1 L ooma baahna inaan idiin soo qoro wax ku saabsan caawimaadda xagga quduusiinta,
Мне нет нужды писать вам о помощи святым.
2 w aayo, waan garanayaa diyaarnimadiinna aan kuwa Makedoniya idinku faaniyey, in dadka Akhaya sannaddii hore ay diyaar ahaayeen, oo jacaylkiinna kulaylkiisuna badidood buu sii kiciyey.
Я знаю ваше горячее желание помочь, и я даже хвалил вас перед македонцами. Я говорил им о том, что вы в Ахаии готовы были к такому пожертвованию еще в прошлом году, и ваше рвение побудило и их к действиям.
3 L aakiin waxaan u dirayaa walaalaha si aan faanka aannu idinku faaninnay micnela'aan loogaga dhigin xaalkan, inaad diyaar u ahaataan sidaan idhi,
Я посылаю к вам братьев, чтобы в этом случае наша похвала о вас не была пустой и чтобы вы оказались готовы, как я и говорил вам.
4 w aaba intaasoo aannu faankan ku ceebownaaye, annagoo keliyana ma aha, laakiin idinkuna waad ku ceeboobaysaan, haddii kuwo reer Makedoniya ahi ay i soo raacaan oo ay idin arkaan idinkoo aan diyaar ahayn.
Ведь если македонцы придут со мной и найдут, что вы, о ком мы говорили с такой уверенностью, не готовы, то нам будет стыдно, не говоря уже о вас.
5 T aas aawadeed waxaan u maleeyey inay dhaanto inaan walaalaha ka baryo inay hortay idiin yimaadaan, inay hore diyaar uga sii dhigaan deeqda aad ballanqaaddeen, inay taasi diyaar u ahaato deeq ahaan, mana aha qasab ahaan. Deeqsinimo Iyo Hadiyadda Ilaah
Поэтому я посчитал необходимым убедить братьев посетить вас заранее, чтобы завершить сбор пожертвований, как вы сами обещали. Тогда и будет видно, что вы делаете это не по принуждению, а добровольно.
6 L aakiin tan ogaada, Kii wax yar beeraa, wax yar buu goostaa, kii wax badan beeraana, wax badan buu goostaa.
Помните: кто скупо сеет, тот скупо и жнет, и кто сеет щедро, тот щедро и жнет.
7 Q of kastaa wax ha u bixiyo siduu qalbiga ka goostay, oo yaanu ku bixin caloolxumo ama qasab, waayo, Ilaah wuxuu jecel yahay kan farxad wax ku bixiya.
Каждый пусть дает столько, сколько ему подсказывает сердце, не с огорчением и не по принуждению, потому что Бог любит того, кто жертвует с радостью.
8 I laah wuxuu karaa inuu nimco oo dhan idiin badiyo inaad mar walba wax kasta oo idinku filan haysataan inaad shuqul kasta oo wanaagsan ku badisaan;
Бог может обеспечить вас всем, что нужно, чтобы у вас всегда было всего в достатке и с лихвой хватало еще на любое доброе дело,
9 s ida qoran, Isagu wuu kala firdhiyey, masaakiintana wax buu siiyey, Xaqnimadiisuna way sii jirtaa weligeedba.
как написано: «Он щедро раздал свое имущество бедным, и его праведность длится вовек».
10 K ii beerreyga siiya abuur uu abuuro iyo kibis uu cuno, wuu siin doonaa wuuna badin doonaa abuurkiinna aad abuuraysaan, wuuna kordhin doonaa midhaha xaqnimadiinna.
И Тот, Кто дает семя сеятелю, Кто дает людям хлеб в пищу, Тот умножит посеянное вами и увеличит жатву вашей праведности.
11 W ax kasta idinka waa laydinku hodansiin doonaa xagga deeqsinimada inaga dhex shaqaysa oo dhan ee aawadeed Ilaah loogu mahadnaqo.
Вы станете так богаты всем, что всегда сможете щедро помогать людям, и за ваш щедрый дар, переданный через нас, они будут благодарить Бога.
12 W aayo, samaynta shuqulkani ma dhammaystirto waxa dhiman ee ay quduusiintu u baahan yihiin oo qudha, laakiin waxaa kale oo ay kordhisaa in Ilaah aad loogu mahadnaqo.
Ваше служение не только помогает нуждам святых, но и вызывает все большую и большую благодарность Богу!
13 C addaynta adeegiddan aawadeed, waxaa Ilaah loo ammaanaa addeeciddiinna markaad qirataan injiilka Masiix, iyo deeqsinimada markaad la wadaagtaan iyaga iyo dadka kale oo dhan.
И, видя это ваше служение милосердия, люди будут славить Бога за вас, потому что вы верны Радостной Вести Христа, которую вы исповедуете, и делитесь с ними и со всеми тем, что имеете сами.
14 W ay idiin duceeyaan, wayna idiin xiisoodaan nimcada aad u badan ee Ilaah ee idinku jirta aawadeed.
Они будут молиться о вас и будут тянуться к вам благодаря безмерной благодати, которая дана вам Богом.
15 I laah baa mahad leh hadiyaddiisa aan la sheegi karin aawadeed.
Благодарность Богу за Его неописуемый дар!