana ku soo jiita jaraha gaadhiga oo kale,
Горе тем, кто обольщен грехом и, словно впрягшись в повозку, тянет за собой беззаконие.
19 k uwaasoo yidhaahda, Isagu ha soo dhaqsado, oo shuqulkiisana ha soo deddejiyo, si aannu u aragno aawadeed, oo Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil taladiisuna ha soo dhowaato oo ha timaado, si aannu iyada u aqoonsanno aawadeed!
Они говорят: «Пусть Бог поспешит, пусть ускорит дело Свое, чтобы мы его увидели. Пусть приблизится, пусть исполнится замысел Святого Израиля, чтобы мы его узнали».
20 H oog waxaa leh kuwa sharka yidhaahda waa wanaag, wanaagna yidhaahda waa shar, oo gudcurkana iftiin ku beddela, iftiinkana gudcur ku beddela, oo qadhaadhkana macaan ku beddela, macaankana qadhaadh ku beddela.
Горе тем, кто зовет зло добром, а добро – злом, тьму считает светом, а свет – тьмой, горькое считает сладким, а сладкое – горьким.
21 H oog waxaa leh kuwa isla caqliga badan ee isla miyirka badan!
Горе тем, кто мудр в своих глазах и разумен сам пред собой.
22 H oog waxaa leh kuwa u xoogga badan inay khamri cabbaan, iyo dadka u itaalka weyn inay qasaan wax lagu sakhraamo,
Горе тем, кто доблестен пить вино и силен смешивать крепкие напитки,
23 k uwaasoo kan sharka leh xaq ka dhiga laaluush aawadiis, oo ka xaqa ahna xaqiisa ka qaada!
кто оправдывает виновного за взятку, но лишает правосудия невиновного!
24 H addaba sidaas daraaddeed sida carrabka dabku xaabka u gubo, oo uu cawskuna ololka ugu dhammaado ayaa xididkoodu u xumaan doonaa, oo ubaxooduna wuxuu u duuli doonaa sida boodh oo kale, maxaa yeelay, waxay diideen sharcigii Rabbiga ciidammada, oo waxay quudhsadeen Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil eraygiisii.
За это, как языки огня съедают солому и пламя пожирает сено, сгниют их корни и цветы их разлетятся, как прах; ведь они отвергли Закон Господа Сил, и презрели слово Святого Израилева.
25 H addaba sidaas daraaddeed ayaa cadhadii Rabbigu dadkiisa ugu oloshay, oo wuxuu iyaga ku soo fidiyey gacantiisii, wax buuna ku dhuftay, oo buurihiina way wada gariireen, oo meydadkoodiina jidadkay dhex daadsanaayeen sida qashin oo kale, hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisu weli way sii fidsan tahay.
За это вспыхнет Господень гнев на Его народ; Он поднимет руку Свою на них и поразит их. Вздрогнут горы, и будут их трупы точно отбросы на улицах. Но и тогда гнев Его не отвратится, и рука Его еще будет занесена.
26 O o isna meel fog ayuu calan uga taagi doonaa quruumaha, oo wuxuu iyaga uga foodhyi doonaa dhulka dhammaadkiisa, oo bal eega, dhaqsay u iman doonaan.
Он поднимает знамя, призывая дальние народы, свистом созывает тех, кто на краях земли. И вот, они идут – быстро и стремительно.
27 M idkoodna ma daali doono, mana kufi doono, oo midkoodna ma gam'i doono, mana seexan doono, dhex-xidhkuna ma furmi doono, yeelmaha kabahooduna ma go'i doono.
Никто из них не устанет и не споткнется, никто не задремлет и не заснет; ни пояс у них на бедрах не развяжется, ни ремешок на сандалиях не лопнет.
28 F allaadhahoodu waa af miidhan, oo qaansooyinkooda oo dhammuna waa wada xodan yihiin, oo qoobabka fardahoodana waxaa la moodaa sida dhagaxmadow oo kale, oo giraangirahooduna waa sida cirwareenta oo kale,
Остры у них стрелы, все луки у них туги. Кремню подобны копыта их коней, урагану подобны колеса их колесниц.
29 o o cidoodu waxay ahaan doontaa sida gool cideed, oo waxay u ciyi doonaan sida libaaxyo yaryar oo kale; hubaal way ciyi doonaan, wayna qabsan doonaan waxay ugaadhsanayaan, oo si ammaan ah ayay u qaadan doonaan, oo ciduna kama samatabbixin doonto.
Их рык точно львиный, они ревут, как молодые львы; рычат, хватая добычу, уносят ее, и никто не отнимет.
30 O o maalintaas waxay iyaga ugu gurxami doonaan sida gurxanka badda; oo haddii dalka la eegana waxaa ka muuqda gudcur iyo cidhiidhi, oo iftiinkuna waa ku dhex madoobaaday daruurihii.
В тот день они взревут над добычей словно ревом моря. И если кто посмотрит на землю, то увидит тьму и горе; и облака застят свет.