1 M eeshayda aan wax ka dhawro ayaan istaagi doonaa, qalcaddana waan isa saari doonaa, waanan u fiirin doonaa bal waxa uu igula hadli doono, iyo waxa aan uga jawaabi doono cabashadayda. Jawaabtii Rabbiga
Я встану на стражу, поднимусь на крепостные валы. Буду ждать, что Он скажет, и что мне отвечать по жалобе моей. Ответ Бога
2 O o Rabbigu wuu ii jawaabay, oo wuxuu igu yidhi, Waxa lagu tusay qor, oo looxyo ku caddee, si kii akhristaaba u ordo.
Тогда Господь ответил: – Запиши откровение, выведи на табличках, чтобы его повсюду прочитал вестник.
3 W aayo, wixii lagu tusay waa weli, oo waxay iman doonaan wakhtigii la yidhi, wayna u degdegaan ugudambaysta, oo innaba been ma sheegi doonaan. In kastoo ay raagaan waa inaad sugtaa, maxaa yeelay, sida xaqiiqada ah way noqon doonaan, oo innaba ma raagi doonaan.
Ведь еще не время ему исполниться, оно говорит о конце и не обманет. Если покажется, что медлит – жди: оно сбудется, не задержится.
4 B al eega, kan madaxa weynaaday naftiisii way kibirtay, oo ma toosna, laakiinse kii xaq ahu rumaysadkiisa buu ku noolaan doonaa.
Посмотри на надменных: их дух не праведен – а праведный верой жив будет.
5 H aah, oo weliba khamrigu wax buu khiyaanaa, oo nin isla weynu gurigiisa kuma xasillo. Wuxuu xiisihiisa u ballaadhiyaa sida She'ool oo kale, oo isagu waa sida geerida oo kale oo innaba lama dherjin karo, laakiinse wuxuu soo urursadaa quruumaha oo dhan, oo wuxuu isu geeystaa dadyowga oo dhan.
Вино обманывает этих гордецов и не дает им покоя. Они разверзают пасть, как мир мертвых, и, как смерть, они ненасытны. Они покоряют себе все народы, все племена подчиняют.
6 K uwan oo dhammu sow isaga kuma halqabsan doonaan? Oo sow maahmaahyo kuma quudhsan doonaan? Waxay odhan doonaan, Waxaa iska hoogay kan urursada wax uusan isagu lahayn! Bal ilaa goorma? Waxaa iska hoogay kan rahaamado isku rara!
Но все их пленники будут насмехаться над ними и глумиться поговорками, говоря: «Горе тому, кто копит чужое добро, кто богатеет на взятом в долг! Надолго ли это?»
7 K uwii ku qaniini lahaa sow haddiiba ma kici doonaan? Oo kuwii ku dhibi lahaa sow ma toosi doonaan? Oo adna booli baad iyaga u noqon doontaa.
Не поднимутся ли нежданно твои заимодавцы, не проснутся ли те, кто тебя трепетать заставит? Ты станешь для них добычей.
8 Q uruumo badan baad dhacday, haddaba sidaas daraaddeed dadyowga intooda hadhay oo dhammu aday ku dhici doonaan, taasuna waa dhiiggii dadka daraaddiis, iyo dulmigii lagu sameeyey dalka iyo magaalada iyo inta dhex deggan oo dhanba.
За то, что ограбил ты много народов, те из них, что остались, тебя ограбят, – потому что ты проливал кровь, совершал насилие на земле, в городах и над всеми их жителями.
9 W axaa iska hoogay kii faa'iido shar ah reerkiisa u soo urursada si uu buulkiisa uga dhisto meel sare oo uu gacanta sharka uga samatabbaxo!
Горе тому, кто наполняет свой дом неправедной поживой, чтобы устроить свое гнездо на высоте и избежать когтей несчастья!
10 D adyowga badan oo aad baabbi'isay daraaddood waxaad reerkaagii ugu arrimisay ceeb, oo waxaad ku dembaabtay naftaadii.
Ты свой дом опозорил, погубив многочисленные народы; ты расплатишься за это жизнью.
11 W aayo, dhagax baa ka qaylin doona derbiga dhexdiisa, oo loox alwaaxda ku dhex jira ayaa u jawaabi doona.
Сами камни из стен будут кричать, деревянные балки – им отвечать.
12 W axaa iska hoogay kii magaalo dhiig ku dhisa, oo magaalo xumaan ku adkeeya!
Горе тому, кто строит город на крови, созидает город на преступлении.
13 B al eeg in dadku ay dabka aawadiis u hawshoodaan, oo quruumuhuna ay waxtarla'aan isu daaliyaan sow ma aha mid Rabbiga ciidammada xaggiisa ka timid?
Разве не Господь Сил решил, что труды людей – лишь пища для огня, что народы изнуряют себя напрасно?
14 W aayo, sida biyuhu badda u daboolaan oo kale ayaa dhulka waxaa ka buuxsami doona aqoonta sharafta Rabbiga.
Ведь земля исполнится познанием славы Господа, как вода наполняет море.
15 W axaa iska hoogay kaaga deriskiisa khamri cabsiiya, oo cadho ugu shuba, oo weliba u sakhraamiya si uu cawradooda u fiirsada aawadeed!
Горе тому, кто спаивает ближних, наливая из бурдюков, пока те не опьянеют, чтобы после смотреть на их наготу.
16 A digu intaad sharaf heli lahayd waxaa ka buuxsantay ceeb, oo weliba adiguna khamri cab, oo waxaad noqotaa sida mid buuryaqab ah. Rabbiga gacantiisa midig koobka ku jira adiguu kugu soo rogman doonaa, oo sharaftaadana waxaa ku dhici doonta ceeb xun.
Ты бесчестием, не славой, сыт; напейся теперь сам и покажи свою наготу! Чаша из правой руки Господней дойдет и до тебя, и позор затмит твою славу.
17 W aayo, waxaa ku dabooli doona dulmigii Lubnaan lagu sameeyey, iyo halligaaddii ku dhacday xayawaankii iyaga ka cabsiiyey, taasuna waa dhiiggii dadka daraaddiis, iyo dulmigii lagu sameeyey dalka iyo magaalada iyo inta dhex deggan oo dhanba.
Злодейство твое на Ливане погубит тебя, бойня зверей, учиненная тобой, тебя же и ужаснет. Ты проливал человеческую кровь, совершал насилие на земле, в городах и над всеми, кто живет в них.
18 B al muxuu taraa sanamka xardhan, oo muxuu kii sameeyey u xardhay? Oo muxuu taraa sanamka la shubay oo ah macallinka beenta bara, oo kii sameeyey muxuu haddana isugu halleeyaa, waayo, waa sanamyo carrab la'.
Что за польза от идола, которого сделал ремесленник, от литой статуи, что учит только лжи? Верит мастер изделию своему, а оно – лишь немой идол.
19 W axaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! oo dhagax carrab la' ku yidhaahda, Sara joogso! Kanu miyuu wax bari doonaa? Bal eega, waxaa lagu dahaadhay dahab iyo lacag, laakiinse innaba neefu kuma jirto.
Горе тому, кто говорит дереву: «Оживи!», безмолвному камню – «Пробудись!» Научит ли он? И хотя он отделан золотом и серебром – в нем нет дыхания.
20 L aakiinse Rabbigu waa ku jiraa macbudkiisa quduuska ah, haddaba inta dhulka joogta oo dhammu ha ku hor aamuseen.
А Господь – в святом храме Своем; пусть молчит вся земля перед Ним.