Baxniintii 26 ~ ﺍﻟﺨﺮﻭﺝ 26

picture

1 O o weliba waa inaad samaysaa taambuugga toban daah leh, oo waxaad ka samaysaa maro wanaagsan, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, oo lagu daabacay keruubiim.

«اصْنَعِ المَسْكَنَ المُقَدَّسَ مِنْ عَشْرِ سَتائِرَ مِنْ كِتّانٍ ناعِمٍ مَبْرُومٍ، وَأقمِشَةٍ زَرقاءَ وَبَنَفسَجِيَّةٍ وَحَمراءَ مُطَرَّزةٍ بِمَهارَةٍ عَلَى شَكلِ مَلائِكَةِ الكَرُوبِيمَ.

2 O o daah walba dhererkiisu waa inuu ahaadaa siddeed iyo labaatan dhudhun, daah walba ballaadhkiisuna waa inuu ahaadaa afar dhudhun; oo daahyada oo dhammuna waa inay isku qiyaas ahaadaan.

يَكُونُ طُولُ كُلِّ سِتارَةٍ ثَمانٍ وَعُشْرُينَ ذِراعاً، وَعَرْضُها أربَعَ أذرُعٍ. فَلِجَمِيعِ السَتائِرِ مَقايِيسُ مُتَساوِيَةٌ.

3 S han daah waa inay isku xidhnaadaan, oo shanta daah oo kalena waa inay isku wada xidhnaadaan.

وَتُوصَلُ السَّتائِرُ الخَمْسُ الأولَى مَعاً، وَالخَمْسُ الثّانِيَةُ مَعاً.

4 O o daahyada midkood waa inaad darafta uu ka laaban yahay u yeeshaa siddooyin buluug ah, oo sidaas oo kalena waa inaad ka yeeshaa daaha dibadda ugu xiga laabka labaad.

ثُمَّ تَصْنَعُ عُرَىً مِنْ قُماشٍ أزرَقَ عَلَى حافَّةِ سِتارَةِ المَجْمُوعَةِ الأولَى، وَكَذَلِكَ عَلَى حافَّةِ سِتارَةِ المَجْمُوعَةِ الثَّانِيَةِ.

5 I sku daah waa inaad konton siddo u yeeshaa; oo daaha ku yaal laabka labaad waa inaad daraftiisa u yeeshaa konton siddo; oo siddooyinkuna waa in midkoodba kan kale ka hor jeedaa.

اصْنَعْ خَمسِينَ عُروَةً عَلَى سِتارَةِ المَجْمُوعَةِ الأولَى، وَخَمْسِينَ عُروَةً عَلَى حافَّةِ سِتارَةِ المَجمُوعَةِ الثّانِيَةِ. وَتَكُونُ العُرَى مُتَقابِلَةً.

6 W aa inaad konton qabsato oo dahab ah samaysaa, oo daahyadana waa inaad midba kan kale qabsatooyinka kula xidhaa, oo taambuuggana waa inuu mid dhan ahaadaa.

«وَاصْنَعْ خَمسِينَ مِشبَكاً مِنَ الذَّهَبِ لِتُوصِلَ السَّتائِرَ مَعاً بِالمَشابِكِ. وَهَكَذا يَصِيرُ المَسْكَنُ المُقَدَّسُ كَقِطْعَةٍ واحِدَةٍ.

7 O o waa inaad daahyo ah dhogor riyaad samaysaa oo aad taambuugga ku deddaa; oo waa inaad iyaga ka dhigtaa koob iyo toban daah.

«وَاصْنَعْ إحْدَى عَشْرَةَ سِتارَةً مِنْ شَعْرِ الماعِزِ لِلغِطاءِ الَّذِي فَوقَ المَسْكَنِ.

8 O o daah kasta dhererkiisu waa inuu soddon dhudhun ahaadaa, daah kasta ballaadhkiisuna waa inuu afar dhudhun ahaadaa; oo koob iyo tobanka daah waa inay isku qiyaas ahaadaan.

طُولُ كُلِّ سِتارَةٍ ثَلاثُونَ ذِراعاً، وَعَرْضُها أرْبَعُ أذْرُعَ. فَتَكُونُ لِلسَّتائِرِ الإحدَى عَشْرَةَ مَقايِيسُ مُتَساوِيَةٌ.

9 O o waa inaad shan daah gooni ahaantooda isugu xidhaa, lix daahna gooni ahaantooda isugu xidh, oo daaha lixaad waa inaad ku labanlaabtaa teendhada fooddeeda.

«صِلْ خَمسَ سَتائِرَ مَعاً، وَسِتَّ سَتائِرَ مَعاً. ثُمَّ اثْنِ السِّتارَةَ السّادِسَةَ لِتَكُونَ كَحِجابٍ أمامَ الخَيمَةِ.

10 O o daaha dibadda u xiga laabka daraftiisa waa inaad konton siddo u yeeshaa, oo daaha laabka labaad ugu korreeya daraftiisana waa inaad konton siddo u yeeshaa.

وَاصْنَعْ خَمسِينَ عُروَةً عَلَى حافَّةِ أقصَى سِتارَةٍ عَلَى طَرَفِ المَجمُوعَةِ الأُولَى، وَخَمْسِينَ عُروَةً عَلَى حافَّةِ أقصَى سِتارَةٍ عَلَى طَرَفِ المَجمُوعَةِ الثّانِيَةِ.

11 O o waa inaad samaysaa konton qabsato oo naxaas ah, oo waa inaad qabsatooyinkana sudhaa siddooyinka, oo teendhadana isku xidh kulligeed si ay mid dhan u noqoto.

وَاصنَعْ خَمسِينَ مِشبَكاً مِنْ بُرونْزٍ تَضَعُها فِي العُرَى، لِتَصِلَ أجْزاءَ المَسْكَنُ مَعاً، فَيَصيرَ قِطْعَةً واحِدَةً.

12 O o inta dusha ka lalmata oo ka hadhay daahyada teendhada, oo ah daaha badhkiisa, waa in laga lalmiyaa taambuugga dabadiisa.

«وَأمّا الجُزءُ الباقِي مِنْ سَتائِرِ الغِطاءِ، فَتُدَلِّيَ نِصفَ السِّتارَةِ الباقِيَةِ عَلَى خَلفِ المَسْكَنِ.

13 D hudhunka oo dhinaca ah iyo dhudhunka oo dhinaca kale oo ah waxa ka hadha daahyada teendhada dhererkooda waa in laga lalmiyaa dhinacyada taambuugga, oo ah dhankan iyo dhankaasba, inay dedaan.

وَأمّا الذِّراعُ الزّائِدَةُ مِنَ السَّتائِرِ عَلَى جَوانِبِ الغِطاءِ، فَتَتَدَلَّى عَلَى كُلِّ جِهَةٍ مِنْ جِهاتِ المَسْكَنِ لِتَغطِيَتِها.

14 O o teendhada waa inaad ded uga dhigtaa wanan hargahood oo la caseeyey, iyo ded ah adhidibadeed hargahood oo ka sarreeya.

«وَاصْنَعْ غِطاءً لِلمَسْكَنِ مِنْ جِلدِ الكِباشِ المَدبُوغِ، وَغِطاءً آخَرَ خارِجيّاً مِنَ الجِلدِ الفاخِرِ.

15 O o looxyada taambuuggu ku taagan yahay waa inaad qori qudhac ah ka samaysaa.

«وَاصْنَعْ ألواحاً قائِمَةً مِنْ خَشَبِ السَّنطِ لِلمَسْكَنِ.

16 L ooxiiba dhererkiisu waa inuu toban dhudhun ahaadaa, oo loox kasta ballaadhkiisu waa inuu dhudhun iyo badh ahaadaa.

طُولُ كُلِّ لَوحٍ عَشْرُ أذْرُعٍ، وَعَرضُهُ ذِراعٌ وَنِصْفٌ.

17 O o loox kasta waa inuu lahaadaa laba caarad, oo looxyadu waa inay dhinacyada isku hayaan, oo waa inaad sidaas u yeeshaa looxyada taambuugga oo dhan.

وَاجْعَلْ فِي كُلِّ لَوحٍ فَتحَتَينِ لِوَصلِهِا بالألْواحِ الأُخْرَى. هَكَذا تَصْنَعُ لِجَمِيعِ ألواحِ المَسْكَنِ.

18 O o dhinaca koonfureed oo taambuugga looxyadiisa waa inaad labaatan loox ka dhigtaa.

«وَاصْنَعْ عِشرِينَ لَوحاً لِلجِهَةِ الجَنُوبِيَّةِ مِنَ المَسْكَنِ.

19 O o waa inaad samaysaa afartan saldhig oo lacag ah oo ka hooseeya labaatanka loox; oo laba saldhigba waa inay ka hooseeyaan loox inay saldhig u ahaadaan labadiisa caarad, oo laba saldhigna waa inay ka hooseeyaan loox kale inay saldhig u ahaadaan labadiisa caarad.

وَاصْنَعْ أربَعِينَ قاعِدَةً مِنْ فِضَّةٍ تَحْتَ الألْواحِ العِشرِينَ، قاعِدَتَينِ لِفُتْحَتَيِّ كُلِّ لَوْحٍ.

20 O o taambuugga dhankiisa labaad oo woqooyi xiga waa inaad u yeeshaa labaatan loox,

وَاصْنَعْ عِشرِينَ لَوحاً لِلجِهَةِ الشَّمالِيَّةِ مِنَ المَسْكَنِ،

21 i yo afartankoodii saldhig oo lacagta ahayd. Laba saldhigba waa inay loox ka hoosayso.

وَتَحْتَها أربَعِينَ قاعِدَةً مِنْ فِضَّةٍ: قاعِدَتَينِ تَحتَ كُلِّ لَوحٍ.

22 O o meesha ugu dambaysa taambuugga oo ah dhankiisa galbeed waa inaad lix loox u yeeshaa.

وَاصْنَعْ لِظَهْرِ المَسْكَنِ مِنَ الغَربِ سِتَّةَ ألواحٍ،

23 O o laba loox waa inaad u yeeshaa labada geesood oo taambuugga xaggiisa dambe.

وَلَوحَينِ لِزاوِيَتَيِ المَسْكَنِ مِنَ الخَلْفِ.

24 O o waa inay hoosta labanlaab ka noqdaan, oo sidaas oo kalena waa inay dhammaadaan ilaa siddada kowaad dusheeda, oo labaduba waa inay sidaas ahaadaan, oo labada gees baa iska leh.

يَكُونُ اللَوحانِ مُنفَصِلَينِ مِنَ الأسفَلِ، مُتَّصِلَينِ فِي الأعلَى داخِلَ الحَلَقَةِ الأُولَى. هَكَذا يَكُونُ اللَوحانِ عَلى الزّاوِيَتَينِ.

25 O o waa inay ahaadaan siddeed loox, iyo saldhigyadoodii lacagta ahayd oo ah lix iyo toban saldhig, oo laba saldhigba waa inay loox ka hoosayso.

فَيَكُونُ المَجْمُوعُ ثَمانِيَةَ ألواحٍ، لَها سِتَّ عَشْرَةَ قاعِدَةً: قاعِدَتَينِ تَحْتَ كُلِّ لَوحٍ.

26 O o waa inaad ulo gudban ka samaysa qori qudhac ah; looxyada taambuugga dhinac kaga jira shan ulood u yeel,

«وَاصنَعْ عَوارِضَ مِنْ خَشَبِ السَّنطِ، خَمسَ عَوارِضَ لِجانِبِ المَسْكَنِ الأوَّلِ،

27 l ooxyada dhinaca kale kaga jirana shan ulood oo kale u yeel, oo shan ulood oo kale u yeel taambuugga looxyadiisa kaga jira dhanka galbeed xaggiisa dambe.

وَخَمسَ عَوارِضَ لِلجانِبِ الثَّانِي، وَخَمْسَ عَوارِضَ لِظَهْرِ المَسْكَنِ مِنَ الغَربِ.

28 O o uldhexaadda oo looxyada ku gudban waa inay gaadhaa gees ilaa gees.

وَتَصِلُ العارِضَةُ الوُسطَى لِتَمْتَدَّ بَينَ الألواحِ مِنَ الطَّرَفِ الأوَّلِ إلَى الطَّرَفِ الآخَرِ.

29 O o looxyada waa inaad dahab ku dahaadhaa, oo siddooyinkooda ah meelaha ulaha gudban ka gelayaan waxaad ka samaysaa dahab, oo ulahana waa inaad dahab ku dahaadhaa.

«غَشِّ جَمِيعَ الألواحِ بِالذَّهَبِ، وَاصْنَعْ لَها حَلَقاتٍ مِنْ ذَهَبٍ كَبُيُوتٍ لِلعَوارِضِ. وَكَذَلِكَ غَشِّ العَوارِضَ بِالذَّهَبِ.

30 O o taambuugga waa inaad u taagtaa sidii hannaankii aan buurta kugu tusay.

وَهَكَذَ تَبْنِي المَسْكَنَ بِحَسَبِ المُخَطَّطِ الَّذِي أُظهِرَ لَكَ عَلَى الجَبَلِ. السِّتارَةُ الدّاخليّة

31 O o waa inaad ilxidh ka samaysaa buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan; hana lagu daabaco keruubiim.

«وَاصْنَعْ سِتارةً مِنْ أقمِشَةٍ زَرقاءَ وَبَنَفسَجِيَّةٍ وَحَمراءَ وَكِتّانٍ مَبْرُومٍ مُطَرَّزةٍ بِمَهارَةٍ عَلَى شَكلِ مَلائِكَةِ الكَرُوبِيمَ،

32 O o waa inaad ka soo lalmisaa afar tiir oo qudhac ah oo dahab lagu dahaadhay, iyagoo leh qabsatooyin dahab ah, oo ku taagan afar saldhig oo lacag ah.

وَعَلِّقْها عَلَى أربَعَةِ أعمِدَةٍ مَصنُوعَةٍ مِنْ خَشَبِ السَّنطِ وَمُغَشّاةٍ بِالذَّهَبِ وَلَها مَشابِكُ مِنْ ذَهَبٍ، تَقِفُ عَلَى أربَعِ قَواعِدَ مِنْ فِضَّةٍ.

33 O o waa inaad ilxidhka ka soo lalmisaa qabsatooyinka hoostooda, oo waxaad soo gelisaa sanduuqa maragga ilxidhka gudihiisa; oo ilxidhkuna wuxuu u dhexeeyaa meesha quduuska ah iyo meesha ugu quduusan idinka aawadiin.

عَلِّقِ السِّتارَةَ بِالمَشابِكِ، وَأدْخِلْ صُندُوقَ الشَّهادَةِ خَلفَ السِّتارَةِ. وَلْتَفْصِلِ السِّتارَةُ بَينَ المَكَانِ المُقَدَّسِ وَقُدْسِ الأقداسِ.

34 O o daboolka waa inaad saartaa sanduuqa maragga oo ku jira meesha ugu quduusan.

«ضَعِ الغِطاءَ عَلَى صُندُوقِ الشَّهادَةِ فِي قُدسِ الأقداسِ.

35 O o miiskana waa inaad dhigtaa ilxidhka dibaddiisa, oo laambaddana waxaad dhigtaa miiska hortiisa oo ah dhanka koonfureed oo taambuugga, miiskana dhanka woqooyi dhig.

وَضَعِ المائِدَةَ خارِجَ السِّتارَةِ، وَضَعِ المَنارَةَ مُقابِلَ المائِدَةِ فِي الجِهَةِ الجَنُوبِيَّةِ مِنَ المَسْكَنِ.

36 O o waa inaad iridda Teendhada u samaysaa daah buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan oo daabac leh.

وَاصْنَعْ سِتارَةً مُزَخرَفَةً مِنْ أقمِشَةٍ زَرقاءَ وَبَنَفسَجِيَّةٍ وَحَمراءَ وَكِتّانٍ مَبْرُومٍ لِأجلِ مَدْخَلِ الخَيمَةِ.

37 O o daaha waa inaad u samaysaa shan tiir oo qudhac ah, oo dahab ku dahaadh iyaga, qabsatooyinkooduna ha ahaadeen dahab; oo waa inaad shan saldhig oo naxaas ah u yeeshaa.

وَاصْنَعْ لِهَذِهِ السِّتارَةِ خَمسَةَ أعمِدَةٍ مِنْ خَشَبِ السَّنطِ وَتُغَشِّيها بِالذَّهَبِ. وَاصْنَعْ مَشابِكَ مِنْ ذَهَبٍ. وَاسْبِكْ خَمْسَ قَواعِدَ مِنْ بُرونْزٍ لِلأعمِدَةِ.