Ishacyaah 5:24 ~ Исаия 5:24

picture

H addaba sidaas daraaddeed sida carrabka dabku xaabka u gubo, oo uu cawskuna ololka ugu dhammaado ayaa xididkoodu u xumaan doonaa, oo ubaxooduna wuxuu u duuli doonaa sida boodh oo kale, maxaa yeelay, waxay diideen sharcigii Rabbiga ciidammada, oo waxay quudhsadeen Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil eraygiisii.


За это, как языки огня съедают солому и пламя пожирает сено, сгниют их корни и цветы их разлетятся, как прах; ведь они отвергли Закон Господа Сил, и презрели слово Святого Израилева.

Continue reading Report error