1 K uwanu waa erayadii Aaguur ina Yaaqeh, oo ahaa reer Masaa. Ninku wuxuu la hadlay Iitii'eel, iyo xataa Iitii'eel iyo Ukaal, oo ku yidhi,
هَذِهِ أقوالُ أجُورَ بنِ ياقَةَ مِنْ أهلِ مَسّا. يَقُولُ هَذا الرَّجُلِ: «أنا مُتعَبٌ مُتعَبٌ يا اللهُ، كَيفَ أستَمِرُّ؟»
2 H ubaal anigu waan ka doqonnimo weynahay nin kastaba, Oo dad waxgarashadiisana ma lihi.
أنا أبلَدُ البَشَرِ، وَلَيسَ لِي فَهْمُ الإنسانِ.
3 X igmad ma aan baran, Aqoonta Kan quduuska ahna ma aqaan.
لَمْ أتَعَلَّمْ الحِكْمَةَ، وَلَمْ أعرِفْ شَيئاً عَنِ القُدُّوسِ.
4 Y aa samada u baxay, oo ka soo degay? Yaa dabaysha gacmihiisa ku soo ururshay? Yaa biyaha dharkiisa ku guntay? Yaa dhulka darafyadiisa oo dhan dhisay? Magicii, wiilkiisana magicii, haddaad taqaan?
مَنِ الَّذِي صَعِدَ إلَى السَّماءِ ثُمَّ نَزَلَ؟ مَنِ الَّذِي جَمَعَ الرِّياحَ فِي يَدِهِ؟ مَنِ الَّذِي جَمَعَ المِياهَ فِي ثَوبِهِ؟ مَنِ الَّذِي أسَّسَ أقاصِي الأرْضَ؟ ما اسْمُهُ وَما اسْمُ ابنِهِ؟ أخبِرُونِي إنْ كُنتُمْ تَعرِفُونَ.
5 E ray kasta oo Ilaah waa daahir; Oo isagu wuxuu gaashaan u yahay kuwa isaga aaminsan.
كُلُّ كَلامِ اللهِ نَقِيٌ وَكامِلٌ، وَهُوَ دِرعٌ لِلَّذِينَ يَحتَمُونَ بِهِ.
6 E rayadiisa waxba ha ku darin, Waaba intaas oo uu ku canaantaa, oo lagu ogaadaa inaad beenaaleh tahay.
لا تُضِفْ شَيئاً إلَى كَلامِهِ، وَإلّا سَيُوَبِّخُكَ وَتَكُونُ كاذِباً.
7 L aba waxyaalood ayaan ku weyddiistay, Iyaga ha ii diidin intaanan dhiman.
أطلُبُ مِنْكَ أمْرَينِ قَبلَ أنْ أمُوتَ:
8 W ax aan waxtar lahayn iyo been iga fogee, Oo caydhnimo iyo taajirnimo midna ha i siin. Igu quudi cunto aanan ka maarmin,
أبعِدْ عَنِّي الكَذِبَ. وَلا تَجعَلْنِي غَنِيّاً جِدّاً وَلا فَقِيراً جِدّاً، بَلْ أعطِنِي كِفايَتِي مِنَ الطَّعامِ.
9 W aaba intaasoo intaan dhergo, aan adiga ku inkiraaye, oo aan idhaahdaa, Waa ayo Rabbigu? Amase waaba intaasoo aan miskiin noqdaa, oo intaan wax xado, Aan magaca Ilaahayga si been ah ugu hadal qaadaaye.
لِئَلّا أشبَعَ كَثِيراً فَأقُولُ: «مَنْ هُوَ اللهُ ؟» أوْ أُصبِحَ فَقِيراً فَأسرِقَ وَاُسِيئَ إلَى اسمِ إلَهِي.
10 A ddoon sayidkiisa xan ha uga sheegin, Waaba intaas oo uu ku habaaraa, oo eed lagugu helaaye.
لا تَشتَكِ عَلَى عَبدٍ لِسَيِّدِهِ، لِئَلّا يَلعَنَكَ وَتَتَحَمَّلَ الذَّنْبَ.
11 W axaa jira farcan aabbahood inkaara, Oo aan hooyadoodna u ducayn.
بَعضُ النّاسِ يَلعَنُونَ الآباءَ وَلا يُبارِكُونَ الأُمَّهاتِ.
12 W axaa jira farcan isla daahirsan, Oo weliba aan nijaastoodii ka maydhmin.
بَعضُ النّاسِ يَظُنُّونَ أنفُسَهُمْ أنقِياءَ، وَلَكِنَّهُمْ لَمْ يُزِيلُوا الشَّرَّ مِنْ داخِلِهِمْ.
13 W axaa jira farcan indhahoodu aad u sarreeyaan! Oo daboolka indhahoodana kor bay u qaadaan.
بَعضُ النّاسِ مُتَعالُونَ وَيَنظُرُونَ إلَى الآخَرِينَ بِازدِراءٍ.
14 W axaa jira farcan ilkahoodu sida seefo oo kale yihiin, oo gowsahooduna sida mindiyo oo kale yihiin, Si ay masaakiinta dhulka uga baabbi'iyaan, oo ay kuwa baahanna dadka dhexdiisa uga dhammeeyaan.
بَعضُ النّاسِ أسنانُهُمْ مِثلُ السُّيُوفِ، وَأضراسُهُمْ مِثلُ السَّكاكِينِ، فَيُبِيدُونَ الفُقَراءَ مِنَ الأرْضِ، وَالمساكِينَ مِنْ بَينِ البَشَرِ.
15 C ulaacushu waxay leedahay laba gabdhood, oo leh, Na sii, Na sii. Waxaa jira saddex waxyaalood oo aan weligood dhergin, Haah, oo afar aan odhan, Bes, nagu filan;
طَمَعُ النّاسِ كَعَلَقَةٍ لَها بِنتانِ تَقُولانِ: «أعطِنِي، أعطِنِي.» هُناكَ ثَلاثَةُ أشياءَ لا تَشبَعُ، وَالرّابِعَةُ لا تَقُولُ: «يَكفِي.»
16 W axaana weeye qabriga, iyo maxalka aan wax dhalayn, Iyo dhulka aan biyo ka dhergayn, Iyo dabka aan odhan, Bes, igu filan.
الهاوِيَةُ، المَرأةُ الَّتِي لا تُنجِبُ، الأرْضُ الَّتِي لا تَرتَوِي مِنَ الماءِ، وَالنّارُ الَّتِي لا تَقُولُ: «يَكفِي.»
17 I sha aabbaheed ku majaajiloota, Oo quudhsata inay hooyadeed addeecdo, Waxaa la soo bixi doona tukayaasha dooxada, Oo waxaa cuni doona gorgorrada.
الإنسانُ الَّذِي يَستَهزِئُ بِأبِيهِ وَيَحتَقِرُ أُمَّهُ، سَتَنْقُرُ غُرْبانُ الوادِي عَينَهُ، وَسَتَأْكُلُهُ النُّسُورُ.
18 W axaa jira saddex waxyaalood oo anigu aan aad ula yaabo, Haah, afar baan garan waayay,
هُناكَ ثَلاثَةُ أُمُورٍ تُدهِشُنِي وَالرّابِعُ لا أفهَمُهُ:
19 O o iyana waxaa weeye siduu gorgor hawada u duulo, Siduu masna dhagax ugu socdo, Siday doonnina badda u maaxdo, Iyo siduu nin gabadh ula macaamiloodo.
طَيَرانُ النَّسرِ فِي السَّماءِ، زَحْفُ الأفعَى بَينَ الصُّخُورِ، سَيْرُ السَّفِينَةِ فِي البَحرِ، وَالرَّجُل الَّذِي يُحِبُّ فَتاةً.
20 S idaas oo kale waxaa ah naag dhillo ah sideeda, Taasoo intay wax cunto afka tirtirta, Oo haddana tidhaahda, Anigu waxba xumaan ma aan samayn.
الزّانِيَةُ تَأْكُلُ ثُمَّ تَمسَحُ فَمَها وَتَقُولُ: «أنا لَمْ أفعَلْ شَيئاً.»
21 S addex waxyaalood ayaa dhulku la gariiraa, Oo afar baanu qaadan karin,
أربَعَةُ أُمُورٍ لا تستَطِيعُ الأرْضُ احتِمالَها:
22 W axaana weeye addoon markuu boqor noqdo, Iyo nacas markuu cunto ka dhergo,
أنْ يُصبِحَ العَبْدُ مَلِكاً، أنْ يَشبَعَ الأحْمَقُ،
23 I yo naag la nacay markay guursato, Iyo gabadh addoon ahu markay sayidaddeedii meesheeda gasho.
أنْ تَتَزَوَّجَ المَرأةُ المَكرُوهَةُ، وَأنْ تَأخُذَ الخادِمَةُ مَكانَ سَيِّدَتِها.
24 W axaa jira afar waxyaalood oo dhulka ku yaryar, Laakiinse aad iyo aad u caqli badan.
أربَعَةُ أشياءَ صَغِيرَةٍ فِي كُلِّ الأرْضِ وَلَكِنَّها الأكثَرُ حِكمَةً:
25 Q udhaanjadu waa sida dad aan xoog badnayn, Laakiinse waxay cuntadooda soo diyaarsadaan guga.
النَّملُ يُشَكِّلُ جَماعَةً لَيسَ فِيها قُوَّةٌ، وَلَكِنَّها تَجمَعُ طَعامَها فِي الصَّيفِ.
26 W alooyinku waa qoon taagdaran, Oo haddana waxay guryahooda ka samaystaan dhagaxyada dhexdooda;
الوِبارُ الَّتي تُشَكِّلُ جَماعَةً لَيسَ فِيها قُوَّةٌ، وَلَكِنَّها تَجْعَلُ بَيتَها فِي الصَّخرِ.
27 A yaxu boqor ma leh, Weliba dhammaantood guuto guuto ayay u socdaan.
الجَرادُ لَيسَ لَهُ قائِدٌ، وَلَكِنَّهُ يَسلُكُ بِشَكلٍ مُنَظَّمٍ.
28 Q orratadu waa wax gacanta lagu qaban karo, Weliba waxay joogtaa guryaha boqorrada.
وَالسِّحلِيَّةُ الَّتِي تُمسَكُ بِاليَدِ، وَلَكِنَّها تَعِيشُ فِي قُصُورِ المُلُوكِ.
29 W axaa jira saddex waxyaalood oo si fiican u socda, Haah, oo afar waa socod wanaagsan yihiin.
ثَلاثَةُ أشياءَ عَظِيمَةٍ حِينَ تَمشِي، وَالرّابِعُ مُهِيبٌ فِي مَسِيرِهِ:
30 A ar libaax oo ah kan xayawaanka ugu xoogga badan, Oo aan weliba midna dib uga noqon,
الأسَدُ أعظَمُ الحَيواناتِ البَرِّيَّةِ، وَهُوَ لا يَخافُ أحَداً.
31 D iiqa xarragoonaya, iyo orgiga; Iyo boqorka aanay dadku gees ka ahayn.
الدِّيكُ المُتَباهِي، التَّيسُ، وَالمَلِكُ وَسَطَ جَيشِهِ.
32 H addaad nacasnimo samaysay adoo isa sarraysiinaya, Ama aad wax shar ah ka fikirtay, Gacanta afka saar.
إنْ جَعَلَكَ غَباؤُكَ تَتَرَفَّعُ وَتَتَباهَى أوْ تُخَطِّطُ لِلشَرِّ، فَخَفْ مِنَ النَّتائِجِ وَاخجَلْ مِنْ نَفْسِكَ.
33 W aayo, caanihii la lulaa subag bay soo saaraan, Sankii la maroojiyaana dhiig buu keenaa, Sidaas oo kalena cadhadii la qasbaa dirir bay keentaa.
لِأنَّ خَضَّ الحَلِيبِ يُنتِجُ زُبدَةً، وَعَصرَ الأنفِ يُنتِجُ دَماً، وَكَذَلِكَ فإنَّ إثارَةَ الغَضَبِ تُسَبِّبُ المَشاكِلَ.