1 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad soo qortaa laba loox oo dhagax ah oo kuwii hore u eg, oo waxaan looxyada ku qori doonaa erayadii ku qornaa looxyadii hore, oo aad jebisay.
وَقالَ اللهُ لِمُوسَى: «انحَتْ لَوحَينِ مِنْ حَجَرٍ مَثلَ الَّلوحَينِ الأوَّلَينِ. وَسَأكتُبُ عَلَى اللَّوحَينِ الوَصايا الَّتِي كانَتْ عَلَى اللَّوحَينِ الأوَّلِيْنِ اللَّذَينِ حَطَّمتَهُما.
2 O o subaxda diyaar ahow, oo Buur Siinay subaxda soo fuul, oo halkaas buurta dusheeda ah iigu kaalay.
كُنْ مُستَعِدّاً فِي الصَّباحِ لِلصُّعُودِ إلَى جَبَلِ سِيناءَ، وَانتَظِرْنِي عَلَى قِمَّةِ الجَبَلِ.
3 O o ninna yuusan kula soo fuulin, oo buurta dhan yaan ninna lagu arkin, oo adhi iyo lo' toona yaanay buurta horteeda daaqin.
لا يَصعَدْ أحَدٌ مَعَكَ فِي كُلِّ الجَبَلِ. وَلا يَرْعَ أحَدٌ الغَنَمَ وَالبَقَرَ مُقابِلَ ذَلِكَ الجَبَلِ.»
4 M arkaasuu qoray laba loox oo dhagax ah oo kuwii hore u eg; kolkaasuu Muuse aroor hore kacay, oo Buur Siinay fuulay sidii Rabbigu ku amray, oo gacantana wuxuu ku qaaday laba loox oo dhagax ah.
فَنَحَتَ مُوسَى لَوحَي حِجارَةٍ كَاللَّوحَينِ الأوَّلَيْنِ، وَقامَ فِي الصَّباحِ باكِراً، وَصَعِدَ إلَى جَبَلِ سِيناءَ كَما أمَرَهُ اللهُ ، وَبِيَدِهِ لَوحا الحِجارَةِ.
5 M arkaasaa Rabbigu daruurtii ku soo degay, oo halkaas isla taagay, oo wuxuu naadiyey magicii Rabbiga.
فَنَزَلَ اللهُ فِي السَّحابِ وَوَقَفَ مَعَ مُوسَى هُناكَ، فَدَعا مُوسَى اللهَ بِاسْمِ «يهوه.»
6 K olkaasaa Rabbigu hortiisa maray oo naadiyey isagoo leh, Waxaan ahay Rabbiga, Rabbiga, oo ah Ilaah raxmad iyo roonaan badan, oo cadho u gaabiya, oo naxariis iyo run badan,
ثُمَّ مَرَّ اللهُ مِنْ أمامِهِ وَهُوَ يُعلِنُ ما يَلِي: «يهوه، يهوه، إلَهٌ حَنُونٌ رَحِيمٌ، بَطِيءُ الغَضَبِ. رَحمَتُهُ وَوَفاؤُهُ عَظِيمانِ.
7 o o kumankun u naxariista, oo xumaanta iyo xadgudubka iyo dembiga dhaafa, laakiin aan sinaba u caddayn in kan dembiga galay aanu eed lahayn; oo xumaantii awowayaasha soo gaadhsiiya carruurtooda iyo carruurta carruurtooda tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraadba.
يَحفَظُ الأمانَةَ لِأُلُوفِ الأجيالِ، وَيَغفِرُ الذَّنبَ وَالمَعصِيَةَ وَالخَطِيَّةَ، لَكِنَّهُ لا يُلْغِي العُقُوبَةَ، بَلْ يَحْسِبُ خَطايا الآباءِ عَلَى أبْنائِهِمْ وَأحفادِهِمْ وَأحفادِ أبْنائِهِمْ.»
8 M arkaasaa Muuse intuu dhaqsaday u sujuuday oo caabuday.
فَأسرَعَ مُوسَى وَسَجَدَ عَلَى الأرْضِ عابِداً.
9 K olkaasuu wuxuu yidhi, Haddaba, Rabbiyow, haddii aad raalli iga tahay, waan ku baryayaaye, Rabbiyow, bal na dhex soco oo naga cafi xumaantayada iyo dembigayaga, waayo dadkanu waa dad madax adag, ee annaga dhaxal ahaan noo qaado.
وَقالَ مُوسَى: «بِما أنِّي حَظِيتُ بِرِضاكَ يا رَبُّ، فَسِرْ يا رَبُّ مَعَنا، وَاغفِرْ مَعصِيَتَنا وَخَطِيَّتَنا، وَاقبَلْنا مُلكاً لَكَ.»
10 M arkaasuu ku yidhi, Bal eeg, axdi baan dhigayaa; dadkaaga oo dhan hortiisa waxaan ku samayn doonaa cajaa'ibyo aan weligood lagu samayn dhulka oo dhan iyo quruunnaba; oo dadka aad dhex joogto oo dhammu waxay arki doonaan shuqulka Rabbiga, waayo, waxaan kugu samaynayaa waa wax cabsi badan.
فَقالَ اللهُ: «ها أنا سَأقطَعُ عَهداً مَعَكَ، أمامَ كُلِّ شَعبِكَ، سَأصنَعُ مُعجِزاتٍ لَمْ تُصنَعْ قَبلاً فِي كُلِّ الأرْضِ مَعَ شَعبٍ آخَرَ. وَسَيَرَى كُلُّ الشَّعبِ الَّذِي تَسكُنُ فِي وَسَطِهِ عَمَلَ اللهِ ، لِأنِّي سَأعمَلُ أمراً رَهِيباً مَعَكَ.
11 W axaad dhawrtaa waxaan maanta kugu amrayo; oo bal ogow, hortaada waxaan ka eryayaa reer Amor, iyo reer Kancaan, iyo reer Xeed, iyo reer Feris, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuus.
احفَظْ ما أُوصِيكَ بِهِ اليَومَ. سَأطرُدُ مِنْ أمامِكَ الأمُورِيِّينَ وَالكَنعانِيِّينَ وَالحِثِّيِّينَ وَالفِرِزِّيِّينَ وَالحِوِّيِّينَ وَاليَبُوسِيِّينَ.
12 H addaba iska jira, oo axdi ha la dhiganina dadka deggan dalka aad u socotaan, waaba intaasoo ay dabin ku noqoto dhexdiinna,
احرِصْ عَلَى أنْ لا تَقْطَعْ عَهداً مَعَ سُكّانِ الأرْضِ الَّتِي سَتَدخُلُها، لكَي لا يَكُونُوا فَخّاً لَكَ.
13 l aakiinse waa inaad dumisaan meelahooda allabariga, oo burburisaan tiirarkooda, oo gooysaan geedahooda Asheeraah,
بَلِ اهْدِمْ مَذابِحَهُمْ وَحَطِّمْ أنْصابَهُمُ التَّذكارِيَّةَ، وَاقطَعْ أعمِدَةَ عَشْتَرُوتَ الَّتِي يَعبُدُونَها.
14 w aayo, idinku waa inaydnaan caabudin ilaah kale, maxaa yeelay, Rabbiga magiciisu yahay Masayr waa Ilaah masayr ah;
لا تَعبُدْ إلَهاً سِوايَ، فاسْمِي هُوَ ‹يهوه الغَيُورُ،› لأنَّي إلَهٌ غَيُورُ!
15 w aaba intaasoo aad axdi la dhigataan dadka dalkaas deggan, oo ay ilaahyadooda raacaan sida naagi ninkeeda uga dhillowdo, oo ay allabari u bixiyaan ilaahyadooda, oo inta laydiin yeedho, aad allabarigiisa wax ka cuntaan,
«لا تَقْطَعْ عَهْداً مَعَ سُكّانِ هَذِهِ الأرْضِ، خَوفاً مِنْ أنْ يَدعُوكَ وَهُمْ يَعبُدُونَ آلِهَتِهِمْ وَيَذبَحُونَ لَها، فَتأكُلَ مِنْ ذَبائِحِهِمْ!
16 o o waaba intaasoo aad gabdhahooda u guurisaa wiilashaada, oo ay gabdhahooduna ilaahyadooda raacaan sida dhillooyin oo kale, oo ay wiilashaadana u jiitaan inay raacaan ilaahyadooda.
لا تَأخُذْ مِنْ بَناتِهِمْ لِأبنائِكَ، إذْ سَتَزنِي بَناتُهُمْ وَراءَ آلِهَتِهِنَّ، وَيَجعَلْنَ أبْناءَكَ يَزنُونَ وَراءَ آلِهَتِهِنَّ.
17 W aa inaanad samaysaan ilaahyo shub ah.
«لا تَصنَعْ لَكَ آلِهَةً مَسبُوكَةً.
18 W aa inaad dhawrtaan Iiddii Kibista-aan-khamiirka-lahayn. Oo toddoba maalmood waa inaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn, sidii aan kugu amray wakhtigii la yidhi ee bishii Aabiib ahayd, maxaa yeelay, bishii Aabiib ayaad Masar ka soo baxday.
«احفَظْ عِيدَ الخُبزِ غَيرِ المُختَمِرِ. تَأكُلُ خُبزاً بِلا خَمِيرٍ لِسَبعَةِ أيّامٍ فِي الوَقتِ المُعَيَّنِ فِي شَهرِ أبِيبَ، كَما أمَرتُكَ لِأنَّكَ فِي شَهرِ أبِيبَ خَرَجتَ مِنْ مِصرَ.
19 K ulli intii maxal furta anigaa iska leh, iyo kulli xoolahaaga intooda lab oo ah curadyada dibida iyo wananka oo dhan.
«كُلُّ الأبْكارِ لِي. كُلُّ الذُّكُورِ الأبْكارِ مِنْ ماشِيَتِكَ، بَقَراً كانَتْ أوْ غَنَماً، يَكُونُونَ لِي.
20 O o dameerka curadka ah waa inaad wan yar ku furataa, oo haddaanad furanin, de waa inaad qoorta ka jebisaa. Oo dadkaaga curadyadiisa oo dhan waa inaad furataa. Oo hortayda midna yuusan iman isagoo faro madhan.
وَتَسْتَبْدِلُ بِبِكْرِ الحِمارَ خَرُوفاً. فَإنْ لَمْ تُرِدْ أنْ تَفتَدِيَهُ بِخَرُوفٍ، اكْسِرْ عُنقَهُ. كَما يَنبَغِي أنْ تَفتَدِيَ أبْكارَ أبْنائِكَ، فَلا يَأتُوا أمامِي فارِغِي الأيدِي.
21 L ix maalmood waa inaad shaqaysaan, laakiinse maalinta toddobaad waa inaad nasataan; ha ahaatee xilliga beeraha la falo iyo xilliga beeraha la goostoba waa inaad maalinta toddobaad nasataan.
«اعمَلْ لِسِتَّةِ أيّامٍ، وَاسْتَرِحْ فِي اليَومِ السّابِعِ، حَتَّى فِي أوقاتِ الحِراثَةِ وَالحَصادِ.
22 O o waa inaad dhawrtaan Iidda Toddobaadyada, taasoo ah marka la goosto midhaha ugu horreeya ee sarreenka, iyo Iidda Waxurursiga ah marka sannadda ugu dambaysa.
«احْفَظْ عِيدَ الأسابِيعِ فِي بِدايَةِ حَصادِ القَمحِ، وَعِيدَ الجَمعِ فِي خَرِيفِ السَّنَةِ.
23 S annaddiiba saddex goor waa inay labkiinna oo dhammu ka hor yimaadaan Rabbiga Ilaaha ah, Ilaaha reer binu Israa'iil.
«يَنبَغِي أنْ يَحضُرَ جَمِيعُ الذُّكُورِ أمامَ اللهِ ، إلَهِ إسْرائِيلَ، ثَلاثَ مَرّاتٍ فِي السَّنَةِ.
24 W aayo, anigu quruumaan hortiinna ka eryi doonaa, oo soohdimihiinnana waan ballaadhin doonaa; oo ninnaba dalkiinna ma damci doono markii aad sannaddiiba saddex goor u baxdaan inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka hor tagtaan.
«وَسَأطرُدُ الأُمَمَ مِنْ أمامِكَ وَأُوَسِّعُ أرْضَكَ. وَلَنْ يَطْمَعَ أحَدٌ فِي أرْضِكَ حِينَ تَأتِيَ لِلحُضُورِ أمامَ إلَهِكَ ثَلاثَ مَرّاتٍ فِي السَّنَةِ.
25 W aa inaydnaan dhiigga allabarigayga la bixin kibis khamiir leh, oo waa inaan allabariga Iidda Kormaridda ilaa subaxda la gaadhsiin.
«لا تُقَدِّمْ دَمَ ذَبِيحَتِي مَعَ خَمِيرٍ. وَلا يَبقَ مِنْ ذَبِيحَةِ الفِصحِ شَيءٌ إلَى صَباحِ اليَومِ التَّالِي.
26 D hulkiinna midhaha ugu horreeya waa inaad inta hore guriga Rabbiga Ilaahiinna ah geeysaan. Waa inaydnaan waxar caanaha hooyadiis ku karin.
«أَحْضِرْ أفَضَلَ أوَّلِ إنتاجِ أرْضِكَ إلَى بَيتِ إلَهِكَ. «وَلا تَطبُخْ جَدْياً فِي حَلِيبِ أُمِّهِ.»
27 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Erayadan qor, waayo, waxaan idinla dhigtay adiga iyo reer binu Israa'iilba axdi erayadan waafaqsan.
وَقالَ اللهُ لِمُوسَى: «اكتُبْ هَذِهِ الوَصايا، لِأنِّي بِحَسَبِ هَذِهِ الوَصايا قَدْ عَمِلتُ عَهداً مَعَكَ وَمَعَ إسْرائِيلَ.»
28 O o halkaasuu Rabbiga la joogay afartan habeen iyo afartan maalmood, waxbana ma uu cunin, biyona ma uu cabbin. Oo looxyadiina wuxuu ku qoray erayadii axdiga, kuwaas oo ah tobanka qaynuun. Dhalaalkii Wejiga Muuse
وَبَقِيَ مُوسَى هُناكَ مَعَ اللهِ أرْبَعِينَ نَهاراً وَأربَعِينَ لَيلَةً، لَمْ يَأكُلْ فِيها طَعاماً وَلَمْ يَشرَبْ ماءً. وَكَتَبَ وَصايا العَهدِ العَشْرَ عَلَى لَوحَيِّ الحَجَرِ. وَجهُ مُوسَى الَّلامِع
29 O o markii Muuse Buur Siinay ka soo degay isagoo labadii loox oo maragga gacanta ku sita, intuu buurta ka soo degayay Muuse ma uu ogayn inuu dubka wejigiisu la dhalaalayay hadalkii uu kula hadlay aawadiis.
وَنَزَلَ مُوسَى مِنْ جَبَلِ سِيناءَ. وَكانَ لَوحا الشَّهادَةِ فِي يَدِهِ. وَلَمْ يَكُنْ مُوسَى يَعرِفُ أنَّ جِلدَ وَجهِهِ يَلمَعُ لأنَّهُ تَكَلَّمَ مَعَ اللهِ.
30 O o markay Haaruun iyo reer binu Israa'iil oo dhammu Muuse arkeen, bal eeg, dubka wejigiisu waa dhalaalayay, wayna ka cabsadeen inay u dhowaadaan.
وَحِينَ رَأى هارُونُ وَكُلُّ بَنِي إسْرائِيلَ أنَّ جِلدَ مُوسَى يَلمَعُ، خافُوا أنْ يَقتَرِبُوا مِنْهُ.
31 M arkaasaa Muuse iyagii u yeedhay; Haaruun iyo taliyayaashii shirka oo dhammuna way ku soo noqdeen; Muusena wuu la hadlay.
فَدَعاهُمْ مُوسَى إلَيهِ. فَرَجِعَ هارُونُ وَكُلُّ قادَةِ الشَّعبِ إلَيهِ، وَتَكَلَّمَ مُوسَى إلَيْهِمْ.
32 D abadeedna reer binu Israa'iil oo dhammu waa u soo dhowaadeen. Markaasuu wuxuu iyagii ku amray kulli wixii Rabbigu isaga ugu sheegay Buur Siinay.
بَعدَ ذَلِكَ، اقتَرَبَ إلَيهِ كُلُّ بَنِي إسْرائِيلَ. وَأوصاهُمْ مُوسَى بِجَميعِ الوَصايا الَّتِي أعْطاها إيّاهُ اللهُ عَلَى جَبَلِ سِيناءَ.
33 O o markuu Muuse dhammeeyey hadalkii uu kula hadlayay ayuu indho shareertay.
وَحِينَ انتَهَى مُوسَى مِنَ الكَلامِ مَعَهُمْ، وَضَعَ لِثاماً عَلَى وَجهِهِ.
34 L aakiinse markii Muuse Rabbiga u galay oo uu is-hor taagay inuu la hadlo ayuu indhashareertii iska fayday ilaa uu soo baxay; kolkaasuu soo baxay, oo wuxuu reer binu Israa'iil u sheegay wixii lagu amray,
فَحِينَ كانَ مُوسَى يَأتِي فِي حَضرَةِ اللهِ لِيَتَكَلَّمَ مَعَهُ، كانَ يَرفَعُ اللِّثامَ إلَى أنْ يَخرُجَ مِنَ الخَيمَةِ. وَحِينَ كانَ يَخرُجُ لَيَقُولَ لِبَنِي إسرائِيلَ ما أُمِرَ بِهِ،
35 o o reer binu Israa'iilna way arkeen Muuse wejigiisii iyo inuu dubka wejigiisu dhalaalayay, markaasaa Muuse haddana indho shareertay ilaa uu gudaha u galay inuu la hadlo.
يَرَى بَنُو إسْرائِيلَ جِلدَ مُوسَى يَلمَعُ، فَيَضَعُ مُوسَى اللِّثامَ عَلَى وَجهِهِ إلَى أنْ يَذهَبَ لِيَتَكَلَّمَ مَعَ اللهِ مِنْ جَدِيدٍ.