Daanyeel 1:2 ~ Даниил 1:2

picture

S ayidkuna gacantiisuu geliyey boqorkii Yahuudah oo ahaa Yehooyaaqiim iyo weelashii guriga Ilaah qaarkood, markaasuu u qaaday waddanka la yidhaahdo Shincaar, iyo gurigii ilaahiisa; oo weelashiina wuxuu geliyey gurigii ilaahiisa khasnadda u ahaa.


И Владыка отдал Иоакима, царя Иудеи, и часть утвари из Божьего дома в его руки. Он унес ее в дом своего бога в Шинар и положил в сокровищницу своего бога.

Continue reading Report error