Tirintii 2 ~ ﺍﻟﻌﺪﺩ 2

picture

1 M arkaasaa Rabbigu la hadlay Muuse iyo Haaruun, oo wuxuu ku yidhi,

وَقالَ اللهُ لِمُوسَى وَهارُونَ:

2 R eer binu Israa'iil waa in nin waluba teendhadiisa ka ag dhistaa calankiisa, iyagoo ag jooga bandiiradihii reerka aabbahood, oo waa inay teendhooyinkooda ka dhistaan meel teendhada shirka ka hor jeedda oo hareeraheeda ah.

«لِيُخَيِّمْ كُلُّ واحِدٍ مِنْ بَني إسْرائِيلَ تَحتَ رايَتِهِ. فَتَكُونُ لِكُلِّ عَشِيرَةٍ رايَةٌ. وَلَيَنصُبُوا خِيامَهُمْ حَولَ خَيمَةِ الاجْتِماعِ، عَلَى مَسافَةٍ مِنها.

3 O o kuwa ka dhistaa xagga bari dhanka qorrax ka soo baxa waa inay ahaadaan kuwa calanka xerada reer Yahuudah sida ciidammadoodu yihiin, oo amiirka reer Yahuudahna waa inuu ahaadaa Naxshoon ina Cammiinaadaab.

«فِي الجِهَةِ الشَّرقِيَّةِ نَحوَ شُرُوقِ الشَّمسِ سَتَكُونُ رايَةُ يَهُوذا عَلَى مُخَيَّمِهِمْ بِحَسَبِ فِرَقِها. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ يَهُوذا هُوَ نَحشُونُ بْنُ عَمِّينادابَ.

4 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen afar iyo toddobaatan kun iyo lix boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ أربَعَةً وَسَبعِينَ ألفاً وَسِتَّ مِئَةٍ.

5 O o kuwa ku xiga oo agtiisa ka dhistaana waa inay ahaadaan qabiilka reer Isaakaar, oo amiirka reer Isaakaarna waa inuu ahaadaa Netaneel ina Suucaar.

«وَتُخَيِّمُ إلَى جانِبِهِمْ قَبِيلَةُ يَسّاكَرَ. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ يسّاكِرَ هُوَ نَثَنائِيلُ بْنُ صُوغَرَ.

6 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen afar iyo konton kun iyo afar boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ أربَعَةً وَخَمْسِينَ ألفاً وَأربَعَ مِئَةٍ.

7 Q abiilka reer Sebulunna, oo amiirka reer Sebulunna waa inuu ahaadaa Elii'aab ina Xeelon.

«وَتُخَيِّمُ إلَى جانِبِهِمْ قَبِيلَةُ زَبُولُونَ. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ زَبُولُونَ هُوَ ألِيآبُ بْنُ حِيلُونَ.

8 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyeyna waxay ahaayeen toddoba iyo konton kun iyo afar boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ سَبعَةً وَخَمْسِينَ ألفاً وَأربَعَ مِئَةٍ.

9 O o kulli intii xerada reer Yahuudah laga tiriyey oo dhammu waxay ahaayeen boqol iyo lix iyo siddeetan kun iyo afar boqol, siday ciidammadoodu yihiin, oo iyagu waa inay marka hore baxaan.

«جَمِيعُ الَّذِينَ تَمَّ إحصاؤُهُمْ فِي مُخَيَّمِ يَهُوذا بِحَسَبِ فِرَقِهِمْ كانُوا مِئَةً وَسِتَّةً وَثَمانِينَ ألفاً وَأربَعَ مِئَةِ رَجُلٍ. وَهُمْ مَنْ يَبدَأُونَ بِالإرتِحالِ.

10 O o xagga koonfureedna waa inuu ahaadaa calanka xerada reer Ruubeen, siday ciidammadoodu yihiin, oo amiirka reer Ruubeenna waa inuu ahaadaa Eliisuur ina Shedeeyuur.

«وَفِي الجِهَةِ الجَنُوبِيَّةِ سَتَكُونُ رايَةُ مُخَيَّمِ رَأُوبَيْنَ بِحَسَبِ فِرَقِها. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ رَأُوبَيْنَ هُوَ ألِيصُورُ بْنُ شَدَيئُورَ.

11 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen lix iyo afartan kun iyo shan boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ سِتَّةً وَأربَعِينَ ألفاً وَخَمسَ مِئَةٍ.

12 O o kuwa ku xigaana waa inay ahaadaan qabiilka reer Simecoon. Oo amiirka reer Simecoonna waa inuu ahaadaa Shelumii'eel ina Suuriishadday.

«وَتُخَيِّمُ إلَى جانِبِهِمْ قَبِيلَةُ شِمعُونَ. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ شِمْعُونَ هُوَ شَلُومِيئِيلُ بْنُ صُورِيَشَدّايَ.

13 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen sagaal iyo konton kun iyo saddex boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ تِسعَةً وَخَمْسِينَ ألفاً وَثَلاثَ مِئَةٍ.

14 Q abiilka reer Gaadna, oo amiirka reer Gaadna waa inuu ahaadaa Eliyaasaaf ina Recuu'eel.

«وَتُخَيِّمُ إلَى جانِبِهِمْ قَبِيلَةُ جادَ. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ جادَ هُوَ ألِياسافُ بْنُ دَعُوئِيلَ.

15 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen shan iyo afartan kun iyo lix boqol iyo konton.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ خَمسَةً وَأربَعِينَ ألفاً وَسِتَّ مِئَةٍ وَخَمْسِينَ.

16 O o kulli intii xeradii reer Ruubeen laga tiriyey waxay ahaayeen boqol iyo kow iyo konton kun iyo afar boqol iyo konton, siday ciidammadoodu ahaayeen. Oo iyana waa inay marka labaad baxaan.

«جَمِيعُ الَّذِينَ تَمَّ إحصاؤُهُمْ فِي مُخَيَّمِ رَأُوبَيْنَ بِحَسَبِ فِرَقِهِمْ كانُوا مِئَةً وَواحِداً وَخَمْسِينَ ألفاً وَأربَعَ مِئَةٍ وَخَمْسِينَ رَجُلاً. وَهُمْ مَنْ سَيَرتَحِلُونَ بَعدَ مُخَيَّمِ يَهُوذا.

17 D abadeedna teendhada shirku waa inay baxdaa, iyadoo kooxda reer Laawi ku dhex jirta kooxaha kale, oo siday u degaan waa inay u baxaan, nin kasta oo meeshiis ku jira oo calankooda ag jooga.

«وَبَعدَهُمْ تَرتَحِلُ خَيمَةُ الاجْتِماعِ مِنْ مُخَيَّمِ اللّاوِيِّينَ وَسَطَ المُخَيَّماتِ الأُخرَى. وَسَيَرتَحِلُونَ بِالتَّرْتِيبِ الَّذِي كانُوا مُخَيِّمِينَ بِهِ، كُلُّ واحِدٍ فِي مَوقِعِهِ وَتَحتَ رايَتِهِ.

18 O o dhanka galbeedna waa inuu ahaadaa calanka xerada reer Efrayim siday ciidammadoodu yihiin, oo amiirka reer Efrayimna waa inuu ahaadaa Eliishaamaac ina Cammiihuud.

«وَفِي الجِهَةِ الغَربِيَّةِ سَتَكُونُ رايَةُ مُخَيَّمِ أفْرايِمَ مُرَتَّبَةً بِحَسَبِ فِرَقِها. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ أفْرايِمَ هُوَ ألِيشَمَعُ بْنُ عَمِّيهُودَ.

19 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen afartan kun iyo shan boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ أربَعِينَ ألفاً وَخَمسَ مِئَةٍ.

20 O o qabiilka reer Manaseh waa inuu ku xigaa; oo amiirka reer Manasehna waa inuu ahaadaa Gamalii'eel ina Fedaahsuur.

«وَتُخَيِّمُ إلَى جانِبِهِمْ قَبِيلَةُ مَنَسَّى. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ مَنَسَّى هُوَ جَملِيئِيلُ بْنُ فَدَهْصُورَ.

21 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen laba iyo soddon kun iyo laba boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ اثْنَينِ وَثَلاثِينَ ألفاً وَمِئَتَينِ.

22 Q abiilkii reer Benyaamiinna, oo amiirka reer Benyaamiinna waa inuu ahaadaa Abiidaan ina Gidconii.

«وَتُخَيِّمُ إلَى جانِبِهِمْ قَبِيلَةُ بَنْيامِيْنَ. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ بَنْيامِيْنَ هُوَ أبِيدَنُ بْنُ جِدْعُونِي.

23 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen shan iyo soddon kun iyo afar boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ خَمسَةً وَثَلاثِينَ ألفاً وَأربَعَ مِئَةٍ.

24 O o kulli intii xerada reer Efrayim laga tiriyey waxay ahaayeen boqol iyo siddeed kun iyo boqol, siday ciidammadoodii ahaayeen. Oo iyana waa inay marka saddexaad baxaan.

«جَمِيعُ الَّذِينَ تَمَّ إحصاؤُهُمْ فِي مُخَيَّمِ أفْرايِمَ بِحَسَبِ فِرَقِهِمْ كانُوا مِئَةً وَثَمانِيَةَ آلافٍ وَمِئَةَ رَجُلٍ. وَهُمُ المَجمُوعَةُ الثّالِثَةُ الَّتِي ارْتَحَلَتْ.

25 O o dhanka woqooyina waa inuu ahaadaa calanka xerada reer Daan siday ciidammadoodu yihiin, oo amiirka reer Daanna waa inuu ahaadaa Axiiceser ina Cammiishadday.

«وَفِي الجِهَةِ الشِّمالِيَّةِ سَتَكُونُ رايَةُ مُخَيَّمِ دانَ بِحَسَبِ فِرَقِهِمْ. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ دانَ هُوَ أخِيعَزَرُ بْنُ عَمِّيشَدّايَ.

26 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen laba iyo lixdan kun iyo toddoba boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ اثْنَينِ وَسِتِّينَ ألفاً وَسَبعَ مِئَةٍ.

27 O o qabiilka reer Aasheer waa inuu ku xigaa, oo amiirka reer Aasheerna waa inuu ahaadaa Fagcii'eel ina Cokraan.

«وَتُخَيِّمُ إلَى جانِبِهِمْ قَبِيلَةُ أشِيرَ. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ أشِيرَ هُوَ فَجْعِيئِيلُ بْنُ عُكْرَنَ.

28 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen kow iyo afartan kun iyo shan boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ واحِداً وَأربَعِينَ ألفاً وَخَمسَ مِئَةٍ.

29 Q abiilkii reer Naftaalina, oo amiirka reer Naftaalina waa inuu ahaadaa Axiirac ina Ceynaan.

«وَتُخَيِّمُ إلَى جانِبِهِمْ قَبِيلَةُ نَفتالِي. وَرَئِيسُ قَبِيلَةِ نَفْتالِي هُوَ أخِيرَعُ بْنُ عِينَنَ.

30 O o ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen saddex iyo konton kun iyo afar boqol.

وَكانَ عَدَدُ جُندِهِ ثَلاثاً وَخَمْسِينَ ألفاً وَخَمسَ مِئَةٍ.

31 O o kulli intii xerada reer Daan laga tiriyey waxay ahaayeen boqol iyo toddoba iyo konton kun iyo lix boqol. Oo iyagu waa inay baxaan marka ugu dambaysa, iyagoo calammadooda ag jooga.

«جَمِيعُ الَّذِينَ تَمَّ إحصاؤُهُمْ فِي مُخَيَّمِ دانَ بِحَسَبِ فِرَقِهِمْ كانُوا مِئَةً وَسَبعاً وَخَمْسِينَ ألفاً وَسِتَّ مِئَةِ رَجُلٍ. وَهُمْ آخِرُ مَجمُوعَةٍ تَرتَحِلُ تَحتَ راياتِهِمْ.»

32 K uwaasu waa intii laga tiriyey reer binu Israa'iil siday reerahoodu ahaayeen. Kulli intii xerooyinka laga tiriyey sidii ciidammadoodii ahaayeen waxay ahaayeen lix boqol iyo saddex kun iyo shan boqol iyo konton.

هَؤُلاءِ هُمُ الَّذِينَ تَمَّ إحصاؤُهُمْ مِنْ بَني إسْرائِيلَ بِحَسَبِ عَشائِرِهِمْ. وَكانَ مَجمُوعُ الَّذِينَ تَمَّ إحصاؤُهُمْ فِي المُخَيَّماتِ بِحَسَبِ فِرَقِهِمْ سِتَّ مِئَةٍ وَثَلاثَةَ آلافٍ وَخَمْسِينَ رَجُلاً.

33 L aakiinse reer Laawi laguma tirin reer binu Israa'iil, waayo, sidaas ayaa Rabbigu Muuse ku amray.

وَكَما أمَرَ اللهُ مُوسَى، لَمْ يَتِمَّ إحصاءُ اللّاوِيِّينَ مَعَ بَقِيَّةِ بَنِي إسْرائِيلَ.

34 S idaasay reer binu Israa'iil yeeleen, oo kulli wixii Rabbigu Muuse ku amray, sidaasay dhammaan uga ag dhisteen calammadoodii, oo sidaasay ugu bexeen siday qoladoodii iyo reerahoodii ahaayeen.

وَبِهَذا عَمِلَ بَنو إسْرائِيلَ كُلَّ ما أمَرَ اللهُ بِهِ مُوسَى. فَعِندَما خَيَّمُوا، خَيَّمَ كُلُّ واحِدٍ مَعَ قَبيلَتِهِ وَعائِلَتِهِ. وَعِندَما ارْتَحَلُوا، ارْتَحَلَ كُلُّ واحِدٍ مَعَ قَبيلَتِهِ وَعائِلَتِهِ.