Ayuub 12 ~ ﺃﻳﻮﺏ 12

picture

1 M arkaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi,

فَأجابَ أيُّوبُ:

2 S hakila'aan waxaad tihiin dadkii, Oo xigmad baa idinla dhiman doonta.

«لا بُدَّ أنَّكُمْ أهلُ الحِكْمَةِ. وَتَمُوتُ الحِكْمَةُ بِمَوْتِكُمْ!

3 L aakiinse aniguba waxgarasho baan leeyahay sidiinna oo kale, Oo weliba idinkama aan liito. Bal waxyaalahan oo kale kan aan garanaynu waa ayo?

لَكِنْ لِي أنا أيضاً عَقلٌ مِثلَكُمْ، فَلَسْتُ أقِلَّ مِنكُمْ. فَمَنْ لا يَعْرِفُ هَذا الَّذِي تَقُولُونَهُ؟

4 W axaan la mid ahay sida mid saaxiibkiisu ku maadaysto, Anoo Ilaah baryay oo isna uu ii jawaabay, Ninkii xaq ah oo qumman waa lagu maadaystaa.

«ها قَد أصبَحْتُ أُضْحُوكَةً لِأصدِقائِي. يَقُولُونَ دَعا اللهَ، فَاسْتَجابَ إلَيهِ بِالآلامِ. فَها هُوَ البّارُّ وَالمُستَقِيمُ يُصبِحُ أُضْحُوكَةً.

5 K ii istareexsan fikirkiisu waa yaraystaa nasiibdarrada, Laakiinse diyaar bay u tahay kuwa cagtoodu simbiriirixato.

فَالَّذِينَ يَعِيشُونَ حَياةً هانِئَةً، يَستَخِفُّونَ بِمَصائِبِ الآخَرِينَ، يَضرِبُونَ الإنسانَ بَعْدَ أنْ يَسقُطَ!

6 K uwa wax dhaca teendhooyinkoodu way barwaaqoobaan, Oo kuwa Ilaah ka cadhaysiiyaana ammaan bay ku joogaan, Oo Ilaahna gacmahooduu wax kasta uga buuxshaa.

بُيُوتُ اللُّصُوصِ تَسلَمُ، وَالَّذِينَ يُغِيظُونَ اللهَ يَعِيشُونَ بِأمانٍ! مَعَ أنَّ مَصَائِرَهُمْ فِي يَدِ اللهِ!

7 L aakiinse haatan bal xayawaanka wax weyddii, oo iyana wax bay ku bari doonaan, Iyo haadka hawada, oo iyana wax bay kuu sheegi doonaan,

«اسْألِ البَهائِمَ فَتُعَلِّمَكَ، وَطُيُورَ السَّماءِ فَسَتُخبِرَكَ.

8 A mase bal dhulka la hadal, oo isna wax buu ku bari doonaa, Oo kalluunka badduna wax buu kuu sheegi doonaa.

أوْ حَدِّثِ الأرْضَ فَتُرشِدَكَ، أوْ سَمَكَ البَحرِ فَيَروِيَ لَكَ.

9 B al yuu yahay kan aan waxyaalahan oo dhan ka garanayn Inay gacanta Rabbigu waxan samaysay?

مَنْ مِنْها لا يَعرِفُ أنَّ يَدَ اللهِ هِيَ الَّتِي فَعَلَتْ هَذا بِكَ،

10 K aasoo gacantiisa ku haya nafta wax kasta oo nool Iyo neefta binu-aadmiga oo dhan.

فَهُوَ يَتَحَكَّمُ بِنَفَسِ كُلِّ شَيءٍ حَيٍّ، وَبِرُوحِ كُلِّ بَشَرٍ.

11 W ar sow dhegtu erayada ma kala soocdo, Sida dhanxanagguba cuntadiisa u dhadhamiyo?

ألا تَزِنُ الأُذُنُ الكَلامَ، كَما يَفحَصُ اللِّسانُ الطَعامَ؟

12 O dayaashu waxay leeyihiin xigmad, Oo cimriga dheerna waxaa laga helaa waxgarasho.

هَلِ الحِكْمَةُ لِلشُّيُوخِ، وَالفَهُمُ لِمَنْ يَعِيشُونَ طَوِيلاً؟

13 I sagu wuxuu leeyahay xigmad iyo xoog, Oo wuxuu leeyahay talo iyo waxgarasho.

بَلِ الحِكْمَةُ وَالقُوَّةُ للهِ، لَهُ الحُكمُ الصّائِبُ وَالفَهْمُ.

14 B al eeg, isagu wax buu dumiyaa, Oo wuxuu dumiyana mar dambe lama dhisi karo, Nin buu xidhaa oo wax furi kara lama arko.

إذا هَدَمَ، فَلا أحَدَ يَبنِي. إذا أغلَقَ عَلَى أحَدٍ، فَلا أحَدَ يَفتَحُ.

15 B iyuhuu celiyaa, oo way iska gudhaan, Oo haddana wuu soo daayaa, markaasay dhulka qarqiyaan.

إذا حَجَزَ المَطَرَ، يَجِفُّ كُلَّ شَيءٍ، وَإذا أرْسَلَهُ، فَإنَّهُ يَغمُرُ الأرْضَ.

16 X oog iyo xigmaduba isagay la jiraan, Oo kan la khiyaaneeyey iyo kan wax khiyaaneeyaba isagaa iska leh.

لَهُ القُوَّةُ وَالحِكْمَةُ. الرّابِحُونَ وَالخاسِرُونَ كُلُّهُمْ للهِ.

17 T aliyayaasha wuxuu u kaxaystaa sida booli la dhacay, Xaakinnadana nacasyo buu ka dhigaa.

يَنزِعُ الحِكْمَةَ مِنَ النّاصِحِينَ، وَيَجعَلُ القُضاةَ يَبدُونَ كَحَمقَى.

18 W uxuu furaa boqorrada xidhan, Oo dhex-xidh buuna u xidhaa.

يَنزِعُ قُوَّةَ المُلُوكِ، وَيُطَوِّقُهُمْ بِقُيُودِ.

19 W adaaddadana sida booli la dhacay buu u kaxaystaa, Oo kuwa xoogga badanna wuu afgembiyaa.

يَنزِعُ قُوَّةَ الكَهَنَةِ، وَيُنزِلُ ذَوِي المَراكِزَ الَّتِي يَظُنُّونَها خالِدَةً.

20 K uwa la aaminayna wuu hadal beeliyaa, Oo odayaashana waxgarashaduu ka qaadaa.

يُخْرِسُ النّاصِحِينَ المُؤتَمَنِينَ، وَيَنزِعُ حُسْنَ التَميِيزِ مِنَ الشُّيُوخِ.

21 A miirrada wuxuu ku shubaa quudhsasho, Kuwa xoogga badanna suunkooduu debciyaa.

يَسكُبُ الخَجَلَ عَلَى النُّبَلاءِ، وَيَنزِعُ قُوَّةَ الأقوِياءِ.

22 W uxuu gudcurka ka soo saaraa waxyaalo mool dheer, Oo hooska dhimashadana iftiinkuu u soo bixiyaa.

يَكشِفُ أعمَقَ أسرارِ الظُلمَةِ، وَيُعلِنَ ما هُوَ مُظلِمٌ كَالمَوتِ.

23 Q uruumaha wuu badiyaa, oo haddana wuu wada baabbi'iyaa, Oo quruumaha wuu ballaadhiyaa, oo haddana wuu kexeeyaa,

يُقَوِّي الأُمَمَ، ثُمَّ يُدَمِّرُها، يُوَسِّعُ حُدُودَ البِلادِ، ثُمَّ يُشَتِّتُ شُعُوبَها.

24 W uxuu caqliga ka qaadaa madaxda dadyowga dhulka, Oo wuxuu iyaga ku warwareejiyaa meel cidla ah oo aan jid lahayn.

يَنزِعُ فَهْمَ قادَةِ شَعبِ الأرْضِ، وَيُضِلُّهُمْ فِي أرْضٍ قاحِلَةٍ بِلا طَرِيقٍ.

25 W axay wax ka haabhaabtaan gudcurka iyagoo aan iftiin lahayn, Oo wuxuu iyaga ka dhigaa inay u dhacdhacaan sida nin sakhraan ah.

فَيَدُورُونَ كَالسُّكارَى، يَتَلَمَّسُونَ طَرِيقَهُمْ فِي الظُّلمَةِ دُونَ نُورٍ.