1 O o maalintaas toddoba naagood ayaa isku nin qabsan doona, oo waxay ku odhan doonaan, Annagaa ismasruufayna oo annagaa is-arrad tirayna, ee magacaaga keliya ha lanoogu yeedho, oo ceebtayada naga fogee. Biqilka Rabbiga
В тот день семь женщин ухватятся за одного мужчину, и скажут: – Мы будем есть свой хлеб и одеваться в свою одежду, только позволь нам называться твоим именем. Сними с нас позор! Ветвь Господа
2 O o maalintaas ayaa biqilka Rabbigu noqon doonaa wax qurux iyo ammaan badan, oo midhaha dhulkuna waxay kuwa reer binu Israa'iil oo baxsaday u noqon doonaan wax lagu faano oo quruxsan.
В тот день Господня Ветвь будет прекрасна и прославлена, и плод земли будет гордостью и славой уцелевших в Израиле.
3 O o waxay noqon doontaa in kii Siyoon ku hadhay iyo kii Yeruusaalem sii joogay loogu yeedho quduus, xataa mid kasta oo ku qoran kuwa Yeruusaalem ku nool dhexdooda
Оставшиеся на Сионе и уцелевшие в Иерусалиме будут названы святыми, все, записанные для жизни в Иерусалиме.
4 m arkii Sayidku maydho wasakhda dadka Siyoon, oo uu Yeruusaalem dhiiggeeda dhexdeeda kaga nadiifiyo ruuxa caddaaladda, iyo ruuxa wax guba.
Владыка отмоет нечистоту женщин Сиона; Он отчистит кровавые пятна с Иерусалима духом суда и духом огня.
5 O o meel kasta oo la deggan yahay oo Buur Siyoon ku taal, iyo shirarkeeda oo dhanba Rabbigu wuxuu ku kor abuuri doonaa maalintii daruur iyo qiiq, habeenkiina dab ololaya iftiinkiis, oo ammaanta oo dhanna waxaa ka sarrayn doona dabool.
Тогда Господь сотворит над горой Сион и над всеми, кто соберется там, облако дыма днем и сияние пылающего огня ночью. Над всей славой будет покров.
6 O o maalinnimada waxaa jiri doona meel kulaylka laga hadhsado, iyo meel la galo, iyo meel laga dugsado duufaanka iyo roobka.
Он будет убежищем и тенью от дневного зноя, приютом и укрытием от бури и дождя.