1 Korintos 10 ~ ﻛﻮﺭﻧﺜﻮﺱ ﺍﻻﻭﻝ 10

picture

1 W alaalayaalow, anigu dooni maayo inaad garan weydaan siday awowayaasheen oo dhammu daruurta uga wada hooseeyeen, oo ay dhammaantood badda u wada dhex mareen,

أيُّها الإخوَةُ، أُرِيدُ أنْ أُذَكِّرَكُمْ بِأنَّ آباءَنا كانُوا تَحتَ السَّحابَةِ. وَعَبَرُوا جَمِيعاً البَحرَ الأحمَرَ.

2 i yo sidii dhammaantood xaggii Muuse loogu baabtiisay daruurta iyo baddaba,

وَتَعَمَّدُوا جَمِيعاً فِي السَّحابَةِ وَفِي البَحرِ خاضِعينَ لِمُوسَى.

3 i yo siday dhammaantood u wada cuneen isku cunto ruuxa ah,

وَأكَلُوا جَمِيعاً الطَّعامَ الرُّوحِيَّ نَفسَهُ.

4 o o dhammaantoodna ay u wada cabbeen isku cabbid ruuxa ah, waayo, waxay ka cabbeen dhagaxa ruuxa ah oo ka daba imanayay iyaga, dhagaxuna wuxuu ahaa Masiixa.

وَشَرِبُوا جَمِيعاً الشَّرابَ الرُّوحِيَّ نَفسَهُ. فَقَدْ كانُوا يَشرَبُونَ مِنَ الصَّخرَةِ الرُّوحِيَّةِ الَّتِي كانَتْ تَتبَعُهُمْ، وَكانَتْ تِلكَ الصَّخرَةُ هِيَ المَسِيحَ.

5 L aakiin Ilaah kuma farxin badidood, oo waxaa iyaga lagu rogay cidlada.

لَكِنَّ اللهَ لَمْ يَرضَ عَنْ أكثَرِهِمْ، فَقُتِلُوا فِي البَرِّيَّةِ.

6 W axyaalahaasi waxay inoo noqdeen masaallo si aynaan waxyaalaha sharka ah u damcin siday iyagu u damceen.

وَقَدْ حَدَثَتْ هَذِهِ الأُمُورُ مِثالاً لَنا، لِئَلّا نَكُونَ مِمَّنْ يَشتَهُونَ أُمُوراً شِرِّيرَةً مِثلَهُمْ.

7 O o kuwa sanamka caabuda ha ahaanina siday qaarkood u ahaayeen. Sida qoran, Dadku waxay u fadhiisteen inay wax cunaan oo wax cabbaan, oo waxay u kaceen inay cayaaraan.

فَلا تَكُونُوا عَبَدَةَ أوثانٍ كَما كانَ بَعضٌ مِنهُمْ. كَما يَقُولُ الكِتابُ: «جَلَسَ الشَّعبُ لِيَأكُلُوا وَيَشْرَبُوا، وَنَهَضُوا لِيُرَفِّهُوا عَنْ أنفُسِهِمْ.»

8 O o yeynan sinaysanin siday qaarkood u sinaysteen oo saddex iyo labaatan kun ay maalin keliya u dhinteen.

ولا يَنبَغي أنْ نَزني كَما فَعَلَ بَعضٌ مِنهُمْ، فَسَقَطَ مِنهُمْ ثَلاثَةٌ وَعِشرُونَ ألفاً أمواتاً فِي يَومٍ واحِدٍ!

9 O o yeynan jirrabin Rabbiga siday qaarkood u jirrabeen oo ay masasku u baabbi'iyeen.

وَأنْ لا نُجَرِّبَ المَسِيحَ، كَما فَعَلَ بَعضٌ مِنهُمْ، فَقَتَلَتهُمُ الحَيّاتُ.

10 O o ha gunuunacina siday qaarkood u gunuunaceen oo uu baabbi'iyuhu u baabbi'iyey.

وَلا تَتَذَمَّرُوا، كَما فَعَلَ بَعضٌ مِنهُمْ، فَأماتَهُمُ المَلاكُ المُهلِكُ.

11 W axyaalahaasi waxay iyaga ugu dhaceen masaal ahaan, oo waxaa loo qoray in laynagu waaniyo innagoo wakhtiyada dhammaatinkoodii ina soo gaadhay.

حَدَثَتْ لَهُمْ هَذِهِ مِثالاً لَنا، وَكُتِبَتْ مِنْ أجلِ تَحذِيرِنا، نَحنُ الَّذِينَ أدرَكَتْنا نِهايَةُ العُصُورِ.

12 S idaa daraaddeed kii u malaynaya inuu taagan yahay, ha iska eego inuusan dhicin.

فَليَحذَرْ مَنْ يَظُنُّ أنَّهُ ثابِتٌ لِئَلّا يَسقُطَ.

13 J irrabaadna idinma qabsan tan dadka wada qabsata mooyaane, laakiin Ilaah waa aamin, mana oggolaan doono in laydin jirrabo intaad karaysaan in ka badan, laakiin markii laydin jirrabo wuxuu samayn doonaa jid aad kaga baxsataan si aad ugu adkaysan kartaan. Sanamcaabudidda Waa In Laga Cararo

لَمْ تُصِبكُمْ تَجرِبَةٌ لا تَأتِي عَلَى غَيرِكُمْ مِنَ البَشَرِ، لَكِنْ يُمكِنُكُمْ أنْ تَثِقُوا بِاللهِ الَّذي لا يَسمَحُ بِأنْ تُجَرَّبُوا فَوقَ طاقَتِكُمْ، بَلْ يُوفِّرُ مَعَ التَّجرِبَةِ مَنفَذاً، لِكَيْ تَقدِرُوا أنْ تَحتَمِلُوا.

14 S idaa daraaddeed, gacaliyayaalow, sanamcaabudidda ka carara.

وَخُلاصَةُ الحَدِيثِ، أيُّها الإخوَةُ الأحِبّاءُ، اهرُبُوا مِنْ عِبادَةِ الأوثانِ.

15 W axaan idiinla hadlayaa sida dad caqli leh loola hadlo oo kale. Idinku qiyaasa waxaan leeyahay.

أنا أُحَدِّثُكُمْ كَعُقَلاءَ، فَاحكُمُوا بِأنفُسِكُمْ عَلَى ما أقُولُ.

16 K oobka barakada leh ee aynu u ducayno miyaanu ahayn islawadaagidda dhiigga Masiix? Kibistaynu jebinnaa, miyaanay ahayn islawadaagidda jidhka Masiix?

ألَيسَتْ كَأْسُ البَرَكَةِ الَّتِي نُبارِكُ اللهَ مِنْ أجلِها، هِيَ أنْ نَشتَرِكَ مَعاً فِي دَمِ المَسِيحِ؟ ألَيسَ الخُبزُ الَّذِي نَكسِرُهُ، هُوَ أنْ نَشتَرِكَ فِي جَسَدِ المَسِيحِ؟

17 I nnagu in kastoo aynu badan nahay, waxaynu nahay jidh qudha, maxaa yeelay, waxaa jira kibis qudha, waayo, dhammaanteen waxaynu wada qaybsannaa kibista qudha.

فَالرَّغِيفُ الواحِدُ مِنَ الخُبزِ يَعنِي أنَّنا نَحنُ الكَثِيرِينَ نُؤَلِّفُ جَسَداً واحِداً، لِأنَّ لَنا جَمِيعاً نَصِيباً فِي الرَّغِيفِ.

18 E ega reer binu Israa'iil xagga jidhka; kuwa allabaryada cunaa miyaanay la wadaagin meesha allabariga?

تَأمَّلُوا ما يَفعَلُهُ بَنُو إسرائِيلَ. ألَيسَ الَّذِينَ يَأكُلُونَ الذَّبائِحَ، هُمْ مُشارِكُونَ فِي المَذبَحِ؟

19 H addaba maxaan leeyahay? Wax sanam loo sadqeeyo waa wax? Ama, sanam baa wax ah?

فَماذا أعنِي بِهَذا؟ هَلْ أعنِي أنَّ لِلطَّعامِ المَذبُوحِ لِلأوثانِ قِيمَةً، أوْ أنَّ لِلوَثَنِ قِيمَةً؟

20 L aakiin waxyaalaha ay dadka aan Yuhuudda ahayn sadqeeyaan, waxay u sadqeeyaan jinniyo, ee Ilaah uma sadqeeyaan. Dooni maayo inaad jinniyada wax la wadaagtaan.

لا، بَلْ ما أعنِيهِ هُوَ أنَّ ما يُضَحِّي بِهِ هَؤُلاءِ النّاسُ فَإنَّما يُضَحُّونَ بِهِ لِلأرواحِ الشِّرِّيرَةِ، لا للهِ! وَأنا لا أُرِيدُكُمْ أنْ تَكُونُوا شُرَكاءَ الأرواحِ الشِّرِّيرَةِ.

21 I skuma wada cabbi kartaan koobka Rabbiga iyo koobka jinniyada. Kama wada qayb geli kartaan miiska Rabbiga iyo miiska jinniyada.

فَلا يُمكِنُكُمْ أنْ تَشرَبُوا كَأْسَ الرَّبِّ وَكَأْسَ الأرواحِ الشِّرِّيرَةِ أيضاً. وَلا يُمكِنُكُمْ أنْ تَشتَرِكُوا فِي مِائِدَةِ الرَّبِّ وَمائِدَةِ الأرواحِ الشِّرِّيرَةِ أيضاً.

22 M iyaynu Rabbiga ka hinaasinnaa? Miyaynu isaga ka xoog badan nahay?

أمْ لَعَلَّنا نُحاوِلُ أنْ نُثِيرَ غَيرَةَ الرَّبِّ؟ ألَعَلَّنا أقوَى مِنهُ؟ فَاسْتَخدِمُوا حُرِّيَتَكُمْ لِمَجدِ اللهِ.

23 W ax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba ma roona. Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba wax ma dhisaan.

لِي الحَقُّ فِي أنْ أفعَلَ أيَّ شَيءٍ، لَكِنْ لَيسَ كُلُّ شَيءٍ نافِعاً. لِي الحَقُّ فِي أنْ أفعَلَ أيَّ شَيءٍ، لَكِنْ لَيسَ كُلُّ شَيءٍ يَبنِي.

24 N inna yuusan doonin waxa isaga qudhiisa u roon, laakiin mid kasta ha doono waxa kan kale u roon.

فَعَلَى كُلِّ واحِدٍ أنْ لا يَنظُرَ إلَى مَصالِحِهِ الشَّخصِيَّةِ، بَلْ إلَى مَصالِحِ الآخَرِينَ.

25 W ax kasta oo suuqa lagu iibiyo cuna, idinkoo aan waxba weyddiinaynin niyada aawadeed.

كُلُوا كُلَّ ما يُباعُ فِي المَلحَمَةِ دُونَ استِفسارٍ عَنْ أصلِهِ.

26 W aayo, Rabbigaa leh dhulka iyo waxa ku jira oo dhanba.

فَكَما يَقُولُ الكِتابُ: «الأرْضُ وَكُلُّ ما فِيها مُلكٌ لِلرَّبِّ.»

27 M id ka mid ah kuwa aan rumaysnayn hadduu diyaafad idiinku yeedho oo aad doonaysaan inaad tagtaan, wax kasto oo laydin hor dhigoba cuna, idinkoo aan waxba weyddiinaynin niyada aawadeed.

وَإذا دَعاكَ شَخصٌ غَيرُ مُؤمِنٍ إلَى طَعامٍ، وَقَبِلْتَ الدَّعوَةَ، فَكُلْ أيَّ شَيءٍ يُوضَعُ أمامَكَ. وَلا تَطرَحْ أسئِلَةً عَنِ اللَّحمِ تَتَعَلَّقُ بِالضَّميرِ.

28 L aakiin haddii laydinku yidhaahdo, Tanu waa wax sanam loo sadqeeyey, ha cunina, kan idiin sheegay aawadiis iyo niyada aawadeed.

لَكِنْ إذا قالَ لَكَ أحَدُهُمْ: «هَذا لَحمٌ قُدِّمَ ذَبِيحَةً لِلأوثانِ،» فَلا تَأكُلْ مِنهُ، مِنْ أجلِ الشَّخصِ الَّذِي أخبَرَكَ، وَمِنْ أجلِ الضَّمِيرِ.

29 W axaan leeyahay, niyada kan kale, ee ma aha taada. Waayo, xoriyaddayda maxaa loogu xukumaa mid kale niyadiis?

لا ضَمِيرِكَ أنتَ، بَلْ ضَمِيرِ الشَّخصِ الآخَرِ. وَهَذا هُوَ السَّبَبُ الوَحِيدُ، إذْ لا يَنبَغي أنْ يُقَيِّدَ حُرِّيَّتِي ضَمِيرُ شَخصٍ آخَرَ.

30 H addaan mahad kaga qayb galo, maxaa la iigu caayaa wixii aan ku mahadnaqo?

وَبِما أنِّي آكُلُ شاكِراً، فَلِماذا يُوَجَّهُ إلَيَّ الانتِقادُ بِسَبَبِ شَيءٍ أشكُرُ اللهَ عَلَيهِ؟

31 H addaba haddaad wax cuntaan, ama wax cabtaan, ama wax kastaad samaysaan, dhammaan u wada sameeya Ilaah ammaantiisa.

فَإنْ كُنتُمْ تَأكُلُونَ أوْ تَشرَبُونَ، أوْ مَهما فَعَلْتُمْ، فَافعَلُوهُ مِنْ أجلِ مَجدِ اللهِ.

32 W ax lagu turunturoodo ha u noqonina Yuhuudda ama Gariigta ama kiniisadda Ilaah,

وَلا تَضَعُوا عَقَباتٍ أمامَ اليَهُودِ وَلا أمامَ غَيرِ اليَهُودِ أوْ أمامَ الَّذِينَ يَنتَمُونَ إلَى كَنِيسَةِ اللهِ.

33 s idaan aniguba dadka oo dhan uga farxiyo wax kastaba, anigoo aan doonaynin waxa ii roon, laakiin waxa kuwa badan u roon, si ay u badbaadaan.

وَأنا أفعَلُ هَذا لإرضاءِ الجَمِيعِ بِكُلِّ طَرِيقَةٍ مُمكِنَةٍ، غَيرَ ساعٍ إلَى ما فِيهِ مَصلَحَتِي بَلْ مَصلَحَةِ الجَمِيعِ، راجِياً أنْ يَخلُصُوا.