1 H addaba waxaa Kaysariya joogay nin la odhan jiray Korneeliyos, oo taliye u ahaa boqol askari oo la odhan jiray Ciidankii Talyaaniga.
There was a man in the city of Caesarea by the name of Cornelius. He was a captain of an Italian group of the army.
2 N inkaasu nin cibaadaysan buu ahaa, oo Ilaah buuna ka cabsan jiray, isaga iyo gurigiisuba, dadkana sadaqooyin badan buu siin jiray, oo had iyo goorna Ilaah buu baryi jiray.
He and his family were good people and honored God. He gave much money to the people and prayed always to God.
3 A bbaaraha sagaalka saacadood oo maalmeed wuxuu riyo bayaan ugu arkay malaa'igtii Ilaah oo u soo gelaysa oo ku leh isaga, Korneeliyosow.
One afternoon about three o’clock he saw in a dream what God wanted him to see. An angel of God came to him and said, “Cornelius.”
4 M arkaasuu aad u fiiriyey isagoo cabsanaya oo wuxuu ku yidhi, Waa maxay, Rabbiyow? Markaasay ku tidhi, Baryooyinkaaga iyo sadaqooyinkaaga waxay Ilaah hortiisa u baxeen xusuus.
He was afraid as he looked at the angel. He said, “What is it, Lord?” The angel said, “Your prayers and your gifts of money have gone up to God. He has remembered them.
5 H addaba waxaad niman u dirtaa Yaafaa inay u soo yeedhaan Simoon kan la yidhaahdo Butros.
Send some men to the city of Joppa and ask Simon Peter to come here.
6 W uxuu marti u yahay nin Simoon la yidhaahdo oo megdeeye ah oo gurigiisu ku yaal badda dhinaceeda.
He is living with Simon, the man who works with leather. His house is by the sea-shore. He will tell you what you must do.”
7 O o kolkii malaa'igtii isaga la hadashay ka tagtay, wuxuu u yeedhay laba midiidin iyo askari cibaadaysan oo ka mid ah kuwa had iyo goorba u adeegi jiray;
The angel left him. Then Cornelius called two of his servants and a religious soldier who took care of him.
8 o o markuu wax walba u sheegay, ayuu wuxuu u diray Yaafaa.
He told what had happened. Then he sent them to Joppa. Peter’s Dream
9 H addaba maalintii dambe intay safrayeen oo magaalada ku soo dhowaanayeen, ayaa Butros wuxuu tegey gurigii dushiisa inuu ku tukado abbaaraha saacaddii lixaad,
The next day they went on their way. About noon they were coming near the town. At this time Peter went up on the roof to pray.
10 w aana gaajooday oo wuxuu doonayay inuu wax cuno; laakiin intay wax u diyaarinayeen ayuu riyooday,
He became very hungry and wanted something to eat. While they were getting food ready to eat, he saw in a dream things God wanted him to see.
11 w uxuuna arkay samada oo furantay, oo waxaa soo degayay weel sida shiraaq weyn oo kale oo afartiisa geesood loogu soo dejinayo dhulka;
He saw heaven open up and something like a large linen cloth being let down to earth by the four corners.
12 o o waxaana ku jiray jinsi kasta oo xayawaan afar lugood leh iyo waxa dhulka gurguurta iyo haadda cirka.
On the cloth were all kinds of four-footed animals and snakes of the earth and birds of the sky.
13 O o waxaa isaga u yimid cod leh, Kac, Butrosow; gowrac oo cun.
A voice came to him, “Get up, Peter, kill something and eat it.”
14 L aakiin Butros wuxuu yidhi, Saas yaanay noqon, Rabbiyow, maxaa yeelay, weligay ma aan cunin wax xaaraan ah oo aan nadiif ahayn.
Peter said, “No, Lord! I have never eaten anything that our Law says is unclean.”
15 M ar labaad codkii baa u yimid isagoo leh, Wixii Ilaah nadiifiyey, xaaraan ha ka dhigin.
The voice said the second time, “What God has made clean you must not say is unclean.”
16 T aasuna waxay dhacday saddex goor; markiibana weelkii waa loo qaaday samada.
This happened three times. Then it was taken back to heaven. Cornelius’ Men Find Peter
17 H addaba Butros intuu si aad ah ugu wareersaday riyadii uu arkay waxay micneheedu ahayd, bal eega, nimankii Korneeliyos soo diray, iyagoo mar weyddiistay gurigii Simoon, ayay waxay istaageen albaabka hortiisa,
Peter thought about the meaning of the dream. The men that Cornelius had sent came. They were standing by the gate asking about Simon’s house.
18 w axayna u yeedheen oo weyddiisteen in Simoon, kan la yidhaahdo Butros, uu meeshaas marti ku yahay iyo in kale.
They called to ask if Simon Peter was staying there.
19 O o Butros intuu riyadii ka fikirayay ayaa Ruuxu wuxuu ku yidhi, Bal eeg, saddex nin baa ku raadinaysa.
Peter was still thinking about the dream when the Holy Spirit said to him, “See, three men are looking for you.
20 H addaba kac oo hoosta tag oo raac, adoo aan shaki lahayn, maxaa yeelay, anaa soo diray.
Get up. Go down and go with them. Do not doubt if you should go, because I sent them.”
21 M arkaasaa Butros nimankii hoos ugu tegey, oo wuxuu ku yidhi, Bal eega, anigu waxaan ahay kaad raadinaysaan. Waa maxay sababta aad u timaadeen?
Peter went down to the men who had been sent by Cornelius. He said, “I am the one you are looking for. Why have you come?”
22 M arkaasay waxay ku yidhaahdeen, Korneeliyos oo boqol askari u taliya oo nin xaqa ah, Ilaahna ka cabsada, oo quruunta Yuhuudda oo dhammuna wanaaggiisa u markhaati furto, waxaa u digay isaga malaa'ig quduus ah inuu gurigiisa kuugu yeedho, hadallona kaa maqlo.
They said, “Cornelius sent us. He is a captain and a good man and he honors God. The whole Jewish nation can say this is true. An angel from God told him to send for you. He asks you to come to his house. He wants to hear what you have to say.” Peter Goes to Cornelius
23 S idaas aawadeed ayuu gudaha ugu yeedhay oo marti geliyey. Maalintii dambe ayuu kacay oo iyagii la baxay, walaalihii Yaafaa joogana qaarkood ayaa raacay isagii.
Peter asked them to come in and stay with him for the night. The next day he went with them. Some of the brothers from Joppa went along.
24 M aalintii dambe waxay soo galeen Kaysariya. Korneeliyosna iyaguu sugayay isagoo isugu yeedhay xigtadiisii iyo saaxiibbadiisii u dhowaa.
The next day they came to Caesarea. Cornelius was looking for them. He had gathered all his family and close friends at his house.
25 M arkuu Butros soo galay, ayaa Korneeliyos ka hor yimid, lugihiisana ku dhacay, waana caabuday.
When Peter came, Cornelius got down at his feet and worshiped him.
26 L aakiin Butros baa kiciyey oo ku yidhi, Istaag; aniga qudhayduba nin baan ahay.
But Peter raised him up and said, “Get up! I am just a man like you.”
27 O o intuu isagii la hadlayay, ayuu soo galay, oo wuxuuna arkay kuwo badan oo isu yimid;
As Peter spoke with Cornelius, he went into the house and found a large group of people gathered together.
28 m arkaasuu ku yidhi iyagii, Idinka qudhiinnu waa og tihiin inay xaaraan u tahay nin Yahuudi ah inuu ku darmado ama u dhowaado nin quruun kale ah; hase ahaatee Ilaah baa i tusay inaanan ninna ku sheegin nin xaaraan ah ama aan nadiif ahayn;
Peter said to them, “You know it is against our Law for a Jew to visit a person of another nation. But God has shown me I should not say that any man is unclean.
29 s idaas aawadeed, markii la ii yeedhay, waxaan imid diididla'aan. Saas darteed waxaan idin weyddiinayaa sababtii aad iigu soo yeedheen.
For this reason I came as soon as you sent for me. But I want to ask you why you sent for me?”
30 M arkaasaa Korneeliyos wuxuu ku yidhi, Afar maalmood oo hore, saacaddan oo kale, ayaan joogay anoo gurigayga saacaddii sagaalaad ku tukanaya; oo bal eeg waxaa i hor istaagay nin qaba dhar dhalaalaya,
Cornelius said, “Four days ago at three o’clock in the afternoon I was praying here in my house. All at once, I saw a man standing in front of me. He had on bright clothes.
31 o o wuxuu yidhi, Korneeliyosow, baryadaadii waa la maqlay, sadaqooyinkaagiina Ilaah hortiisa waa laga xusuustay.
He said to me, ‘Cornelius, God has heard your prayers and has remembered your gifts of love.
32 S idaas darteed Yaafaa cid u dir oo u yeedho Simoon, kan Butros la yidhaahdo. Wuxuu marti ku yahay guriga Simoon megdeeye oo badda dhinaceeda yaal.
You must send to Joppa and ask Simon Peter to come here. He is staying at the house of Simon, the man who works with leather. His house is by the sea-shore.’
33 S idaas darteed markiiba cid baan kuu soo diray; oo si wanaagsan baadna u samaysay inaad timid. Haddaba sidaa darteed dhammaantayo halkan waa wada joognaa Ilaah hortiisa, inaannu maqalno waxyaalihii Rabbigu kugu amray oo dhan. Butros Wacdigiisii
I sent for you at once. You have done well to come. We are all here and God is with us. We are ready to hear whatever the Lord has told you to say.” Peter Preaches in Cornelius’ House
34 M arkaasaa Butros afkiisa kala qaaday oo wuxuu yidhi, Runtii waxaan garanayaa Ilaah inuusan dadka u kala eexan:
Then Peter said, “I can see, for sure, that God does not respect one person more than another.
35 l aakiin kii kastoo Ilaah ka cabsada, xaqnimadana sameeya, quruun kastaba ha ku jiree, Ilaah waa aqbalaa.
He is pleased with any man in any nation who honors Him and does what is right.
36 E reygii ayuu u soo diray reer binu Israa'iil isagoo ku wacdiyaya nabad xagga Ciise Masiix. Isagu waa wax walba Rabbigood.
He has sent His Word to the Jews. He told them the Good News of peace through Jesus Christ. Jesus is Lord of All.
37 I dinka qudhiinnu waad taqaaniin ereygaas lagu faafiyey Yahuudiya oo dhan oo laga soo bilaabay Galili, baabtiiskii Yooxanaa ku wacdiyey dabadeed,
You know the story yourselves. It was told in all the country of Judea. It began in the country of Galilee after the preaching of John the Baptist.
38 i yo siduu Ilaah Ciisaha reer Naasared ku subkay Ruuxa Quduuska ah iyo xoogga. Isagu waa wareegi jiray, wanaagna wuu fali jiray, oo wuxuu bogsiin jiray kuwii Ibliisku caddibay oo dhan; maxaa yeelay, Ilaah baa la jiray isagii.
God gave Jesus of Nazareth the Holy Spirit and power. He went around doing good and healing all who were troubled by the devil because God was with Him.
39 A nnagu markhaatiyaal baannu ka nahay waxyaalihii oo dhan oo uu ku sameeyey waddanka Yuhuudda iyo Yeruusaalem labadaba. Isaguna waa kii ay dileen markay geedkii ka soo deldeleen.
We have seen and heard everything He did in the land of the Jews and in Jerusalem. And yet they killed Him by nailing Him to a cross.
40 I saga Ilaah baa maalintii saddexaad sara kiciyey, oo bayaan u muujiyey,
God raised Him to life on the third day and made Him to be seen.
41 u ma muujin dadka oo dhan, laakiin wuxuu u muujiyey markhaatiyaashii Ilaah hore u doortay, xataa annaga oo isaga wax la cunnay oo la cabnay markuu kuwii dhintay ka soo sara kacay dabadeed.
Not all the people saw Him but those who were chosen to see Him. We saw Him. We ate and drank with Him after He was raised from the dead.
42 W uxuu nagu amray inaannu dadka wacdinno, aannuna markhaati u furno inuu kanu yahay kii Ilaah ka dhigay xaakinka kuwa nool iyo kuwa dhintayba.
He told us to preach to the people and tell them that God gave Christ the right to be the One Who says who is guilty of the living and the dead.
43 I saga nebiyada oo dhan ayaa u markhaati fura in mid kastoo isaga rumaystaa uu magiciisa ku helo dembidhaafka. Dadka Aan Yuhuudda Ahayn Waxay Heleen Ruuxa Quduuska Ah, Waana La Baabtiisay
All the early preachers spoke of this. Everyone who puts his trust in Christ will have his sins forgiven through His name.” The Holy Spirit Comes to the Family of Cornelius
44 I ntii Butros weli ku hadlayay hadalladaas ayaa Ruuxa Quduuska ah ku soo degay kuwa ereyga maqlay oo dhan.
While Peter was speaking, the Holy Spirit came on all who were hearing his words.
45 O o kuwii ka mid ahaa kuwii gudnaa oo rumaystay, iyagoo ahaa intii Butros la timid, way wada yaabeen, maxaa yeelay, xataa dadka aan Yuhuudda ahayn ayaa lagu soo shubay hadiyadda Ruuxa Quduuska ah.
The Jewish followers who had come along with Peter were surprised and wondered because the gift of the Holy Spirit was also given to the people who were not Jews.
46 W aayo, waxay maqleen iyagoo afaf ku hadlaya oo Ilaah weynaynaya.
They heard them speak in special sounds and give thanks to God. Then Peter said,
47 M arkaasaa Butros u jawaabay, oo ku yidhi, Ma nin baa biyaha diidi kara, si aan loogu baabtiisin kuwaas oo ah kuwa Ruuxa Quduuska ah helay sidaannu annaguna u helnay?
“Will anyone say that these people may not be baptized? They have received the Holy Spirit just as we have.”
48 M arkaasuu ku amray in lagu baabtiiso magaca Ciise Masiix. Kolkaasay ka baryeen inuu dhawr maalmood la joogo.
He gave the word that they should be baptized in the name of the Lord. Then they asked Peter to stay with them for some days.