1 A nigoo odayga ah waxaan warqaddan u qorayaa gacaliye Gayos oo aan runta ku jeclahay.
مِنَ الشَّيخِ، إلَى الصَّدِيقِ العَزِيزِ غايُوسَ الَّذِي أُحِبُّهُ فِي الحَقِّ.
2 G acaliyow, waxaan kuugu duceeyaa inaad wax kasta ku liibaantid oo aad caafimaad qabtid siday naftaadu u liibaansan tahay.
أيُّها الحَبيبُ، أُصَلِّي أنْ تَكُونَ بِخَيرٍ وَبِصِحَّةٍ جَيِّدَةٍ، تَماماً كَما أنَّ نَفسَكَ بِخَيرٍ.
3 W aayo, aad baan ugu farxay markii walaalo yimaadeen oo ka markhaati fureen runtaada iyo sidaad runta ugu socotid.
كَمْ سَعِدتُ حِيْنَ أتانِي بَعضُ الإخوَةِ وَشَهِدُوا لإخلاصِكَ لِلحَقِّ وَثَباتِكَ فِي السُّلُوكِ فِيهِ.
4 M a lihi farxad tan iiga weyn inaan maqlo in carruurtaydu ay runta ku socdaan.
لا شَيءَ يُسعِدُنِي أكثَرَ مِنْ أنْ أسمَعَ أنَّ أبنائِي يَسلُكُونَ فِي طَرِيقِ الحَقِّ.
5 G acaliyow, aaminnimaad ku samaysaa shuqul kasta oo aad u samaysid walaalaha iyo shisheeyahaba.
أيُّها الحَبيبُ، أنتَ تَعمَلُ بِإخلاصٍ عَلَى مُساعَدَةِ إخْوَتِنا، مَعَ أنَّكَ لَمْ تَكُنْ تَعْرِفُهُمْ مِنْ قَبلُ.
6 I yagu jacaylkaagay kiniisadda horteeda kaga markhaati fureen. Wanaag baad samayn lahayd haddii aad iyaga u ambabbixisid sida Ilaah istaahilo;
لَقَدْ شَهَدَ هَؤُلاءِ أمامَ الكَنِيسَةِ عَنِ المَحَبَّةِ الَّتِي أظهَرْتَها لَهُمْ. وَأنتَ تَفعَلُ حَسَناً إنْ ساعَدتَهُمْ بِما يُرضي اللهَ عَلَى مُواصَلَةِ رِحلَتِهِمْ،
7 m axaa yeelay, magiciisa aawadiis ayay u ambabbexeen iyagoo aan waxba ka qaadan dadka aan Yuhuudda ahayn.
لِأنَّهُمُ انْطَلَقوا مِنْ أجلِ اسْمِ يَسُوعَ. وَهُمْ لا يَقبَلُونَ شَيئاً مِنْ غَيرِ المُؤمِنِينَ.
8 S idaas daraaddeed waxaa inagu waajib ah inaynu kuwaas oo kale soo dhowayno, si aynu u noqonno kuwa runta kala wada shaqeeya iyaga. Khilaaf Baa Kiniisadda Ku Jiray
لِذَلِكَ يَنبَغي عَلَينا أنْ نُساعِدَ مِثلَ هَؤُلاءِ، فَنَكُونَ شُرَكاءَ لَهُمْ فِي سَبِيلِ الحَقِّ.
9 W ax baan kiniisadda u soo qoray, laakiinse Diyotrefees oo jecel inuu iyaga ka sarreeyo, na aqbali maayo.
لَقَدْ وَجَّهتُ رِسالَةً إلَى الكَنِيسَةِ، لَكِنَّ دِيُوتْرِيفُسَ الَّذِي يُرِيدُ أنْ يَكُونَ قائِداً لِلْكَنيسَةِ، لَمْ يَتَقَبَّلْ ما قُلْناهُ.
10 S idaas daraaddeed, haddaan imaado, waxaan xusuusin doonaa shuqulladiisa uu sameeyo isagoo hadallo xunxun nagu shubaya. Taasu kuma filla isaga, mana aqbalo walaalaha, kuwii aqbali lahaana wuu u diidaa, kiniisaddana wuu ka eryaa.
لِذا إنْ أتَيتُ أنا، سَأعمَلُ عَلَى كَشفِ أفعالِهِ. إنَّهُ يَتَّهِمُنا بِكَلِماتٍ خَبيثَةٍ. وَلا يَكتَفِي بِهَذا، بَلْ إنَّهُ لا يُرَحِّبُ بإخوَتِنا، وَيَمنَعُ مَنْ يَرغَبُ بِذَلِكَ، وَيَطرُدُهُ خارِجَ الكَنِيسَةِ.
11 G acaliyow, ha ku dayan waxa sharka ah, laakiinse ku dayo waxa wanaagsan. Ka samafalaa waa ku Ilaah, ka shar falaase Ilaah ma uu arkin.
أيُّها الحَبيبُ، لا تَقْتَدِ بِالشَّرِّ بَلْ بِالخَيْرِ. فَمَنْ يَفعَلُ الخَيرَ تابِعٌ للهِ، وَمَنْ يَفعَلُ الشَّرَّ لَمْ يَعرِفِ اللهَ.
12 D adka oo dhammu way u markhaati furaan Deemeetriyos, runta qudheedu way u markhaati furtaa, annaguna waannu u markhaati furnaa, waanad og tahay in markhaatifurkayagu run yahay.
لَقَدْ شَهِدَ الجَمِيعُ لِدِيْمِترِيُوسَ. شَهِدَ لَهُ الحَقُّ نَفسُهُ، وَكَذَلِكَ نَحنُ نَشهَدُ، وَأنتَ تَعلَمُ أنَّ شَهادَتَنا صادِقَةٌ.
13 W axaan hayay waxyaalo badan oo aan kuu soo qoro, laakiinse dooni maayo inaan qalin iyo khad kuugu soo qoro.
لَدَيَّ الكَثِيرُ لِأكتُبَهُ لَكَ، لَكِنِّي لا أوَدُّ أنْ أكتُبَ بِقَلَمٍ وَحِبرٍ،
14 L aakiin waxaan rajaynayaa inaan dhowaan ku arko, oo aynu afkeenna iskula hadli doonno. Nabadu ha kula jirto. Saaxiibbadii way ku soo salaamayaan. Saaxiibbada igu salaan mid kasta intaad magiciisa ugu yeedhid.
بَلْ أرجُو أنْ أراكَ قَرِيباً كَيْ نَتَكَلَّمَ وَجهاً لِوَجهٍ. السَّلامُ مَعكَ، يُسَلِّمُ عَلَيكَ الأحِبّاءُ. سَلِّمْ عَلَى الأحِبّاءِ، كُلِّ واحِدٍ بِاسْمِهِ.