Esteer 1:20 ~ Есфирь 1:20

picture

O o marka boqorka amarkiisa uu bixin doono lagu faafiyo boqortooyadiisa oo dhan (waayo, way weyn tahay) ayaa dumarka oo dhammu nimankooda maamuusi doonaan, yar iyo weynba.


И когда царский указ будет провозглашен по всему огромному царству, все женщины будут чтить своих мужей, от малого до великого.

Continue reading Report error