Yeremyaah 2:21 ~ Иеремия 2:21

picture

L aakiin waxaan kuu beeray canab wacan, oo kulligiis abuur wanaagsan ah, haddaba sidee baad ugu beddelantay inaad igu noqotid canab ba'ay oo qalaad?


Я посадил тебя благородной лозой от самого чистого семени. Как же превратилась ты у Меня в пустоцвет и дикую лозу?

Continue reading Report error