Yashuuca 15 ~ ﻳﺸﻮﻉ 15

picture

1 O o reer Yahuudah qabiilkoodii waxay qayb u heleen sidii ay reerahoodu ahaayeen ilaa soohdinta Edom, iyo tan iyo xataa cidlada Sin ee xagga koonfureed ka xigta, iyo xagga koonfureed ee ugu shishaysa.

أمّا الأرْضُ الَّتِي أُعطِيَتْ بِالقُرْعَةِ لِعَشِيرَةِ يَهُوذا بِحَسَبِ عَشائِرِها، فَقَدِ امتَدَّتْ جَنُوباً إلَى حُدُودِ أدُومَ إلَى بَرِّيَّةِ صِينَ فِي أقصَى الجَنُوبِ.

2 O o soohdintooda koonfureedna waxay gaadhsiisnayd xagga ugu shishaysa ee Badda Cusbada leh, iyo tan iyo gacanka koonfur u jeeda,

وَوَصَلَ حَدُّها الجَنُوبِيُّ إلَى الخَلِيجِ فِي طَرَفِ بَحْرِ المِلحِ الَّذِي يَمتَدُّ نَحْوَ الجَنُوبِ.

3 o o waxay u baxday xagga koonfureed ee jiirta Caqrabbiim, oo waxay u dhaaftay xagga Sin, oo haddana waxay martay xagga koonfureed oo Qaadeesh Barneeca, oo ay martay xagga Xesroon, oo waxay kor ugu baxday xagga Addaar, oo u laabatay xagga Qarqaacaa;

وَيَمُرُّ الحَدُّ الجَنُوبِيُّ بِجَنُوبِ مَمَرِّ العَقْرَبِ، إلَى صِينَ. ثُمَّ إلَى الجَنُوبِ مِنْ قادَشَ بَرْنِيعَ وَيَدُورُ حَولَ حَصْرُونَ ثُمَّ يَصْعَدُ إلَى أدّارَ، وَيَمْتَدُّ إلَى القَرْقَعِ،

4 o o waxay u sii dhaaftay xagga Casmoon, oo haddana waxay u baxday xagga durdurka Masar, oo soohdinta waxaa dhammaadkeedu ahaa badda; taasu waxay ahaan doontaa soohdintiinna koonfureed.

ثُمَّ يَمْتَدُّ حَولَ عَصْمُونَ، ثُمَّ إلَى وادِي مِصْرَ، وَيَنْتَهِي عِندَ البَحْرِ. هَذا هوَ حَدُّهُمُ الجَنُوبِيُّ.

5 O o soohdinta barina waxay ahayd ilaa Badda Cusbada leh, iyo tan iyo meesha uu Webi Urdun ku dhammaado. Oo waaxda woqooyi soohdinteeduna waxay ahayd badda gacankeeda u dhow meesha uu Webi Urdun ku dhammaado;

وَالحَدُّ الشَّرقِيُّ هوَ بَحرُ المِلحِ حَتَّى مَصَبِّ نَهرِ الأُردُنِّ. وَالحَدُّ الشِّمالِيُّ يَمتَدُّ مِنْ خَلِيجِ البَحرِ عِندَ مَصَبِّ نَهرِ الأُردُنِّ،

6 o o soohdintu waxay martay ilaa Beytxoglaah, oo waxay sii martay xagga woqooyi oo u dhow Beytcaraabaah; oo soohdintu waxay martay dhagaxii Bohan ina Ruubeen;

وَيَصْعَدُ إلَى بَيتِ حُجلَةَ، ثُمَّ يَمْتَدُّ إلَى الشَّمالِ مِنْ بَيتِ العَرَبَةِ. ثُمَّ يَصْعَدُ إلَى حَجَرِ بُوهَنَ بْنِ رَأُوبَيْنَ.

7 o o soohdintu waxay sii martay Debiir, marka laga tago dooxadii Caakoor, iyo xagga woqooyi ee ku soo jeedda Gilgaal, taasu waxa weeyaan meel ku toosan jiirta Adummiim, taasoo ku taal webiga dhiniciisa koonfureed; oo soohdintu waxay sii martay biyaha Ceyn Shemesh, oo dhammaadkeedu wuxuu ahaa Ceyn Rogeel agteeda;

ثُمَّ يَصْعَدُ الحَدُّ إلَى دَبِيرَ مِنْ وادِي عَخُورَ، ثُمَّ يَمْتَدُّ نَحوَ الشِّمالِ إلَى الجِلْجالِ مُقابِلَ مَمَرِّ أدُومِّيمَ الَّتِي تَقَعُ إلَى الجَنُوبِ مِنَ الوادِي. ثُمَّ يَمْتَدُّ الحَدُّ حَولَ عَينِ شَمسٍ، وَيَنتَهِي فِي عَينِ رُوجَلَ.

8 o o soohdintu waxay sii martay dooxadii ina Xinnom iyo ilaa xagga koonfureed ee Yebuus. Taasu waa Yeruusaalem. Oo soohdintu waxay kor ugu baxday buurta ku taal dooxadii Xinnom horteeda ee xaggeeda galbeed, taasoo ku taal dooxada xagga woqooyi oo ugu fog ee reer Rafaa.

ثُمَّ يَصْعَدُ الحَدُّ إلَى وادِي بْنِ هِنُّومَ جَنُوبَ مُنحَدَرِ اليَبُوسِيِّينَ، أي مَدينَةِ القُدْسِ. ثُمَّ يَصْعَدُ الحَدُّ إلَى قِمَّةِ الجَبَلِ الواقِعِ إلَى الغَرْبِ مِنْ وادِي هِنُّومَ عِندَ الطَّرَفِ الشِّمالِيِّ لِوادِي رَفائِيمَ.

9 O o soohdintu waxay ka soo baxday buurta dhaladeeda ilaa isha biyaha ee Neftoo'ax, oo ay u baxday xagga magaalooyinkii ku yiil Buur Cefroon; oo soohdintu waxay sii martay xagga Bacalaah, (taasu waxa weeyaan Qiryad Yecaariim),

ثُمَّ يَمْتَدُّ الحَدُّ مِنْ قِمَّةِ الجَبَلِ إلَى النَّبْعِ، إلَى مِياهِ نَفْتُوحَ، ثُمَّ عَبْرَ الوادِي إلَى مُدُنِ جَبَلِ عِفْرُونَ. ثُمَّ يَمْتَدُّ نَحْوَ بَعَلَةَ الَّتِي هِيَ قَرياتُ يَعارِيمَ.

10 m arkaasay soohdintu ka laabatay Bacalaah galbeedkeeda ilaa Buur Seciir, oo waxay sii martay Buur Yecaariim dhinaceeda woqooyi (taasuna waxa weeyaan Kesaaloon), oo waxay hoos ugu dhaadhacday xagga Beytshemesh, oo waxay sii martay Timneh;

ثُمَّ يَمْتَدُّ الحَدُّ إلَى الغَرْبِ مِنْ بَعَلَةَ إلَى جَبَلِ سَعِيرَ، ثُمَّ يَمْتَدُّ إلَى المُنحَدَرِ الشِّمالِيِّ لِجَبَلِ يَعارِيمَ، الَّذِي هوَ كَسالُونَ، ثُمَّ يَنزِلُ إلَى بَيتِ شَمسٍ، ثُمَّ يَمْتَدُّ إلَى تِمْنَةَ.

11 m arkaasay soohdintu u baxday dhinaca woqooyi oo Ceqroon; oo haddana soohdintu waxay u baxday Shikeroon, oo waxay sii martay Buur Bacalaah, oo waxay u baxday Yabne'eel agteeda; oo soohdinta dhammaadkeedu wuxuu ahaa badda.

وَيَعبُرُ الحَدُّ الوادِي إلَى المُنْحَدَرِ فِي شِمالِ عِقْرُونَ. ثُمَّ يَمْتَدُّ نَحْوَ شَكْرُونَ، ثُمَّ حَولَ جَبَلِ بَعَلَةَ، ثُمَّ يَعبُرُ الوادِي إلَى يَبْنِئِيلَ. وَيَنتَهِي الحَدُّ عِندَ البَحْرِ.

12 O o soohdinta xagga galbeedna waxay ahayd tan iyo badda weyn iyo xeebteeda. Intaasu waa soohdintii ku soo wareegi jirtay reer Yahuudah sida reerahoodu ahaayeen.

وَأمّا الحَدُّ الغَربِيُّ فَهوَ البَحرُ وَشاطِئُهُ. هَذا هوَ الحَدُّ المُحِيطُ بَقَبِيلَةِ يَهُوذا بِحَسَبِ عَشائِرِهِا.

13 O o wuxuu Kaaleeb ina Yefunneh qayb ka siiyey reer Yahuudah dhexdooda, sidii Rabbigu Yashuuca ugu amray, oo qaybtaas wuxuu ahaa Qiryad Arbac, kaas oo ahaa Canaaq aabbihiis (taasuna waxa weeyaan Xebroon).

وَأعطَى يَشُوعُ كالَبَ بْنَ يَفُنَّةَ حِصَّةً مِنَ الأرْضِ وَسَطَ قَبِيلَةِ يَهُوذا بِحَسَبِ أمرِ اللهِ لِيَشُوعَ، فَأعطاهُ قَرياتَ أرْبَعَ، أي حَبْرُونَ. وَأربَعُ هوَ جَدُّ عَناقَ.

14 O o Kaaleebna halkaas wuxuu ka eryay saddexdii wiil oo Canaaq, kuwaasoo ahaa Sheeshay, iyo Axiiman, iyo Talmay, oo ahaa ilma Canaaq.

وَطَرَدَ كالَبُ مِنْ هُناكَ أبناءَ عَناقَ الثَّلاثَةَ: شِيشايَ وَأخِيمانَ وَتَلْمايَ.

15 O o halkaasuu ka tegey oo la diriray dadkii Debiir degganaa; oo waagii hore Debiir magaceeda waxaa la odhan jiray Qiryad Sefer.

وَصَعِدَ مِنْ هُناكَ لِيُهُاجِمَ سُكّانَ دَبِيرَ. وَكانَ اسْمُ دَبِيرَ سابِقاً قَرْياتَ سِفْرَ.

16 O o Kaaleeb wuxuu yidhi, Kii Qiryad Sefer intuu wax ku dhufta qabsada, waxaan u guurin doonaa gabadhayda Caksaah.

فَقالَ كالَبُ: «مَنْ يُهاجِمُ قَرياتَ سِفْرَ وَيَستَولِي عَلَيها فَإنِّي سَأُعطِيهِ ابنَتِي عَكْسَةَ زَوجَةً لَهُ.»

17 M arkaasaa magaaladii waxaa qabsaday Cotnii'eel oo ahaa ina Qenas kii Kaaleeb walaal u ahaa, markaasuu Caksaah u guuriyey.

فَاسْتَولَى عَلَيها عُثْنِيئِيلُ بْنُ قَنازَ أخُو كالَبَ الأصْغَرَ مِنْهُ، فَأعطاهُ كالَبُ ابنَتَهُ عَكْسَةَ زَوجَةً لَهُ.

18 O o markay isagii u timid waxay ku deddejisay inuu aabbeheed beer weyddiisto: oo markay dameerkeedii ka soo degtay ayaa Kaaleeb ku yidhi, Maxaad doonaysaa?

وَلَمّا جاءَتْ إلَى عُثْنِيئِيلَ، حَثَّها عَلَى أنْ تَطلَبَ حَقلاً مِنْ أبِيها. فَلَمّا نَزَلَتْ مِنَ عَلَى الحِمارِ، قالَ لَها كالَبُ: «ما الأمْرُ؟»

19 K olkaasay ku tidhi, Hadiyad i sii, waayo, waxaad i siisay dalka Koonfureed, weliba i sii ilo biyo ah. Markaasuu siiyey ilihii sare iyo ilihii hoose.

فَقالَتْ لَهُ: «أعطِنِي بَرَكَةً. قَدْ أعطَيتَنِي أرْضاً جافَّةً فِي النَّقَبِ، فَأعطِنِي بِرَكَ ماءٍ أيضاً.» فَأعطاها البِرَكَ العُلْيا وَالسُّفلَى.

20 I ntanu waa dhaxalkii ay reer Yahuudah heleen sidii ay reerahoodu ahaayeen.

هَذا هوَ مِيراثُ قَبِيلَةِ يَهُوذا بِحَسَبِ عَشائِرِهِمْ.

21 O o qabiilkii reer Yahuudah magaalooyinkoodii ugu fogaa xagga soohdinta koonfureed oo Edom waxay ahaayeen Qabse'eel, iyo Ceeder, iyo Yaaguur,

وَهَذِهِ هِيَ جَمِيعُ المُدُنِ الَّتِي لِعَشِيرَةِ يَهُوذا قُرْبَ حُدُودِ أدُومَ فِي الجَنُوبِ: قَبْصِئِيلُ وَعِيدَرُ وَياجُورُ

22 i yo Qiinaah, iyo Diimoonaah, iyo Cadcaadaah,

وَقَيْنَةُ وَدِيمُونَةُ وَعَدْعَدَةُ

23 i yo Qedesh, iyo Xaasoor, iyo Itnaan,

وَقادَشُ وَحاصُورُ وَيِثْنانُ

24 i yo Siif, iyo Telem, iyo Becaalood,

وَزِيفُ وَطالَمُ وَبَعلُوتُ

25 i yo Xaasoor Xadataah, iyo Qiryood Xesroon (oo taasuna waa Xaasoor qudheeda),

وَحاصُورُ وَحَدَتَّةُ وَقَرْيُوتُ وَحَصْرُونُ – الَّتِي هِيَ حاصُورُ –

26 i yo Amaam, iyo Shemac, iyo Molaadaah,

وَأمامُ وَشَماعُ وَمُولادَةُ

27 i yo Xasar Gaddaah, iyo Xeshmoon, iyo Beytfeled,

وَحَصَرُ جَدَّةَ وَحَشْمُونُ وَبَيتُ فالَطَ

28 i yo Xasar Shuucaal, iyo Bi'ir Shebac, iyo Bisyootiyaah,

وَحَصَرُ شُوعالَ وَبِئْرُ سَبْعٍ وَبِزْيُوتِيَّةُ

29 i yo Bacalaah, iyo Ciyiim, iyo Cesem,

وَبَعَلَةُ وَعِيِّيمُ وَعاصَمُ

30 i yo Eltoolad, iyo Kesiil, iyo Xormaah,

وَألْتُولَدُ وَكِسِيلُ وَحُرْمَةُ

31 i yo Siiqlag, iyo Madmannaah, iyo Sansannaah,

وَصِقلَغُ وَمَدْمَنَّةُ وَسَنْسَنَّةُ

32 i yo Lebaa'ood, iyo Shilxiim, iyo Cayn, iyo Rimmon, oo magaalooyinka oo dhan iyo tuulooyinkooduba waa sagaal iyo labaatan.

وَلَبَوُتُ وَشِلْحِيمُ وَعَينُ وَرِمُّونَ. وَمَجمُوعُ عَدَدِ المُدُنِ تِسْعٌ وَعِشْرُونَ مَعَ قُراها.

33 O o dalka dooxadana waxay ku lahaayeen Eshtaa'ool, iyo Sorcaah, iyo Ashnaah,

وَفِي التِّلالِ الغَربِيَّةِ: أشْتَأُولُ وَصَرْعَةُ وَأشْنَةُ

34 i yo Saanoo'ax, iyo Ceyn Ganniim, iyo Tafuu'ax, iyo Ceynaam,

وَزانُوحُ وَعَينُ جِنِّيمَ وَتَفُّوحُ وَعَينامُ

35 i yo Yarmuud, iyo Cadullaam, iyo Sokoh, iyo Caseeqaah,

وَيَرْمُوتُ وَعَدُلّامُ وَسُوكُوهُ وَعَزِيقَةُ

36 i yo Shacarayim, iyo Cadiitayim, iyo Gedeeraah, iyo Gedeerootayim, oo iyana waa afar iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَشَعْرايِمُ وَعَدِيتايِمُ وَالجُدَيرَةُ وَجُدَيرُوَتايِمُ. وَمَجْمُوعُها أربَعَ عَشْرَةَ مَدِينَةً.

37 I yo Senaan, iyo Xadaashaah, iyo Migdal Gaad,

وَصَنانُ وَحَداشَةُ وَمَجْدَلُ جادَ

38 i yo Dilcaan, iyo Misfaah, iyo Yoqte'eel,

وَدِلْعانُ وَالمِصْفاةُ وَيَقْتِئِيلُ

39 i yo Laakiish, iyo Bosqad, iyo Cegloon,

وَلَخِيشُ وَبَصْقَةُ وَعَجلُونُ،

40 i yo Kabboon, iyo Laxmaam, iyo Kitliish,

وَكَبُّونُ وَلَحْماسُ وَكِتلِيشُ

41 i yo Gedeerood, iyo Beytdagoon, iyo Nacamaah, iyo Maqeedaah, iyana waa lix iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَجُدَيرُوتُ وَبَيتُ داجُونَ وَنَعَمَةُ وَمَقِّيدَةُ. وَمَجمُوعُها سِتَّ عَشْرَةَ مَدِينَةً مَعَ قُراها.

42 L ibnaah, iyo Ceter, iyo Caashaan,

وَلِبْنَةُ وَعاتَرُ وَعاشانُ.

43 i yo Yiftaax, iyo Ashnaah, iyo Nesiib,

وَيَفْتاحُ وَأشْنَةُ وَنَصِيبُ،

44 i yo Qeciilaah, iyo Aksiib, iyo Maareeshaah, oo iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَقَعِيلَةُ وَأكْزِيبُ وَمَرِيشَةُ. وَمَجْمُوعُها تِسعُ مُدُنٍ مَعَ قُراها.

45 C eqroon, iyo magaalooyinkeedii iyo tuulooyinkeedii,

وَعَقْرُونُ وَما يُحِيطُ بِها مِنْ بَلْداتٍ وَقُرَى.

46 i yo Ceqroon iyo ilaa badda, iyo kulli intii u dhowayd Ashdood iyo tuulooyinkoodii.

وَإلَى الغَربِ مِنْ عَقْرُونَ، كُلُّ المُدُنِ القَرِيبَةِ مِنْ أشْدُودَ وَقُراها.

47 A shdood iyo magaalooyinkeedii iyo tuulooyinkeedii, iyo Gaasa iyo magaalooyinkeedii, iyo tuulooyinkeedii, iyo ilaa durdurkii Masar, iyo ilaa badda weyn, iyo soohdinteeda.

وَأشْدُودُ وَما يُحِيطُ بِها مِنْ مُدُنٍ وَقُرَى. وَغَزَّةُ وَما يُحِيطُ بِها مِنْ مُدُنٍ وَقُرِى، إلَى وادِي مِصْرَ وَساحِلِ البَحْرِ.

48 I yo dalkii buuraha lahaa oo dhan, iyo Shamiir, iyo Yatiir, iyo Sokoh,

وَفِي المَناطِقِ الجَبَلِيَّةِ: شامِيرُ وَيَتِّيرُ وَسُوكُوهُ

49 i yo Dannaah, iyo Qiryad Sannaah (taasoo Debiir ah),

وَدَنَّةُ وَقَريَةُ سَنَّةَ الَّتِي هِيَ دَبِيرُ،

50 i yo Canaab, iyo Eshtemoh, iyo Caaniim,

وَعَنابُ وَأشْتِمُوهُ وَعانِيمُ

51 i yo Goshen, iyo Xolon, iyo Giloh, iyana waa koob iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَجُوشَنُ وَحُولُونُ وَجِيلُوهُ. وَمَجمُوعُها إحدَى عَشْرَةَ مَدِينَةً مَعَ قُراها.

52 A raab, iyo Duumah, iyo Eshecaan,

أرابُ وَدُومَةُ وَأشْعانُ

53 i yo Yaaniim iyo Beyd Tafuu'ax, iyo Afeeqaah,

وَيَنِيمُ وَبَيتُ تَفُّوحَ وَأفِيقَةُ

54 X umtaah, iyo Qiryad Arbac (taasoo ah Xebroon), iyo Siicor, iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَحُمْطَةُ وَقَرْياتُ أرْبَعَ – الَّتِي هِيَ حَبْرُونُ – وَصِيعُورُ. وَمَجمُوعُها تِسعُ مُدُنٍ مَعَ قُراها.

55 I yo Maacoon, iyo Karmel, iyo Siif, iyo Yutaah,

وَمَعُونُ وَكَرْمَلُ وَزِيفُ وَيُوطَةُ

56 i yo Yesreceel, iyo Yokdecaam, iyo Saanoo'ax,

وَيَزْرَعِيلُ وَيَقْدَعامُ وَزانُوحُ

57 K ayn, iyo Gibecaah, iyo Timneh, iyana waa toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَقايِنُ وَجِبْعَةُ وَتِمْنَةُ. وَمَجمُوعُها عَشْرُ مُدُنٍ مَعَ قُراها.

58 X alxuul, iyo Beytsuur, iyo Gedoor,

حَلْحُولُ وَبَيتُ صُورٍ وَجَدُورُ

59 i yo Macaraad, iyo Beytcanood, iyo Elteqon, iyana waa lix magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَمَعارَةُ وَبَيتُ عَنُوتَ وَألْتَقُونُ. وَمَجمُوعُها سِتُّ مُدُنٍ مَعَ قُراها.

60 Q iryad Bacal (taasoo ah Qiryad Yecaariim), iyo Rabbaah, iyana waa laba magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَقَرياتُ بَعلَ الَّتِي هِيَ قَرْياتُ يَعارِيمَ وَالرَّبَّةَ. وَهُما مَدِينَتانِ مَعَ قُراهُما.

61 X agga cidladana waxay ku lahaayeen Beytcaraabaah, iyo Middiin, iyo Sekaakaah,

وَفِي البَرِّيَّةِ: بَيتُ العَرَبَةِ وَمِدِّينُ وَسَكاكَةُ

62 i yo Nibshaan iyo Magaalada Cusbada leh iyo Ceyn Gedii, iyana waa lix magaalo iyo tuulooyinkoodii.

وَنِبْشانُ وَمَدِينَةُ المِلْحِ وَعَينُ جَدْيٍ. وَمَجمُوعُها سِتُّ مُدُنٍ مَعَ قُراها.

63 X agga reer Yebuus, kuwaasoo Yeruusaalem degganaa, reer Yahuudah way eryi kari waayeen; laakiinse reer Yebuus Yeruusaalem bay la degganaayeen reer Yahuudah ilaa maantadan la joogo.

وَلَكِنَّ شَعبَ يَهُوذا لَمْ يَستَطِعْ أنْ يَطرُدَ اليَبُوسِيِّينَ السّاكِنِينَ فِي مَدينَةِ القُدْسِ. لِذا يَعِيشُ اليَبُوسِيُّونَ وَسَطَ شَعبِ يَهُوذا إلَى هَذا اليَومِ.