1 R eer Efrayim waxay quutaan dabayl oo waxay daba galaan dabaysha bari. Had iyo goorba been iyo baabba' bay badiyaan, oo waxay axdi la dhigtaan dadka dalka Ashuur, saliidna Masar bay u qaadaan.
Ефрем питается ветром, гоняется за восточным ветром весь день, умножая ложь и насилие. Он заключает соглашения с Ассирией и посылает оливковое масло Египту.
2 O o weliba Rabbigu dacwad buu la leeyahay dadka Yahuudah, oo wuxuu reer Yacquub u ciqaabi doonaa si waafaqsan jidadkooda, oo wuxuu u abaalmarin doonaa si waafaqsan falimahooda.
У Господа есть судебная тяжба против Иудеи. Он накажет дом Иакова в соответствии с его путями и воздаст ему по его делам.
3 Y acquub markuu uurka ku jiray walaalkiis buu cedhibta ku dhegay, oo markuu nin noqdayna Ilaah buu la dagaallamay.
Еще в утробе Иаков схватил своего брата за пятку, а возмужав, он боролся с Богом.
4 H aah, oo wuxuu la dagaallamay malaa'igtii, wuuna ka adkaaday, wuuna ooyay oo baryay. Wuxuu isagii ka helay Beytel, oo halkaasuu nagula hadlay.
Он боролся с Ангелом и превозмог Его. Он плакал и умолял Его о благосклонности. В Вефиле Бог нашел Иакова и там говорил с нами;
5 R abbigu waa Ilaaha ciidammada. Rabbigu waa magiciisa lagu xusuusto.
Он – Господь, Бог Сил; Господь – Его Имя.
6 H addaba sidaas daraaddeed Ilaahaaga u soo jeeso, oo naxariista iyo garsooridda xaji, oo had iyo goorna Ilaahaaga sug.
Так вернись же к своему Богу, придерживайся любви и справедливости и всегда ожидай своего Бога.
7 D adkaygu waa baayacmushtari, oo waxaa gacanta ugu jira kafadihii khiyaanada, waxay jecel yihiin inay wax dulmaan.
Торговцы используют неверные весы и любят обманывать,
8 O o reer Efrayim wuxuu yidhi, Sida xaqiiqada ah taajir baan noqday, oo maal baan helay, oo innaba hawlahayga oo dhan lagama heli doono xumaan dembi ah.
а народ Ефрема хвастается: «Я очень богат. Я разбогател. Но во всех моих делах никто не найдет во мне ничего незаконного, и ничего грешного».
9 L aakiinse anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar, oo weliba waxaan ka dhigi doonaa inaad mar kale teendhooyin degganaataan sidii wakhtigii iidda.
– Я – Господь, твой Бог, Который вывел тебя из Египта. Я заставлю тебя снова жить в шатрах, как в дни праздника Шалашей.
10 O o weliba waxaan la hadlay nebiyadii, oo waxaan badiyey waxyaalo aan tusay, oo nebiyadana waxaan u soo dhiibay masaalooyin.
Я говорил с пророками, дал им много видений, через них рассказывал притчи.
11 R eer Gilecaad waa xumaan miidhan oo iyagu dhammaantood waa wax aan waxtar lahayn. Waxay Gilgaal ku allabaryaan dibiyo, oo weliba meelahooda allabarigu waa sida tuulmooyin ku dhex yaal jeexjeexyada beerta oo kale.
Есть ли зло в Галааде? Его жители ничтожны! Приносят ли они жертву быков в Гилгале? Их жертвенники будут как груды камней на вспаханном поле.
12 Y acquub wuxuu ku dhex cararay beertii Aram, oo Israa'iil inuu naag helo buu u shaqeeyey oo ido u ilaaliyey.
Иаков убежал в страну Арам. Он работал за жену, и, чтобы заплатить за нее, он пас овец.
13 O o Rabbigu reer binu Israa'iil nebi buu kaga soo bixiyey dalkii Masar, oo nebi baa iyagii lagu ilaashay.
Господь через пророка вывел Израиль из Египта, и через пророка Он охранял его.
14 R eer Efrayim si qadhaadh bay Rabbiga uga xanaajiyeen, haddaba dhiiggoodu korkooduu ku hadhi doonaa, oo ceebtoodana Sayidkoodu waa ku soo celin doonaa.
Но Израиль разгневал Господа. Владыка оставит на нем вину за его кровопролитие и воздаст ему за это презрение.