1 N in waayeel ah ha canaanan, laakiin u waani sida aabbe oo kale; dhallinyaradana u waani sida walaalo oo kale;
لا تُوَبِّخْ شَيخاً، بَلِ انصَحهُ كَأبٍ. وَعامِلِ الشَّبابَ كَإخوَةٍ.
2 h abrahana sida hooyooyin oo kale u waani, naagaha dhallintayarna sida walaalo oo kale, adigoo daahir ah. Carmallada Kiniisadda
أمّا العَجائِزُ فَعامِلهُنَّ كَأُمَّهاتٍ، وَالشّابّاتِ كَأخَواتٍ بِكُلِّ طَهارَةٍ.
3 M aamuus carmallada runta ah oo nimankoodii ka dhinteen,
راعِ الأرامِلَ المَحرُوماتِ بِالفِعلِ.
4 l aakiin haddii naag carmal ahu carruur leedahay ama carruurteedu ay carruur leedahay, iyagu marka hore ha barteen inay dadkooda si cibaado leh kula macaamiloodaan, waalidkoodna u cawilceliyaan, waayo taasu way wanaagsan tahay, waana mid Ilaah aqbali karo.
لَكِنْ إنْ كانَ لِأرمَلَةٍ أبناءٌ وَأحفادٌ، فَعَلَى هَؤُلاءِ أنْ يَتَعَلَّمُوا أوَّلاً مُمارَسَةَ إيمانِهِمْ بِالِاهتِمامِ بِعائِلاتِهِمْ. فَهُمْ بِهَذا يَرُدُّونَ فَضلَ وَالِدَيْهِمْ أوْ أجدادِهِمُ الَّذِينَ رَبُّوهُمْ. وَهَذا مُرضٍ للهِ.
5 W aayo, tii carmal run ah oo cidlootay, waxay rajo ku leedahay Ilaah, habeen iyo maalinna baryada iyo tukashada way sii waddaa.
فَالأرمَلَةُ الحَقِيقِيَّةُ الَّتِي لَيسَ لَها مَنْ يَعتَنِي بِها، تَضَعُ رَجاءَها فِي الرَّبِّ، وَتُواظِبُ عَلَى الأدعِيَةِ وَالصَّلَواتِ لَيلَ نَهارٍ.
6 L aakiin tii raaxaysi u noolaataa waa meyd intay nooshahay.
أمّا الأرمَلَةُ الَّتِي تَحيا لِمَلَذّاتِها، فَهِيَ فِي الحَقيقَةِ مَيِّتَةٌ مَعَ أنَّها حَيَّةٌ!
7 W axyaalahan ku amar inay ceeb la'aadaan.
فَأوصِ بِهَذِهِ الأُمُورِ لِكَيْ لا يَجِدَ أحَدٌ ما يَنتَقِدُهُنَّ عَلَيهِ.
8 L aakiin qof hadduusan dadkiisa dhaqaalayn, khusuusan kuwa gurigiisa jooga, kaasu iimaankuu ka hor yimid, wuuna ka sii liitaa mid aan rumaysanayn.
لَكِنْ إنْ كانَ أحَدٌ لا يَعُولُ أقرِباءَهُ، خاصَّةً عائِلَتَهُ، فَقَدْ تَنَكَّرَ لِلإيمانِ. وَمِثلُ هَذا أسوَأُ مِنْ غَيرِ المُؤمِنِ!
9 H a la qoro carmal aan lixdan sannadood ka yarayn oo nin keliya naag u ahaan jirtay,
لا تُدرِجِ امْرأةً فِي قائِمَةِ الأرامِلِ إنْ كانَ عُمرُها أقَلَّ مِنْ سِتِّيْنَ عاماً، أوَ إنْ كانَتْ قَدْ تَطَلَّقَتْ يَوماً وَتَزَوَّجَتْ رَجُلاً آخَرَ.
10 o o loogu marag furay inay shuqullo wanaagsan samaysay, hadday carruur korisay, hadday shisheeyaha marti soori jirtay, hadday quduusiinta cagaha u maydhay, hadday kuwii dhibaataysnaa u gargaartay, hadday shuqul kasta oo wanaagsan aad ugu dadaashay.
كَما يَنبَغي أنْ تَكُونَ مَعرُوفَةً بِأعمالِها الصّالِحَةِ، بِما فِيها تَربِيَةُ أبنائِها، وَحُسنُ الضِّيافَةِ، وَغَسلُ أقدامِ المُؤمِنِينَ المُقَدَّسينَ، وَمُساعَدَةُ الَّذِينَ فِي ضِيقٍ، وَتَكرِيسُ نَفسِها لِكُلِّ أنواعِ الأعمالِ الصّالِحَةِ.
11 L aakiinse carmallada dhallintayar diid, waayo, markay qooqaan ayay ka jeestaan Masiixa, oo waxay doonayaan inay guursadaan.
فَارفُضْ إدراجَ الأرامِلِ الشّابّاتِ، لِأنَّهُ مَتَى غَلَبَتْ شَهَواتُهُنَّ تَكرِيسَهُنَّ لِلمَسِيحِ، سَيُفَضِّلْنَ الزَّواجَ ثانِيَةً عَلَى خِدمَةِ المَسِيحِ.
12 I imaankoodii hore way naceen, oo sidaas daraaddeed waa la xukumay.
وَسَيَكُنَّ عُرضَةً لِلإدانَةِ لِأنَّهُنَّ كَسَرنَ عَهْدَهُنَّ الأوَّلَ.
13 W axay kaloo weliba bartaan inay caajisiin noqdaan, iyagoo iska wareegaya oo guriba guri uga baxaya; caajisiin oo keliyana ma ahaye, weliba way warsheeko badan yihiin, oo axwaalka dadka kalena way faraggeliyaan, iyagoo ku hadlaya waxyaalo aan waajib ku ahayn.
وَفَضلاً عَنْ ذَلِكَ، فَإنَّهُنَّ يَكتَسِبنَ عادَةَ الكَسَلِ وَالتَّسَكُّعَ مِنْ بَيتٍ إلَى بَيتٍ. وَلَنْ يُصبِحنَ كَسُولاتٍ فَحَسبُ، بَلْ سَيَبدَأْنَ أيضاً بِالنَّمِيمَةَ وَالتَّدَخُّلَ فِي أُمُورِ الآخَرِينَ، وَالكَلامِ الفارِغِ!
14 H addaba waxaan doonayaa inay carmallada dhallintayaru guursadaan, oo carruur dhalaan, oo gurigooda u taliyaan, oo ayan cadowga isu jebin inuu caayo.
لِهَذا أُرِيدُ لِلأرامِلِ الشّابّاتِ أنْ يَتَزَوَّجنَ، وَأنْ يُرَبِّينَ أبناءً، وَأنْ يُدَبِّرنَ بُيُوتَهُنَّ، فَلا يَكَونُ لِمَنْ يُقاوِمُونَنا عُذرٌ فِي انتِقادِنا.
15 W aayo, hadda ka hor qaar baa xagga Shayddaanka u leexday.
أقُولُ هَذا لِأنَّ بَعضَ الأرامِلِ قَدِ انحَرَفنَ لِيَتبَعنَ إبلِيسَ.
16 H addii naag rumaysanu ay leedahay carmallo ha u gargaarto iyaga, oo kiniisadda yaan la culaysin, si ay u gargaarto kuwa carmallada runta ah. Waayeellada
فَإذا كانَتْ لِمُؤمِنَةٍ أرامِلُ فِي عائِلَتِها، عَلَيها أنْ تُساعِدَهُنَّ، فَلا يَكُنَّ عِبئاً عَلَى الكَنِيسَةِ. حينّئِذٍ تَستَطِيعُ الكَنِيسَةُ أنْ تُساعِدَ الأرامِلَ الحَقِيقِيّاتِ. تَعليماتٌ بِخُصُوصِ الشّيُوخ
17 W aayeellada si wanaagsan wax ugu taliya ha lagu tiriyo kuwo istaahila in labanlaab loo maamuuso, khusuusan kuwa ku hawshooda waxwacdinta iyo waxbaridda.
أمّا الشُّيُوخُ الَّذِينَ يَقُودُونَ الكَنِيسَةَ بِشَكلٍ حَسَنٍ، فَهُمْ جَدِيرُونَ بِالحُصُولِ عَلَى مُكافَأةٍ مُضاعَفَةٍ، خاصَّةً المُنشَغِلِيْنَ فِي الوَعظِ وَالتَّعلِيمِ.
18 W aayo, Qorniinku wuxuu leeyahay, Waa inaadan dibiga af xidhin markuu sarreenka burburinayo. Wuxuu kaloo leeyahay, Shaqaalahu waa istaahilaa abaalgudkiisa.
فَالكِتابُ يَقُولُ: «لا تُكَمِّمْ ثَوراً وَهُوَ يَدرُسُ القَمحَ.» وَيَقُولُ أيضاً: «أُجرَةُ العامِلِ حَقٌ لَهُ.»
19 N in waayeel ah ashtako ha ku qaadin, laba ama saddex qof oo ku markhaati fura mooyaane.
لا تَقبَلِ اتِّهاماً ضِدَّ أحَدِ الشُّيوخِ ما لَمْ يُدعَمْ بِشاهِدَينِ أوْ ثَلاثَةٍ.
20 K uwa dembaaba inta kale oo dhan hortooda ku canaano in kuwa kalena ay cabsadaan.
أمّا الَّذِينَ يُمارِسونَ الخَطِيَّةَ باستِمرارٍ، فَوَبِّخْهُمْ أمامَ الكَنِيسَةِ كُلِّها، لِكَي يَخافَ البَقِيَّةُ.
21 W axaan Ilaah iyo Ciise Masiix iyo malaa'igaha la doortay hortooda kugu waaninayaa inaad waxyaalahan ku dhawrtid eexashola'aan, oo aadan waxba samayn adoo dadka kala jeclaanaya.
أُناشِدُكَ أمامَ اللهِ وَالمَسِيحِ يَسُوعَ وَالمَلائِكَةِ المُختارِينَ أنْ تُراعِيَ هَذِهِ التَّعلِيماتِ دُونَ أنْ تُصدِرَ أحكاماً مُسْبَقَةً عَلَى أحَدٍ، وَمِنْ دُونِ تَمييزٍ بَينَ شَخصٍ وَآخَرَ.
22 N inna gacmaha degdeg ha u saarin, dad kale dembiyadoodana ha ka qayb gelin. Nafsaddaada daahirsanaan ku dhawr.
احرِصْ عَلَى أنْ لا تَتَسَرَّعَ فِي وَضعِ يَدِكَ عَلَى أحَدٍ لإطلاقِهِ فِي خِدمَةِ الرَّبِّ. وَلا تَشتَرِكْ فِي خَطايا الآخَرِينَ، بَلِ احفَظْ نَفسَكَ نَقِيّاً دائِماً.
23 L aakiinse hadda ka dib biyo oo keliya ha cabbin, illowse waxoogaa yar oo khamri ah u cab calooshaada iyo cudurradaada mararka badan kugu soo noqnoqda daraaddood.
لا تَكتَفِ بِشُربِ الماءِ وَحدَهُ فِيما بَعْدُ، بَلِ استَخدِمْ بَعضَ النَّبيذِ مِنْ أجلِ مَعِدَتِكَ وَاعْتِلالاتِكَ المُتَكَرِّرَةِ.
24 D adka qarkood dembiyadoodu waa bayaan, oo waxay u hor marayaan xukunka, dadka qaarkoodna kuwoodu way daba socdaan.
خَطايا بَعضُ النّاسِ وَاضِحَةٌ تَماماً، وَهِيَ تَسبِقُهُمْ إلَى المُحاكَمَةِ. وَأمّا بَعْضُهُمْ فَخَطاياهُمْ تَلحَقُ بِهِمْ!
25 S idaas oo kalena waxaa jira shuqullo wanaagsan oo bayaan ah, kuwa aan caynkaas ahaynna lama qarin karo.
وَالأعمالُ الصّالِحَةُ وَاضِحَةٌ تَماماً أيضاً، لَكِنْ حَتَّى غَيرُ الواضِحَةِ لَنْ تَخفَى إلَى الأبَدِ.