Cesraa 2 ~ ﻋﺰﺭﺍ 2

picture

1 H addaba kuwanu waa dadkii gobolka ee ka soo noqday maxaabiisnimadii, oo ku jiray kuwii la kaxaystay, oo Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon uu u kaxaystay Baabuloon, oo ku soo noqday Yeruusaalem iyo dalkii Yahuudah, mid waluba magaaladiisii,

فِيما يَلِي أسْماءَ سُكّانِ مِنْطَقَةِ يَهُوذا الَّذِينَ عادُوا مِنَ السَّبيِ، الَّذِينَ كانَ المَلِكُ نَبُوخَذْناصَّرُ قَد سَبَى عَشائِرَهُمْ إلَى بابِلَ. وَقَد عادُوا جَمِيعاً إلَى مَدينَةِ القُدْسِ وَيَهُوذا، كُلُّ واحِدٍ إلَى بَلدَتِهِ.

2 o o waxay la yimaadeen Serubaabel, Yeeshuuca, Nexemyaah, Seraayaah, Receelaayaah, Mordekay, Bilshaan, Misfaar, Bigway, Rexuum, iyo Bacanaah. Haddaba waa tan tiradii dadkii reer binu Israa'iil:

عادُوا مَعَ زَرُبّابِلَ وَيَشُوعَ وَنَحَمْيا وَسَرايا وَرَعْلايا وَمُرْدَخايَ وَبِلْشانَ وَمِسْفارَ وَبِغْوايَ وَرَحُومَ وَبَعنَةَ. وَهَذِهِ قائِمَةٌ بِبَنِي إسْرائِيلَ العائِدِينَ:

3 R eer Farcosh waxaa ka soo noqday laba kun iyo boqol iyo laba iyo toddobaatan,

بَنُو فَرْعُوشَ وَعَدَدُهُمْ ألفانِ وَمِئَةٌ وَاثنانِ وَسَبعُونَ.

4 r eer Shefatyaahna saddex boqol iyo laba iyo toddobaatan,

بَنُو شَفَطْيا وَعَدَدُهُمْ ثَلاثُ مِئَةٍ وَاثنانِ وَسَبعُون.

5 r eer Aaraxna toddoba boqol iyo shan iyo toddobaatan,

بَنُو آرَحَ وَعَدَدُهُمْ سَبعُ مِئَةٍ وَخَمسَةٌ وَسَبعُونَ.

6 r eer Fahad Moo'aab oo ahaa reer Yeeshuuca iyo reer Yoo'aabna laba kun iyo siddeed boqol iyo laba iyo toban,

بَنُو فَحَثَ مُوآبَ، مِنْ عائِلَةِ يَشُوعَ وَيُوآبَ، وَعَدَدُهُمْ ألفانِ وَثَمانُ مِئَةٍ وَاثنا عَشَرَ.

7 r eer Ceelaamna kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

بَنُو عِيلامَ وَعَدَدُهُمْ ألفٌ وَمِئَتانِ وَأربَعَةٌ وَخَمْسُونَ.

8 r eer Satuuna sagaal boqol iyo shan iyo afartan,

بَنُو زَتُّو وَعَدَدُهُمْ تِسعُ مِئَةٍ وَخَمسَةٌ وَأربَعُونَ.

9 r eer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,

بَنُو زَكّايَ وَعَدَدُهُمْ سَبعُ مِئَةٍ وَسِتُّونَ.

10 r eer Baaniina lix boqol iyo laba iyo afartan,

بَنُو بانِي وَعَدَدُهُمْ سِتُّ مِئَةٍ وَاثنانِ وَأربَعُونَ.

11 r eer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan,

بَنُو بابايَ وَعَدَدُهُمْ سِتُّ مِئَةٍ وَثَلاثَةٌ وَعِشرُونَ.

12 r eer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,

بَنُو عَرْجَدَ وَعَدَدُهُمْ ألفٌ وَمِئَتانِ وَاثنانِ وَعِشرُونَ.

13 r eer Adoniiqaamna lix boqol iyo lix iyo lixdan,

بَنُو أدُونِيقامَ وَعَدَدُهُمْ سِتُّ مِئَةٍ وَسِتَّةٌ وَسِتُّونَ.

14 r eer Bigwayna laba kun iyo lix iyo konton,

بَنُو بِغْوايَ وَعَدَدُهُمْ ألفانِ وَسِتَّةٌ وَخَمْسُونَ.

15 r eer Caadiinna afar boqol iyo afar iyo konton,

بَنُو عادِينَ وَعَدَدُهُمْ أربَعُ مِئَةٍ وَأرْبَعَةٌ وَخَمْسُونَ.

16 r eer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

بَنُو آطِيرَ، مِنْ عائِلَةِ حَزَقِيّا، وَعَدَدُهُمْ ثَمانِيَةٌ وَتِسعُونَ.

17 r eer Beesayna saddex boqol iyo saddex iyo labaatan,

بَنُو بِيصايَ وَعَدَدُهُمْ ثَلاثُ مِئَةٍ وَثَلاثَةٍ وَعِشرُونَ.

18 r eer Yooraahna boqol iyo laba iyo toban,

بَنُو يُورَةَ وَعَدَدُهُمْ مِئَةٌ وَاثنا عَشَرَ.

19 r eer Xaashumna laba boqol iyo saddex iyo labaatan,

بَنُو حَشُومَ وَعَدَدُهُمْ مِئَتانِ وَثَلاثَةٌ وَعِشرُونَ.

20 r eer Gibbaarna shan iyo sagaashan,

بَنُو جِبّارَ وَعَدَدُهُمْ خَمسَةٌ وَتِسعُونَ.

21 r eer Beytlaxamna boqol iyo saddex iyo labaatan,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ بَيتَ لَحْمَ وَعَدَدُهُمْ مِئَةٌ وَثَلاثَةٌ وَعِشرُونَ.

22 r eer Netofaahna lix iyo konton,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ نَطُوفَةُ وَعَدَدُهُمْ سِتَّةٌ وَخَمْسُونَ.

23 r eer Canaatoodna boqol iyo siddeed iyo labaatan,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ عَناثُوثَ وَعَدَدُهُمْ مِئَةٌ وَثَمانِيَةٌ وَعِشرُونَ.

24 r eer Casmaawedna laba iyo afartan,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ عَزْمُوتَ وَعَدَدُهُمُ اثْنانِ وَأربَعُونَ.

25 r eer Qiryad Caariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'irodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,

الرِّجالُ مِنْ قَريَةِ عارِيمَ وَكَفِيرَةَ وَبِئِيرُوتَ وَعَدَدُهُمْ سَبعُ مِئَةٍ وَثَلاثَةٌ وَأربَعُونَ.

26 r eer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَتَيِّ الرّامَةِ وَجَبَعَ وَعَدَدُهُمْ سِتُّ مئَةٍ وَواحِدٌ وَعِشرُونَ.

27 r eer Mikmaasna boqol iyo laba iyo labaatan,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ مِخْماسَ وَعَدَدُهُمْ مِئَةُ وَاثنانِ وَعِشرُونَ.

28 r eer Beytel iyo reer Aaciina laba boqol iyo saddex iyo labaatan,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَتَيّ إيلَ وَعايَ وَعَدَدُهُمْ مِئَتانِ وَثَلاثَةٌ وَعِشرُونَ.

29 r eer Nebona laba iyo konton,

الرِّجال مِنْ بَلدَةِ نَبُو وَعَدَدُهُمُ اثْنانِ وَخَمْسُونَ.

30 r eer Magbiishna boqol iyo lix iyo konton,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ مَغْبِيشَ وَعَدَدُهُمْ مِئَةٌ وَسِتَّةٌ وَخَمْسُونَ.

31 r eer Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ عِيلامَ الأُخرَى وَعَدَدُهُمْ ألفٌ وَمِئَتانِ وَأربَعَةٌ وَخَمْسُونَ.

32 r eer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ حارِيمَ وَعَدَدُهُمْ ثَلاثُ مِئَةٍ وَعِشرُونَ.

33 r eer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo shan iyo labaatan,

الرِّجالُ مِنْ بَلداتِ لُودَ وَحادِيدَ وَأُونُو وَعَدَدُهُمْ سَبعُ مِئَةٍ وَخَمسَةٌ وَعِشرُونَ.

34 r eer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ أرِيحا وَعَدَدُهُمْ ثَلاثُ مِئَةٍ وَخَمسَةٌ وَأربَعُونَ.

35 r eer Senaacaahna saddex kun iyo lix boqol iyo soddon.

الرِّجالُ مِنْ بَلدَةِ سَناءَةَ وَعَدَدُهُمْ ثَلاثَةُ آلافٍ وَسِتُّ مِئَةٍ وَثَلاثُونَ.

36 O o wadaaddadiina waxay ahaayeen reer Yedacyaah oo ahaa reer Yeeshuuca oo ahaa sagaal boqol iyo saddex iyo toddobaatan,

أمّا الكَهَنَةُ العائِدُونَ فَهُمْ: بَنُو يَدْعِيّا، مِنْ عائِلَةِ يَشُوعَ، وَعَدَدُهُمْ تِسعُ مِئَةٍ وَثَلاثَةٌ وَسَبعُونَ.

37 r eer Immeerna kun iyo laba iyo konton,

بَنُو إمِّيرَ وَعَدَدُهُمْ ألفٌ وَاثنانِ وَخَمْسُونَ.

38 r eer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,

بَنُو فَشْحُورَ وَعَدَدُهُمْ ألفٌ وَمِئَتانِ وَسَبعَةٌ وَأربَعُونَ.

39 r eer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.

بَنُو حارِيمَ وَعَدَدُهُمْ ألفٌ وَسَبْعَةَ عَشَرَ.

40 K uwii reer Laawina waxay ahaayeen reer Yeeshuuca iyo reer Qadmii'eel, oo reer Hoodawyaah ka soo farcamay oo ahaa afar iyo toddobaatan.

أمّا اللّاوِيُّونَ فَهُمْ: بَنُو يَشُوعَ وَقَدْمِيئِيلَ، مِنْ عائِلَةِ هُودُويا، وَعَدَدُهُمْ أربَعَةٌ وَسَبعُونَ.

41 O o nimankii gabayaaga ahaa oo reer Aasaaf ahaana waxay ahaayeen boqol iyo siddeed iyo labaatan.

وَالمُرَنِّمُونَ: بَنُو آسافَ وَعَدَدُهُمْ مِئَةٌ وَثَمانِيَةٌ وَعِشرُونَ.

42 O o kuwii irdaha dhawri jiray oo ahaa reer Shalluum, iyo reer Aateer, iyo reer Talmon, iyo reer Caquub, iyo reer Xatiitaa, iyo reer Shobay, kulligood waxay isku ahaayeen boqol iyo sagaal iyo soddon.

وَبَنُو حُرّاس بَوّاباتِ الهَيكَلِ: بَنُو شَلُّومَ وَآطِيرَ وَطَلْمُونَ وَعُقُّوبَ وَحَطِيطا وَشُوبايَ، وَعَدَدُهُمْ جَمِيعاً مِئَةٌ وَتِسعَةٌ وَثَلاثُونَ.

43 O o reer Netiiniimna waxay ahaayeen reer Siixaa iyo reer Xasufaa, iyo reer Tabbaacood,

أمّا خُدّامِ الهَيكَلِ فَهُمْ: بَنُو صِيحا وَحَسُوفا وَطَباعُوتَ،

44 i yo reer Qeeros, iyo reer Siicahaa, iyo reer Faadoon,

وَبَنُو قِيرُوسَ وَسيعَها وَفادُونَ،

45 i yo reer Lebaanaah, iyo reer Xagaabaah, iyo reer Caquub,

وَبَنُو لَبانَةَ وَحَجابَةَ وَعَقُّوبَ،

46 i yo reer Xagaab, iyo reer Shalmay, iyo reer Xaanaan,

وَبَنُو حاجابَ وَشَمُلايَ وَحانانَ،

47 i yo reer Giddeel, iyo reer Gaxar, iyo reer Re'aayaah,

وَبَنُو جَدِيلَ وَحَجَرَ وَرَآيا،

48 i yo reer Resiin, iyo reer Neqoodaa, iyo reer Gasaam,

وَبَنُو رَصِينَ وَنَقُودا وَجَزّامَ،

49 i yo reer Cuusaa, iyo reer Faasee'ax, iyo reer Beesay,

وَبَنُو عُزّا وَفاسِيحَ وَبِيسايَ،

50 i yo reer Asnaah, iyo reer Mecuuniim, iyo reer Nefuusiim,

وَبَنُو أسْنَةَ وَمَعُونِيمَ وَنَفُوسِيمَ،

51 i yo reer Baqbuuq, iyo reer Xaquufaa, iyo reer Xarxuur,

وَبَنُو بَقْبُوقَ وَحَقُوفا وَحَرْحُورَ،

52 i yo reer Basluud, iyo reer Mexiidaa, iyo reer Xarshaa,

وَبَنُو بَصلُوتَ وَمَحِيدا وَحَرْشا،

53 i yo reer Barqoos, iyo reer Siiseraa, iyo reer Temax,

وَبَنُو بَرْقُوسَ وَسِيسَرا وَثامَحَ،

54 i yo reer Nesiyax, iyo reer Xatiifaa.

وَبَنُو نَصِيحَ وَحَطِيفا.

55 O o ilmihii addoommadii Sulaymaanna waxay ahaayeen reer Sotay, iyo reer Hasofered, iyo reer Feruudaa,

أمّا خُدّامِ سُلَيْمانَ فَهُمْ: بَنُو سُوطايَ وَهَسُّوفَرَثَ وَفَرُودا.

56 i yo reer Yacalaa, iyo reer Darqoon, iyo reer Giddeel,

وَبَنُو يَعلَةَ وَدَرْقُونَ وَجَدِّيلَ،

57 i yo reer Shefatyaah, iyo reer Xatiil, iyo reer Fokered Hasebaayiim iyo reer Aamii.

وَبَنُو شَفَطْيا وَحَطِّيلَ وَفُوخَرَةِ الظِّباءِ وَآمِي.

58 R eer Netiiniim oo dhan iyo ilmihii addoommadii Sulaymaan waxay isku ahaayeen saddex boqol iyo laba iyo sagaashan.

فَبَلَغَ عَدَدُ خُدّامِ الهَيكَلِ وَأبناءُ خُدّامِ سُلَيْمانَ ثَلاثَ مِئَةٍ وَاثْنَينِ وَتِسعِينَ شَخصاً.

59 O o kuwanuna waxay ahaayeen kuwii ka tegey Teel Melax, iyo Teel Xarshaa, iyo Keruub, iyo Addaan, iyo Immeer, laakiinse iyagu ma ay sheegi karin qabiilkoodii iyo jilibkoodii, iyo inay reer binu Israa'iil ahaayeen iyo in kale toona,

وَجاءَتِ الجَماعاتُ التّالِيَةُ مِنْ مُدُنِ تَلِّ مِلْحٍ وَتَلِّ حَرْشا وَكَرُوبَ وَأدّانَ وَإمِّيرَ، وَلَكِنَّهُمْ لَمْ يَتَمَكَّنُوا مِنْ إثباتِ نَسَبِهِمْ إلَى بَنِي إسْرائِيلَ:

60 o o reer Delaayaah, iyo reer Toobiyaah, iyo reer Neqoodaa waxay isku ahaayeen lix boqol iyo laba iyo konton.

بَنُو دَلايا وَطُوبِيّا وَنَقُودا وَعَدَدُهُمْ سِتُّ مِئَةٍ وَاثنانِ وَخَمْسُونَ.

61 O o kuwii wadaaddada ahaa, waxay ahaayeen reer Xabayaah, iyo reer Xaqoos, iyo reer Barsillay oo naag ka guursaday gabdhaha Barsillay oo ahaa reer Gilecaad, oo iyaga lagu magacaabay.

وَمِن عائِلَةِ الكَهَنَةِ: بَنُو حَبايا وَهَقُّوصَ وَبَرْزِلّايَ الَّذِي كانَ قَد تَزَوَّجَ مِنْ إحدَى بَناتِ بَرْزَلّايَ الجِلْعادِيِّ، فَدُعِيَ بِاسْمِهِ.

62 K uwanu magacyadoodii waxay ka doondooneen buuggii abtiriska, laakiinse lagama helin, sidaas aawadeed wadaadnimadii waa laga saaray sidii iyagoo nijaas ah.

بَحَثَ هَؤلاءِ فِي السِّجِلّاتِ الرَّسمِيَّةِ عَن أصلِهِم وَنَسَبِهِمْ، فَلَمْ يَكُنْ لَهُمْ ذِكرٌ فِيها، فَتَمَّ استِثْناؤُهُمْ مِنْ خِدْمَةِ الكَهَنُوتِ.

63 O o taliyihii baa iyagii ku amray inayan waxyaalaha quduuska ah wax ka cunin jeer wadaad Uuriim iyo Tummiim leh kaco.

وَأمَرَهُمِ الوالِي بِأنْ لا يَأكُلُوا مِنْ أطعِمَةِ قُدسِ الأقداسِ إلَى أن يَظهَرَ كاهِنٌ يَستَطِيعُ أن يَسألَ اللهَ بِواسِطَةِ الأُورِيمِ وَالتُّمِّيمِ فِي أمرِهِمْ.

64 O o ururka oo dhammu wuxuu giddigiis isku ahaa laba iyo afartan kun iyo saddex boqol iyo lixdan,

وَقَد بَلَغَ مَجمُوعُ الجَماعَةِ اثْنَينِ وَأربَعِينَ ألفاً وَثَلاثَ مِئَةٍ وستِّينَ شَخصاً.

65 o o intaas waxaa gooni ka ahaa raggii addoommadooda ahaa iyo naagihii addoommahooda ahaa, oo iyana waxay ahaayeen toddoba kun iyo saddex boqol iyo toddoba iyo soddon, oo waxay lahaayeen laba boqol oo ah rag iyo naago gabya.

هَذا بِالإضافَةِ إلَى خُدّامِهِمْ وَخادِماتِهِمِ الَّذِينَ بَلَغَ عَدَدُهُمْ سَبْعَةَ آلافٍ وَثَلاثَمِئَةٍ وَسَبْعَةً وَثَلاثِينَ. كَما كانَ مَعَهُمْ مِئَتا مُرَنِّمٍ وَمُرَنِّمَةٍ.

66 F ardahoodu waxay ahaayeen toddoba boqol iyo lix iyo soddon; baqlahooduna laba boqol iyo shan iyo afartan,

وَكانَ لَدَيهِمْ سَبعُ مِئَةٍ وَسِتَّةٌ وَثَلاثُونَ حِصاناً، وَمِئَتانُ وَخَمسَةٌ وَأربَعُونَ بَغلاً،

67 g eelooduna afar boqol iyo shan iyo soddon, dameerahooduna lix kun iyo toddoba boqol iyo labaatan.

وَأربَعُ مِئَةٍ وَخَمسَةٌ وَثَلاثُونَ جَمَلاً، وَسِتَّةُ آلافٍ وَسَبعُ مِئَةٍ وَعِشرُونَ حِماراً.

68 O o qaar ah madaxdii qabiilooyinka ayaa markay yimaadeen gurigii Rabbiga oo Yeruusaalem ku yaal ikhtiyaarkood wax ugu bixiyey in gurigii Rabbiga meeshiis laga dhiso.

وَقَدَّمَ بَعضُ رُؤَساءِ العائِلاتِ وَالعَشائِرِ عِندَ وُصُولِهِمْ إلَى بَيتِ اللهِ فِي مَدينَةِ القُدْسِ، تَبَرُّعاتٍ لِبَيتِ اللهِ، مِنْ أجلِ أن يُعادَ بِناؤُهُ فِي مَكانِهِ.

69 I yagu intay awoodeen ayay khasnaddii shuqulka siiyeen kow iyo lixdan kun oo dirham oo dahab ah, iyo shan kun oo mina oo lacag ah, iyo boqol khamiis oo ah dhar wadaadood.

فَكانَت تَبَرُّعاتُهُمْ لِهَذا البِناءِ قَدرَ طاقَتِهِمْ: واحِداً وَسِتِّينَ ألفَ دِرْهَمٍ مِنَ الذَّهَبِ، وَخَمسَةَ آلافِ رَطلٍ مِنَ الفِضَّةِ، وَمِئَةَ ثَوبٍ للكَهَنَةِ.

70 S idaas daraaddeed wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo dadkii qaarkiis, iyo nimankii gabayaaga ahaa, iyo irid-dhawryadii, iyo reer Netiiniimba waxay degeen magaalooyinkoodii, oo reer binu Israa'iil oo dhammuna waxay degeen magaalooyinkoodii.

وَأقامَ الكَهَنَةُ وَاللّاوِيُّونَ وَبَعضُ الشَّعبِ فِي مُدُنِهِمْ مَعَ المُغَنِّينَ وَحُرّاسِ الأبْوابِ وَخُدّامِ الهَيكَلِ. وَسَكَنَ جَمِيعُ بَنِي إسْرائِيلَ فِي مُدُنِهِمْ.