Ishacyaah 32 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 32

picture

1 B al eega, boqor baa xaqnimo ku talin doona, oo amiirrona caddaalad bay wax ku xukumi doonaan.

ها إنَّ مَلِكاً سَيَملُكُ بِالحَقِّ، وَرُؤَساءَ سَيَحكُمُونَ بِالعَدلِ.

2 O o ninba wuxuu noqon doonaa meel dabaysha lagaga dhuunto iyo gabbaad duufaanka laga dugsado, iyo sida webiyo biya ah oo meel engegan ku yaal, iyo sida hoos dhagax weyn oo dal oommane ah ku yaal.

وَسَيَكُونُ ذَلِكَ المَلِكُ مَخبَأً مِنَ الرِّيحِ، وَمَلجَأً فِي العاصِفَةِ. سيَكُونُ كَجَداوِلِ المِياهِ فِي الأماكِنِ الجافَّةِ، وَكَظِلِّ صَخرَةٍ كَبِيرَةٍ فِي أرْضٍ حارَّةٍ قاحِلَةٍ.

3 O o kuwii arka indhahoodu ma ay awdmi doonaan, oo kuwii maqla dhegahooduna way dhegaysan doonaan.

حِينَئِذٍ، لَنْ تُغلَقَ عُيُونُ المُبصِرِينَ، وَآذانُ السّامِعِينَ سَتُصغِي بِانتِباهٍ.

4 O o kuwa wax walba ku degdega qalbigoodu aqoontuu garan doonaa, oo kuwa gangada leh carrabkooduna wuxuu diyaar u ahaan doonaa inuu bayaan u hadlo.

وَأذهانُ المُتَسَرِّعِينَ سَتَتَعَلَّمُ التَّفكِيرَ، وَذَوُو الالسِنَةِ الثَّقِيلَةِ سَيَتَكَلَّمُونَ بِوُضُوحٍ وَسُرعَةٍ.

5 O o mar dambe lama odhan doono, Nacasku waa gob, oo lama odhan doono, Xoolocirdoonku waa deeqsi.

وَلَنْ يُدعَى الحَمقَى فِيما بَعْدُ شُرَفاءَ، وَلا الأشرارُ نُبَلاءَ.

6 W aayo, nacasku nacasnimuu ku hadli doonaa, oo qalbigiisuna xumaan buu samayn doonaa si uu cibaadala'aan ugu isticmaalo oo uu wax been ah Rabbiga ka sheego, inuu nafta gaajaysan sii madhiyo oo uu kii oomman cabniinkiisa gooyo.

لأنَّ الحَمقَى يَتَكَلَّمُونَ بِأُمُورٍ غَبِيَّةٍ، وَأذهانُهُمْ تُخَطِّطُ لِلشَّرِّ. يَصْنَعُونَ أُمُوراً شِرِّيرَةً وَيَتَكَلَّمُونَ بِأُمُورٍ خاطِئَةٍ عَنِ اللهِ. يُهْمِلُونَ بُطُونَ الجائِعِينَ الفارِغَةِ، وَيَمنَعُونَ الماءَ عَنِ العِطاشِ.

7 O o xoolocirdoonka hubkiisuna waa shar miidhan, oo wuxuu hindisaa hindisayaal shar ah si uu masaakiinta erayo been ah ugu baabbi'iyo, xataa haddii saboolku si qumman u hadlo.

أسالِيبُ الشِّرِيرِ رَديئَةٌ، وَخُطَطُهُ خَبِيثَةٌ، لِيُحَطِّمَ الفُقَراءَ بِالكَذِبِ، حَتَّى لَوْ قَدَّمَ المَساكِينُ أدِلَّةً تُثْبِتُ حَقَّهُمْ.

8 L aakiinse deeqsigu wuxuu hindisaa waxyaalo deeqsinimo ah, oo wuxuu ku sii adkaan doonaa waxyaalo deeqsinimo ah. Dumarka Yeruusaalem

أمّا النُّبَلاءَ فَيُخَطِّطُونَ لِما هُوَ نَبِيلٌ، وَيَثبُتُونَ عَلَى أُمُورٍ نَبِيلَةٍ. أوقاتٌ صَعبَةٌ قادِمَة

9 N aagaha istareexsanow, kaca, oo codkayga maqla, gabdhaha aan digtoonaynow, Erayga dhegta u dhiga.

أيَّتُها النِّساءُ المُرتاحاتُ، قُمنَ وَاسْمَعنَ صَوتِي. أيَّتُها الفَتَياتُ الآمِناتُ، اسْتَمِعْنَ لِما أقُولُ.

10 N aagaha aan digtoonaynow, sannad iyo dhawr maalmood ayaad dhibtoon doontaan, waayo, canabguriddu ma jiri doonto oo midho-urursiguna ma iman doono.

بَعدَ أكثَرَ مِنْ سَنَةٍ بِقَلِيلٍ، سَتَرتَجِفنَ خَوفاً أيَّتُها الآمِناتُ. لأنَّ قِطافَ العِنَبِ سَيَنتَهِي، وَقِطافَ الفاكِهَةِ لَنْ يَأتِيَ.

11 N aagaha istareexsanow, gariira, oo kuwiinna aan digtoonaynow, dhibtooda. Ismudhxiya, oo isqaawiya, oo dhar joonyad ah dhexda ku xidha.

ارتَجِفنَ خَوفاً أيَّتُها النِّساءُ المُرتاحاتُ، وَارتَعِدنَ أيَّتُها الآمِناتُ. اخلَعْنَ ثِيابَكُنَّ الجَمِيلَةَ، وَاربِطنَ الخَيشَ حَولَكُنَّ كَحِزامٍ.

12 B eerihii wanaagsanaa iyo canabkii midhaha badnaa ee la waayay aawadood ayay naasahooda u garaaci doonaan.

اضرِبنَ عَلَى صُدُورِكِنَّ حُزناً عَلَى الحُقُولِ الخَصبَةِ وَالكُرُومِ المُثمِرَةِ.

13 O o dalka dadkayga iyo xataa guryaha farxadda oo magaalooyinka faraxsan ku yaal oo dhan waxaa ka soo bixi doona qodxan iyo yamaarug,

لأنَّ الأشواكَ تُغَطِّي أرْضَ شَعبِيَ سَتُغَطِّي كُلَّ البُيُوتِ السَّعِيدَةِ وَالمَدِينَةِ الفَرِحَةِ.

14 m axaa yeelay, daarta boqornimada waa laga tegi doonaa, oo magaalada dadka badanna waa laga kici doonaa, oo buurta iyo munaaradduna waxay weligood ahaan doonaan godad dugaag, iyo farxad dameer banjoog ah, iyo daaqsin idaad,

لأنَّ القَصرَ سَيُهجَرُ، وَالمَدِينَةَ المُكتَظَّةَ بِالسُّكّانِ سَتُصبِحُ خالِيَةً. وَسَتُصبِحُ القَلعَةُ وَالبُرجُ كَهفَينِ تَسكُنُهما الحَيواناتُ إلَى الأبَدِ. وَسَتُحِبُّ الحَمِيرُ الوَحشِيَّةُ العَيشَ هُناكَ، وَالماعِزُ سَتَرعَى هُناكَ.

15 i laa Ruuxa xagga sare nalagu kor shubo, oo cidladuna ay noqoto beer midho badan, oo beerta midhaha badanna sida duud oo kale lagu tiriyo.

إلَى أنْ يُسكَبَ عَلَينا رُوحٌ مِنَ العَلاءِ، فَتُصبِحَ الصَّحراءُ بَساتِينَ، وَالبَساتِينُ غاباتٍ.

16 O o markaas dabadeed ayaa caddaaladu cidlada joogi doontaa, oo xaqnimona waxay ku sii jiri doontaa beerta midhaha badan.

حِينَئِذٍ، يَسكُنُ العَدلُ فِي البَرِّيَّةِ، وَالصَّلاحُ فِي البَساتِينِ الخَصبَةِ.

17 O o xaqnimada shuqulkeeduna wuxuu ahaan doonaa nabad, xaqnimaduna weligeed waxay keeni doontaa xasilloonaan iyo kalsooni.

وَسَيَأتِي ذَلِكَ الصَّلاحُ بِالسَّلامِ، وَسَيَأتِي العَدلُ بِالهُدُوءِ وَالأمانِ إلَى الأبَدِ.

18 O o dadkayguna waxay joogi doonaan rug nabaadiino, iyo hoyaal ammaan ah, iyo meelo xasilloon oo lagu nasto.

وَسَيَسكُنُ شَعبِي فِي بُيُوتٍ آمِنَةٍ، فِي أماكِنَ أمِينَةٍ، وَفِي أماكِنِ راحَةٍ وَهُدُوءٍ.

19 L aakiinse roobdhagaxyaale ahu wuxuu ku soo degi doonaa duudda, oo magaaladana hoos baa loo soo dejin doonaa.

وَلَكِنْ قَبلَ هَذِهِ الأُمُورِ، سَتُدَمَّرُ الغابَةُ بِالكامِلِ، وَالمَدِينَةُ سَتُذَلُّ تَماماً.

20 W axaa barakaysan kuwiinna biyo dhinacyadooda oo dhan wax ku abuura oo dibiga iyo dameerka u sii daaya inay daaqaan.

هَنيئاً لَكُمْ أيُّها الزّارِعُونَ عَلَى ضِفافِ الجَداوِلِ، يا مَنْ تُطلِقُونَ ثِيرانَكُمْ وَحَمِيرَكُمْ لِتَرعَى.