1 A nigoo Bawlos ah oo Ciise Masiix maxbuus u ah, iyo walaalkeen Timoteyos, waxaannu warqaddan u qoraynaa Filemon oo ah gacaliyahayaga nala shaqeeya,
مِنْ بُولُسَ المَسجُونِ لِأجلِ يَسُوعَ المَسِيْحِ، وَمِنْ أخِيْنا تِيْمُوثاوُسَ، إلَى فِلِيْمُونَ صَدِيْقِنا المَحبُوبِ وَالعامِلِ مَعَنا.
2 i yo walaashayo Afiya, iyo Arkhibbos oo askar nala ah, iyo kiniisadda gurigaaga ku taal.
وَإلَى الأُختِ المَحبُوبَةِ أبْفِيَّةَ، وَأرخِبُّسَ المُجاهِدِ مَعَنا، وَإلَى الكَنِيْسَةِ الَّتِي تَجتَمِعُ فِي بَيْتِكَ.
3 N imco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheenna ah iyo Rabbi Ciise Masiix. Jacaylkii Iyo Rumaysadkii Filemon
لِتَكُنْ لَكُمْ نِعمَةٌ وَسَلامٌ مِنَ اللهِ أبِيْنا وَمِنَ الرَّبِّ يَسُوعَ المَسِيْحِ. مَحَبَّةُ فِلِيْمُونَ وَإيْمانُه
4 H ad iyo goorba Ilaahay baan kuugu mahadnaqaa, anigoo baryadayda kugu xusuusanaya,
أنا أشكُرُ اللهَ مِنْ أجلِكَ دائِماً كُلَّما ذَكَرْتُكَ فِي صَلَواتِي،
5 w aayo, waxaan maqlay jacaylka aad quduusiinta oo dhan u qabto iyo rumaysadka aad Rabbi Ciise ku rumaysato.
لِأنَّنِي أسمَعُ بِمَحَبَّتِكَ وَإيْمانِكَ: إيْمانِكَ بِالرَّبِّ يَسُوعَ، وَمَحَبَّتِكَ لِجَمِيعِ شَعبِ اللهِ المُقَدَّسِ.
6 O o waxaan baryayaa in wadaagidda iimaankaagu uu socodsiiyo aqoonta wax kasta oo wanaagsan oo inoogu jira Masiixa.
وَأُصَلِّي أنْ يَقُودَكَ إيْمانُكَ الَّذِي نَشتَرِكُ فِيْهِ مَعاً، إلَى أنْ تَفهَمَ كُلَّ الأشياءِ الصّالِحَةِ الَّتِي نَمتَلِكُها فِي المَسِيْحِ.
7 W aayo, jacaylkaaga waxaan ku haystay farxad iyo dhiirranaan badan, maxaa yeelay, qalbiga quduusiinta adaa qabowjiyey, walaalkayow. Oneesimos Oo Ahaa Addoon Cararay
لَقَدْ شَعَرْتُ بِفَرَحٍ وَتَشجِيْعٍ عَظِيمَينِ بِسَبَبِ مَحَبَّتِكَ، لِأنَّ قُلُوبَ المُؤمِنينَ المُقَدَّسينَ قَدِ انتَعَشَتْ بِكَ أيُّها الأخُ. اقبَلْ أُنِسِيْمُسَ كَأخ
8 S idaas daraaddeed, in kastoo aan Masiixa ku leeyahay dhiirranaan badan inaan kugu amro waxa kuu eg,
لِذَلِكَ، وَمَعْ أنَّنِي أمتَلِكُ الجُرأةَ الكامِلَةَ فِي المَسِيْحِ لِكَي آمُرَكَ بِأنْ تَفْعَلَ ما هُوَ مُناسِبٌ،
9 h addana waxaan ka jeclaan lahaa inaan ku baryo jacaylka aawadiis, anigoo ah duqii Bawlos, maxbuusna Ciise Masiix u ah.
إلّا أنَّنِي أُفَضِّلُ أنْ أطلُبِ مِنْكَ بِرِفْقٍ عَلَى أساسِ المَحَبَّةِ. فَها أنا بُولُسُ الرَّجُلُ الكَبِيْرُ فِي السِّنِّ، وَسَجينُ خِدمَةِ يَسُوعَ المَسِيْحِ،
10 W axaan kuu baryayaa wiilkayga Oneesimos oo aan dhalay anigoo xabbisan,
أكتُبُ إلَيْكَ بِخُصُوصِ ابْنِي أُنِسِيْمُسَ الَّذِي وَلَدْتُهُ وَأنا فِي السِّجنِ.
11 k ii waagii hore aan waxtarka kuu lahaan jirin, haatanse adiga iyo anigaba wax ina tara.
فَهوَ لَمْ يَكُنْ مِنْ قَبلُ نافِعاً لَكَ، أمّا الآنَ فَهُوَ نافِعٌ لَيْسَ لَكَ فَقَطْ، بَلْ لِي أيضاً.
12 W aan kuu soo celinayaa, isagoo qalbigayga ah.
وَها أنا أُرسِلُهُ إلَيْكَ ثانِيَةً وَمَعَهُ أُرسِلُ قَلْبِي إلَيْكَ.
13 W axaan jeclaan lahaa inaan sii hayo inuu aawadaa iigu adeego inta aan injiilka u xabbisanahay.
أنا أوَدُّ أنْ أُبقِيَهُ هُنا مَعِي لِكَي يُساعِدَنِي وَأنا مُقَيَّدٌ بِسَبَبِ نَشْرِ البِشارَةِ.
14 L aakiinse ma aanan doonayn inaan sameeyo wax aadan ila ogayn, inaan wanaaggaagu noqon dirqi laakiinse uu noqdo ikhtiyaar.
لَكِنِّي لَمْ أرغَبْ أنْ أفعَلَ شَيئاً مِنْ دُونِ مُوافَقَتِكَ، وَهَكَذا لا تَكُونُ مُضطَرّاً لِعَمَلِ ما هُوَ صَوابٌ، بَلْ تَعمَلُهُ بِإرادَتِكَ الحُرَّةِ.
15 M indhaa wuxuu cabbaar kaaga maqnaa inaad weligaa haysatid;
رُبَّما تَرَكَكَ أُنِسِيْمُسُ لِوَقتٍ قَصِيْرٍ، لِكَي تَستَرِدَّهُ الآنَ إلَى الأبَدِ.
16 l aakiinse aadan mar dambe u haysan addoon sidiis, illowse si mid addoon ka wanaagsan oo ah walaal aan khusuusan anigu jeclahay, laakiinse adigu aad iga sii jeceshahay, xagga jidhka iyo xagga Rabbigaba.
لَكِنْ لَيْسَ باعتِبارِهِ عَبْداً فِيما بَعْدُ، بَلْ أفضَلَ مِنْ عَبْدٍ، أيْ أخاً مَحبُوباً. أنا أُحِبُّهُ كَثِيْراً، لَكِنَّكَ تُحِبُّهُ أكثَرَ جِدّاً، لا كَإنسانٍ فَقَطْ بَلْ كَأخٍ فِي الرَّبِّ.
17 H addaba haddaad igu tirinaysid inaan ahay saaxiibkaaga wax kula wadaaga, isaga u aqbal sidaad ii aqbali lahayd.
فَإنْ كُنتَ تَعتَبِرُنِي شَرِيكاً لَكَ حَقّاً، أرجُو أنْ تُرَحِّبَ بِهِ كَما لَوْ كُنتَ سَتُرَحِّبُ بِي.
18 O o hadduu ku xumeeyey ama wax kaa qabo, aniga igu xisaab.
وَإنْ كانَ أخطَأ إلَيْكَ، أوْ كانَ مَديُوناً لَكَ بِشَيءٍ، فاحْسِبْ دَينَهُ عَلَيَّ أنا.
19 A nigoo Bawlos ah waxaan gacantayda ku qorayaa, Anigaa bixin doona. Kugu odhan maayo, Wax baan kugu leeyahay xataa naftaadaba ha noqotee.
أنا بُولُسُ، أكتُبُ إلَيْكَ هَذا بِخَطِّ يَدِي: أنا سَأوفي دَينَهُ. وَلا داعِيَ لِأنْ أُذَكِّرَكَ بِأنَّكَ أنتَ مَديُونٌ لِي بِنَفسِكَ!
20 H aah, walaalkayow, xagga Rabbiga farxad aan kaa helo, qalbigaygana xagga Masiixa ku qabowji.
نَعَمْ يا أخِي، أُرِيْدُكَ أنْ تَكُونَ نافِعاً لِي فِي الرَّبِّ. أنعِشْ قَلْبِي فِي المَسِيْحِ.
21 W axaan aaminsanahay addeeciddaada, oo sidaas daraaddeed ayaan warqaddan kuugu soo qorayaa, anigoo garanaya inaad samaynaysid wax ka sii badan waxaan leeyahay. Dhammaadka
وَبِما أنَّنِي أثِقُ بِأنَّكَ سَتُطِيْعُنِي، أكتُبُ إلَيْكَ هَذِهِ الرِّسالَةَ، وَأنا أعرِفُ بِأنَّكَ سَتَفعَلُ أكثَرَ مِمّا أطلُبُهُ مِنْكَ.
22 I sla markaasna ii diyaari meel aan ku hoydo; waayo, waxaan rajaynayaa in baryadiinna laygu kiin siiyo.
كَما أرجُو أنْ تُعِدَّ لِي مَكاناً لِلإقامَةِ، لِأنَّنِي أرجُو أنْ أتَمَكَّنَ مِنَ المَجِيءِ إلَيْكُمُ استِجابَةً لِصَلَواتِكُمْ. خاتِمة
23 W axaa ku soo salaamaya Ebafras oo xagga Ciise Masiix maxbuus ila ah,
يسَلِّمُ عَلَيْكَ أبَفْراسُ المَسجُونُ مَعِي لِأجلِ المَسِيْحِ يَسُوعَ.
24 i yo Markos, iyo Aristarkhos, iyo Deemaas, iyo Luukos, kuwaas oo ila shaqeeya.
وَكَذَلِكَ مَرْقُسُ وَاسْتَرْخَسُ وَدِيْماسُ وَلُوقا الَّذِيْنَ يَخدِمُونَ مَعِي.
25 N imcada Rabbigeenna Ciise Masiix ruuxiinna ha la jirto. Aamiin.
لِتَكُنْ نِعمَةُ الرَّبِّ يَسُوعَ المَسِيْحِ مَعَ رُوحِكُمْ.