Sabuurradii 45 ~ ﺍﻟﻤﺰﺍﻣﻴﺮ 45

picture

1 Q albigaygu wuxuu la buuxdhaafaa hadal wanaagsan, Oo waxaan boqorka u sheegayaa waxyaalihii aan sameeyey, Carrabkaygu waa sida karraani dhaqsiyo badan qalinkiis.

كَلامٌ حُلوٌ يَملأُ قَلبِي، وَأنا أكتُبُهُ للِمَلِكِ. مِنْ لِسانِي تَتَدَفَّقُ الكَلِماتُ كَما مِنْ قَلَمِ كاتِبٍ مُبدِعٍ.

2 A digu waad ka sii quruxsan tahay binu-aadmiga, Oo bushimahaaga waxaa ka buuxda nimco, Sidaas daraaddeed ayaa Ilaah kuu barakeeyey weligaaba.

فُقْتَ كُلَّ البَشَرِ جَمالاً. وَمِنْ فَمِكَ يَخرُجُ كَلامٌ رائِعٌ! لِهَذا بارَكَكَ اللهُ إلَى الأبَدِ! ضَعْ زِيَّكَ المَجِيدَ!

3 S eeftaadu bowdadaada ha saarnaato, kaaga xoogga badanow, Oo quruxda iyo haybadda lahow.

تَقَلَّدْ سَيفَكَ عَلَى فَخذِكَ، ما أبهاكَ فِي ثِيابِ الجَلالِ!

4 R unta iyo camalqabowga iyo xaqnimada daraaddood, Waxaad faraskaaga ku fuushaa haybad adigoo barwaaqaysan, Oo gacantaada midigna waxay ku bari doontaa waxyaalo cabsi badan.

اركَبْ وَامْضِ إلَى أعْمالِ الحَقِّ وَالنَّصرِ العَظِيمِ! يَمِينُكَ قَدْ تَدَرَّبَتْ عَلَى أعمالٍ مُهِيبَةٍ.

5 F allaadhahaagu waa af badan yihiin, Oo waxay wadnaha ka mudaan boqorka cadaawayaashiisa, Dadyowguna hoostaaday ku soo dhacaan.

سِهامُكَ المَسنُونَةُ، تَطِيرُ مُباشَرَةً إلَى قَلبِ أعداءِ المَلِكِ، فَتَتَساقَطُ شُعُوبٌ تَحتَ قَدَمَيكَ.

6 C arshigaagu, Ilaahow, waa weligiis iyo weligiis, Oo ul caddaaladdeedna waa usha boqortooyadaada.

عَرشُكَ يا اللهُ باقٍ إلَى أبَدِ الآبِدِينَ، بِصَولَجانِ الاستِقامَةِ سَتَحكُمُ مَملَكَتَكَ.

7 A digu xaqnimada waad jeclayd, oo xumaantana waad necbayd, Sidaas daraaddeed Ilaaha Ilaahaaga ahi wuxuu kuugu subkay Saliidda farxadda, oo kuwa ku weheliyana wuu kaa sarraysiiyey.

أحبَبْتَ البِرَّ، وَكَرِهْتَ الإثمَ. لِهَذا مَسَحَكَ اللهُ إلَهُكَ بِزَيتِ الابتِهاجِ أكثَرَ مِنْ كُلِّ رِفاقِكَ.

8 D harkaaga oo dhan waxaa ka soo carfa malmal, iyo cuud, iyo qasica. Oo qasriyo fool maroodi ah ayaa kaaga farxiyey alaab muusiko xadhko leh.

مِنْ ثِيابِكَ يَفُوحُ المُرُّ وَالصَّبرُ وَالسّنا وَفِي قُصُورٍ مُزَيَّنَةٍ بِالعاجِ يُكَرِّمُكَ العازِفُونَ.

9 D umarkaaga sharafta leh waxaa ku jira gabdhaha boqorrada, Midigtaadana waxaa taagan boqoradda oo isku sharraxday dahabkii Oofir.

هُناكَ أمِيراتٌ بَينَ سَيِّداتِ بَلاطِكَ. وَعَنْ يَمِينِكَ تَقِفُ المَلِكَةُ وَعَلَى رَأسِها تاجٌ مِنْ ذَهَبٍ نَقِيٍّ.

10 H addaba, gabadhoy, bal i maqal, oo fiirso, oo dhegta soo dhig, Oo weliba waxaad illowdaa dadkaagii iyo gurigii aabbahaa;

أيَّتُها الفَتاةُ العَزِيزَةُ، اسْمَعِينِي. انتَبِهِي وَافهَمِي، انسَيْ شَعبَكِ وَبَيْتَ أبِيكِ.

11 M arkaasuu boqorku quruxdaada jeclaanayaa, Waayo, isagu waa sayidkaaga, oo adna isaga u sujuud.

فَالمَلِكُ يَشتَهِي جَمالَكِ. هُوَ الآنَ سَيِّدُكِ، فَانحَنِي لَهُ!

12 O o waxaa halkaas joogi doonta gabadha reer Turos, iyadoo hadiyad wadda, Xataa taajiriinta dadka ku jirtaa waxay kaa baryi doonaan raallinimo.

شَعبُ صُورَ الَّذِي هُوَ أغنَى الشُّعُوبِ، سَيَأتِي بِهَدايا لِيَستَرضِيَ وَجهَكِ.

13 G abadha boqorka oo hoyga boqorka joogtaa waa qurux miidhan, Dharkeeda dahab baa lagu dhex sameeyey.

بِنْتُ المَلِكِ غايَةٌ فِي البَهاءِ لِباسُها مُزَخْرَفٌ بِالذَّهَبِ.

14 W axaa boqorka loo geeyn doonaa iyadoo sharraxan, Bikradaha saaxiibadaheeda ah oo iyada daba socdana waa laguu keeni doonaa.

تُزَفُّ إلَى المَلِكِ فِي رِدائِها المَنسُوجِ الجَمِيلِ. تَتبَعُها صاحِباتُها العَذارَى اللَّواتِي أُحْضِرْنَ مَعَها.

15 W axaa iyaga lagu hoggaamin doonaa farxad iyo rayrayn, Oo waxay soo geli doonaan hoyga boqorka.

يُحْضَرْنَ بِفَرَحٍ وَابتِهاجٍ لِيَدخُلنَ قَصرَ المَلِكِ.

16 M eeshii awowayaashaa waxaa joogi doona wiilashaada, Kuwaas oo aad dunida oo dhan amiirro uga dhigi doonto.

يَكُونُ لَكَ أبناءٌ كَثِيرُونَ يا مَلِكِي وَرَثَةً لِعَرشِ آبائِكَ، يَكُونُونَ أُمَراءَ عَبرَ الأرْضِ.

17 M agacaaga waxaan ka dhigi doonaa mid ka ab ka ab la xusuusto, Sidaas daraaddeed dadyowgu mahad bay kuu naqi doonaan weligood iyo weligood.

لأجيالٍ قادِمَةٍ سَأُعَرِّفُ باسمِكَ. فَتُسَبِّحُكَ إلَى الأبَدِ شُعُوبٌ كَثِيرَةٌ.