O o qolladahana waxay ahaayeen saddex dabaqadood oo midba mid ka sarrayso, oo dabaqad kastaaba waxay ahayd soddon qolladood, oo waxay ku yiilleen derbigii qolladaha ee daarta ku wareegsanaa, si ay u qabsadaan aawadeed, laakiinse iyagu daarta derbigeeda kuma ay oollin.
Они располагались на трех этажах, одна над другой, по тридцать на каждом этаже. По всей стене дома были сделаны выступы, которые служили опорами боковым комнатам, чтобы они не опирались на стену дома.
Continue reading Report error