Xabaquuq 2:16 ~ Аввакум 2:16

picture

A digu intaad sharaf heli lahayd waxaa ka buuxsantay ceeb, oo weliba adiguna khamri cab, oo waxaad noqotaa sida mid buuryaqab ah. Rabbiga gacantiisa midig koobka ku jira adiguu kugu soo rogman doonaa, oo sharaftaadana waxaa ku dhici doonta ceeb xun.


Ты бесчестием, не славой, сыт; напейся теперь сам и покажи свою наготу! Чаша из правой руки Господней дойдет и до тебя, и позор затмит твою славу.

Continue reading Report error