2 Korintos 8 ~ 2 Corinthians 8

picture

1 H addaba, walaalayaalow, waxaannu idin ogeysiinaynaa nimcada Ilaah oo la siiyey kiniisadaha Makedoniya,

Christian brothers, we want you to know how the loving-favor of God has been shown in the churches in the country of Macedonia.

2 s i, markii dhib lagu tijaabiyey, farxaddooda badan iyo miskiinnimadooda weyni ay ugu badnaadeen hodantinimada deeqsinimadooda.

They have been put to the test by much trouble, but they have much joy. They have given much even though they were very poor.

3 W aayo, waxaan u marag furayaa inay tabartooda ku siiyeen, oo weliba si dhaafsiisan tabartooda, siday u doonayeen,

They gave as much as they could because they wanted to.

4 i yagoo aad nooga baryaya inaannu ka guddoonno hadiyadda qaybta ku leh adeegidda xagga quduusiinta,

They asked from their hearts if they could help the Christians in Jerusalem.

5 o o mana aha sidaan rajaynay, laakiin hortii way isa siiyeen Rabbiga iyo annagaba sidii Ilaah doonayay.

It was more than we expected. They gave themselves to the Lord first. Then they gave themselves to us to be used as the Lord wanted.

6 S idaas daraaddeed Tiitos waannu ka barinnay, in siduu hortii u bilaabay, sidaas oo kale uu idiinku dhammeeyo nimcadatan.

We asked Titus to keep on helping you finish this act of love. He was the one to begin this.

7 L aakiin sidaad wax kasta badnaan uga haysaan xagga rumaysadka, iyo hadalka, iyo aqoonta, iyo dadaalka oo dhan, iyo jacaylka aad noo qabtaan, waa inaad nimcadanna badnaan uga haysaan. Ciise Waa Masaal

You are rich in everything. You have faith. You can preach. You have much learning. You have a strong desire to help. And you have love for us. Now do what you should about giving also.

8 U hadli maayo amar ahaan, laakiin inaan dadaalka kuwa kale ku caddeeyo lillaahinimada jacaylkiinna.

I am not saying that you must do this, but I have told you how others have helped. This is a way to prove how true your love is.

9 W aad garanaysaan nimcada Rabbigeenna Ciise Masiix in isagoo hodan ah uu aawadiin miskiin u noqday, inaad miskiinnimadiisa hodan ku noqotaan.

You know of the loving-favor shown by our Lord Jesus Christ. He was rich, but He became poor for your good. In that way, because He became poor, you might become rich.

10 O o sidan ayaan idinkula talinayaa, waayo, tanu way idiin dhaantaa idinkoo ah kuwii sannaddii hore ugu hor bilaabay inay sameeyaan, mana aha inaad samaysaan oo keliya, laakiin waanad doonaysaan.

This is what I think. You had better finish what you started a year ago. You were the first to want to give a gift of money.

11 L aakiin hadda shaqaddii dhammeeya, in sidaad diyaar u ahaydeen, aad haddana ugu dhammaysaan waxaad awooddaan.

Now do it with the same strong desires you had when you started.

12 W aayo, haddii diyaar la yahay, sida loo haysto ayaa loo aqbalaa ee ma aha sidaan loo haysan.

If a man is ready and willing to give, he should give of what he has, not of what he does not have.

13 W aayo, tan u odhan maayo in kuwa kale la daayo oo idinka laydin dhibo,

This does not mean that others do not have to give and you have to give much. You should share alike.

14 l aakiin sida ay sinnaantu tahay, wax ka siiya waxa badan ee aad wakhtigan la joogo haysataan, waayo, way baahan yihiin, inay waxooda badan wax idinka siiyaan markaad baahataan, si ay sinnaani u dhacdo,

You have more than you need now. When you have need, then they can help you. You should share alike.

15 s ida qoran, Kii wax badan soo gurtay, waxba uma hadhin, kii wax yar soo gurtayna, waxba kama dhinmin. Tiitos Iyo Kuwo Kale Dadaalkooda

The Holy Writings say, “The man who gathered much did not have too much. The man who did not gather much had enough.” Titus Will Be Coming

16 L aakiin Ilaah baa mahad leh kan qalbiga Tiitos geliyey dadaalka aan idiin qabno oo kale.

I thank God that He gave Titus the same desire to help you.

17 W aayo, wuu aqbalay baryadayadii, laakiin isaga qudhiisu aad buu u doonayaa inuu idiin yimaado, maxaa yeelay, wuu idiin xiisoonayaa.

He was glad when we asked him to help you. He decided himself to go to you.

18 W axaannu isaga la dirnay walaalka ammaantiisa xagga injiilku kiniisadaha oo dhan wada gaadhay.

We are sending the Christian brother along. He is respected in the churches for his preaching.

19 S idaas oo keliyana ma aha, laakiin isagu waa kii ay kiniisaduhu ka dhigeen inuu nala socdaalo hadiyaddan aawadeed tan aannu uga adeegno Rabbiga ammaantiisa aawadeed iyo in la arko diyaarnimadayada.

Not only that, but he has been asked by the churches to travel with me to Jerusalem. He will help in giving them the gift. The Lord will be honored by it because it shows how we want to help each other.

20 W axaannu iska jiraynaa inaan qofna nagu masabidin deeqsinimadan aannu ka adeegno,

We want everyone to trust us with the way we take this large gift of money to them.

21 w aayo, waxaannu ka tashannaa waxyaalaha wanaagsan, mana aha Rabbiga hortiisa oo keliya, laakiin dadka hortiisana.

We want to do the right thing. We want God and men to know we are honest.

22 W axaannu iyaga la dirnay walaalkeen kan aannu marar badan caddaynay inuu waxyaalo badan ku dadaalo, haddeerna weliba wuu ka sii dadaal badan yahay hubaasha weyn ee uu xaggiinna ku qabo aawadeed.

We are sending another Christian brother with them. We have tested him many times. His faith has proven to be true. He wants very much to help because he trusts you.

23 T iitos waxaa weeyaan wehelkayga iyo ila-shaqeeyahayga xaggiinna; walaaleheenna waa kuwa kiniisaduhu idiin soo direen, waana yihiin ammaanta Masiix.

Titus works with me to help you. The other two Christian brothers have been sent by the churches. Their lives honor Christ.

24 S idaa daraaddeed kiniisadaha hortooda iyaga caddaan ugu tusa jacaylkiinna iyo faanka aannu idiin qabno.

Show these men you love them and let the churches see your love. Show them the reason I am proud of you.