1 K anu waa eraygii uu Ishacyaah ina Aamoos ku arkay wax ku saabsan dalka Yahuudah iyo Yeruusaalem.
هَذا ما رَآهُ إشَعْياءُ بْنُ آمُوصَ عَنْ يَهُوذا وَمَدينَةِ القُدْسِ.
2 U gu dambaysta buurta guriga Rabbigu waxay ka taagnaan doontaa buuraha korkooda, oo kurahana way ka wada sara mari doontaa, oo quruumaha oo dhammuna iyaday ku qulquli doonaan.
فِي ألأيّامِ الأخِيرَةِ، سَيُصبِحُ جَبَلُ بَيتِ اللهِ أعلَى الجِبالِ. سَيَرتَفِعُ فَوقَ التِّلالِ، وَسَتَندَفِعُ إلَيهِ كُلُّ الأُمَمِ.
3 O o dad badan baa halkaas tegi doona oo waxay odhan doonaan, Ina keena, buurta Rabbiga aynu u kacnee, oo guriga Ilaaha reer Yacquub aynu tagnee, oo isna wuxuu ina bari doonaa jidadkiisa, oo innana waxaynu mari doonnaa waddooyinkiisa, waayo, sharcigu wuxuu ka soo bixi doonaa Siyoon, erayga Rabbiguna Yeruusaalem.
شُعُوبٌ كَثِيرَةٌ سَتَأتِي وَتَقُولُ: «هَلُمَّ نَصْعَدُ إلَى جَبَلِ اللهِ ، إلَى بَيتِ إلَهِ يَعقُوبَ. حَيْثُ نَتَعَلَّمُ أنْ نَحيا وَفْقَ مَشِيئَتِهِ، وَنَسلَكَ حَسَبَ تَعلِيمِهِ.» لأنَّ شَريعَةَ اللهِ سَتَخرُجُ مِنْ صِهْيَوْنَ، وَكَلِمَتُهُ مِنَ القُدْسِ.
4 O o isaguna quruumuhuu u kala garsoori doonaa, oo dad badan ayuu canaanan doonaa, oo iyana waxay seefahooda ka tuman doonaan marashiyo, warmahoodana manjooyin, oo quruunina quruun kale seef uma qaadan doonto, oo innaba mar dambe dagaal ma ay baran doonaan.
سَيَحكُمُ بَينَ الأُمَمِ، وَيَفصِلُ فِي نِزاعاتِ الشُّعُوبِ. تُحَوِّلُ الأُمَمُ السُّيُوفَ إلَى مَحارِيثَ، وَالرِّماحَ إلَى أدَواتٍ لِتَقلِيمِ النَّباتاتِ. لَنْ تَتَحارَبَ الأُمَمُ، وَلَنْ يَتَعَلَّمُوا الحَرْبَ مِنْ ذَلِكَ الوَقتِ فَصاعِداً.
5 R eer Yacquubow, kaalaya, oo aynu iftiinka Rabbiga ku dhex soconnee. Maalinta Rabbiga
تَعالَوْا يا بَيتَ يَعقُوبَ لِنَسِرْ فِي نُورِ اللهِ.
6 W aad ka tagtay dadkaagii reer Yacquub, maxaa yeelay, waxay ka buuxsameen waxyaalihii bariga, oo waa faaliyayaal sida reer Falastiin, oo waxay la heshiiyaan dad shisheeyayaal ah.
تَرَكْتَ شَعبَكَ يا بَيتَ يَعقُوبَ، وَها هُمْ مُنغَمِسُونَ فِي سِحرِ الشَّرقِ، وَعِرافَةِ الفِلِسطِيِّينَ. يَقطَعُونَ عُهُوداً مَعَ الغُرَباءِ.
7 O o weliba dalkooda waxaa ka buuxa lacag iyo dahab, oo khasnadahooduna dhammaad ma leh, oo weliba dalkooda waxaa ka buuxa fardo, oo gaadhifardoodyadooduna innaba dhammaad ma leh.
أرْضُهُمْ مَلِيئَةٌ بِالفِضَّةِ وَالذَّهَبِ، وَلا حَدَّ لِكُنُوزِهِمْ. وَأرْضُهُمْ مَليئَةٌ بِالخَيلِ، وَمَركِباتُهُمُ لا تُحصَى.
8 O o weliba dalkooda waxaa ka buuxa sanamyo, oo waxay caabudaan shuqulkii gacmahooda, iyo wixii ay farahoodu sameeyeen.
أرْضُهُمْ مَليئَةٌ بِالأوثانِ، وَيَسجُدُونَ لِعَمَلِ أيدِيهِمْ، وَما صَنَعَتْهُ أصابِعُهُمْ.
9 O o ninka hoose waa u foororsadaa, oo ninka weynuna waa isu hoosaysiiyaa, haddaba dembigooda ha ka cafiyin.
سَيُذَلُّ النّاسُ وَيَخزَونَ. لا تَرفَعْهُمْ يا اللهُ. المُتَكَبِّرُونَ سَيُذَلُّون
10 C absida Rabbiga, iyo sharafta haybaddiisa dhagaxa ka gal, oo ciidda kaga dhuumo.
ادْخُلْ إلَى الصَّخرَةِ. اختَبِئْ فِي حُفرَةِ الرِّمالِ مِنْ رَهبَةِ اللهِ ، وَمِنْ جَلالِهِ المَجِيدِ.
11 B inu-aadmiga indhihiisa kibray waa la hoosaysiin doonaa, oo dadka madaxweynaantiisana hoos baa loo soo dejin doonaa, oo Rabbiga keliya ayaa maalintaas la sarraysiin doonaa.
سَيَنحَطُّ المُتَشامِخُونَ، وَالمُتَكَبِّرُونَ سَيُذَلُّونَ. اللهُ وَحْدَهُ سَيَرتَفِعُ فِي ذَلِكَ الوَقتِ.
12 W aayo, Rabbiga ciidammadu wuxuu maalin u haystaa ku kasta oo kibra oo madax weynaada, iyo ku kasta oo kor isu qaada, waana la hoosaysiin doonaa,
لأنَّ اللهَ القَدِيرَ قَدْ حَدَّدَ يَوماً ضِدَّ كُلِّ المُتَشامِخِينَ وَالمُتَكَبِّرِينَ، وَسَيُذَلُّونَ.
13 i yo weliba geedaha kedar la yidhaahdo ee Lubnaan ee dhaadheer ee sare u baxa oo dhan, iyo geedaha eelaah la yidhaahdo ee Baashaan oo dhan,
حَدَّدَ يَوماً ضِدَّ كُلِّ أرزِ لُبنانَ المُرتَفِعِ، وَكُلِّ بَلُّوطاتِ باشانَ.
14 i yo buuraha dhaadheer oo dhan, iyo kuraha sare u jooga oo dhan,
ضِدَّ كُلِّ الجِبالِ المُرتَفِعَةِ وَالتِّلالِ العالِيَةِ،
15 i yo munaarad kasta oo dheer, iyo derbi kasta oo deyr leh,
وَكُلِّ بُرجٍ مُرتَفِعٍ وَسُورٍ مُحَصَّنٍ عالٍ.
16 i yo doonniyaha Tarshiish oo dhan, iyo taswiiro la jecel yahay oo dhan.
ضِدَّ كُلِّ سُفُنِ تَرشِيشَ، وَكُلِّ السُّفُنِ الجَمِيلَةِ.
17 O o kibirka binu-aadmiga hoos baa loo soo dejin doonaa, oo dadka madaxweynaantiisana waa la hoosaysiin doonaa, oo Rabbiga keliya ayaa maalintaas la sarraysiin doonaa.
سَتُذَلُّ كِبرِياءُ النّاسِ، وَسَيُحَطَّمُ تَشامُخُهُمْ. اللهُ وَحْدَهُ سَيَرتَفِعُ فِي ذَلِكَ الوَقتِ.
18 O o sanamyaduna dhammaantood way wada baabbi'i doonaan.
أمّا الأوثانُ فَتَفنَى بِالكامِلِ.
19 M arkii Rabbigu u soo sara joogsado inuu dhulka si xun u gariiriyo ayay dadku cabsida Rabbiga iyo sharafta haybaddiisa ka geli doonaan qorrofyada dhagaxyada, iyo godadka dhulka.
سَيَذهَبُ النّاسُ إلَى مَغاراتِ الصُّخُورِ، وَإلَى حُفَرِ الرِّمالِ خَوفاً مِنَ اللهِ وَمَجدِ جَلالِهِ، عِندَما يَقُومُ لِيُرعِبَ الأرْضَ.
20 O o maalintaas dadku sanamyadooda lacagta ah iyo sanamyadooda dahabka ah oo ay u samaysteen inay caabudaan waxay u tuuri doonaan jiirarka iyo fiidmeeraha,
فِي ذَلِكَ الوَقتِ، يُمْسِكُ النّاسُ بِأصْنامَهِمُ المَصنُوعَةِ مِنَ الفِضَّةِ وَالذَّهَبِ – الَّتِي صَنَعُوها لِيَسجُدُوا لَها – وَيَرْمُونَها لِلقَوارِضِ وَالخَفافِيشِ.
21 s i ay cabsida Rabbiga iyo sharafta haybaddiisa uga galaan qorrofyada dhagaxyada iyo qararka meelahooda dildillaacsan markii Rabbigu uu soo sara joogsado inuu dhulka si xun u gariiriyo.
سَيَحتَمُونَ بِمَغاراتِ الصُّخُورِ وَشُقُوقِها، خَوفاً مِنَ اللهِ وَمَجدِ جَلالِهِ، حِينَ يَقُومُ لِيُرعِبَ الأرْضَ. الثِّقَةُ بِالله
22 K a joogsada binu-aadmiga ay neeftiisu ku jirto dulalka sankiisa, waayo, bal maxaa isaga lagu tiriyaa?
لا تَثِقُوا بِالبَشَرِ، إذْ لا يَفصِلُهُمْ عَنِ المَوتِ سِوَى النَّفَسِ الباقِي فِي أُنُوفِهِمْ، فَبِمَ يَنفَعُونَ؟