1 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
وَقالَ اللهُ لِمُوسَى:
2 W axaad reer binu Israa'iil ku amartaa inay kuu keenaan saliid saafiya oo saytuun ah oo loo tumay laambadda, in laambad lagu shido had iyo goorba.
«مُرْ بَنِي إسْرائِيلَ بِأنْ يُحضِرُوا لَكَ زَيتَ زَيتُونٍ نَقِيّاً لِأجلِ المَنارَةِ، لِتَبقَى مُضاءَةً دائِماً.
3 O o daaha markhaatiga dibaddiisa oo teendhada shirka gudaheeda ah Haaruun waa inuu Rabbiga hortiisa had iyo goorba ku hagaajiyaa tan iyo fiidkii iyo ilaa subaxdii, oo kaasu waa inuu ahaadaa qaynuun weligiis idiin jiri doona tan iyo ab ka ab.
عَلَى هارُونَ أنْ يُرَتِّبَها خارِجَ السِّتارَةِ المُعَلَّقَةِ أمامَ صُندُوقِ الشَّهادَةِ فِي خَيمَةِ الاجْتِماعِ، مِنَ المَساءِ وَحَتَّى الصَّباحِ فِي حَضْرَةِ اللهِ بِانتِظامٍ وَبِشَكلٍ دائِمٍ. هَذِهِ الشَّرِيعَةُ لِكُلِّ أجيالِكُمْ.
4 O o isagu waa inuu had iyo goorba laambadaha ku kor hagaajiyaa laambadda saafiga ah oo Rabbiga hortiisa taal.
وَيُرَتِّبُ هارُونَ السُّرُجَ عَلَى المَنارَةِ الطّاهِرَةِ فِي حَضْرَةِ اللهِ لِتَشتَعِلَ بِشَكلٍ دائِمٍ وَمُستَمِرٍّ.
5 O o waa inaad bur soo qaadataa, oo aad ka dubtaa laba iyo toban xabbadood oo kibis ah, oo xabbaddiiba waa inuu eefaah toban meelood loo dhigo labadiis meelood ku jiraa.
«خُذْ طَحِيناً جَيِّداً وَاخبِزْ مِنهُ اثنَي عَشَرَ رَغِيفاً. يُصْنَعُ الرَّغِيفُ مِنْ عُشْرَي قُفَّةِ طَحيْنٍ.
6 O o waa inaad laba saf u dhigtaa oo safkiiba waxaad ka dhigtaa lix xabbadood, oo waxaad saartaa miiska saafiga ah oo Rabbiga hortiisa yaal.
ضَعِ الأرْغِفَةَ فِي صَفَّينِ. ضَعْ فِي كُلِّ صَفٍّ سِتَّةَ أرغِفَةٍ عَلَى المائِدَةِ الذَّهَبِيَّةِ الطّاهِرَةِ.
7 O o saf kastaba waxaad ku shubtaa foox saafi ah, si uu kibista ugu noqdo xusuus, kaasoo ah qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo.
وَضَعْ بَخُوراً نَقِيّاً عَلَى كُلِّ صَفٍّ مِنْ صًفُوفِ الخُبزِ، لِيَكُونَ رَمزاً وَتَقدِمَةً مَعَدَّةً بِالنّارِ للهِ.
8 O o isagu had iyo goorba sabti kasta waa inuu Rabbiga hortiisa ku hagaajiyaa; waayo, kaasu wuxuu reer binu Israa'iil u yahay axdi weligiis ah.
يَنبَغِي تَرتِيبُ الأرغِفَةِ فِي حَضْرَةِ اللهِ فِي كُلِّ يَومِ سَبتٍ دائِماً مِنْ أجلِ بَنِي إسْرائِيلَ لِعَهدٍ دائِمٍ مُستَمِرٍّ.
9 O o kibistaas waxaa iska yeelan doona Haaruun iyo wiilashiisa, oo waa inay meel daahir ah ku cunaan, waayo, taasu isaga waa ugu wada quduusan tahay qurbaannada Rabbiga ee dabka lagu sameeyo oo qaynuun weligiis ah loo amray. Nin Caytamay Oo La Dhagxiyey
سَيَكُونُ الخُبزُ لِهارُونَ وَأبْنائِهِ، وَسَيَأكُلُونَهُ فِي مَكانٍ مُقَدَّسٍ، لِأنَّهُ لَهُمْ نَصِيبٌ مُخَصَّصٌ لِلكَهَنَةِ بِالكامِلِ، نَصِيبٌ مِنْ تَقدِماتِ اللهِ ، مَقْسُومٌ لَهَمْ إلَى الأبَدِ.» إهانَةُ الله
10 O o naag reer binu Israa'iil ah wiilkeed, oo aabbihiis uu Masri ahaa ayaa reer binu Israa'iil dhex galay, oo wiilkii naagta reer binu Israa'iil iyo nin reer binu Israa'iil ah ayaa xerada dhexdeedii ku diriray.
وَخَرَجَ شابٌّ ابْنُ امْرأةٍ مِنْ بَنِي إسْرائِيلَ، وَكانَ أبوهُ رَجُلاً مِصرِيّاً يَعِيِشُ وَسَطَ بَنِي إسْرائِيلَ. وَتَشاجَرَ ابْنُ الإسْرائِيلِيَّةِ مَعَ رَجُلٍ مِنْ بَنِي إسْرائِيلَ.
11 M arkaasaa naagtii reer binu Israa'iil wiilkeedii magicii Rabbiga caayay oo habaaray, oo isagii waxaa loo keenay Muuse. Oo wiilkaas hooyadiis magaceedu wuxuu ahaa Shelomiid ina Dibrii, waxayna ahayd qabiilka Daan.
وَأهانَ ابْنُ الإسْرائِيلِيَّةِ اسْمَ يهوه وَنَطَقَ بِاللَّعنَةِ عَلَيهِ! فَأحضَرَهُ الشَّعبُ إلَى مُوسَى. وَكانَ اسْمُ أُمِّهِ شَلُومِيَةَ بِنتَ دِبْرِي مِنْ قَبِيلَةِ دانَ.
12 O o isagiina way xidheen ilaa xukunkiisu ka soo baxo afka Rabbiga.
وَوَضَعُوهُ تَحتَ الحِراسَةِ حَتَّى يُعلِنَ اللهُ ما يَنبَغِي عَمَلُهُ لَهُ.
13 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
وَقالَ اللهُ لِمُوسَى:
14 K ii caytamay xerada ka soo bixi, oo intii isaga maqashay oo dhammu gacmahooda madaxiisa ha kor saareen, oo dabadeedna ururka oo dhammu ha dhagxiyeen.
«خَذِ الرَّجُلَ الَّذِي نَطَقَ بِلَعنَةٍ عَلَيَّ، إلَى خارِجِ المُخَيَّمِ. وَلَيَضَعْ جَمِيعُ الَّذِينَ سَمِعُوهُ أيدِيَهُمْ عَلَى رَأسِهِ. ثُمَّ يَقْتُلُهُ الشَّعبُ رَجْماً بِالحِجارَةِ.
15 O o waa inaad reer binu Israa'iil la hadashaa oo waxaad ku tidhaahdaa, Ku alla kii Ilaahiisa caayaa waa inuu dembigiisa qaadaa.
ثُمَّ قُلْ لِبَنِي إسْرائِيلَ: إنْ نَطَقَ أحَدٌ بِلَعنَةٍ عَلَى اللهِ، يَنبَغِي أنْ يُعاقَبَ عَلَى خَطِيَّتِهِ.
16 K ii magaca Rabbiga caaya sida xaqiiqada ah waa in la dilaa. Ururka oo dhammu hubaal waa inay isaga dhagxiyaan, oo hadduu shisheeye yahay iyo hadduu waddani yahayba, markuu magaca Rabbiga caayo waa in la dilaa.
وَإنْ أهانَ أحَدٌ اسْمَ يهوه، يَنبَغِي أنْ يُقتَلَ. يَقْتُلُهُ الشَّعبُ رَجْماً بِالحِجارَةِ. الغَرِيبُ أوِ المُواطِنُ الَّذِي يُهِينُ اسْمَ يهوه يَنبَغِي أنْ يُقتَلَ.
17 O o ku alla kii qof kale dila, sida xaqiiqada ah waa in la dilaa.
«إذا قَتَلَ أحَدٌ إنساناً فَيَنبَغِي أنْ يُقتَلَ.
18 O o ku alla kii neef xoolo ah dilaana waa inuu magaa, oo neef neef ku gudaa.
وَمَنْ يَقتُلُ حَيواناً يَملُكُهُ شَخصٌ آخَرُ يَنبَغِي أنْ يُعَوِّضَ عَنهُ بِمِثلِهِ.
19 O o haddii nin deriskiisa wax yeelo, wax alla wixii uu yeelay oo kale waa in isagana la yeelaa.
إنْ آذَى شَخصٌ جارَهُ، فَمَهما كانَ ما فَعَلَهُ يُفعَلُ بِهِ:
20 J abniin jabniin ha ku mago, ilna il ha ku mago, iligna ilig ha ku mago, oo isagu siduu qofka wax u yeelay, saasoo kale isagana ha loo yeelo.
كَسرٌ بِكَسرٍ، وَعَينٌ بِعَينٍ، وَسِنٌّ بِسِنٍّ. مَنْ يُؤذِي يَنبَغِي أنْ يُؤذَى بِمِثلِ أذِيَّتِهِ.
21 O o kii neef xoolo ah dilaa waa inuu isagu magaa, kii qof dilase waa in isagana la dilaa.
وَمَنْ يَقتُلُ حَيواناً يُعَوِّضُ عَنهُ. وَمَنْ يَقتُلُ إنساناً يُقتَلُ.
22 O o waa inaad sharci qudha u haysataan shisheeyaha iyo waddanigaba, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah.
هَذِهِ شَرِيعَةٌ واحِدَةٌ لِجَمِيعِكُمْ، لِلغَرِيبِ وَلِلمُواطِنِ، أنا إلَهُكُمْ.»
23 M arkaasaa Muuse la hadlay reer binu Israa'iil, oo iyana waxay xerada ka soo bixiyeen kii caytamay, oo way dhagxiyeen. Oo reer binu Israa'iil waxay sameeyeen sidii Rabbigu Muuse ku amray.
ثُمَّ كَلَّمَ مُوسَى بَنِي إسْرائِيلَ، فَأخَذُوا الرَّجُلَ الَّذِي جَدَّفَ إلَى خارِجِ المُخَيَّمِ، وَقَتَلُوهُ بِرَجمِهِ بِالحِجارَةِ. وَبِهَذا عَمِلَ بَنُو إسْرائِيلَ كَما أمَرَ اللهُ مُوسَى.