1 I laahow, qalbigaa ii fadhiya, Waan gabyi doonaa, haah, waxaan kuugu gabyi doonaa ammaantayda.
ها قَدْ أعدَدْتُ قَلبِي، يا اللهُ. سَأُرَنِّمُ وَأعزِفُ تَرانِيمَ تَسبِيحٍ بِكُلِّ كَيانِي.
2 S hareerad iyo kataaradow, toosa, Aroorta hore waan toosi doonaa.
استَيقِظِي يا قِيثارَتِي، يا عُودِي دَعُونا نُوقِظُ الفَجرَ!
3 R abbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda, Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.
أحمَدُكَ، يا اللهُ ، بَينَ الأُمَمِ، وَأُسَبِّحُكَ بَينَ الشُّعُوبِ.
4 W aayo, naxariistaadu way ku weyn tahay samooyinka korkooda, Oo runtaaduna waxay gaadhaa ilaa daruuraha.
فَمَحَبَّتُكَ تَعلُو كَثِيراً فَوقَ السَّماءِ. وَأمانَتُكَ إلَى السَّحابِ،
5 I laahow, samooyinka ka sarree, Oo ammaantaaduna dhulka oo dhan ha ka sarrayso,
ارْتَفِعْ يا اللهُ مُعَظَّماً فَوقَ السَّماءِ، وَلْيَرْتَفِعْ مَجْدُكَ فَوقَ الأرْضِ كُلِّها.
6 S i ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan aawadeed, Gacantaada midig ku badbaadi, oo ii jawaab.
خَلِّصْنِي بِيَمِينِكَ، استَجِبْ لِصَلاتِي وَخَلِّصِ الَّذِينَ تُحِبُّهُمْ.
7 I laah wuxuu ku hadlay quduusnimadiisa oo yidhi, Anigu waan farxi doonaa, Shekem waan kala qaybin doonaa, oo waxaan qiyaasi doonaa dooxada Sukod,
قالَ اللهُ فِي هَيْكَلِهِ: «سَأربَحُ المَعرَكَةَ وَأبتَهِجُ! سَأُعْطِي شَكِيمَ حِصَّةً لِمَنْ أُرِيدُ، وَأقِيسُ وادِي سُكُّوتَ.
8 G ilecaad anigaa iska leh, Manasehna anigaa iska leh, Oo weliba Efrayimna waa daafacaaddii madaxayga, Yahuudahna waa ushaydii boqornimo.
لِي سَتَكُونُ جِلعادُ، كَذَلِكَ مَنَسَّى. أفْرايِمُ خُوذَتِي، وَيَهُوذا صَولَجانِي.
9 M oo'aab waa weelkaygii aan ku maydhan jiray, Edomna kabahaygaan ku dul tuuri doonaa, Oo Falastiinna waan ku qaylin doonaa.
مِغسَلَةً لِقَدَمَيَّ سَتَكُونُ مُوآبُ، وَأُدُومُ حَيْثُ أخلَعُ حِذائِي. وَفِي فِلِسْطِيَةَ يُدَوِّي هُتافُ انتِصارِي.»
10 B al yaa i geeyn doona magaalada deyrka leh? Yaase xagga Edom ii kaxayn doona?
لَكِنْ مَنْ سَيَأْخُذُنِي إلَى المَدِينَةِ المُحَصَّنَةِ؟ مَنْ سَيَقُودُنِي إلَى أدُومَ؟
11 I laahow, sow nama aadan xoorin? Ilaahow, lama soo baxdid ciidammadayada.
ألَسْتَ أنتَ مَنْ هَجَرتَنا، يا اللهُ؟ ألَسْتَ تَرفُضُ الخُرُوجَ إلَى المَعرَكَةِ مَعَ جُيُوشِنا؟
12 C adowga naga caawi, Waayo, binu-aadmiga caawimaaddiisu waxtar ma leh.
أعِنّا فَنَتَخَلَّصَ مِنَ العَدُوِّ! فَعَونُ البَشَرِ بِلا فائِدَةٍ!
13 I laah caawimaaddiisa ayaannu wax xoog leh ku samayn doonnaa, Waayo, isagaa ah kan cadaawayaashayada ku tuman doona.
أمّا بِعَونِ اللهِ فَنَنتَصِرُ. إذْ هُوَ يَدُوسُ أعداءَنا.