Sharciga Kunoqoshadiisa 14 ~ ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 14

picture

1 I dinku waxaad tihiin Rabbiga Ilaahiinna ah carruurtiisii, haddaba qof dhintay aawadiis jidhkiinna ha u goynina, oo indhihiinna dhexdoodana ha u xiirina.

«أنتُمْ أولادٌ لإلَهِكُمْ ، فَلا تُجَرِّحُوا أنفُسَكُمْ، وَلا تَحلِقُوا الشَّعرَ الَّذِي فَوقَ جِباهِكُمْ حُزناً عَلَى المَوتَى،

2 W aayo, waxaad Rabbiga Ilaahiinna ah u tihiin dad quduus ah, oo Rabbigu wuxuu idiin doortay inaad ahaataan dad hanti isaga uga ah dadyowga dhulka jooga oo dhan.

لأنَّكُمْ شَعبٌ مُقَدَّسٌ وَخاصٌّ بِإلَهِكُمْ ، وَقَدِ اختارَكُمْ اللهُ مِنْ بَينِ جَميعِ شُعُوبِ الأرْضِ لِتَكُونُوا شَعبَهُ الخاصَّ. الحَيواناتُ الطّاهِرَةُ وَالنَّجِسَة

3 W aa inaydaan cunin innaba wax karaahiyo ah.

«لا تَأكُلُوا شَيئاً مَكرُوهاً.

4 K uwanu waa xayawaanka aad hilibkooda cunaysaan, oo waa lo'da, iyo idaha, iyo riyaha,

وَهَذِهِ هِيَ الحَيواناتُ الَّتِي يُمكِنُكُمْ أنْ تَأكُلُوها: البَقَرَ وَالغَنَمَ وَالماعِزَ

5 i yo deerada, iyo cawsha, iyo dibtaagta, iyo garannuugta, iyo goodirka, iyo biciidka, iyo adhidibadeedka.

وَالغَزالَ وَالإيَّلَ وَالغَزالَ الأبْيَضَ وَالماعِزَ البَرِّيَّ وَالوَعلَ وَالبَقَرَ الوَحشِيَّ وَماعِزَ الجِبالِ.

6 X ayawaan kasta oo raafkiisu kala jeexan yahay, oo calyanaqsiga raamsado oo xayawaanka ka mid ah kaas waa inaad cuntaan.

يُمكِنُكُمْ أنْ تَأكُلُوا أيَّ حَيوانٍ يَجْتَرُّ وَحافِرُهُ مَشقُوقٌ إلَى قِسْمَينِ.

7 H abase yeeshee kuwa caynkan ah oo calyanaqsiga raamsado oo raafka jeexan leh waa inaydaan cunin, kuwaasoo ah geela iyo bakaylaha iyo walada, maxaa yeelay, calyanaqsiga way raamsadaan laakiinse raafkoodu ma kala jeexna, oo iyagu waa idinka nijaas,

لَكِنْ مِنَ الحَيواناتِ الَّتِي تَجتَرُّ أوْ لَها حافِرٌ مَشقُوقٌ، لا تَأكُلُوا الجَمَلَ وَالأرنَبَ وَالوَبارَ، لأنَّها تَجتَرُّ وَلَكِنَّ حافِرَها غَيرَ مَشقُوقٍ فَهِيَ نَجِسَةٌ لَكُمْ.

8 o o doofaarkana ha cunina, maxaa yeelay, isaga raafkiisu waa kala jeexan yahay, calyanaqsigase ma raamsado, sidaas daraaddeed waa idinka nijaas, oo kuwaas hilibkooda waa inaydaan cunin, bakhtigoodana waa inaydaan taaban.

لا تَأكُلُوا لَحمَ الخِنزِيرِ. فَحافِرُهُ مَشقُوقٌ، لَكِنَّهُ لا يَجتَرُّ. لا تَأكُلُوا مِنْ لَحمِهِ وَلا تَلمَسُوا جُثَّتَهُ المَيِّتَةَ لأنَّها نَجِسَةٌ لَكُمْ.

9 W axa biyaha ku dhex jira oo dhan kuwan ka cuna: wax alla wixii baalal iyo qolfo leh cuna,

«أمّا مِنْ كُلِّ الكائِناتِ الَّتِي فِي الماءِ، فَيُمكِنُكُمْ أنْ تَأكُلُوا كُلَّ ما لَهُ زَعانِفَ وَحَراشِفَ.

10 l aakiinse wax alla wixii aan baalal iyo qolfo lahayn waa inaydaan cunin, maxaa yeelay, waa idinka nijaas.

وَلَكِنْ كُلُّ ما لَيسَ لَهُ زَعانِفٌ أوْ حَراشِفٌ فَلا يَجُوزُ لَكُمْ أنْ تَأكُلُوهُ، فَهُوَ نَجِسٌ لَكُمْ.

11 H aadda daahirka ah oo dhan waad cuni kartaan.

«يُمكِنُكُمْ أكلُ أيِّ طائِرٍ طاهِرٍ.

12 L aakiinse ha cunina haadda caynkan ah: baqalyada, iyo babawga, iyo saratoosiyaha,

أمّا الطُّيُورُ الَّتِي لا يَنْبَغِي أنْ تَأكُلُوها فَهِيَ النَّسرُ وَالأنُوقُ وَالعُقابُ،

13 i yo xuunshada, iyo shimbirlaayaha, iyo faragooysta caynkeeda,

وَالحِدَأةُ وَالشّاهِينُ وَكُلُّ أنواعِ الصُّقُورِ،

14 i yo cayn kasta oo tuke ah,

وَكُلُّ أنواعِ الغِربانِ،

15 i yo gorayada, iyo aboodiga, iyo shimbirbadeedda, iyo cayn kasta oo haadka adag ah,

وَالنَّعامُ وَالخُطّافُ وَالنَّورَسُ وَكُلُّ أنواعِ البازِ،

16 i yo guumaysta yar, iyo guumaysta weyn, iyo guumaysgeesaleyda,

وَالبُومُ وَالكُرْكِيُّ وَالبَجَعُ،

17 i yo cantalyaaga, iyo gorgorka, iyo xeebajoogta,

وَالقُوقُ وَالرَّخَمُ وَالغَوّاصُ،

18 i yo xuurta, iyo haadbiyoodda iyo caynteeda, iyo ceelaljoogta, iyo fiidmeerta.

وَالَّلَقلَقُ وَمالِكُ الحَزِينُ بِأنْواعِهِ وَالهُدهُدُ وَالخُفّاشُ.

19 O o wax baalal leh oo gurguurta oo dhammu waa idinka nijaas, oo iyaga waa inaan la cunin.

وَكُلُّ الحَشَراتِ ذَواتِ الأجنِحَةِ نَجِسَةٌ فَلا تَأكُلُوها.

20 L aakiinse haadda daahirka ah oo dhan waad cuni kartaan.

وَأمّا كُلُّ طائِرٍ طاهِرٍ فَيُمكِنُكُمْ أكلُهُ.

21 O o wax alla wixii iska dhinta waa inaydaan cunin, laakiinse shisheeyihii irdihiinna ku jira waad siin kartaan isagu ha cunee, amase ajnabiga waad ka iibsan karaysaan, waayo, waxaad Rabbiga Ilaahiinna ah u tihiin dad quduus ah. Oo waxar waa inaydaan ku karsan caanihii hooyadeed.

«لا تَأكُلُوا أيَّ حَيَوانٍ ماتَ مِيتَةً طَبِيعِيَّةً، بَلْ أعطُوها لَلغَرِيبِ السّاكِنِ فِي مُدُنِكُمْ فَيَأكُلَهُ. أوْ بيعُوهُ لأيِّ غَرِيبٍ يَزُورُ أرْضَكُمْ، لأنَّكُمْ شَعبٌ مُقَدَّسٌ وَخاصٌّ لإلَهِكُمْ. وَلا تَطبُخُوا جِدياً بِحَليبِ أُمِّهِ. العُشُور

22 O o waa inaad toban meelood meel ka bixisaa midhaha abuurkaaga oo ah waxa sannad kasta beerta kaaga baxa oo dhan.

«ضَعُوا جانِباً عُشْرَ كُلِّ مَحاصِيلِكُمُ الَّتِي تَنبُتُ فِي الأرْضِ كُلَّ سَنَةٍ.

23 O o Rabbiga Ilaahaaga ah meesha uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo hortiisa waa inaad ku cuntaa meel tobnaadka hadhuudhkaaga, iyo kan khamrigaaga, iyo kan saliiddaada, iyo curadyada lo'daada iyo kuwa adhigaaga, inaad barato inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka cabsato had iyo goorba.

وَكُلُوا عُشْرَ قَمْحِكُمْ وَنَبِيذِكُمُ وَزَيتِكُمْ، وَأبْكارِ بَقَرِكُمْ وَغَنَمِكُمْ فِي حَضْرَةِ إلَهِكُمْ ، وَفِي المَكانِ الَّذِي يَختارُهُ لِيُسكِنَ اسْمَهُ فِيهِ، لِتَتَعَلَّمُوا أنْ تَهابُوا إلَهَكُمْ دائِماً.

24 O o haddii jidku kugu dheer yahay, oo aad u qaadi kari weydo, meesha kaa fog aawadeed oo uu Rabbiga Ilaahaaga ahu u dooranayo inuu magiciisa dhigo, markii Rabbiga Ilaahaaga ahu ku barakeeyo,

«وَلَكِنْ إذا كانَتِ المَسافَةُ طَوِيلَةً، وَلَمْ تَتَمَكَّنُوا مِنْ حَملِ العُشُورِ، لِأنَّ المَكانَ الَّذِي اخْتارَ إلَهُكُمْ أنْ يَضَعَ اسْمَهُ فِيهِ بَعِيدٌ عَنكُمْ حِينَ يُبارِكُكُمْ،

25 m arkaas waa inaad lacag u beddeshaa, oo aad lacagta gacanta ku qabsataa, oo markaas waa inaad tagtaa meesha Rabbiga Ilaahaaga ahu dooranayo,

عَوِّضُوا عَنْ عُشرِ الطَّعامِ بِمالٍ. وَخُذُوا المالَ مَعَكُمْ إلَى المَكانِ الَّذِي سَيَختارُهُ إلَهُكُمْ.

26 o o markaas waxaad lacagta ku soo iibsataa wax alla wixii naftaadu doonayso oo ah dibi, ama ido, ama khamri, ama wax lagu sakhraamo, ama wax alla wixii nafsaddaadu ku weyddiisato, oo waxaad ku cuntaa Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa, oo waa inaad adiga iyo reerkaaguba faraxdaan.

وَهُناكَ، اشْتَرُوا ما تَحْتاجُونَ إلَيهِ مِنْ بَقَرٍ أوْ غَنَمٍ أوْ نَبيذٍ أوْ شَرابٍ أوْ أيِّ شَيءٍ تُرِيدُونَهُ. فَكُلُوا أنتُمْ وَعائِلاتُكُمْ فِي حَضْرَةِ إلَهِكُمْ وَابتَهِجُوا مَعاً.

27 O o waa inaadan dayrin kan reer Laawi oo irdahaaga ku jira, maxaa yeelay, isagu qayb iyo dhaxal midna idinlama laha.

وَلا تُهمِلُوا الَّلاوِيِّينَ الَّذِينَ فِي مُدُنِكُمْ، إذْ لَيسَ لَهُمْ حِصَّةٌ مِنَ الأرْضِ مَعكُمْ.

28 O o saddex sannadood oo kasta markay dhammaadaanba waa inaad soo bixisaa meeltobnaadka waxa sannaddaas kuu baxay, oo waxaad ku kaydsataa irdahaaga gudahooda.

«وَفِي نِهايَةِ كُلِّ ثَلاثِ سَنَواتٍ، أحضِرُوا عُشرَ كُلِّ مَحاصِيلِ حُقُولِكُمْ فِي تِلكَ السَّنَةِ، وَضَعُوها فِي مُدُنِكُمْ،

29 O o markaas waxaa iman oo ka cuni oo ka dhergi doona kan reer Laawi, waayo, isagu idinlama laha qayb iyo dhaxal toona, iyo qariibka, iyo agoonta, iyo carmalka inuu Rabbiga Ilaahaaga ahu kugu barakeeyo shuqulka aad gacantaada ku qabato oo dhan.

فَيَأتِي الَّلاوِيُّونَ، لأنَّهُمْ لا يَملِكُونَ أرْضاً، كَما يَأتِي اليَتامَى وَالأرامِلُ وَالغُرَباءُ المُقِيمُونَ فِي مُدُنِكُمْ، وَيَأكُلُونَ وَيَشبَعُونَ. فَيُبارِكُكُمُ إلَهُكُمْ فِي كُلِّ شَيءٍ تَعمَلُونَهُ.