Xabaquuq 2:3 ~ Аввакум 2:3

picture

W aayo, wixii lagu tusay waa weli, oo waxay iman doonaan wakhtigii la yidhi, wayna u degdegaan ugudambaysta, oo innaba been ma sheegi doonaan. In kastoo ay raagaan waa inaad sugtaa, maxaa yeelay, sida xaqiiqada ah way noqon doonaan, oo innaba ma raagi doonaan.


Ведь еще не время ему исполниться, оно говорит о конце и не обманет. Если покажется, что медлит – жди: оно сбудется, не задержится.

Continue reading Report error