1 A daa iska hoogay, kaaga wax dhaca oo aan adiga wax lagaa dhicin oo wax khiyaaneeya oo aan adiga lagu khiyaanayn. Markaad waxdhicidda joojisid ayaa adiga wax lagaa dhici doonaa, oo markaad waxkhiyaanaynta joojisid ayaa adiga lagu khiyaanayn doonaa.
تَنَبَّهْ أيُّها المُخَرِّبُ الَّذِي لَمْ يُهاجِمْهُ أحَدٌ، وَأيُّها الغادِرُ الَّذِي لَمْ يَغدُرْ فِيهِ أحَدٌ. عِندَما تَنتَهِي مِنَ التَّخرِيبِ سَتُخَرَّبُ، وَعِندَما تَنتَهِي مِنَ الغَدرِ سَتُغدَرُ.
2 R abbiyow, noo roonow, waayo, waannu ku sugaynay, subax kasta gacan noo ahow, oo wakhtiga dhibaatadana badbaado noo noqo.
وَسَيُقالُ: «تَحَنَّنْ عَلَينا يا اللهُ. إيّاكَ انتَظَرنا. أعطِنا قُوَّةً فِي كُلِّ صَباحٍ، وَخَلِّصْنا فِي وَقتِ الضِّيقِ.»
3 B uuqa gurdanka ayaa dadyowgii ka carareen, oo sarajoogsigaaga ayay quruumihii la kala firdheen.
هَرَبَ الشَّعبُ مِنْ صَوتِكَ الهادِرِ. تَشَتَّتَتِ الأُمَمُ بِسَبَبِ عَظَمَتِكَ.
4 O o boolidiinna waxaa loo soo urursan doonaa sida diirtu wax u urursato oo kale, oo waxaa loogu boodi doonaa sida ayaxu ugu boodboodo oo kale.
سَتُجمَعُ غَنائِمَكُمْ كَما يَجمَعُ الجَرادُ الطَّعامَ. سَيَقفِزُ كَثِيرُونَ عَلَيها كَالجَنادِبِ.
5 R abbigu wuu sarreeyaa, waayo, meel saruu joogaa, oo wuxuu Siyoon ka buuxiyey caddaalad iyo xaqnimo.
اللهُ مُرتَفِعٌ جِدّاً، وَيَسكُنُ فِي الأعالِي. هُوَ يَملأُ صِهْيَوْنَ بِالعَدلِ وَالصَّلاحِ.
6 O o wakhtigaaguna wuxuu ahaan doonaa ammaan, iyo badbaado, iyo xigmad, iyo aqoon miidhan, oo cabsida Rabbiguna waxay tahay khasnaddiisa.
هُوَ مَصْدَرُ ثَباتِكِ يا صِهْيَوْنَ. سَتَنعَمِينَ بِالخَلاصِ وَالحِكْمَةِ وَالمَعرِفَةِ، وَتَكُونُ مَخافَةُ اللهِ كَنْزَكِ.
7 B al eega, kuwoodii xoogga badnaa dibadday ka qaylinayaan, oo ergooyinkii nabadduna si qadhaadh bay u ooyayaan.
ها الأبْطالُ يَصرُخُونَ فِي الشَّوارِعِ، وَرُسُلَ السَّلامِ يَبكُونَ بِمَرارَةٍ.
8 J idadkii waaweynaa way baabba'san yihiin, oo dadkii mari jirayna way ka joogsadeen. Isagu axdigii wuu jebiyey, oo magaalooyinkiina wuu quudhsaday, oo ninna dan kama galo.
الطُّرُقُ الكَبِيرَةُ مَهجُورَةٌ، وَلا أحَدَ يُسافِرُ عَلَى الطُّرُقِ الصَّغِيرَةِ. العَهُودُ مَكسُورَةٌ وَالشُّهُودُ مَرفُوضُونَ، وَلا يَحتَرِمُونَ أحَداً.
9 D alku waa barooranayaa, waana taag gabayaa, Lubnaan way ceebowday, oo way engegtay, Shaaroon waa sida lamadegaan oo kale, oo Baashaan iyo Karmelna caleentii bay daadinayaan.
الأرْضُ تَنُوحُ وَتَذبُلُ. لُبنانُ خَجِلَ وَذَبُلَ. سَهلُ شارُونَ يُشبِهُ الصَّحراءَ. وَباشانُ وَالكَرمَلُ يَنفُضانِ أوراقَهُما الذّابِلَةَ وَيَمُوتانِ.
10 R abbigu wuxuu leeyahay, Hadda waan kacayaa, hadda kor baan isu qaadayaa, oo hadda waan sara marayaa.
يَقُولُ اللهُ: «الآنَ أقُومُ، الآنَ أنتَصِبُ، الآنَ أُظهِرُ عَظَمَتِي.
11 W axaad uuraysan doontaan buunshe, oo waxaad dhali doontaan xaab, oo neeftiinnuna waa dab idin baabbi'in doona.
تَحبَلُونَ بِالعُشبِ، وَتَلِدُونَ قَشّاً، وَرُوحُكُمْ نارٌ تَلتَهِمُكُمْ.
12 O o dadkuna wuxuu noqon doonaa sida nuurad la shiday, iyo sida qodxan la jaray oo dab lagu gubay.
سَيَحتَرِقُ النّاسُ لِيُصبِحُوا رَماداً. سَيَحتَرِقُونَ بِالنّارِ كَالشَّوكِ اليابِسِ.
13 K uwiinna fogow, waxaan sameeyey maqla, oo kuwiinna dhowow, xooggayga aqoonsada.
«اسْمَعُوا ما عَمِلْتُ أيُّها البَعِيدُونَ، وَاعرِفُوا قُوَّتِي أيُّها القَرِيبُونَ.»
14 D embilayaasha Siyoon dhex jooga way cabsanayaan, oo cibaadalaawayaashuna cabsi bay la gariirayaan, bal keennee baa dabkan wax gubaya dhex joogi doona? Oo keennee baa gubasho weligeed ah dhex joogi doona?
الخُطاةُ فِي صِهْيَوْنَ خائِفُونَ، وَالأشرارُ يُمسِكُهُمُ الرُّعبُ وَيَقُولُونَ: «مَنْ مِنّا يَقْدِرُ أنْ يَعِيشَ مَعَ هَذِهِ النّارِ المُلتَهِمَةِ؟ مَنْ مِنّا يَقْدِرُ أنْ يَعِيشَ مَعَ هَذِهِ النّارِ الأبَدِيَّةِ؟»
15 K ii si xaqnimo ah u socda, oo si qumman u hadla, oo faa'iidada dulmiga quudhsada, kii laaluush qaadashadiis ka gacmo jafjafta, oo maqlidda dhiigdaadinta dhegihiisa ka furaysta, oo indhihiisana isku qabsada si uusan wax shar ah u arag,
الَّذِينَ يَعِيشُونَ بِالاستِقامَةِ، وَيَتَكَلَّمُونَ بِالصِّدقِ، الَّذِينَ يَرفُضُونَ الرِّبحَ بِظُلمِ الآخَرِينَ، الَّذِينَ يَمتَنِعُونَ عَنْ أخذِ الرِّشوَةِ، الَّذِينَ يَسُدُّونَ آذانَهُمْ عَنْ سَماعِ خُطَطِ القَتلِ، وَيُغلِقُونَ عُيُونَهُمْ عَنِ النَّظَرِ إلَى الشَّرِّ،
16 k aasu wuxuu fadhiyi doonaa meel sare, oo gabbaadkiisuna wuxuu noqon doonaa dhufays dhagaxyo ah, oo cuntadiisa baa la siin doonaa, oo biyihiisuna waxay ahaan doonaan kuwa la hubo.
هَؤُلاءِ سَيَعِيشُونَ بِأمانٍ فِي الأعالِي، وَسَيَكُونُ مَكانُهُمُ الأمِينُ حُصُوناً فِي الجِبالِ، حَيثُ سَيُزَوَّدُونَ بِطَعامِهِمْ، وَماؤُهُمْ لَنْ يَنفَدَ.
17 I ndhahaagu waxay arki doonaan Boqorka oo quruxdiisa huwan, oo waxay arki doonaan dhul ilaa meel fog kala baxsan.
سَتَرَى عُيُونُكَ المَلِكَ فِي جَمالِهِ. وَسَيَنظُرُونَ إلَى أرْضٍ كَبِيرَةٍ جِدّاً.
18 Q albigaagu wuxuu ka fikiri doonaa cabsida. Meeh karraanigii wax tirin jiray? Oo meeh kii baadda miisaami jiray? Oo meeh kii munaaradaha tirin jiray?
وَسَتُفَكِّرُ بِالرُّعبِ الَّذِي كانَ لَدَيكَ سابِقاً: «أينَ الكاتِبُ؟ أينَ الوازِنُ؟ أينَ الَّذِي يُحْصِي الحُصُونَ؟»
19 M ar dambe ma aad arki doontid dadka cadhada kulul, ee uusan hadalkoodu kuu dhicin, oo leh af qalaad oo aadan innaba garan karin.
لَنْ تَرَى فِيما بَعدُ الشَّعبَ المُتَعَجرِفَ الَّذِي يَتَكَلَّمُ بِغَيرِ وُضُوحٍ، وَبِلُغَةٍ لا تَفهَمُها. حِمايَةُ اللهِ لإسْرائِيل
20 B al eeg Siyoon oo ah magaaladii iidaheenna. Indhahaagu waxay arki doonaan Yeruusaalem oo ah rug xasilloon, iyo teendho aan la qaadi doonin, oo aan dhidbeheedana weligood la rujin doonin, oo aan xadhkeheeduna go'i doonin.
انظُرُوا إلَى صِهْيَوْنَ، مَدِينَةِ أعيادِنا. سَتَرَى عُيُونُكُمُ القُدْسَ مَسكَناً آمِناً وَخَيمَةً ثابِتَةً لا تُخلَعُ أوتادُها، وَلا يَنقَطِعُ حَبلٌ مِنْ حِبالِها.
21 L aakiinse Rabbiga haybadda badanu wuxuu halkaas inoogu noqon doonaa meel webiyo ballaadhan iyo durdurro leh, oo ayan huuriyo seeb lahu mari doonin, oo aan doonniyaha waaweynuna dhaafi doonin.
لأنَّ اللهَ سَيَتَعَظَّمُ هُناكَ، مِثلَ أرْضٍ مَلِيئَةٍ بِالأنهارِ وَالجَداوِلِ العَرِيضَةِ الَّتِي لا تَسِيرُ عَلَيها قَوُارِبُ التَّجدِيفِ، وَلا تَعبُرُها سُفُنُ العَدُوِّ الضَّخمَةُ.
22 W aayo, Rabbigu waa xaakinkeenna, oo Rabbigu waa taliyaheenna, oo Rabbigu waa boqorkeenna wuuna ina badbaadin doonaa.
لأنَّ اللهَ هُوَ قاضِينا، وَهُوَ يُعطِينا الشَّرِيعَةَ. هُوَ مَلِكُنا، وَهُوَ يُخَلِّصُنا.
23 X adhkihii way dabceen, oo salka daqalkiina lama xoojin karin, shiraaqiina lama kala fidin karin, markaasaa waxaa la qaybsaday booli badan, oo curyaankuna wixii la dhacay buu qaatay.
انحَلَّتْ حِبالُ الأشرارِ، وَلَمْ تَعُدْ تُمسِكُ بِقاعِدَةِ السّارِيَةِ لِتُثَبِّتَها. لَمْ يَعُودُوا يَنْصِبُونَ الأشرِعَةَ. حِينَئِذٍ، سَتُقَسَّمُ غَنِيمَةٌ كَبِيرَةٌ، وَحَتَّى العُرجُ سَيَنالُونَ نَصِيباً مِنَ الغَنِيمَةِ.
24 O o kan halkaas deggan ma odhan doono, Waan bukaa, oo dadka dhexdeeda degganna xumaantooda waa laga cafiyi doonaa.
لَنْ يَكُونَ بَينَ ساكِنِيها مَنْ يَقُولُ: «أنا مَرِيضٌ.» وَالشَّعْبُ السّاكِنُ هُناكَ، سَيَكُونُ مَغفُورَ الخَطايا.