Efesos 5 ~ ﺃﻓﺴﺲ 5

picture

1 H addaba ahaada kuwo ku dayda Ilaah idinkoo ah sida carruur la jecel yahay.

بِما أنَّكُمْ أبناءُ اللهِ المَحبُوبُونَ، تَمَثَّلُوا بِهِ.

2 J acayl ku socda siduu Masiixuba idiin jeclaa, oo uu nafsaddiisii inoogu bixiyey inuu Ilaah u ahaado qurbaan iyo allabari oo uu ahaado caraf udgoon.

وَاسلُكُوا بِالمَحَبَّةِ كَما أحَبَّنا المَسِيحُ وَبَذَلَ نَفسَهُ مِنْ أجلِنا تَقدِمَةً وَذَبِيحَةً مُرضِيَةً للهِ.

3 L aakiinse sida ay quduusiinta ugu eg tahay, marnaba yaan dhexdiinna laga sheegin sino, iyo wasakh oo dhan, iyo damacnimo,

وَلا يُذكَرُ بَينَكُمُ الزِّنا وَكُلُّ أشكالِ النَّجاسَةِ وَالفِسقِ، كَما يَلِيقُ بِالمُؤمِنِينَ المُقَدَّسِينَ.

4 i yo ceeb, iyo hadal nacasnimo ah, iyo kaftan bilaash ah, oo aan idinku habboonayn, laakiinse waxaa idinku wacan mahadnaqid.

وَكَذَلِكَ الكَلامُ القَبِيحُ وَالسَّفِيهُ وَالنُّكاتُ القَذِرَةُ الَّتي لا تَليقُ بِكُمْ، بَلْ كُونُوا شاكِرِينَ.

5 W aayo, taas waad taqaaniin in dhillay, ama qof wasakh ah, ama nin damac xun oo sanam caabudaa, uusan innaba dhaxal ku lahayn boqortooyada Masiix iyo Ilaah.

فَاعلَمُوا يَقِيناً أنَّهُ ما مِنْ زانٍ أوْ نَجِسٍ، أوْ فاسِقٍ – وَالفِسقُ عِبادَةُ أوثانٍ – يُمكِنُ أنْ يَكُونَ لَهُ نَصِيبٌ فِي مَلَكُوتِ المَسِيحِ وَاللهِ.

6 N innaba yuusan idinku khiyaanayn hadal aan micne lahayn; waayo, waxyaalahaas daraaddood ayaa cadhada Ilaah ugu soo degtaa carruurta caasinimada.

فَلا تَسمَحُوا لِأحَدٍ بِأنْ يَخدَعَكُمْ بِكَلامٍ فارِغٍ. فَبِسَبَبِ هَذِهِ الأُمُورِ سَيَنصَبُّ غَضَبُ اللهِ عَلَى الَّذِينَ يَحيَونَ حَياةَ العِصيانِ.

7 S idaas daraaddeed ha ahaanina kuwa iyaga waxyaalahaas la qaybsada; waayo, mar baad ahaydeen gudcur,

فَلا تَشتَرِكُوا مَعَهُمْ فِي خَطاياهُمْ هَذِهِ.

8 h aatanse waxaad Rabbiga ku tihiin nuur; haddaba u socda sida carruurta nuurka,

كانَتْ حَياتُكُمْ ذاتَ يَومٍ مَملوءَةً بِالظُّلمَةِ، أمّا الآنَ فَحَياتُكُمْ مَملوءَةٌ بِالنُّورِ كَما يَلِيقُ بِأتباعٍ لِلرَّبِّ. فَاسلُكوا كَما يَليقُ بأولادِ النُّورِ.

9 w aayo, midhaha nuurku waxay ku wada jiraan wanaag iyo xaqnimo iyo run oo dhan.

فَالنُّورُ لا يُنتِجُ إلّا الصَّلاحَ وَالبِرَّ وَالحَقَّ.

10 T ijaabiya waxa Rabbigu aad ugu farxo,

فَاسعَوا عَلَى الدَّوامِ إلَى مَعرِفَةِ ما يُرضِي اللهَ،

11 o o innaba xidhiidh ha la yeelanina shuqullada aan midhaha lahayn oo gudcurka, laakiinse kashifa;

وَلا تَشتَرِكُوا فِي أعمالِ الظُّلمَةِ غَيرِ البَنّاءَةِ، بَلْ يَجدُرُ بِكُمْ أنْ تَكشِفُوها.

12 w aayo, waxay qarsoodiga ku sameeyaan waa ceeb xataa in laga hadlo.

إنَّ مُجَرَّدَ الحَدِيثِ عَنْ هَذِهِ الأُمُورِ الَّتِي تُمارَسُ فِي الخَفاءِ هُوَ أمرٌ مُخجِلٌ،

13 L aakiinse wax kastaba markii la kashifo ayaa lagu muujiyaa nuurka; waayo, wax alla wixii la muujiyaaba waa nuur.

لَكِنَّ كُلَّ شَيءٍ يَصِيرُ مَنظُوراً حِينَ يُعَرَّضُ لِلنُّورِ.

14 S idaas daraaddeed isagu wuxuu yidhi, Kaaga hurdow toos, oo kuwii dhintay ka kac, oo Masiixuna waa ku iftiimin doonaa.

وَكُلُّ ما يَصِيرُ مَنظُوراً يُمكِنُ أيضاً أنْ يَصِيرَ نُوراً. وَلِهَذا تَقُولُ التَّرنِيمَةُ: «استَيقِظْ أيُّها النّائِمُ، وَقُمْ مِنَ المَوتِ، وَسَيُشرِقُ المَسِيحُ عَلَيكَ.»

15 H addaba ka digtoonaada sidaad u socotaan, oo ha u soconina sida kuwo aan caqli lahayn, laakiinse u socda sida kuwo caqli leh.

فَانتَبِهُوا لِسُلُوكِكُمْ، وَلا تَكُونُوا كَالجُهّالِ، بَلْ كَالحُكَماءِ

16 W akhtiga ka faa'iidaysta, maxaa yeelay, maalmuhu shar bay leeyihiin.

الَّذِينَ يَنتَهِزُونَ كُلَّ فُرصَةٍ لِعَمَلِ الخَيْرِ، عالِمينَ أنَّ الأيّامَ مَملوءَةٌ بِالشَّرِّ.

17 S idaas daraaddeed nacasyo ha ahaanina, laakiinse garta waxa ay doonista Rabbigu tahay.

فَلا تَكُونُوا حَمقَى، بَلِ افهَمُوا ما هِيَ مَشِيئَةُ الرَّبِّ.

18 H a ku sakhraamina khamriga rabshadu ku jirto, laakiinse Ruuxu ha idinka buuxsamo.

وَلا تَسكَرُوا بِالخَمرِ الَّتِي تُؤَدِّي إلَى الانحِلالِ، بَلِ امتَلِئُوا مِنَ الرُّوحِ.

19 I skula hadla sabuurro iyo heeso ammaan ah iyo gabayo xagga ruuxa, idinkoo gabyaya oo Rabbiga qalbigiinna ka ammaanaya.

رَنِّمُوا مَزامِيرَ وتَرانِيمَ وَأغانِي رُوحِيَّةً فِيما بَينَكُمْ، رَنِّمُوا وَأطلِقُوا الألحانَ مِنْ قُلُوبِكُمْ لِلرَّبِّ،

20 M ar kasta Ilaaha Aabbaha ah wax walba mahad ugu naqa magaca Rabbigeenna Ciise Masiix.

شاكِرِينَ اللهَ الآبَ دائِماً وَفِي كُلِّ شَيءٍ، بِاسْمِ رَبِّنا يَسُوعَ المَسِيحِ.

21 M idkiinba midka kale ha iska hoosaysiiyo idinkoo Masiixa ka cabsanaya. Nolosha Masiixiyiinta Iyo Xaasaskooda

اخضَعُوا بَعضُكُمْ لِبَعضٍ إكراماً للمَسِيحِ. الزَّوجاتُ وَالأزواج

22 D umar yahow, nimankiinna ka dambeeya sidaad Rabbiga uga dambaysaan.

أيَّتُها الزَّوجاتُ، اخضَعْنَ لِأزواجِكُنَّ كَما تَخْضَعْنَ لِلرَّبِّ.

23 W aayo, ninku waa madaxa afada sida Masiixuba u yahay madaxa kiniisadda isagoo ah badbaadiyaha jidhka.

فَالزَّوجُ هُوَ الرَّأْسُ عَلَى زَوجَتِهِ، كَما أنَّ المَسِيحَ هُوَ الرَّأْسُ عَلَى الكَنِيسَةِ. وَهُوَ نَفسُهُ مُخَلِّصُ الجَسَدِ، أيِ الكَنِيسَةِ.

24 L aakiinse sida kiniisaddu uga dambayso Masiixa, afooyinkuna ha uga dambeeyeen nimankooda xagga wax kastaba.

لَكِنْ يَنْبَغيْ أنْ تَخضَعَ الزّوجاتُ لِأزواجِهِنَّ فِي كُلِّ شَيءٍ، كَما تَخضَعُ الكَنِيسَةُ لِلمَسِيحِ.

25 N imankow, idinkuna afooyinkiinna u jeclaada siduu Masiixuba u jeclaaday kiniisadda oo uu nafsaddiisii u bixiyey iyada aawadeed,

أمّا أنتُمْ أيُّها الأزواجُ، فَعامِلُوا زَوجاتِكُمْ بِكُلِّ مَحَبَّةٍ، كَما أحَبَّ المَسِيحُ كَنِيسَتَهُ وَبَذَلَ نَفسَهُ مِنْ أجلِها،

26 i nuu quduus ka dhigo oo ku nadiifiyo maydhidda biyaha xagga erayga,

لِكَي يُقَدِّسَها بَعدَ أنْ طَهَّرَها بِغَسلِها بِالماءِ، بِالكَلِمَةِ.

27 s i uu kiniisadda isugu keeno iyadoo qurux badan, oo aan lahayn ama bar ama duudduub ama wax la mid ah, laakiinse inay ahaato mid quduus ah oo aan iin lahayn.

وَذَلِكَ لِكَي يَأْخُذَها لِنَفسِهِ عَرُوساً مُتَألِّقَةً، بِلا شائِبَةٍ أوْ تَجَعُّدٍ، أوْ أيِّ عَيبٍ آخَرِ. فَهُوَ يَبتَغِيها نَقِيَّةً وَبِلا لَومٍ.

28 H addaba sidaas oo kale nimanka waxaa ku waajib ah inay afooyinkooda u jeclaadaan sida jidhkooda oo kale. Waayo, kii afadiisa jeclaadaa wuxuu jeclaadaa nafsaddiisa;

هَكَذا يَنبَغي أنْ يُحِبَّ الأزواجُ زَوجاتِهِنَّ، كَما يُحِبُّونَ أجسادَهُمْ. وَمَنْ يُحِبُّ زَوجَتَهُ، يُحِبُّ بِذَلِكَ نَفسَهُ.

29 m axaa yeelay, ninna weligiis ma nebcaan jidhkiisa, laakiinse wuu quudiyaa, wuuna xannaaneeyaa, sida Masiixuba u xannaaneeyo kiniisadda;

فَما مِنْ أحَدٍ يُبغِضُ جَسَدَهُ، بَلْ يُغَذِّيهِ وَيَهتَمُّ بِهِ، تَماماً كَما يَفعَلُ المَسِيحُ مَعَ الكَنِيسَةِ،

30 w aayo, innagu waxaynu nahay xubnihii jidhkiisa.

لِأنَّنا نَحنُ أعضاءُ جَسَدِهِ.

31 O o sababtaas aawadeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis, wuxuuna la joogayaa naagtiisa, oo labaduba waxay noqonayaan isku jidh.

فَكَما يَقُولُ الكِتابُ: «لِهَذا يَترُكُ الرَّجُلُ أباهُ وَأُمَّهُ، وَيَتَّحِدُ بِزَوجَتِهِ. وَيَصِيْرُ الاثنانِ جَسَداً واحِداً.»

32 Q arsoodiganu waa weyn yahay, laakiinse waxaan ka hadlayaa Masiixa iyo kiniisadda.

هَذا السِّرُّ عَظِيمٌ! وَأنا أقُولُ إنَّ هَذا يَنطَبِقُ عَلَى المَسِيحِ وَالكَنِيسَةِ.

33 H abase yeeshee idinka midkiin waluba afadiisa ha u jeclaado sida naftiisa oo kale, oo afaduna ninkeeda ha maamuusto.

فَلْيُحِبَّ كُلُّ واحِدٍ مِنكُمْ زَوجَتَهُ كَما يُحِبُّ نَفسَهُ. وَلْتُعامِلِ الزَّوجَةُ زَوجَها باحتِرامٍ شَدِيدٍ.