Nexemyaah 10 ~ ﻧﺤﻤﻴﺎ 10

picture

1 H addaba kuwii shaabad ku dhammeeyey waxay ahaayeen Nexemyaah oo ahaa taliyaha oo ahaa ina Xakalyaah, iyo Sidqiyaah,

وَخَتَمَ العَهْدَ المَكْتُوبَ الوالِي نَحَمْيا بْنُ حَكَلْيا وَصِدْقِيا

2 i yo Seraayaah, iyo Casaryaah, iyo Yeremyaah,

وَسَرايا وَعَزَرْيا وَيَرَمْيا

3 i yo Fashxuur, iyo Amaryaah, iyo Malkiiyaah,

وَفَشْحُورُ وَأمَرْيا وَمَلْكِيا

4 i yo Xatuush, iyo Shebanyaah, iyo Malluug,

وَحَطُّوشُ وَشَبَنْيا وَمَلُّوخُ

5 i yo Haarim, iyo Mereemood, iyo Cobadyaah,

وَحارِيمُ وَمَرِيمُوثُ وَعُوبَدْيا

6 i yo Daanyeel, iyo Ginnetoon, iyo Baaruug,

وَدانيالُ وَجِنْتُونُ وَبارُوخُ

7 i yo Meshullaam, iyo Abiiyaah, iyo Miyaamin,

وَمَشُلّامُ وَأبِيّا وَمَيّامِينُ

8 i yo Macasyaah, iyo Bilgay, iyo Shemacyaah. Oo intaasu waxay ahaayeen wadaaddadii.

وَمَعَزْيا وَيَلْجايُ وَشَمَعْيا. هَذِهِ أسْماءُ الكَهَنَةِ الَّذِينَ خَتَمُوا العَهْدَ.

9 O o kuwii reer Laawina waxay ahaayeen Yeeshuuca ina Asanyaah, iyo Binnuwii oo ahaa reer Xeenaadaad, iyo Qadmii'eel,

أمّا الَّلاوِيُّونَ الَّذِينَ خَتَمُوهُ فَهُمْ يَشُوعُ بْنُ أزَنْيا وَبِنُّويُ – وَهُوَ مِنْ نَسلِ حِينادادَ – وَقَدْمِيئِيلُ،

10 i yo walaalahood oo ahaa Shebanyaah, iyo Hoodiyaah, iyo Qeliitaa, iyo Felaayaah, iyo Xaanaan,

وَأقْرِباؤُهُم: شَبَنْيا وَهُودِيّا وَقِلِيطا وَفَلايا وَحانانُ

11 i yo Miikaa, iyo Rexob, iyo Xashabyaah,

وَمِيخا وَرَحُوبُ وَحَشَبْيا

12 i yo Sakuur, iyo Sheereebyaah, iyo Shebanyaah,

وَزَكُّورُ وَشَرَبْيا وَشَبَنْيا

13 i yo Hoodiyaah, iyo Baanii, iyo Beniinuu.

وَهُودِيّا وَبانِي وَبَنِينُو.

14 O o madaxdii dadkuna waxay ahaayeen: Farcosh, iyo Faxad Moo'aab, iyo Ceelaam, iyo Satuu, iyo Baanii,

وَمِنْ قادَةُ الشَّعبِ فَرْعُوشُ وَفَحَثُ مُوآبُ وَعِيلامُ وَزَتُّو وَبانِي

15 i yo Bunnii, iyo Casgaad, iyo Beebay,

وَبُنِّي وَعَزْجَدُ وَبِيبايُ

16 i yo Adoniiyaah, iyo Bigway, iyo Caadiin,

وَأدُونِيّا وَبَغْوايُ وَعادِينُ

17 i yo Aateer, iyo Xisqiyaah, iyo Casuur,

وَآطِيرُ وَحَزَقِيّا وَعَزُّورُ

18 i yo Hoodiyaah, iyo Xaashum, iyo Beesay,

وَهُودِيّا وَحَشُّومُ وَبِيصايُ

19 i yo Xaariif, iyo Canaatood, iyo Noobay,

وَحارِيفُ وَعَناثُوثُ وَنِيبايُ

20 i yo Magfiicaash, iyo Meshullaam, iyo Xeesiir,

وَمَجفِيعاشُ وَمَشُلّامُ وَحَزِيرُ

21 i yo Mesheysabeel, iyo Saadooq, iyo Yadduuca,

وَمَشِيزَبْئِيلُ وَصادُوقُ وَيَدُّوعُ

22 i yo Felatyaah, iyo Xaanaan, iyo Canaayaah,

وَفَلَطْيا وَحانانُ وَعَنايا

23 i yo Hoosheeca, iyo Xananyaah, iyo Xashuub,

وَهُوشَعُ وَحَنَنْيا وَحَشُّوبُ

24 i yo Hallooxeesh, iyo Filxaa, iyo Shoobeeq,

وَهَلُّوحِيشُ وَفِلْحا وَشُوبِيقُ

25 i yo Rexuum, iyo Xashabnaah, iyo Macaseeyaah,

وَرَحُومُ وَحَشَبْنا وَمَعْسِيّا

26 i yo Axiiyaah, iyo Xaanaan, iyo Caanaan,

وَأخِيّا وَحانانُ وَعانانُ

27 i yo Malluug, iyo Haarim, iyo Bacanaah.

وَمَلُّوخُ وَحَرِيمُ وَبَغْنَةُ.

28 O o dadka intiisii kale oo dhan oo ahaa wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo irid-dhawryadii, iyo kuwii gabayaaga ahaa, iyo reer Netiiniim, iyo kulli intii iska soocday dadyowgii dalka degganaa oo raacday sharcigii Ilaah, iyo naagahoodii, iyo wiilashoodii, iyo gabdhahoodii, iyo mid kasta oo lahaa aqoon iyo waxgarasho,

وَبَقِيَّةُ الشَّعبِ مِنَ الكَهَنَةِ وَالَّلاوِيِّينَ وَحُرّاسِ الأبوابِ وَالمُرَنِّمِينَ وَخُدّامِ الهَيكَلِ، وَجَمِيعُ الَّذِينَ قَرَّرُوا أنْ لا يَختَلِطُوا بِالشُّعُوبِ المُجاوِرَةِ لِكَي يَحفَظُوا شَرِيعَةَ اللهِ،

29 w axay raaceen walaalahoodii gobtoodii ahaa, oo waxay galeen dhaar habaar leh inay ku soconayaan sharciga Ilaah oo loo soo dhiibay Muuse oo ahaa addoonkii Ilaah, iyo inay dhawrayaan oo wada yeelayaan amarrada Rabbiga ah Sayidkeenna, iyo xukummadiisa iyo qaynuunnadiisa,

انضَمُّوا مَعَ زَوْجاتِهِمْ وَأبنائِهِمْ وَبَناتِهِمْ وَجَمِيعِ الفاهِمِينَ، إلَى أقْرِبائِهِمِ الأشْرافِ، وَوَعَدُوا وَعْداً مَرْبُوطاً بِلَعْنَةٍ بِأنْ يَتَّبِعُوا شَرِيعَةَ اللهِ الَّتِي أعطاها لِخادِمِهِ مُوسَى، وَأنْ يَحْرِصُوا عَلَى إطاعَةِ جَمِيعِ وَصايا اللهِ ، رَبِّنا وَإلَهِنا، وَفَرائِضِهِ وَتَعالِيمِهِ.

30 i yo inaynaan gabdhaheenna siinayn dadyowga dalka deggan, oo aynaan gabdhahoodana wiilasheenna u guurinayn;

قالُوا: «نَعِدُ بِأنْ لا نُزَوِّجَ بَناتَنا لِلشُّعُوبِ الأُخرَى فِي الأرْضِ، وَألّا نُزَوِّجَ أبناءَنا مِنْ بَناتِهِمْ.

31 i yo haddii dadyowga dalka degganu ay maalinta sabtida keenaan waxyaalo iib ah iyo cunto uun inaynaan iibsanayn maalintii sabtida iyo maalin quduus ah toona, iyo inaan sannadda toddobaad beeraha dayno oo qaan kasta saamaxno.

وَإذا جاءَ تُجّارٌ مِنْ هَذِهِ الشُّعُوبِ يَحمِلُونَ قَمْحاً أوْ أيَّةَ بِضاعَةٍ فِي يَوْمِ السَّبْتِ المُخَصَّصِ للهِ، أوْ أيِّ يَوْمٍ مُقَدَّسٍ آخَرَ، فَلَنْ نَشْتَرِيَ مِنْهُمْ. لَنْ نَفلَحَ الأرْضَ فِي السَّنَةِ السّابِعَةِ مِنْ أجلِ مَحصُولٍ. وَسَنُلْغِي كُلَّ دَينٍ فِي تِلْكَ السَّنَةِ، وَسَنُعِيدُ كُلَّ ما أخَذْناهُ كَرَهْنٍ وَضَمانٍ لاسْتِرْجاعِ الدَّينِ.

32 O o weliba waxaynu samaysannay amarro inagu xukumaya inaynu sannad kasta sheqel saddexdaloolkiis u bixinayno adeegidda guriga Ilaaheenna, taas oo ah:

«وَنَتَعَهَّدُ بِدَفْعِ ثُلُثَ مِثْقالٍ مِنَ الفِضَّةِ لِلإنْفاقِ عَلَى خِدْمَةِ بَيتِ إلَهِنا.

33 k ibistii tusniinta, iyo qurbaanka hadhuudhka oo joogtada ah, iyo qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo kan Sabtiyada, iyo kan bilaha cusub, iyo kan iidaha la amray, iyo kan waxyaalaha quduuska ah, iyo qurbaannada dembiga si kafaaraggud loogu sameeyo reer binu Israa'iil, iyo kulli waxa loo sameeyo guriga Ilaah oo dhan.

مِنْ أجلِ الخُبْزِ الَّذِي يُوضَعُ عَلَى المائِدَةِ، وَتَقْدِماتِ الدَّقِيقِ وَالتَّقْدِماتِ اليَوْمِيَّةِ للهِ، وَتَقْدِماتِ السَّبُوتِ وَاوائِلِ الشُّهُورِ وَالأعيادِ وَالتَّقْدِماتِ المُقَدَّسَةِ، وَذَبائِحِ الخَطِيَّةِ لِلتَّطْهِيرِ وَالتَّكْفِيرِ عَنْ شَعبِ اللهِ، وَمِنْ أجلِ القِيامِ بِكُلِّ الأعمالِ وَالواجِباتِ المَطلُوبَةِ فِي هَيكَلِ إلَهِنا.

34 O o innagoo ah wadaaddada iyo kuwii reer Laawi iyo dadkii kaleba saami baynu u ridannay qurbaanka qoryaha inaynu wakhtigii sannad kasta la amray qoryo gelinayno guriga Ilaaheenna sida qolooyinkeennu yihiin, si qoryaha loogu dul shido meesha allabariga ee Rabbiga Ilaaheenna ah, siday taasu sharciga ugu qoran tahay,

«وَقَدْ ألقَينا، نَحْنُ الكَهَنَةَ وَالَّلاوِيِّينَ وَالشَّعْبَ، القُرْعَةَ حَولَ تَقْدِمَةِ الخَشَبِ مِنْ أجلِ تَرْتِيبِ إحضارِ الأخشابِ إلَى بَيتِ إلَهِنا فِي الأوقاتِ المُحَدَّدَةِ كُلَّ عامٍ، لِتُحرَقَ عَلَى مَذْبَحِ إلَهِنا ، كَما هُوَ مَكتُوبٌ وَمَطلُوبٌ فِي الشَّرِيعَةِ.

35 i yo inaynu sannad kasta guriga Rabbiga keenayno midhaha ugu horreeya dhulkeenna iyo midhaha ugu horreeya geedo cayn kasta ah,

«كَما نَتَعَهَّدُ بِأنْ نُحضِرَ إلَى بَيتِ اللهِ أوَّلَ ثِمارِ مَحاصِيلِنا وَثِمارِ كُلِّ شَجَرَةٍ مُثْمِرَةٍ كُلَّ عامٍ.

36 i yo weliba curadka wiilasheenna iyo curadka xoolaheenna, siday taasu sharciga ugu qoran tahay, in curadka lo'deenna iyo idaheenna la keeno guriga Ilaaheenna oo loo dhiibo wadaaddada ka dhex adeega guriga Ilaaheenna;

«كَما تَقُولُ الشَّرِيعَةُ، نَتَعَهَّدَ بِأنْ نُحْضِرَ أوَّلَ طِفلٍ مَولُودٍ لَنا وَلِمَواشِينا وَقُطْعانِنا إلَى الكَهَنَةِ الَّذِينَ يَخدِمُونَ فِي بَيتِ إلَهِنا.

37 i yo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna ugu keenayno inta ugu horraysa cajiinkeenna, iyo qurbaannadeenna, iyo midhaha geedo cayn kasta ah, iyo khamriga, iyo saliidda, iyo inaynu waxa dhulkeenna ka baxa toban meelood meel ka siinayno kuwa reer Laawi, waayo, reer Laawi waxay meeltobnaadyada ka qaadan jireen beeraha magaalooyinkeenna oo dhan.

«وَسَنُحضِرُ أيضاً إلَى مَخازِنِ بَيتِ إلَهِنا، إلَى الكَهَنَةِ، أوَّلَ عَجِينِنا وَتَبَرُّعاتِنا وَثَمَرَ كُلِّ شَجَرَةٍ، وَنَبِيذاً وَزَيتاً. وَسَنُحضِرُ لِلّاوِيِّينَ عُشْرَ مَحاصِيلِ أرْضِنا. وَسَيَجمَعُ الَّلاوِيُّونَ هَذِهِ الأعشارَ فِي كُلِّ المُدُنْ الَّتِي نَعْمَلُ فِيها.

38 O o wadaadka oo ah reer Haaruun wuxuu la joogi doonaa kuwa reer Laawi markay meeltobnaadyada qaadayaan; oo reer Laawina meeltobnaadyada ay toban meelood meel ka sii bixiyaan waxay keeni doonaan guriga Ilaaheenna ilaa qolalka ah guriga khasnadda.

وَسَيَكُونُ الكاهِنُ، وَهُوَ مِنْ نَسلِ هارُونَ، مَعَ الَّلاوِيِّينِ عِنْدَما يَجمَعُونَ الأعشارَ. وَسَيُحضِرُ الَّلاوِيُّونَ عُشْرَ هَذِهِ الأعشارِ إلَى بَيتِ إلَهِنا وَيَضَعُونَها فِي المَخازِنِ.

39 W aayo, reer binu Israa'iil iyo reer Laawi waxay qurbaanka hadhuudhka, iyo kan khamriga, iyo kan saliidda keeni doonaan qolalka ah meesha ay yaalliin weelasha meesha quduuska ah, oo ay joogaan wadaaddada adeega, iyo irid-dhawryada, iyo kuwa gabayaaga ah. Oo innaguna guriga Ilaaheenna dayrin mayno.

لِأنَّهُ يَنْبَغِي أنْ يُحضِرَ بَنُو إسْرائِيلَ وَالَّلاوِيُّونَ تَبَرُّعاتِ القَمْحِ وَالنَّبيذِ الجَدِيدِ وَالزَّيتِ إلَى المَخازِنِ حَيثُ آنِيَةُ الهَيكَلِ، وَحَيثُ الكَهَنَةُ الَّذِينَ يَخدِمُونَ وَحُرّاسُ الأبوابِ وَالحَرَسُ المُرَنِّمُونَ. «وَنَعِدُ بِأنْ لا نُهْمِلَ بَيْتَ إلَهِنا.»