1 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo ku yidhi,
وَقالَ اللهُ لِمُوسَى:
2 D adka reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii mid kama' ugu dembaabo waxyaalihii Rabbigu amray inaan la samayn, oo uu sameeyo waxyaalahaas qaarkood,
«أخبِرْ بَنِي إسْرائِيلَ بِما يَنبَغِي عَمَلُهُ إنْ أخطَأ أحَدٌ بِغَيرِ قَصدٍ، فَعَمِلَ ما نَهَى اللهُ عَنِ عَمَلِهِ.
3 i yo haddii wadaadka subkanu uu dembaabo oo uu sidaas dadka dembi ugu keeno, markaas waa inuu dembigiisa uu dembaabay aawadiis Rabbiga qurbaan dembi ugu bixiyaa dibi yar oo aan iin lahayn.
«إنْ أخطَأ الكاهِنُ المَمسُوحُ فَجَلَبَ ذَنباً عَلَى الشَّعبِ، فَلْيُقَدِّمْ للهِ عَنْ خَطِيَّتِهِ الَّتِي اقتَرَفَها ثَوراً بِلا عَيبٍ ذَبيحَةَ خَطِيَّةٍ.
4 O o dibiga waa inuu Rabbiga ugu hor keenaa iridda teendhada, oo waa inuu gacanta saaraa madaxa dibiga, oo uu dibiga Rabbiga hortiisa ku gowracaa.
يُحضِرُ الثَّورَ إلَى مَدخَلِ خَيمَةِ الاجْتِماعِ فِي حَضْرَةِ اللهِ ، وَيَضَعُ يَدَهُ عَلَى رَأْسِ الثَّورِ وَيَذبَحُهُ فِي حَضْرَةِ اللهِ.
5 O o wadaadka subkanu waa inuu dhiigga dibiga qaarkiis qaadaa oo uu teendhada shirka keenaa,
ثُمَّ يَأخُذُ الكاهِنُ المَمسُوحُ مِنْ دَمِ الثَّورِ وَيُحضِرُهُ إلَى خَيمَةِ الاجْتِماعِ.
6 o o markaas wadaadku fartiisa dhiigga ha geliyo, oo dhiigga toddoba jeer waa inuu Rabbiga ugu hor saydhaa ilxidhka meesha quduuska ah.
وَيَغْمِسُ الكاهِنُ إصبَعَهُ فِي الدَّمِ، وَيَرُشُّ مِنهُ سَبعَ مَرّاتٍ فِي حَضرَةِ اللهِ ، مُقابِلَ سِتارَةِ قُدسِ الأقداسِ.
7 O o wadaadku waa inuu dhiigga qaarkiis mariyaa geesaha meesha allabariga ee fooxa oo Rabbiga hortiisa taal oo teendhada shirka ku dhex taal, oo dibiga dhiiggiisa oo dhanna waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga ee qurbaanka la gubo, taasoo iridda teendhada shirka taal.
ثُمَّ يَضَعُ الكاهِنُ بَعضَ الدَّمِ عَلَى زَوايا مَذْبَحِ البَخُورِ الطَّيِّبِ فِي حَضرَةِ اللهِ فِي خَيمَةِ الاجْتِماعِ، وَيَسكُبُ بَقِيَّةَ دَمِ الثَّورِ عِندَ قاعِدَةِ مَذبَحِ الذَّبائِحِ الصّاعِدَةِ عِندَ مَدخَلِ خَيمَةِ الاجْتِماعِ.
8 O o dibiga qurbaanka dembiga loo bixinayo xaydhiisa oo dhan waa inuu ka bixiyaa, waana xaydha gudaha ku duuban, iyo xaydha neefka uurkiisa ku jirta oo dhan,
وَيُزِيلُ الكاهِنُ الشَّحمَ مِنْ ثَورِ ذَبِيحَةِ الخَطِيَّةِ الَّذِي يُغَطِّي الأحشاءَ وَكُلَّ الشَّحمِ المُحِيطِ بِها،
9 i yo labada kelyood, iyo xaydha ku dul taal, oo xanjaadka u dhow, iyo xuubka beerka ku dul yaal, dhammaantood kelyaha ha la qaado,
وَالكُلْيَتَينِ وَالشَّحمَ الَّذِي حَولَهُما وَالشَّحمَ الَّذِي عَلَى الخاصِرَتَينِ وَمُلحَقاتِ الكَبِدِ. فَيَنْزِعُ مُلحَقاتِ الكَبِدِ مَعَ الكُلْيَتَينِ.
10 s ida dibiga allabariga qurbaannada nabaadiinada ah looga qaado oo kale, oo wadaadku ha ku dul gubo meesha allabariga ee qurbaanka la gubo.
يُزِيلُ الشَّحمَ مِنْ ذَبِيحَةِ الخَطِيَّةِ – بِالطَّرِيقَةِ الَّتِي يُزِيلُهُ بِها مِنْ ثَورِ ذَبِيحَةِ السَّلامِ. – ثُمَّ يُحرِقُهُ الكاهِنُ عَلَى مَذبَحِ الذَّبيحَةِ الصّاعِدَةِ.
11 O o dibiga haraggiisa iyo hilibkiisa oo dhan, iyo madaxiisa, iyo addimmadiisa, iyo uurkujirtiisa, iyo uuskiisa,
وَأمّا جِلدُ الثَّورِ وَلَحمُهُ وَرَأسُهُ وَسِيقانُهُ وَأحشاؤُهُ الدّاخِلِيَّةُ وَرَوثُهُ،
12 i yo xataa dibiga oo dhan waa inuu xerada dibadda uga bixiyaa oo uu geeyaa meel daahirsan, taasoo ah meesha dambaska lagu soo daadiyo, oo intuu qoryo saaro waa inuu dab ku gubaa. Meesha dambaska lagu soo daadiyo waa in lagu gubaa.
وَكُلُّ بَقِيَّتِهِ يَنبَغِي أنْ تُؤخَذَ إلَى مَكانٍ طاهِرٍ خارِجَ المُخَيَّمِ، إلَى مَكَبٍّ لِلرَّمادِ، فَتُحرَقَ هُناكَ عَلَى حَطَبٍ. تُحرَقُ تَماماً عَلَى مَكَبِّ الرَّمادِ.
13 O o ururka reer binu Israa'iil oo dhammu hadduu qaldamo, oo ay waxaasu indhaha shirka ka qarsoon yihiin, oo ay sameeyaan wax ka mid ah waxyaalihii uu Rabbigu amray inaan la samayn, oo ay saas eed ku leeyihiin,
«إنْ أخطَأ بَنُو إسْرائِيلَ بِغَيرِ قَصْدٍ، وَلَمْ يُدرِكُوا ذَلِكَ، فَعَمِلُوا ما تَنهَى عَنهُ وَصايا اللهِ ، فَإنَّهُمْ يُعْتَبَرُونَ مُذنِبِينَ.
14 d embigii ay dembaabeen markii la ogaado, shirku waa inuu dibi yar qurbaan dembi u bixiyaa, oo uu dibiga keenaa teendhada shirka horteeda.
فَحِينَ تُعرَفُ الخَطِيَّةُ الَّتِي ارتَكَبُوها، يُقَدِّمُونَ ثَوراً ذَبيحَةَ خَطِيَّةٍ. يُحضِرُونَهُ إلَى أمامِ خَيمَةِ الاجْتِماعِ.
15 O o odayaasha ururku waa inay Rabbiga hortiisa gacmahooda ku saaraan madaxa dibiga, oo dibiga Rabbiga hortiisa ha lagu gowraco.
ثًمَّ يَضَعُ شُيُوخُ الشَّعبِ أيدِيَهُمْ عَلَى رَأْسِ الثَّورِ فِي حَضرَةِ اللهِ ، وَيُذْبَحُ فِي حَضرَةِ اللهِ.
16 O o wadaadka subkanu waa inuu dibiga dhiiggiisa keenaa teendhada shirka,
وَيُحْضِرُ الكاهِنُ المَمسُوحُ بَعضاً مِنَ دَمِ الثَّورِ إلَى خَيمَةِ الاجْتِماعِ.
17 o o markaas wadaadku fartiisa dhiigga ha geliyo, oo toddoba jeer waa inuu Rabbiga ugu hor saydhaa ilxidhka.
وَيَغْمِسُ الكاهِنُ إصبَعَهُ فِي الدَّمِ، وَيَرُشُّ مِنهُ سَبعَ مَرّاتٍ فِي حَضرَةِ اللهِ ، مُقابِلَ سِتارَةِ قُدسِ الأقداسِ.
18 O o isagu waa inuu dhiigga qaarkiis mariyaa geesaha meesha allabariga oo Rabbiga hortiisa taal oo teendhada shirka ku dhex taal, oo dibiga dhiiggiisa oo dhanna waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga ee qurbaanka la gubo, taasoo iridda teendhada shirka taal.
ثُمَّ يَضَعُ الكاهِنُ بَعضَ الدَّمِ عَلَى زَوايا مَذْبَحِ البَخُورِ فِي حَضرَةِ اللهِ فِي خَيمَةِ الاجْتِماعِ، وَيَسكُبُ بَقِيَّةَ الدّمِ عِندَ قاعِدَةِ مَذبَحِ الذَّبائِحِ الصّاعِدَةِ عِندَ مَدخَلِ خَيمَةِ الاجْتِماعِ.
19 O o dibiga xaydhiisa oo dhanna waa inuu ka bixiyaa, oo meesha allabariga ku dul gubaa.
ثُمَّ يُزِيلُ الكَاهِنُ كُلَّ الشَّحمِ مِنهُ، وَيُحرِقُهُ عَلَى المَذبَحِ.
20 O o dibiga ha ku sameeyo siduu ku sameeyey dibigii qurbaanka dembiga oo kale, oo kanna sidaas oo kale ha ku sameeyo; oo wadaadku iyaga kafaaraggud ha u sameeyo, oo iyana waa la cafiyi doonaa.
يَصْنَعُ بِهَذا الثَّورِ ما صَنَعَهُ بِثَورِ ذَبِيحَةِ الخَطِيَّةِ الَّذِي لِلكاهِنِ. وَهَكَذا يَعمَلُ الكاهِنُ كَفّارَةً لِلشَّعبِ فَيُغفَرَ لَهُمْ.
21 O o dibiga waa inuu xerada dibadda uga bixiyaa oo uu gubaa siduu dibigii hore u gubay oo kale, waayo, kaasu wuxuu shirka u yahay qurbaanka dembiga.
ثُمَّ يُؤخَذُ الثَّورُ إلَى خارِجِ المُخَيَّمِ لِيَتِمَّ حَرقُهُ كَما أحرِقَ الثَّورُ الأوَّلُ. إنَّهُ ذَبِيحَةُ خَطِيَّةٍ لِلشَّعبِ.
22 M arkii qof madax ahu dembaabo oo uu kama' u sameeyo mid ka mid ah waxyaalihii Rabbiga Ilaahiisa ahu uu amray inaan la samayn, oo uu saas eed ku leeyahay,
«وَإنْ أخطَأ رَئِيسٌ، فَعَمِلَ أمراً تَنهَى عَنهُ وَصايا إلَهِهِ بِغَيرِ قَصدٍ، فَصارَ مُذنِباً،
23 h addii la ogeysiiyo dembigiisii uu dembaabay, waa inuu qurbaankiisa aawadiis u keenaa neef riyo ah, waana inuu ahaadaa mid lab oo aan iin lahayn.
ثُمَّ عَرَفَ خَطِيَّتَهُ، فَلْيُحْضِرْ تَقدِمَتَهُ تَيساً ذَكَراً مِنَ الماعِزِ لا عَيبَ فِيهِ.
24 O o waa inuu gacanta saaraa madaxa orgiga, oo uu ku gowracaa meesha lagu gowraco qurbaanka la gubo oo Rabbiga hortiisa ah, waayo, kaasu waa qurbaan dembi.
بَعْدَ ذَلِكَ يَضَعُ يَدَهُ عَلَى رَأسِ التَّيسِ، وَيُذبَحُ التَّيسُ فِي المَكانِ الَّذِي تُذبَحُ فِيهِ الذَّبيحَةُ الصّاعِدَةُ فِي حَضْرَةِ اللهِ ، إنَّهُ ذَبِيحَةُ خَطِيَّةٍ.
25 O o wadaadku waa inuu dhiigga qaarkiis ku qaadaa fartiisa oo uu mariyaa geesaha meesha allabariga qurbaanka la gubo, oo dhiiggana waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga qurbaanka la gubo.
ثُمَّ يَأخُذُ الكاهِنُ بَعضاً مِنْ دَمِ ذَبِيحَةِ الخَطِيَّةِ بِإصبَعِهِ وَيَضَعُهُ عَلَى زَوايا مَذبَحِ الذَّبيحَةِ الصّاعِدَةِ، وَيَسكُبُ بَقِيَّةَ الدَّمِ عِندَ قاعِدَةِ مَذبَحِ الذَّبيحَةِ الصّاعِدَةِ.
26 O o xaydhiisa oo dhanna waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii xaydhii allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo kale, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii, oo isna waa la cafiyi doonaa.
ثُمَّ يَحْرِقُ شَحمَهُ عَلَى المَذبَحِ كَشَحمِ ذَبِيحَةِ السَّلامِ. وَهَكَذا يَعِدُّ الكاهِنُ كَفّارَةً عَنْ خَطِيَّتِهِ، فَتُغفَرَ لَهُ.
27 O o dadka dhulka mid ka mid ahu hadduu kama' ku dembaabo, oo uu sameeyo wax ka mid ah waxyaalihii uu Rabbigu amray inaan la samayn, oo uu saas eed ku leeyahay,
«وَإنْ أخطَأ أحَدٌ مِنْ عامَّةِ الشَّعبِ بِغَيرِ قَصدٍ، فَعَمِلَ ما تَنهَى عَنهُ وَصايا اللهِ ثُمَّ عَرَفَ ذَنبَهُ،
28 h addii la ogeysiiyo dembigiisii uu dembaabay, waa inuu qurbaankiisa aawadiis u keenaa neef riyo ah, waana inuu ahaadaa mid dhaddig oo aan iin lahayn, dembigiisii uu dembaabay aawadiis.
أوْ عَرَّفَهُ أحَدٌ بِذَنبِهِ، فَلْيُحْضِرْ تَقدِمَتَهُ عَنزاً أُنثَىً مِنَ الماعِزِ لا عَيبَ فِيها لِأجلِ الذَّنبِ الَّذِي اقتَرَفَهُ.
29 O o waa inuu gacanta saaraa madaxa neefka ah qurbaanka dembiga, oo waa inuu neefka ah qurbaanka dembiga ku gowracaa meesha lagu gowraco qurbaanka la gubo.
يَضَعُ المُذْنِبُ يَدَهُ عَلَى ذَبِيحَةِ الخَطِيَّةِ، ثُمَّ تُذبَحُ فِي المَكانِ الَّذِي تُذبَحُ فِيهِ الذَّبيحَةُ الصّاعِدَةُ.
30 O o wadaadku waa inuu dhiigga qaarkiis fartiisa ku qaadaa oo uu mariyaa geesaha meesha allabariga qurbaanka la gubo, oo dhiigga oo dhanna waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga.
وَيَأخُذُ الكاهِنُ بَعضاً مِنْ دَمِ الذَّبِيحَةِ بِإصبَعِهِ وَيَضَعُهُ عَلَى زَوايا مَذبَحِ الذَّبيحَةِ الصّاعِدَةِ، ثُمَّ يَسكُبُ بَقِيَّةَ الدَّمِ عِندَ قاعِدَةِ المَذبَحِ.
31 O o xaydhiisa oo dhanna waa in laga bixiyaa sidii xaydha looga bixiyo allabarigii qurbaannada nabaadiinada ah, oo wadaadku waa inuu meesha allabariga ku dul gubaa, si ay Rabbiga ugu ahaato caraf udgoon; oo wadaadku waa inuu isaga kafaaraggud u sameeyaa, oo isna waa la cafiyi doonaa.
ثُمَّ يُزِيلُ كُلَّ الشَّحْمِ، مِثلَ الشَّحْمِ الَّذِي يُزالُ مِنْ ذَبِيحَةِ السَّلامِ، وَيُحرِقُهُ عَلَى المَذبَحِ، كَرائِحَةٍ يُسَرُّ بِها اللهُ. وَهَكَذا يَعِدُّ الكاهِنُ كَفّارَةً عَنْ خَطِيَّتِهِ، فَتُغفَرَ لَهُ.
32 O o hadduu neef ido yar ah u keeno qurbaanka dembigana waa inuu neef dhaddig oo aan iin lahayn keenaa.
«وَإنْ كانَتِ التَّقدِمَةُ الَّتِي تُحضِرُها مِنَ الغَنَمِ، يَنبَغِي أنْ تُحضِرَ أُنثَىً لا عَيبَ فِيها.
33 O o waa inuu gacanta saaraa madaxa neefka qurbaanka dembiga ah, oo waa inuu qurbaanka dembiga ugu gowracaa meesha lagu gowraco qurbaanka la gubo.
تَضَعُ يَدَكَ عَلَى رَأْسِ ذَبِيحَةِ الخَطِيَّةِ، ثُمَّ تُذبَحُ كَذَبِيحَةِ خَطِيَّةٍ فِي المَكانِ الَّذِي تُذبَحُ فِيهِ الذَّبيحَةُ الصّاعِدَةُ.
34 O o wadaadku waa inuu qurbaanka dembiga dhiiggiisa qaarkiis fartiisa ku qaadaa oo uu mariyaa geesaha meesha allabariga qurbaanka la gubo lagu baxsho, oo dhiigga oo dhanna waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga.
يَأخُذُ الكاهِنُ بَعضاً مِنْ دَمِ ذَبِيحَةِ الخَطِيَّةِ بِإصبَعِهِ وَيَضَعُهُ عَلَى زَوايا مَذبَحِ الذَّبيحَةِ الصّاعِدَةِ، ثُمَّ يَسكُبُ بَقِيَّةَ الدَّمِ عِندَ قاعِدَةِ المَذبَحِ.
35 O o xaydhiisa oo dhanna waa inuu ka bixiyaa sidii xaydhii laga qaado wanka yara oo ahaa allabarigii qurbaannada nabaadiinada ah, oo wadaadku waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii qurbaannadii Rabbiga dabka loogu sameeyo, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii uu dembaabay, oo isna waa la cafiyi doonaa.
وَيُزِيلُ الكاهِنُ كُلَّ شَحمِها – بِالطَّرِيقَةِ الَّتِي يُزِيلُهُ بِها مِنْ ذَبيحَةِ السَّلامِ – وَيُحرِقُهُ عَلَى المَذبَحِ مَعَ تَقدِماتِ اللهِ. وَهَكَذا يَعِدُّ الكاهِنُ كَفّارَةً عَنْ خَطِيَّتِكَ، فَتُغفَرَ لَكَ.