1 S ababtaas daraaddeed anigoo Bawlos ah waxaan Ciise Masiix maxbuus ugu ahay idinka oo ah dad aan Yuhuud ahayn aawadiin.
بِسَبَبِ هَذا، فَإنِّي أنا بُولُسُ سَجِينُ خِدمَةِ المَسِيحِ يَسُوعَ لِمَنفَعَتِكُمْ أنتُمْ غَيرَ اليَهُودِ.
2 H ubaal waxaad maqasheen wakiilnimada nimcada Ilaah oo la iigu kiin dhiibay,
وَلا بُدَّ أنَّكُمْ سَمِعْتُمْ عَنِ الخِدمَةِ الَّتِي أوكَلَها اللهُ فِي نِعمَتِهِ إلَيَّ مِنْ أجلِ مَنفَعَتِكُمْ.
3 i yo sida qarsoodigii laygu ogeysiiyey wixii la ii muujiyey, sidii aan mar hore dhawr eray idiinku soo qoray.
وَتَعرِفُونَ أيضاً أنَّ اللهَ أعلَنَ لِي سِرَّ مَشِيئَتِهِ، كَما كَتَبْتُ إلَيكُمْ سابِقاً باختِصارٍ.
4 M arkaad akhridaan waxaad ogaan karaysaan garashadayda xagga qarsoodiga Masiixa,
فَإذا قَرَأْتُمْ ما كَتَبتُ، سَتُدرِكُونَ مَدَى مَعرِفَتِي المُتَبَصِّرَةَ بِسِرِّ المَسِيحِ.
5 k aas oo aan qarniyadii kale loogu ogeysiin bini aadmiga sida haatan Ruuxu ugu muujiyey rasuulladiisa iyo nebiyadiisa quduuska ah.
وَهُوَ سِرٌّ لَمْ يُعلَنْ لِبَشَرٍ فِي الأجيالِ السّابِقَةِ، بِالطَّرِيقَةِ الَّتِي أعلَنَهُ اللهُ بِها الآنَ بِالرُّوحِ لِرُسُلِهِ وَأنبِيائِهِ القِدِّيسِينَ.
6 T aas waxaa weeyaan in haatan dadka aan Yuhuudda ahayn ay yihiin kuwo wax inala dhaxla, oo aan isku jidh nahay, oo ay inagula qayb qaataan ballankii Ciise Masiix xagga injiilka,
وَهوَ أنَّ غَيرَ اليَهُودِ هُمْ شُرَكاءٌ فِي المِيراثِ مَعَ اليَهُودِ، وَأعضاءٌ فِي جَسَدٍ واحِدٍ، وَشُرَكاءٌ فِي نَوالِ الوَعدِ الَّذِي فِي بِشارَةِ المَسِيحِ،
7 k aas oo aniga layga dhigay midiidin sida ay tahay hadiyadda nimcada Ilaah oo lay siiyey sida ay tahay shaqaynta xooggiisu.
الَّتي صِرتُ أنا مَسؤُولاً عَنْ إعلانِها. وَهَذا كُلُّهُ بِفَضلِ عَطِيَّةِ نِعمَةِ اللهِ الَّتِي أعطانِي إيّاها بِعَمَلِ قُوَّتِهِ.
8 A niga oo quduusiinta oo dhan ugu liita waxaa nimcadan la ii siiyey inaan dadka aan Yuhuudda ahayn ku wacdiyo hodantinimada Masiixa oo aan la baadhi karin,
فَمَعَ أنَّنِي أقَلُّ المُؤمِنِينَ، إلّا أنَّ اللهَ أعطانِي هَذِهِ النِّعمَةَ لِأُبَشِّرَ غَيرَ اليَهُودِ بِغِنَى المَسِيحِ الَّذِي لا يُمْكِنُ تَخَيُّلُهُ.
9 i yo inaan dadka oo dhan garansiiyo waxay tahay talogelidda qarsoodigii weligiis ku qarsoonaa Ilaaha ah kan wax walba abuuray.
وَقَدْ أوكَلَ إلَيَّ أنْ أُوَضِّحَ لِلجَمِيعِ سِرَّهُ الَّذِي كانَ مَكتُوماً مُنذُ بَدءِ الزَّمَنِ فِي اللهِ خالِقِ كُلِّ الأشياءِ.
10 S ababtuna waxaa weeyaan in haatan madaxda iyo kuwa amarka leh oo ku jira meelaha jannada, kiniisadda lagu ogeysiiyo xigmadda Ilaah oo badan oo kala cayncaynka ah,
أمّا الآنَ، فَاللهُ يُرِيدُ لِلكَنِيسَةِ أنْ تَكُونَ إعلاناً لِلرُّؤَساءِ وَالقُوّاتِ فِي العالَمِ السَّماوِيّ عَنْ حِكمَةِ اللهِ مُتَعَدِّدَةِ الوُجُوهِ،
11 s ida uu yahay qasdiga weligiis ah oo isagu ku qasdiyey Rabbigeenna Ciise Masiix,
وَفْقاً لِقَصدِهِ الأزَلِيِّ الَّذِي حَقَّقَهُ فِي المَسِيحِ يَسُوعَ رَبِّنا.
12 k aas oo aynu ku leennahay dhiirranaan, oo aynu iskuhallayn ugu geli karno xagga rumaysadka aynu isaga rumaysan nahay.
فَفِي المَسِيحِ، وَبِالإيمانِ بِهِ، لَنا امتِيازُ الدُّخُولِ إلَى حَضرَةِ اللهِ بِجُرأةٍ وَثِقَةٍ.
13 S idaas daraaddeed waxaan idinka baryayaa inaydnaan ku qalbi jabin dhibaatooyinkayga aan daraaddiin u maray, waayo, taasu waa idiin ammaan. Ducadii Bawlos
لِهَذا أُصَلِّي ألّا تَجعَلُوا المِحَنَ الَّتِي أمُرُّ بِها مِنْ أجلِكُمْ تُثَبِّطُ عَزائِمَكُمْ، فَهِيَ مَصدَرُ إكرامٍ لَكُمْ! مَحَبَّةُ المَسِيح
14 S ababtaas daraaddeed waxaan ugu jilba joogsadaa Aabbaha hortiisa,
لِذَلِكَ أركَعُ عَلَى رٌكبَتَيَّ لِلآبِ،
15 k aas oo magiciisa lagu magacaabay reerka oo dhan inta jannada ku jirta iyo inta dhulka joogtaba,
الَّذِي تَنتَمِي إلَيهِ كُلُّ أُمَّةٍ فِي السَّماءِ وَالأرْضِ.
16 i n sida hodantinimada ammaantiisu ay tahay uu idin siiyo itaal aad Ruuxiisa kaga xoogaysataan xagga gudihiinna,
وَأسألُهُ، حَسَبَ غِناهُ المَجِيدِ، أنْ يُقَوِّيَكُمْ بِشِدَّةٍ مِنَ الدّاخِلِ بِرُوحِهِ.
17 i yo in Masiixu qalbiyadiinna degganaado xagga rumaysadka,
وَأنْ يَسكُنَ المَسِيحُ فِي قُلُوبِكُمْ بِالإيمانِ بَينَما تَتَرَسَّخُ جُذُورُكُمْ وَأُسُسُكُمْ فِي المَحَبَّةِ.
18 i naad jacayl xidid iyo aasaas ku yeelataan, iyo inaad u xoogaysataan si aad quduusiinta oo dhan ula garataan waxa ay yihiin ballaadhka iyo dhererka iyo korudheerida iyo hoosudheerida,
لِكَي تَكُونَ لَكُمْ وَلِكُلِّ المُؤمِنِينَ القُدرَةُ عَلَى استِيعابِ مَحَبَّةِ المَسِيحِ فِي كُلِّ أبْعادِها: عَرضاً وَطُولاً وَعُلُوّاً وَعُمقاً.
19 i yo inaad ogaataan jacaylka Masiixa oo aqoonta dhaafa, si ay idiinka buuxsanto Ilaah buuxnaantiisa oo dhammu.
وَأصَلِّي أنْ تَعرِفُوا قَدرَ ما يُمكِنُكُمْ مِنْ مَحَبَّةِ المَسِيحِ الَّتِي تَفُوقُ كُلَّ مَعرِفَةٍ، لِكَي تَمتَلِئُوا بِاللهِ فِي كُلِّ مِلئِهِ.
20 H addaba kan awooda inuu inoo sameeyo wax aad iyo aad uga sii badan waxa aynu weyddiisanno ama ku fikirno oo dhan sida u yahay xoogga inaga dhex shaqeeya,
وَاللهُ قادِرٌ أنْ يَفعَلَ أكثَرَ جِدّاً مِمّا نَطلُبُ أوْ نَتَخَيَّلُ، حَسَبَ شِدَّةِ قُوَّتِهِ العامِلَةِ فِينا.
21 i saga ammaanu ha ugu ahaato kiniisadda iyo Ciise Masiixba tan iyo qarniyada oo dhan iyo weligiis iyo weligiisba. Aamiin.
لَهُ المَجدُ فِي الكَنِيسَةِ وَفِي المَسِيحِ يَسُوعَ إلَى كُلِّ الأجيالِ، وَإلَى أبَدِ الآبِدِينَ. آمِين.